Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,576
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Dankis, abaayadiis. Keep it updated too. A lot of stuff la mamnuucay since then.
  2. Where is that interesting thread of 'Everything Alshabaab' banned. Bunka waaku jiray waxa la mamnuucay, too. Dadka lee ha isku sii diraan, iska daaya. Koley wax jecel iska dhaafee, wax u dulqaato soo yaraanooyo.
  3. Yes, I am. PM kuu soo diray, ii soo sheeg meeshaa joogtid or lambarkaaga.
  4. Che, Kilimanjaaro kusoo degtay miyaa. It is an average hoteel in Islii. Mar hal habeen seexday. Haye, I guess meeshaan Boston camal u dhalaasho sugeysay miyaa. Qof leerta Afrika wax badan ka maqnaa u egtahay, hence the mother of shocks oo yaabka la yaabantahay. Don't worry, intaa la qabsaneysid waaye. Dumarka caanaha gadaayana waaba shaqo fiican, lacagna wey ka helaan oo reerkooda ku biishaan. Meeshaan waa iska Soomaaliya camal, everything Soomaaliya ku arki jirtay waa ku arkee. I don't know how that could surprise you. I think kuwa kasoo horjeedka Kilimanjaaro fadhiisto, next to hoteelka Grand Hotel, islaamahaas meesha caanaha ku gado aragtay. Geelle, business consultants iyo legal consultants iyo wax walba waa wada joogaan. Soomaalida Sujuuga taas heysato. Meeshaan dad ayaaba sharci ku lahayn, laakiin heystoo $$$$$, marka dadkaas meel wax loo mariyo u baahanyihiin. And in Kenya, only the mighty $$$ hadleyso. Nuunka, saaxiibka Che Islii ma'ogi wuxuu ka filanaaye. Perhaps Boston's ghetto-like sugaaye filaa. Saak, haddaa meel aan ogahay la geeyo ninkaan, like the slums of Mathare meel la dhaho, Islii waxee la noqon lahayd adduun kale. By the way, ariyadaas waxaa lagu keenaa trucks meesha ka muuqdo. You can see some of the trucks at the back of the pictures. Those trucks, of course, too, are owned by Soomaalida.
  5. Haa, Jacfar, qof walba asagaa qiimeysto, inkastoo dilaalo joogaan oo kaa caawin karo qiimaha iyo xoolaha see u kala fiicanyihiin if you don't know B from T about xoolaha.
  6. Haddaa rabtid 10 neef ama ka badan maxaa suuq xoolo ugu gadanee. Taas baadiyaha loo aadaa. Koley qof qalanaayo maleh toban neef iyo ka badan. Dadka inay dhaqdaan rabana baadiyaha kasoo gadanaayaan. Soo sawir kulahaa, if you only knew tii iga raacday markaa sawiradaan qaadaaye. Odey Sujuu waalan ayaaba kaamiradii kusoo booday, asagoo Sawaaxili qaabdaran ku hadlaayo. Markaa Afsoomaali ugu jawaabay uu Afsoomaali bilaabay, asagoo leh, "See sawir iiga qaadeysaa." Adeer kaama qaadin ku iri, kaamiradana arag. Dharbaaxo in uu soo taago damcayba. Gabar yar meesha taagneyd tiri, dharbaaxada ha nagu dhufan. Muxuu u soo tuuri waaye, odeygaas meeshuu ka yimid ogaan lahaa. Sujuudiis meesha wada joogtay isku haleynaaye iyagoo baangado wada wato maadaama wax ku qalaayaan. Koley waa dajiye, isdaji ku iri, sawirkaagana kaama qaadin, xoolahaa Eebbe sawiranaaye. See u sawiran kartaa kulahaa amar la'aan, anaana meesha madax ka ah. Indha adeyg heerkaas laga gaaray. I later realized one of the pictures sawirkiisa ka muuqdo. Dhaxbartamaha first picture ka muuqdaa, waa odeyga gadaal taagan oo koofiyadda cad wato.
  7. Vans;704515 wrote: Which one has a grammatical error: 1. Af Soomaaliga hodan ban KA ahay or... 2. Af Soomaaliga hodan ban KU ahay I understand ka is from and ku is to but which one makes more sense? Had a debate with a friend about this. Feedback please. Reasons would be appreciated as well . Gracias. Horta saa qortay in loo sii kala bixiyo fiican. Waa run, saa qortay waaye, ka waxaa afka qalaad ee Ingiriiska lagu micneen karaa from, ku iyadana waxaa loo micneysan karaa to. Taas maadaama aan meel iska dhignay, aan u gudubno the sentences. Tan koowaad oo ah: "Af Soomaaliga hodan baan KA ahay." Literally, in English, it would mean "I am rich than (from) Soomaali language." That is one definition, and it would grammatically be wrong. The other sentence: "Af Soomaaliga hodan baan KU ahay." This sentence seems more appropriate grammatically. Sabab? Sababta waxee tahay horta aan literal ahaan u micneyno, taas oo ah: "I am rich in (to) Soomaali language." Sida 'ka' camal iskama saareyso the sentence. Ku waxee keeneysaa inaa kamid ahaatid, in literal sense. "Ka ahay" implies yacni inaa ka baxsantahay Afsoomaaliga aadba ka hadleysid, whereas 'ku ahay' implies inaa ku jirtid ama ka hadleysid isla Afsoomaaliga aad ku hadleysid. I hope inaa i fahantay meelahaa ka hadlaayo.
  8. $35 qaali kula ah, kan $120 joogo ah ka waran hee. Suuqa neef kasoo gadeynay Jimcadii. Gorgortonka la gorgortamaayo sidii waayadii hore soo xasuustay, gacanta la isku qaadaayo, kor loo qaadaayo haddana gacanta lasoo deynaayo. Muruqgal.com Gorgorton xoola dhaqatada Soomaalida looma gali karo.
  9. Awright, folks. Kala leersada, fadlan. Banaanka u baxa, xoogahoo leer soo qaata.
  10. Today's pictorial blog: Suuqa Xoolaha I went to Islii's closest suuqa xoolaha on Friday. It is, of course, operated and owned by Soomaalis, gaar ahaan Soomaali Sujuu. Only ariga lagu gadaa. I guess qofkii hilib geel rabo magaalada banaankeeda ka doonanaa. The aris in this market cost between 3,000 ($35) to 10,000 ($120). It is more expensive on Ciid days.
  11. Jehel iyo jaceylbaa Jahanaba ka kululoo Ruux jaliil ku beeraa Nolol kale jicirtoo Ifka joogi maayee Jaheeda nuurka leh Baa i jiidanayee Juuq uma aan iraahdeen Haddaan jari karaayee Joogahaan maqan baa ahee Maqanahaan joogaan ahee ___________ Aah, hees waa tanaa inta kale been.
  12. Kii la arko Kaasabalbalaare sheeganooyaayee intee ka ahayd Kaasabalbalaare noo sheegba.
  13. That beautiful astaan reminds me mid taas la mid ah oo gurigeena surnaan jirtay. Right in the middle of the hallway. I was young and didn't realize how wonderful it was, but now remembering, aad iyo aad ugu farxaa the memories I have of it, how a great guri wadaniyeed kusoo korayna u ogaadaa.
  14. Astaanta ummadda Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliyaba still stands, no? Hate it, love it or whatever, that astaan is here to stay as long as we live. Same way these leopards are protecting our flag.
  15. Today's blog: Dhiiqo iyo Islii. It was raining heavily from each afternoon to dawn the past several days save today. And raining, unfortunately, brings a lot of dhiiqo. Muddy dhiiqo. Disgusting, unhygienic dhiiqo. Haddaa sawirada dhiiqada aragtiin waaba naxeysiin some of you that are not familiar with Islii. Though it is not rainy season yet -- it starts next month -- it is pouring badly. Also pouring rain brings a lot of blackouts. Islii's korontadeeda fiilooyinka wado iska qarxaayaba mar mar if a little rain ku dago. How dangerous, too.
  16. Aaliya, cimrigaaga inaa saan ku dhameysatid ka cabsanaa, intaa rich iyo hot brother ku heysid adduunka kugu dhamaado ka cabsanaa. By the way, adiga what do you offer to a 'rich and hot' guy? Ma'ogid miyaa each year aad weynaatid qiimahaaga inay hoos u dhac ku imaaneyso. It is all business after all.
  17. Haye, Ciyaal Xamarka cusub inta iska diiwaangeliya.
  18. Aaliya, soorta qofkii rabo wuu share gareyn karaa but it is better gooni loo cuno. Ar Aaliya iyo Soomaalina, qeyr idiin dhaafay waa sii baxay. Good, breezing evening as it is down here. Yes, waa Toshiba. Toorbino heysataa yaah, mise indhahaaga sidii kuweyga camal noqdeen noticing every detail. LoL.
  19. Hal qaado kulahaa, indho waa weynaa, oo wax arag dhawaa.
  20. Soomaalina, Actually, hooyo buuxisay waxaas, and noo, ma wada cunin, Lord help me haddaa wada cuni lahaa calooshaba i fadhiisan lahayd. Ansalaatada basasheeda xataa ma cuni, gabadha sameyso jecel basasha, anigana meesha lee u reebaa mar walba. I don't want to complain waa gabar isbishaalee. Aaliya, Aaliya badanaa waala isla cunaa but this time ninba kaligiisa cunay since it is soor.
  21. By the way, gabdho aan aqaano inta joogo oo qaraabo kore ah ayaa walaalahooda from another bah degan Buuhoodle. Laakiin iyaga ABC kama yaqaanaan Buuhoodle iyo meel u dhowba, Baardheere ku dhasheen, Nayroobina ku koreen inkastoo isirnimo meeshaas kasoo jeedaan.
  22. Ahahaha, you still remember that poking, aha? And indho weynidaa, yea, it is dhag dhag song. This song Islii qabsatee, anagana waa ku qadeynaa. And maya, it is not my room, but living room. Fadhi carbeedka gaaban soo ma aragtid. P. S. -- Buuhoodle soor ma laga cunaa?
  23. Soomaalina, meeshaan wey ka socon lahayd qofkii ka furto a real pizza joint. Waxa inta lagu gado waa ku lalaboonee. And noo, I don't think there is a library. Meelaha buugaagta lagu gado ayaaba iska yar, library ha sheeginba. _______________ Today's pictorial blog: Soorta la cunaayo -- haddee subag tahay... Soor aad cuntiin goormee idinku dambeysay hee. Aniga taas sawiran oo maanta ah igu dambeysee. Xaax, macaanaa with bisbaaskaas iyo mooska iyo ansalaatada.