Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,515
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Xasan Socdaalna daciifnimadaan caalamka u soo bandhigayaa. Hadduu iskugu mashquulin lahaa jabhadaha Xabashida uu taageero hoo iyo hiil ah u muujiyo sida hantida guud u boobaayo wax la garto ahaan lahayd. Dalal shisheeye moodaa inay Soomaaliya difaaci doonaan. Somali President Accuses Ethiopia of seizing control of airports in his country In a candid interview with Al-Jazeera, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia has escalated his criticism of Ethiopia, accusing the neighboring country of not only seeking illegal sea access through a controversial deal with Somaliland but also of overt military interference within Somalia’s borders. President Mohamud stated, “Ethiopia is not only claiming the issue of the Somaliland agreement, but it has been interfering in the internal affairs of Somalia for a long time.” He highlighted Ethiopia’s alleged takeover of airports in Somalia’s Gedo region and its provision of arms to local tribes, actions he described as attempts to sow discord by spreading misinformation about Egypt’s intentions in Somalia. The President emphasized that Ethiopia’s actions, including an agreement with Somaliland’s leader Muse Bihi on January 1, aimed to establish a 20 km sea corridor for military and commercial purposes, are outright violations of Somalia’s sovereignty. “This attempt to occupy part of Somalia is illegal and will not be accepted,” Mohamud declared, categorically refusing negotiations on the matter. Recent developments include Somalia’s security agreement with Egypt, which led to weapons shipments to Mogadishu, prompting Ethiopian concerns over regional destabilization and fears that these arms might be captured by Al-Shabaab. In response, Ethiopia has positioned around 10,000 troops along border regions, a presence President Mohamud aims to replace with Egyptian forces as part of an impending shift in the African Union mission. The ongoing tensions between Somalia and Ethiopia, fueled by territorial disputes and strategic military alignments, paint a complex picture of Horn of Africa geopolitics, with implications for broader regional stability. Xigasho
  2. Kheyre and Shariifka would allow this? Uma maleeyi. Shariifka's subclan are richer and much influential than Xasan's, who hail from far away Galgaduud. Shariifka reerkiisa waa reerka Cali Mahdi, Maxamed Dheere, Guudlaawe, Bashiir Shiiraar Raage and the wealthy businessman Caddaani family. This subclan ruled northern Xamar and parts of Shabeellaha Dhexe in 1990s and early 2000s.
  3. Soomaalidii AI trolling barteen. Sanadkaan bilowgiisa Xabashida ayaa qaatir ka taagnaa oo AI images Facebook ka buuxin jiray. Soomaalidii ka daba timid oo mar walba arkaa.
  4. Kuwii shalay doortay, codkooda la'aantiis uuna kursiga heli lahayn ayaa maanta Xamar ku hub aruursanaayo sey iskaga difaacaan weerarka Xasan. Soomaali wada colaad ah, caalamkana la wada colaad ah. Xasan hal qof siyaasi awood leh heshiis la yahay ma leh. Guudlaawaha ee Hirshabeelle ugu dambeeyey ay kala dhaqaaqeen. Failed within two years of his regime. Worst Soomaali presidential tenure ever. Mucaaradka oo Muqdisho ka bilaabay diyaargarow ka dhashay hanjabaadii Xasan Sheekh Cabsi weyn ayaa soo wajahday mucaaradka Madaxweyne Xasan Sheekh, kadib markii Madaxweynuhu uu Jimcihii ku hanjabay in gurigiisa saqda dhexe loogu geli doono qofkii la ogaado inuu heysto hub sharci darro ah oo kan dowladda ama u diiwaan gashan aan aheyn. Mucaaradka ayaa ka cabsi qaba in Xasan Sheekh uu ka dhabeeyo hanjabaadiisa, maadaama ay hubeysan yihiin, isla markaana guryaha ay ka degan yihiin Muqdisho ay ku heystaan hub ka madax-banaan kan dowladda. Siyaasiyiinta qaar waxay bilaabeen in gaadiidka dagaalka ay banaanka uga soo saaraan guryaha ay ka degan yihiin magaalada Muqdisho, isla markaana difaac adag sameystaan, maadaama ay suurtagal tahay inay dowladdu weerarto, si hubka dhigis loogu sameeyo. Mucaaradka ayaa u arka qorshaha Xasan Sheekh inuu yahay mid ayaga hubka looga dhigayo, waxayna isku diyaariyeen inay iska difaacaan weerar kasta oo uga yimaada dhanka dowladda. Siyaasiyiinta qaar waxaa la sheegay inay dalbadeen hub ka badan kii ay horay u heysteen, si ay isku difaacaan oo Xasan Sheekh uusan ugu dhiiran in guryahooda uu ku weeraro, si hub ka dhigis loogu sameeyo. Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jimcihii khudbad dheer jeediyey ayaa sheegay in qofkii heysta hub sharci darro ah uusan sharaf laheyn, dowladuna ay ka qaadi doonto talaabo adag, iyadoo weliba gurigiisa loogu dhacayo saqda dhexe ee habeenkii. Arrinta cabsida ku abuurtay mucaaradka waa in Xasan Sheekh oo xusay magacooda, isagoo yiri “Siyaasi, sarkaal ama ganacsade ahaaw qofkii heysta hub ma ixtiraami doono, waxaana loogu dhacayaa gurigiisa, weliba xili saq dhexe ah.” Arrintaan ayaa shaki badan ku abuurtay mucaaradka, waxayna hadalkaas u arkeen in ayaga ku socda oo dowladu ay rabto inay la wareegto hubkooda, taasi oo khatar ku ah amnigooda, maadaama ay dayacmayaan xili kasta ay suurtagal noqon karto in la weeraro ama la dhibaateeyo. Xildhibaan Gamaadiid oo ka tirsan golaha shacabka, kana mid ah Mucaaradka Xasan Sheekh ayaa TV-ga Shabeelle u sheegay in mucaaradku ay is qalabeynayaan oo hub ay isku difaacaan ay soo iibsanayaan, si ay isaga difaacaan hadii Xasan Sheekh uu ka dhabeeyo hanjabaadiisa. Xigasho
  5. Muuse is doing a fine job of destroying it. Meel walba waa burburiyey. I hope keeps doing what he does best.
  6. The bravado awal meeshaan ku qoreysay hadda ma qoreysid. When he regularly meets with Ismaaciil Cumar Geelle of Jabuuti, Abiy Axmed of Xabashiland or Afwerki of Eritareeya op ka taliyo dalal madax banaan - markaas hadal, otherwise you are a maamul goboleed gabalkiisa sii dhacayo waliba
  7. And here he is with Muuse Muqayil once again at yesterday's meeting:
  8. I met Che in 2011, 13 years ago in Nayroobi. Very quiet spoken and rational, something not for qabyaaladiste politics.
  9. Lafta maalinta Sabtida wuxuu ku dhawaaqi doonaa (s)elections uu iskugu caanoshubo.
  10. LoL, Galbeedi. War Awdal iiga waran? I heard Muuse burned poor Safiya Tusmo's business. I also had seen xildhibaan Abiib's tol arming themselves. I wish Reer KG iyo Awdal were deegaano daris ah. Meesha Soomaaliya ugu nabad doon ahaan lahayd, la iskuma xadgudbi lahayn.
  11. Xasan talked to and asked daljiraha Turkiga to phone Laftagareen to persuade him to come to Xamar. Jagadii madaxweynimo ku ciyaaray. In his bilaa talo mind, he thinks Laftagareen can listen to daljiraha Turkiga's little pressure because his family live in Turkiga. Meel guddoomiyihii baarlamaanka, ra'iisul wasaarihii iyo sodogii uu Xasan wada dirsaday laga wada diiday muxuu daljire Turki keeni karaa?
  12. Xasan is so desperate now he desperately wants to meet Laftagareen. Beri waxaa Baydhabo u socdo Laftagareen sodogiisa oo ah taliyaha ciidamada asluubta. Waa Taliye Shub OO Xasan dirsaday markee hanjabaadii iyo dhaqaalo bixiskii ii u socon weysay. Xasan wants to go with him to Baydhabo, suu sawir Laftagareen iskaga qaado and then go to New York for shirka sanadlaha ee Qaramada Midoobey. Shirkaas dhaqaalo ku soo helo rabaa. Laftagareen waa diidanyahay la kulanka Xasan. Dhowr qodobo ugu shardi dhigay ka hor kulankooda.
  13. Widaay, Deni asagaa ka mid ahaa kooxdii keensatay Xasan. Saas u lahaa haka saarto. If Laftagareen ku jiri lahaa kooxdaas, same way u dhihi lahaa haka saarto asagana. Xasan waa ogeyn wuxuu ahaan 2012-2017, laakiin kuwaa mooday qof kale noqday. Xasan will never change. He is just qabyaaladiste nolol adag ku soo koray. Anyway, suu Xasan ula dhaqmaayo KG hadduu ula dhaqmi lahaa Reer Galmudug, iyagaa difaaci lahaa. Mabda'a ayaa leeyahay aniga. Xabashida lama jiray, waligeyna lama jirin, laakiin munaafuqiin isbaariste ah Soomaalinimo iguma gambanaayo.
  14. Ciidamadii xoogga dalka ee qeybta 60aad ee ka howlgalaaye deegaanada KG maamulka KG la wareegay sida la sheegaayo.
  15. I am glad waxee mooryäänta extremist Xasan Socdaal isla aaminsanyihiin banaanka soo bandhigay. This and other moves like banning diyaaradaha deegaanada KG tagi lahaa will only make Reer Koonfur Galbeed to support Laftagareen unanimously now. Kuwii lagu shaqeynaayina ka soo jeeday KG waxee yihiin la arkaayaa - useless, powerless puppets.
  16. Markee xabado dhacaan, dhiig macno darro ah daado luu gadaal iskugu noqdaa. I think Xasan Socdaal ka dambeeyo, using the bargain of taliyaha booliiska uu ina Dayaano u balanqaaday. That carrot dangling for months is working, it seems.
  17. The ongoing genocide the munaafuq West pretends to not exist.
  18. Xasan Socdaal dagaal dadban ku Dhawaaqay. Aragnaa meesha uu ka gaaro. Aaden Madoobe ayaa laga sugayaa jawaabtiisa OO labada lug labada dhinaca kula jiro. Dagaal cad ayaa dhici doono hadduu xaal u helin.
  19. Hooyadiisa xataa haddee Eritareeyaan tahay waa ka Soomaali dheereeyaa kuwa Oromada iyo Qureyshta sheegto oo waxee yihiin isogeen.