-
Content Count
17,576 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Xaajiyo, su'aalo badnidaa. I don't think it is that empty all the time. Waqtiga sawirka la qaaday was just short of salaadda maqrib kahor, marka dadkii qadada wey baxeen, dadkii cashadana wali ma imaan. Cunto banaanka waa laga cunaayee ee mar walba laga cunaayo yaa sawir qaadi karo ama kaamira wato. Dhowr jeer kasoo cunay since aad i weydiisay kasoo qaadid sawirada cuntooyinka, but unfortunately waa lagula socdaa, oo ceeb kula ahaanee inaa sawir qaadid especially haddee ila socoto qof shariifo ah aan ogahay. Xaley ugu dambeysay casho kasoo cunay, again sawiro kama qaadin. Waayaha Cusub xiligooda waa sii dhacaayaa filaa. Heeso masoo saaraan, labadii ugu caansanaa ka tirsanaana wey isguursadeen oo weyba xaroodeen, Isliina ma degano oo laguma arko, siiba gabdhaha wey cabsadaan. Ikraan iyo Falis sheekadooda wey dheertahee inta ma iskaga daalinaayo. Sagal Artis wey joogtaa, laakiin sidaa waagaa u amaani jiray uma amaani. Saa mooday maba aha. Che maxaaba la iska ilaaliyaa asagaaba indho taag taag iyo cabsi ka muuqatee. Asagaa u baahan in la ilaaliyo.
-
Aaliyyah;712604 wrote: MMA, we are all aware that certain words in the somali language was derived from languages such as italian, or arabic. btw I hope u did not get offended by my previous comment I was just joking. I am well aware that af maymay is a dialect within the somali language, and deserves to be recognized and respected!.. salaam Adigaa tiri waala 'aasay.' Marka yaa aasay Afsoomaaliga, lahjadda Carabiga ama Talyaaniga kasoo deensatay ereyada cusub ama lahjad aan kasoo deensan? Tan Afsoomaaliga aastay noo sheeg marka. Saak, aniga iyo adigaba waa ognahay in ereyga 'geel' isir ahaantiisa la dhihi jiray, looguna dhawaaqi jiray 'gaal.' Ma'ogi su'aasha inay caadi kaa tahay iyo in kale. Inta aadan wax kale soo qorin, isweydii sababta qabiilada qaarkood ama degmooyin qaar kamid ah magacyadooda u wataan ereyga 'gaal,' and not 'geel.' Micnaha ereyga 'härti' waa magal. Nin Afmaay waxaa lagu dhahaa 'lan.' Koley härti waa loo micneysan karaa nin, too.
-
Yea, waa laba dabaq. It is The Mug then. Maxaa ugu wici weysay qoftaas, sida loo cuno ku baraa la dhahaa.
-
Haye, hal erey Afmaayga ka dhumay Afmaxaatiri ku jiro oo asalkiisa Afsoomaali rasmi yahay ii sheeg. Ereyo badan iska dhaafee, hal erey keen.
-
If it was Soomaali-owned, then it has to be the one called The Mug, central downtown ku taalo. Been to it too markaa joogay inta last time. Qof Reer Kanada ah ayaa leh maqlay.
-
Widaay Afmaxaatiriga soo kama dhumin, while Afmaayga dadka ku hadlo isticmaalaan wali. Saararka Careys Ciise (Eebba ha u naxariistee) ku maqlay asagoo isticmaalaayo ereygaas 'widaay.' Nin loo gali karo ma ahayn marxuumka.
-
Che, maqaayadaas waxee ku taalaa jidka hoteelkaa degantahay jidka ku aadan. You know, the roundabout markaa dhaaftid, waa sii soconee. Its name is Towfiiq. Islii waa laga yaqaanaa. You went to Moonlight miyaa? I think I did once while I was here on last time. Maba xasuusti how it was like.
-
Malika;712589 wrote: ^Pls do..Lol - I am looking forward to coming to Africa this summer to just eat. I know it sounds strange, but I so look forward to the lobsters iyo fresh fruits..anigi baa hunguri iis geliye..Lool Kuwaanba UK waa laga helaa maxaa. Mise hawada Afrika iska rabtaa dheh nooh. :-)
-
Haye, abaayadiis, iimeel ma kugu soo diraa that bariis. And yes, u sheeg walaasheen Aaliya, intee wiil saas iyo wiil saan aan doonayaa ku jirto amuu nalka sam ka dhahaa, yacni ka damaa.
-
Aaliyyah;711925 wrote: ^lool is that af maymay? walee somaligii way aaseen...all i understand is fulaynimadii blahblah Dadka Afsoomaaliga aasay waxaa ku ogaaneynaa su'aashan yar aan ku weydiin rabo jawaabteeda. Su'aasha waxee tahay maxaa Afsoomaaliga lagu dhahaa 'friend.' Intaadan lasoo boodin 'saaxiib,' think again.
-
Saak, waaba yaabanaa, xalwo aanan aniga Islii ku arkin oo aanan cunin warkeeda see kugu soo gaartay la yaabanaa. Warkaaga hubso nooh. Che, Westgate shaneemo ku dhextaal waxaa la yiri maryooleey wada fadhiso, shukaansi jacburis ahna ku jiro. A modern shaneemo ku taalo Westgate, inkastoo aanan galin wali. Aaliya, intaa ku jirtid wiil saan ah aan rabaa, dooqeyga waa saas, guur saas aan jeclahay in la ii dhigo, fanaankaas in uu ka heeso arooskeyga rabi lahaa iyo waa shaqeynaa iyo ma shaqeynaayi markii la i arooso -- intaa waxaas ku jirtid waxaa ka cabsanaa inay qoraxda kugu dhacdo.
-
Today's blog: It is for Soomaalina, abaaydeen ayaa rabtee inay aragto cuntooyinka laga cuno maqaayadaha Islii. Maqaayadaan Towfiiq ayaa la yiraahdaa, Islii ayeena ku taalaa.
-
Gaandi oo waji gabax kala kulmay Shirka Mahiga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
No body kasoo horjeedo everything. This 'thing' inay soconeynin aniga, adiga iyo jamaacad weynta Soomaaliyeed wey ogtahay. Jubbooyinka gobollo la isku heysto waaye, awalba dad hore ku hardameen, qolona ku guuleysan weysay. Marka ninkaan jug soo dhacay ah, iskana indhatiraayo xaalka Jubbooyinka in uu iska sameysto maamul magac u yaal ah cusub oo waligiis soconeynin wuu ogyahay. And on the top of that, Kenyaati wax ay sameysatay, proudly claiming the players behind this sinister project on their media ayaaba yax yax laga qaadaa. -
Gaandi oo waji gabax kala kulmay Shirka Mahiga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Why stop at Buurhakaba, maxaa. Gobolka Baay Buurhakaba xadkiisa kuma dhamaatee. And heck, maxaa Baay ugu ekaanee, Shabeellaha Hoose sii aad, xataa Banaadir iskaga darso nooh. Magaca jeebka laga soo baxsaday ee 'Asaaniya' ayaaba i dishay. Kuwii 'laan, laanka' la baxaaye ayaaba awalba boos loo heyn jirin, xee ahayd magac wareerkaan. Saak, waxaan ma soconeysee, adiga iyo anigaba waa ognahee maxaa iskugu madadaalinee. -
This is Nayroobi, duqa. $$$ lee kaa xigto, walaa irid walaa ganjeel walaa albaab waa laguu furaa, xataa Kibaki hadduu gudaha ku jiro. Ha igu qasbin inaa beri aado. By the way, xaa meesha kuugu qoran? Ma Barbaartii waalneyd ayaa difaacdaa? Yaahuu. Saak, dhib malaha.
-
Gaandi oo waji gabax kala kulmay Shirka Mahiga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Haye, Saak, "Asaaniya" intee ka bilaabataa kuna dhamaataa. Noo sheegba. Tuulada ee ku dhamaato iyo buulada ee ka bilaabato. -
Gaandi oo waji gabax kala kulmay Shirka Mahiga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
"Asaaniya?" What the... -
Yee shaqo la'aantaas heysaa. Shir meeshaan kama jiree maaweelin ayaa ka socoto, kuu siyaado ahna hoteelo iyo dadkii lahaa iyo kuwa qabanqaabinaayo lacag beenaad ku cunaayo.
-
The Westgate mall Che was talking about. It is ultra-modern mall for a Nayroobi standard. N. B. - I didn't take those pictures.
-
Che, Westgate Mall maaba aragtay. Bas waaye, Nayroobi wax yar kaaga dhiman inaa wada aragtid marka hadda. Saak, Che Islii kama maarmo now. Aad iyo aad ugu bogay. Nuunka, LoL, sidiisa kale hadda dhidid u dilooyaa, haddii laba marduuf loogu daro igaarka waaba wareeraayee. Ka qalee nooh. Aaliya, xaa ku qoslee. Runtey waaye Che dhowr jeer jidka asagoo laafyoonaayo ku arkay. Qof Islii ka helay u ekaa, oo xataa lagama garaneynin Reer Islii, socodkiisa xataa Reer Islii isku badalay. Boston where la leeyahay.
-
Shabakooyin ku dirir, indeed. Soomaalina, ey ki bari Afmaayga. Maad Haaji Mukhtaar ayaaba soo quote gareyneysaa.
-
Sh Sharif Finally got it--Used and abused!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Som@li's topic in Politics
Saan baa loo hadlaa haddii kale la iska dhaafaa. Runta ayuu u sheegoyaa. Kaca ku dheh 'beesha caalamka' ku sheega. Kaca waliba kir iyo yur ha loogu daro. Soomaaliya ayeeba shirkad hoteelo qandaraaso ku qaato ka dhigeen. Marba hoteelo ku yaalo magaalooyin shisheeye loogu yeeraayo madaxda Soomaaliyeed, lacagtii masaakiinta Soomaalida loogu tala galayna lagu cunaayo. Kaca, waliba gis ku dheh, indeed. -
Today's blog: Some anti-Barbaarta pamphlets Islii lagu daaye a few weeks ago.
-
Soori folks for a lack of blogging. Kinda being a bit busy the past few weeks. Stoic, adaa mudan brother. Saak, I met the legend Mudane Che himself marar badan. Hadda indhihii u furmay, marka Islii caadi la noqotay. Asagoo marba meel u ordaayo jidadka ku arkee. Wuuba ka helay markaan Islii filaa.
-
Yaa iskugu aruuray, LoL. Che lee soo dhacay, la yaabana dumarka caanaha jidka ku gadaayo. That tells us how Afrika mudo badan ugu maqnaa. Haye, goormaa adiga inta imaanee, don't worry chartered diyaarad non-stop to Laascaanood ah lagaa sii saaraa, if you want.