Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Valenteenah, waa wareey, almost 20 sano Afrika moogantahay. Ar iskeen, dhulal Afrika kasii fog waaba tagtee. Kamoon, give a visit to Afrika this year or next.
  2. Dadka aan Xamar dayi karina maamulkooda intee laga maamulaa. Jowhar?
  3. Lol@ Che, you were expecting what toast,croissant, eggs of all type? American continental breakfast uu sugaaye u maleynaa. Valenteenah, goormee Afrika kugu dambeysay horta?
  4. Today's blog: Trying to debate with a professional fadhi ku dirirto The other day a middle-aged lady was visiting home. Sheekada see u socotay, inevitably, waxee isku badashay dagaalada Soomaaliya iyo xaalkeeda. Waxee bilowday Kismaayo reerkeyga (lafteyga) ayaa leh, and as long as it takes to liberate it, so be it. Her catch phrase was 'konton sano haddee qaadato, ha qaadato.' Reer hebelna waxaa ka necbahay maleh, yada yada yada. Waa garteeda since, of course, hal ruux relative ah u deganeen meesha. All but one of her ciyaal Sweden u joogaan and wixii kale la dhashayna iyo hooyadeed Mareykanka jiraan. Iyadana nabadda Nayroobi ka jirto ku nooshahay. Waxaa ku iri haddee dhab kaa tahay, oo run kaa tahay, konton sano iska dhaafee, adiga iyo ciyaalkaaga inaa Sweden kasoo kaxeysid dega meesha, soona xoreeya. Dad ayaa ku rafaadsan meeshaas, so kama naxeysid iri, maxaa iga galay ahayd her short jawaab. Dadkaas camal Soomaalida ku jiro, walina ku waano qaadan. dagaalada qurunkeeda. Aad iyo aad u kacsanayd qoftaas, ileen qabyaalada waa qurun qofka ku dhex jirana isogeyn.
  5. Yaa hilib cunaayo aroornimadaas. I see adiga every close-range maqaayad to your place waa la taste gareynoyaa. Get further, go to jidadka 7ka, 6ka iyo 5ka. Jidadkaasba maqaayado ku yaalo.
  6. By the way, which Royal? There is the new Grand Royal one and this one, which is called Royal Plaza.
  7. Dhacdo la yaab leh oo ka yaabisay shacabka ku dhaqan magaalada Marka oo ka dhacday magaalada Marka Dhacdadaan oo ka yaabisay shacabka ku dhaqan magaaladda Marka ayaa waxaa dhacday gudaha magaaladda Marka, iyadoo uu ku kacay Gudoomiyaha Maamulka Xarakada Al Shabaab ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaa magaaladda Marka ku noollaa nin ay reer Marka u yaqaaneen Jamaal Bishacas, kaasoo madax ka ahaa hay’adda Bishacas laanteeda magaaladda Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose, wuxuuna lahaa xaas iyo dhawr caruur ah oo ay u dhashay. Kolkii Xarakada Al Shabaab ay sanadkii 2009-kii Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ay u soo magacawday Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla, ayaa wuxuu soo dagay qeybta sare ee gurigii uu ku noollaa Jamaal Bisha Cas. Muddo gaaban kadib ayaa wuxuu Jamaal Bishacas uu isku arkay xaaskiisa iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla oo dacalka isku haaya, taasoo ka yaabisay Jamaal Bishacas, isla-markaana wuxuu garwaaqsaday in uu iska furo xaaskiisa. Iyadoo aysan cudada u dhamaan xaaskii uu furay ayaa waxaa guursaday Gudoomiyaha Maamulka Xarakada Al Shabaab ee Gobolka Shabeellaha Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla, taasoo anfariir ku riday shacabka ku dhaqan magaaladda, bacdamaa ninka dhacdadaasi ku kacay uu dadka ku qasbo inay tukadaan, laakiin aanan fiirin qaladaadka uu faraha kula jiro. Muddo kadib ayuu Jamaal uu iskaga soo tagay magaaladda Marka, waxaana jiray dhawr caruur ah oo ay u dhashay xaaskii ay kala tageen, isla-markaana caruurtaasi qaarkood ayuu Abuu Cabdalla uu ku daray ciidamadda Xarakada Al Shabaab, iyadoo mid kamid ah uu seddex cisho kahor kala jarjaray madfac culus, kadib kolkii ay Shabaab dagaalo xoogan la galeen dhinacyada uga soo horjeeda dalka. Arinta kale ee ka yaabisay shacabka ku dhaqan magaaladda Marka ayaa waxay tahay in Abuu Cabdalla uu caruurtii Jamaal Bishacas uu u diray Jihaad, halka wiil qaan-gaar ah oo uu dhalayna uu dugsi sare ka dhigto iskuul ku yaalla magaaladda Marka Cadeey. Dhinaca kale kolkii uu Jamaal Bishacas uu maqlay in mid kamid ah caruurtiisa uu kala jar jaray madfac ayaa waxaa la-sheegay in ay lasoo daristay xaalad adag, isla-markaana wuxuu noqday mid miir beelay “Koomo ku jira”, ilaa hadase lama oga waxa ay ku dambeen doonto mustaqbalka dhaw ee nolosha Jamaal Bishacas oo ay si weyn u garanayaan shacabka ku dhaqan magaaladda Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Si kastaba ha ahaatee bulshada Soomaaliyeed ayaa waxay qaladaad xoog leh ay ka tirsadaan Maamulka Xarakada Al Shabaab, inkastoo deegaanada uu Shabaabku gacanta ku haayo ay tahay deegaano ay kusoo dabaalleen kala dambeen. Xigasho
  8. Today's pictorial blog: Royal restaurant. It is for Soomaalina again, iyadaa maqaayadaha iyo cuntooyinka Islii ka heshee.
  9. Maxaa kuu daliil ah, adigaa lahee ereyga gaal waa Oromo asalkiis. Only because Afmaxaatiriga kuma jiro now? Daliil haddaa aniga iga rabtid kor kusoo qoray, why some Soomaali clans have 'gaal' in their names, and not 'geel.' Qabiiladaan Oromo waaye asalkooda maa leedahay marka? Also why some Soomaali deegaano have gaal in their names, such as Gaalkacyo iyo Laasgaal, the newly discovered cave paintings in Waqooyi Galbeed. If geel original yahay, why wasn't geel used. Don't bring the rubbish idea of meelahaas waayadii hore Oromo deganaa or such. Gaal is the original word, as evidenced by the names of the original ancient clan names and places. Waaka baxay, you can believe si walba aad rabtid, like how you believed "härti" to mean dameer in Afmaay. Laakiin without daliil ama caddeyn, taas nama mareyso anaga.
  10. Going to downtown to shop tomorrow with that Shariifo you have met on that evening.
  11. I have yet to watch an episode of it, laakiin guriga waa laga daawadaa. Hooyo ayaaba daawato so maba la gadisan karo kanaalka. Haye, Che, meeshii maa joogtaa mise waa dareertay?
  12. Ma saasaa kaa daacad ah, Saak. Basic understandings of Afsoomaaliga dhan kuu gooye. Waligiis yaa yiri 'geel' la dhihi jiray, mise adiga saa mooday rabtaa na marsiisid. Awal ayaa lahayd ereyga "härti" Afmaay waxaa laga wadaa 'dameer,' which already told us how limited your Afsoomaali comprehensions was. Haye, noo sheeg sababta deegaanada hore (sida Gaalkacyo) iyo qabiilada qaarkood -- oo ka mid ah qabiilada midkood dego gobolka Hiiraan iyo qabiilka uu Shariif Sh. Axmed ka dhashay -- noo sheeg sababta ee ereyga 'gaal' u wataan kuligood magacyadooda and not 'geel.' It tells more about the originality of ereyga gaal iyo geel. If anything, Afmaxaatiriga dadka ku hadlo ayaa badalay and not Afmaay speakers, who to this day still la wadaagaan Oromo ereyga gaal. Don't also bring sheeko baraleyda dhaheyso Gaalkacyo waa meeshii Oromada laga kiciye. Nothing to do with Oromo and everything to do with ereyga gaal, meaning camel. What is next, ereyga 'waaq' Oromada ayaa isticmaasho, thus not being erey Afsoomaaliyeed. How many ereyo Afsoomaaliyee la wadaagnaa Oromada ayaa ogtahay horta. Let me see. Afsoomaali - Oromo: Ukun = wukun Luuq = liiq Carab = arab Dibi = dubi Gal = gall (enter) Dilaal = dalaal (broker) Digsi = distii Gaashaan = gaashaa Af = afan Caado = aada (custom) Fal = fal (dig/digging) Dooro = doora (hen) Mise sheekadaada waxaa waaye ereyada both Afmaayga iyo Afmaxaatiriga la wadaagaan Aforomada waa sax, but if Afmaayga erey la wadaago Aforomada and which Afmaxaatiri lost its original pronunciation or word, waa qalad? What a preposterous thinking.
  13. Today's blog: Taxanaha Nuura. Waa taxanaha qabsaday dumarka Soomaaliyeed ee Nayroobi and beyond. It is a Turkish soap opera, dubbed in Afsoomaali and broadcasted each evening on Horncable satellite television channel. It comes on prime time and practically every Soomaali household with a bilcaan -- yar or weyn -- tunes to this musalsal each night.
  14. Xaajiyo, su'aalo badnidaa. I don't think it is that empty all the time. Waqtiga sawirka la qaaday was just short of salaadda maqrib kahor, marka dadkii qadada wey baxeen, dadkii cashadana wali ma imaan. Cunto banaanka waa laga cunaayee ee mar walba laga cunaayo yaa sawir qaadi karo ama kaamira wato. Dhowr jeer kasoo cunay since aad i weydiisay kasoo qaadid sawirada cuntooyinka, but unfortunately waa lagula socdaa, oo ceeb kula ahaanee inaa sawir qaadid especially haddee ila socoto qof shariifo ah aan ogahay. Xaley ugu dambeysay casho kasoo cunay, again sawiro kama qaadin. Waayaha Cusub xiligooda waa sii dhacaayaa filaa. Heeso masoo saaraan, labadii ugu caansanaa ka tirsanaana wey isguursadeen oo weyba xaroodeen, Isliina ma degano oo laguma arko, siiba gabdhaha wey cabsadaan. Ikraan iyo Falis sheekadooda wey dheertahee inta ma iskaga daalinaayo. Sagal Artis wey joogtaa, laakiin sidaa waagaa u amaani jiray uma amaani. Saa mooday maba aha. Che maxaaba la iska ilaaliyaa asagaaba indho taag taag iyo cabsi ka muuqatee. Asagaa u baahan in la ilaaliyo.
  15. Aaliyyah;712604 wrote: MMA, we are all aware that certain words in the somali language was derived from languages such as italian, or arabic. btw I hope u did not get offended by my previous comment I was just joking. I am well aware that af maymay is a dialect within the somali language, and deserves to be recognized and respected!.. salaam Adigaa tiri waala 'aasay.' Marka yaa aasay Afsoomaaliga, lahjadda Carabiga ama Talyaaniga kasoo deensatay ereyada cusub ama lahjad aan kasoo deensan? Tan Afsoomaaliga aastay noo sheeg marka. Saak, aniga iyo adigaba waa ognahay in ereyga 'geel' isir ahaantiisa la dhihi jiray, looguna dhawaaqi jiray 'gaal.' Ma'ogi su'aasha inay caadi kaa tahay iyo in kale. Inta aadan wax kale soo qorin, isweydii sababta qabiilada qaarkood ama degmooyin qaar kamid ah magacyadooda u wataan ereyga 'gaal,' and not 'geel.' Micnaha ereyga 'härti' waa magal. Nin Afmaay waxaa lagu dhahaa 'lan.' Koley härti waa loo micneysan karaa nin, too.
  16. Yea, waa laba dabaq. It is The Mug then. Maxaa ugu wici weysay qoftaas, sida loo cuno ku baraa la dhahaa.
  17. Haye, hal erey Afmaayga ka dhumay Afmaxaatiri ku jiro oo asalkiisa Afsoomaali rasmi yahay ii sheeg. Ereyo badan iska dhaafee, hal erey keen.
  18. If it was Soomaali-owned, then it has to be the one called The Mug, central downtown ku taalo. Been to it too markaa joogay inta last time. Qof Reer Kanada ah ayaa leh maqlay.
  19. Widaay Afmaxaatiriga soo kama dhumin, while Afmaayga dadka ku hadlo isticmaalaan wali. Saararka Careys Ciise (Eebba ha u naxariistee) ku maqlay asagoo isticmaalaayo ereygaas 'widaay.' Nin loo gali karo ma ahayn marxuumka.
  20. Che, maqaayadaas waxee ku taalaa jidka hoteelkaa degantahay jidka ku aadan. You know, the roundabout markaa dhaaftid, waa sii soconee. Its name is Towfiiq. Islii waa laga yaqaanaa. You went to Moonlight miyaa? I think I did once while I was here on last time. Maba xasuusti how it was like.
  21. Malika;712589 wrote: ^Pls do..Lol - I am looking forward to coming to Africa this summer to just eat. I know it sounds strange, but I so look forward to the lobsters iyo fresh fruits..anigi baa hunguri iis geliye..Lool Kuwaanba UK waa laga helaa maxaa. Mise hawada Afrika iska rabtaa dheh nooh. :-)
  22. Haye, abaayadiis, iimeel ma kugu soo diraa that bariis. And yes, u sheeg walaasheen Aaliya, intee wiil saas iyo wiil saan aan doonayaa ku jirto amuu nalka sam ka dhahaa, yacni ka damaa.
  23. Aaliyyah;711925 wrote: ^lool is that af maymay? walee somaligii way aaseen...all i understand is fulaynimadii blahblah Dadka Afsoomaaliga aasay waxaa ku ogaaneynaa su'aashan yar aan ku weydiin rabo jawaabteeda. Su'aasha waxee tahay maxaa Afsoomaaliga lagu dhahaa 'friend.' Intaadan lasoo boodin 'saaxiib,' think again.
  24. Saak, waaba yaabanaa, xalwo aanan aniga Islii ku arkin oo aanan cunin warkeeda see kugu soo gaartay la yaabanaa. Warkaaga hubso nooh. Che, Westgate shaneemo ku dhextaal waxaa la yiri maryooleey wada fadhiso, shukaansi jacburis ahna ku jiro. A modern shaneemo ku taalo Westgate, inkastoo aanan galin wali. Aaliya, intaa ku jirtid wiil saan ah aan rabaa, dooqeyga waa saas, guur saas aan jeclahay in la ii dhigo, fanaankaas in uu ka heeso arooskeyga rabi lahaa iyo waa shaqeynaa iyo ma shaqeynaayi markii la i arooso -- intaa waxaas ku jirtid waxaa ka cabsanaa inay qoraxda kugu dhacdo.