Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,648
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Eebboow, Rabiyoow raxmaan, dadkaan la xasuuqay u raxmo. Cajalkaas qofka dhaawaca ah oo waliba sii gubtay ka muuqdo (in 0:10 markee tahay) oo la moodo in uu ku geeriyooday qaraxa -- aad iyo aad ugu naxay. Wuu noolyahay isma dhaheynin, laakiin wuu neefsanoyaaba. Eebboow u raxmo, una sahal walaalaheen la gumaaday.
  2. In other words, fadhi ku dirir and bilaa macna soo wadaa miyaa?
  3. Bistooladiisa lagama reebo miyaa marka la sawiraayo. kaawbooy laga dhigaa.
  4. Waaku raacsanahay hadalka uu soo jeediye in cafis la weydiisto dadka la heybsooco, cafiskaas oo ka imaanaayo kuwa sheegto inay tira badanyihiin dadka kale without any daliil. Waana kusii raacsanahay inay gogol u wada dhigaan Soomaalida maadaama ay ka mid yihiin dad dhibaatada Soomaaliya aan hal wax ku darin, only iyaga la dulmiyo ma'ahee. Taloow intaas dadweyne meesha ku sacbinaayo, taloow uurkoodana saas muu u sacbinaayaa run hala isku sheegee. Hmm...
  5. Yunifersal iyagaa Cowke u baahan than vice versa. Aad iyo aad ugu deg degeen ceyrintiisa, hadduu Ismaaciil Cumar Geelle thin-skinned yahay ma'aha dartiisa loo buriyo ninka ugu soo jiidashada badnaa Yuniversal. Then again markii horeba waa iska ogaa wax principles iyo dhex dhexaad ku saleysan inay ka jirin Yunifersal. Qofkii ugu badan $$$ ayaa meeshaas ka hadlo. Their logo of kanaal 'dhex dhexaad' ah in uu yahay meeshaas ku beenoowday.
  6. It is officially ten years old. Whoa! Hambalyo to SOL iyo wonderful SOLers nala share gareeyo aragtidooda wacan.
  7. Aaliya and her favourite subject: Marriage. Goormee bariiskaaga cuneynaa, year in and out waaka hadashee guur, aroos, nikaax iyo masuuliyada saaran xaaska iyo seygeeda. So goormaa la cuni doonaa bariiskaaga? Darn, I just realized inaa Women's section dhex dabaalanaayo. Waaka baxay.
  8. Baasaboor kahorba maxaa laga murmaa. Ma dood ayaa ka taagan in deeqdaan waxbarasho loogu tala galay ardeyda wax ka barto Soomaaliya. Su'aasha haa mise maya ayaa la rabaa inta baasaboorkee ku duuleen, garoonkee sii mareen iyo diyaaradee raaceen la isweydiinin.
  9. Waraaqaha xaashiyaasha wax dhulka ka qaado maala waaye. I simply don't like littering. Aroos si fiican oo farxad ka muuqato u dhigo ama iska dhaaf. Waxaan xaflad aroos uma arki.
  10. Qashinkaan maxaa saan loogu soo dhaweynaa. Raashiinkaan meesha lagu qasaariye Soomaali badan oo abaarta la raagtay wax u tari lahayd instead of meeshaan dad u baahneen lagu qasaarinaayo, gaar ahaan ninkaas Soomaaliya qaskeeda ka mid noqday intuu xalin keeni lahaa. Walad Cabdalle ayaaba loo darsaday.
  11. Waxaanaa masuuliyadnimo sheeganaayo. Dadka inuu xasuuq ugu hanjabo...
  12. Axmed Yuusuf Yaasiin: Beeshii dooneysa inay Federalka ka Mid Noqoto ha u Diyaargarowdo Gumaad la mid ah kii 5,000Lagu Dilay Madaxweyne ku Xigeenkii Hore ee maamulka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo haatan ah gudoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu saxaafadda dhowaan siiyey raysul wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali oo ahaa in Somaliland ay tahay maamul goboleed ka mid ah jamhuuriyadda Soomaaliya. Axmed Yuusuf Yaasiin oo hadal ka jeediyey munaasabad ay ku kulmeen labada xisbi ee UDUB iyo UCID ee mucaaradka ah ayaa ka digay in beeshii reer Somaliland ee rabta inay ka mid noqoto dawlada federaalka Soomaaliya ay u diyaargarowdo dil iyo xasuuq la mid ah kii ay geysatay dawladii militariga ee Maxamed Siyaad, siduu hadalka u dhigay. “Prime minister-kii dawlada Soomaaliya wuxuu yidhi Somaliland waa maamul goboleed… wuxuu yidhi soo hanaan raaco heybso calankaada, anaguna waxaa leenahay.. waanu hanaan raacnay oo waxaan dooranay calanka towxiidka” ayuu yiri Axmed Yuusuf Yaasiin. “Ninkii ku naaloonaya Soomaaliweyn dee beel dhan bey ka dhinteen 5,000 ruux, beeshii dooneysa inay federal qaadatana taa ha u diyaargarowdo” ayuu hadalkiisa sii raaciyey. Dhowaan ayaa wareysi raysul wasaare C/weli Maxamed Cali Gaas uu siiyey idaacadda BBC wuxuu ku sheegay in DKMG aysan aqbali Karin in lakala gooyo dalka. Wuxuuna raysul wasaaruhu ugu baaqay saraakiisha maamulka Hargeysa inay dadkooda wax la qeybsadaan. Maamulka Somaliland ayaa inkastoo sanadkii 1992-kii ay ku dhawaaqeen gooni isu tag haddana aan helin habayaraatee wax aqoonsi ah iyadoo haatana 2o sano ay ku dhowdahay mudadii ay Somaliland sheegtay inay Soomaali ka go’day. Xigasho
  13. Xisaabtiisa qajaca ahayd markee socon weysay ayuu haddana lasoo boodaa Waqooyi Bari iyo Waqooyi Galbeed Soomaaliya ma'aha. Kan camal waa kuwii xaasidka ku ahaa masaakiinta Reer Koonfureed oo nabad helo, xaasidnimo meel haku gaaro. Iswiidhan ayuuna iigu sii baashaala waliba masaakiintaas dhibaateysana kama naxaayo. Xaasidnimo waxaasaa la dhahaa.
  14. Today's blog Islii iyo nadaafadda Soomaalida Islii joogto nadaafad iyo wax la mid ah iskuma fiicno. Some issues has to do with government bureaucracy and its neglect. And kuwa kale Soomaalida qaarkood ugu wacan inay Islii wasaq ahaato. Let's take for mid-range restaurants located in Islii for an example. Both the patrons and the owners waa wada Soomaali. Wax iga yaabiye maqaayadaha xataa haddii isla markaas la nadiifiye mid wax soo cunay, cuntadiisa soo dhameystay meesha lacaghayaha soo agistaagaayo. Intuu lacagta dhiibaayo ayuu gacmaha waraaqo napkins meesha yaalo kusii tirtiranaa. Haba tirtirto ma xumee waa markuu ku tirtirto meeshuu ku ridi lahaa wuxuu ku tirtirtay. A garbage bin is right under his nose, yet most of them markee tirtirtaan waraaqda wey sii daayaan dhulka ku dhac dhaceysaa. Mid Kenyaati ayaa sidii ciyaalnimo ugu daba shaqeynaayo oo mar walba markee isku bataan dhulka ka aruurinaayo. War maxaa dhibaayo hadduu ku rido garbage binka hoostiisa taalo, uuna arkaayo. It is not one or two. Waa badankooda haddaa tagtid maqaayadaha mid-range ah, kuwa qaaliga miiskooda iyagoo fadhiyo tirtirtaan, so laguma arko dadkaan iyo dabeecadooda camal. This just sums up wasaqda guud ee Islii iyo what I call maxaa-iga-galay general attitude of Reer Islii.
  15. I am glad I don't live in Mareykanka. Dalalka Galbeedka dowladaha u taliso badanaa isma dhaamaan but waala kala daranyahay. Read on. The NYPD report identifies four stages of radicalisation: preradicalisation, self-identification, indoctrination, and ‘jihadisation’. The factors the report associates with the early stages of radicalisation are particularly broad. Preradicalisation, for example, is associated with “ the bored and/or frustrated, successful college students, the unemployed, the second and third generation, new immigrants, petty criminals, and prison parolees .” Markers of self-identification include “pilgrimage to Mecca ” and “ growing a beard ”. The report also associates disagreement with American foreign policy with potential for future terrorist activity . Sii aqriso.
  16. Qof Careys Ciise Kaarshe (Eebba ha u raxmadee) u qoraayo magaciisa "Cadhays" would be the last fella to comment about Soomaalida waxa loogu waco. Adi ka dhig kaalay Soomaalida "Somalian." Soomaalida Soomaali loogu yaqaan adduunka dhan, Soomaali isku sheeg fara kutiris ah oo hadaf kale leh can't change this very fact.
  17. Horta see u egtahay micnaha loo micneeyo ereyga 'smile' Afsoomaali ahaan kuma sheegi karaan Soomaalida qaarkood, maxeeba markaas 'smile' gareeyaan.
  18. I guess some same people in this very thread wouldn't be bothered if ignorant shisheeye called them 'Mohamadan' instead of Muslim. Yea, yea, some ignorant people used this noun so it must be right, right?
  19. Meeqo gobol horta wada heystaan? Hiiraan Shabeellaha Dhexe Shabeellaha Hoose Jubbada Dhexe Baay Bakool Intaas waa gobollada ay wada heystaan. Gobollada lala heysto waxaa kamid ah: Galgaduud Banaadir Gedo Jubbada Hoose Inta aynan heysana waxaa kamid ah: Mudug Nugaal Bari Sanaag Sool Togdheer Waqooyi Galbeed Awdal Now let him do the math.
  20. Kan ugu qosol badan inta sawir meesha ku sawiran. As a boy, Amiin Caamir was the main reason I used to buy wargeysa Shabeelle Press in '91/'92. Aad u xiiseen jiray wuxuu sawiri jiray waagaas, and I would ask whoever was going to Suuqa Bakaaraha to bring back that day's Shabeelle Press edition.
  21. A sample of what uu farshaxameyn jiray in 1991. Of course qofka dhexda ku jiro waxaa loola jeedaa Cali Mahdi oo markaas madaxweyne kumeelgaar loo magacaabay. Change qabiilo-based jabhad names to fancy 'land' names maanta lala baxay and exactly meeshaa 1991 joognay joognaa. Beesha Caalamkana wali sidii u yaabantahay. Tartamada madaxweynaha kumeelgaarka dhacday 1991. Qofka u horeeyo ayaan gartay, laga wado Cumar Carte Qaalib. Jug jug meeshaada joog. Waagaas he couldn't caricature neither Cali Mahdi nor Caydiid, nafsadiisa u baqi jiree.