Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Dowlad ku sheegaan midnimo kaliya la iskaga dhicin karaa ee midooba, maalkiina iyo muruqiinaba ku midooba.
  2. Ma xumo qadiyad ahaan laakiin waa inay xeerka saxda ah soo maraan - golaha wasiirada la horgeeyo, ansaxiyo; baarlamaanka la geeyo, laga doodo, laga badalo wixii loo baahdo, la ansixiyo; ka dibna madaxweynaha saxiixo. Laakiin waxee waraaqdaan u soo saareen waxee rabeen in aanan bannaanbaxyaasha Xamar ka socday laga hadlin.
  3. These whole moves by Xasan Socdaal regime just proves how terrified they are about Reer Baraha Bulshada. Xasan, Xamsa and Alqabyaala openly are complaining about their corruptions being exposed on social media and declared amateur war on them. They first tried to buy them, starting with tolka Qaraxquute and C/llaahi Balwaan. Balwaan refused, however Qaraxquute is on per diem. Shiine Culey was paid by Xamsa as is Amiin Caamir by wasaaradda warfaafinta. They briefly shut down Cali Yare's Facebook accounts twice, declaring him dead, so was Abwaanad Naciimo Qorane. They tried to shut down Sh. Cabdi Xirsi's social media accounts by sending legal threatening letters to Meta and Youtube. Macalinka Luggeeya kama fakan, trying to hack while he is on live. C/risaaq Teera iyo Naciimo Qorane baasaboorada ayee ka kansaleen. Kabtan Ayuub weyba ka samreen. Moooryaan aanan xishood iyo sharci midna kaa qabaneynin dalka xoog inay ku heystaan rabo. They are really mad at Ilhaan Garaad because her superviral video about gabadhii ordeysay exposed their full incompetency.
  4. Waxaan in laga heshiiyey moodaaye ee maxee tahay dagaalka dib ugu qarxay hiraabtaan? Reer Garoowe saan ma dhab ah inay u ogaaladaan daneystiyaal magaaladooda burburiyo rabo? Such a shame.
  5. Hala soo qabtee bahdilka ee qabashadiisa iskaga duubeen muuqaalo iyo isirtikoorka caayda ee caaynaayeen reerkiisa kuwa ciidamada sheeganaayo. Waa moooryaan aanan dowlad B iyo T ka aqaan. Moooryaan sharci kaama qabto, kaliya shantaada. Sida Baraawe tii lagu dhigay.
  6. Haka saarto. Badbaado Qurun kii taageeraaye asaga waaye oo xataa xilka laga qaaday.
  7. Reer Xalane iska gada leeyihiin, yaa ogaado Reer Xalane waxee ogaadeen in uu marqaankooda waalni caadi ah gaaray.
  8. Marka kuleelka xabadeeda kugu badato ka dhuumo from SOL. Abwaan markii la dilo ama dad kale lagu xasuuqo Laascaanood soo orod. Keep hiding and if you think killing this abwaan gives you a chance, wax badan riyooneysaa ee dhuumashadaa iskaga noqo. Go disappear again.
  9. Ma go'doon la galiyo godkaan, nothing comes out and goes in. No re-enforcement, no cunto and no biyo. Waa fahmi la ahay sababta wali jid ee maraan u heystaan marka lagu wareegsanyahay.
  10. Meantime Telefishanka Qaranka initially tweeted this: Died kulaha. They were forced to edit.
  11. So far Xasan Socdaal is refusing to send a simple tacsi. Unbelievable, Ismaaciil Cumar Geelle muxuu ka haayaa ninkaan, saan si ma'ahee.
  12. Waraa, respect SOL's rules - stop waalidka aad aflagaadeyneysid and writing qabiil names. Wax badan ayaa dulqaadanay ee jooji.
  13. Che iyo aniga inaa nahnay the dinosaurs of Reer SOL ma'ogid miyaa. I joined SOL in Aug., 2001, though registered a few months later. Waaba 22 sano, tii/kii waagaas dhalatay/dhashay doobnimo waa dhaaftay/dhaafay.
  14. Islaanta warka isii: Shalay Reer Sool see ula hadli jirtay isma xasuusato. Madaafiicna markee sokeeye yihiin wey kulushahay.
  15. Haddana jago lagu maal yeesho ayaa loo magacaabay tuugii weynaa. Ra'iisul wasaaraha shaabad iska noqday. Wixii noo magacaaw la dhaho jug. Xataa ku xigeenka qof asaga keensada lasiiyo looma quuro.
  16. Feysal Dhurwaa wax tolka hoose ka dhex socdo ogyahay. Tolkiisa godkaas ku jiro ka soo baxaayaan maqlaayaa.
  17. Muuse Muqayil culeyska, dagaalada iyo dhaqaalo la'aanta heysto maa laga faa'ideysto. Maanta ugu daciifsanyahay ee maxaa la sugaayaa?
  18. Waxaa sheegaaye waaba soo baxday. Daqiiqada 7:05 bilaabanee.
  19. This agaasimaha madaxtooyada resigned due to conflicts with Bukhaari, the so-called wasiiru dowlaha madaxtooyada, who usurped the agaasime's job. MBB Xasan Socdaal supporters sheeko waxee suuqa soo galiyeen musharax madaxweyne Koonfur Galbeed ayuu rabaa, which is been cad. For one, the (s)elections of Koonfur Galbeed is a year and half away - it occurs in early 2024. Secondly, this agaasime and the current guddoomiaha baarlamaanka, Aaden Madoobe, hail from same clan, which coincidentally also is my clan. Thus Aaden Madoobe has to go before this agaasime even has a chance since madaxweyne maamul goboleed and guddoomiye baarlamaan hal qolo from Koonfur Galbeed isla heysan karin.
  20. Agaasimihii madaxtooyada Somalia oo is-casilay Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu is-casilay agaasimihii guud ee madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud, kaas oo xilkan hayay tan iyo 23-kii May ee sanadkii ee 2022-kii. Ilo wareedyo xilkas ah ayaa Caasimada Online u xaqiijiya is-casilaadda agaasimaha, kaas oo warqadda ugu gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in is-casilaadiisa ay la xiriirto arrin shakhsi ah, sida ay kasoo xiganay ilo ku dhow dhow Villa Soomaaliya. Sida aan xogta ku helnay Xuseen Sheeh Maxamuud ayaa isku casilay arimo la xiriira damaciisa siyaasadeed ee xilka madaxtinimada ee maamulka Koonfur Galbeed. Ninkan ayaa loo badinayo inuu isu soo sharaxo xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dhawaan la qaban doon, walow ay dood xoogan ka taagan yahay xilliga doorashada. Xuseen Macallin ayaa kamid ah saaxibada aadka ugu dhow madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna xubin firfircoon ka yahay xisbiga UPD ee madaxweynaha. Sidoo kale wuxuu door weyn ka qaatay ololihii dib u doorasho ee Xasan Sheekh oo ku soo baxay doorashadii 15-kii May ee sanadkii hore, kadib markii uu ka adkaaday Farmaajo. Kadib Xuseen oo markaas shaq la’aan ah, maadaama uu waayay kursigiisii Senator ayaa waxaa loo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada oo uu haatan iska casilay. Agaasimaha intuu xafiiska joogay wuxuu hormuud u ahaa howlo siyaasadeed oo muhiim u ahaa dawladda, gaar ahaan heshiisyadii taariikhiga ahaa ee Golaha Wadatashiga Qaran. Si kastaba, Ninkan ayaa haddii u ku dhowaaqo musharraxnimadiisa wuxuu kamid noqon doonaa ragga ugu cad cad ee musharixiinta Koonfur Galbeed, maadaama uu ku dhowyahay madaxweyne Xasan Sheekh, sidoo kalena uu taageero weyn ka heli karo Villa Soomaaliya. Xigasho
  21. He looks a qurbajoog diasporian and not a Reer Qoraxjoog. I would have loved a local halgamaa loo doorto to this position. Having said that, hambalyo ayaa leeyahay. All the best wishes.
  22. Qasab ma'aha in lagu xiro maamul gaar ah axdiga qaranka yeelanaayo. Gadaal ayaa laga furi karaa. Deni dastuur la'aanta inay faa'ido u tahay moodaa. Isqabqabsi badan ayaa jiro oo loogu bixi karo kaliya axdiga qaranka oo qoran afti loo qaado. Tan waxaa u arkaa xujo.