-
Content Count
17,641 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Abtigiis;752573 wrote: It will probably increase cost of living for Somalis in nairobi, as bribery funds are added in their consumption basket. MMA is the only Soler in Eastligh and he has gone underground since yesterday. Have you heard anything from him on SOL since yesterday? Yep, went underground. In fact, I am posting this from a very protected undisclosed location. About qoraalka, waa booto lagu yaqaano. Tan inay dhaceyso waaba ogaa. Masaakiin ayee soo qab qaban doonaan, xabsiyana ku aruurin doonaan. After hundreds of thousands of shillings changes hands, dadka dhan waala soo deyn doonaa. Soomaali waa laga ganacsadaa. Waxaa kasii darnaan doonto waa markee kusoo jabaan Jubbooyinka, and it is only a matter of when. Markaas ayee Soomaalida wareerin doonaan.
-
Open threat to 'shaar boy' indeed. 'Shaar boy' kulahaa. War xaar dheh, xaarka kugu istaagyee kuma dhihi kariyee. Maraxaas meesha fadhiyo ma istaahilo inaa ka hadlo since especially Islamophobes buun buuniyaan. He is Muslim ku sheeg magac u yaal ah, anti-Islam and anti-Muslim.
-
50 underage girls sold weekly
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Waxee isku qaldaayaan gabdho iyo wiilal yar yar reerkooda loogu keenaayo Nayroobi, lagana soo wadaayo NFD iyo waxee meesha ku qoreen. Waa laga yaabaa inay jirto laakiin waxee qoreen waxba kama aaminsani. -
Waxaan ma runaa. Do you believe it? Read on. 50 underage girls ‘sold weekly’ as sex workers in Kenya At least 50 girls, aged between ten and 15, are sold every week to tour operators and tourist hotels at Sh60,000 each as sex workers and to star in pornographic movies, a report claims. The report released on Tuesday by the International Peace Institute (IPI) says that the girls are trafficked or smuggled to Nairobi from North Eastern Province and Somalia. The estimation of the number of girls smuggled per week comes from a non-governmental organisation Womankind Kenya, which is based in Garissa. "Vehicles that transport miraa from Kenya to Somalia return loaded with young girls and women, who end up in brothels in Nairobi or who are shipped to Mombasa and destinations outside Kenya," the report says. The report titled Termites at Work: Transitional Organised Crime and State Erosion in Kenya was compiled by IPI executive director Mr Peter Gastrow. The report says the girls are taken to massage parlours or beauty shops, where contacts from tour operators and hotels come to select the ones they wish to take as sex workers. "Tour operators and hotel workers also operate as traffickers and brokers," the report alleges. The report says the trafficked children are then taken to scheduled villas in Mombasa where sex tourism thrives. "The International Organisation for Migration (IOM) has estimated that about 10,000 people are trafficked into Coast Province each year," the report says. Mombasa is a destination for people trafficked from as far as Uganda, Somalia, Tanzania and Ethiopia. In Kenya, those who control the networks involved in trafficking of humans or smuggling migrants use supermarkets, foreign exchange bureaus and electronic shops as cover for the human trafficking business, the report says. The report claims that most traffickers are Somalis and those who head and control the network are known as makhalis. Code of silence In Nairobi and Garissa, the report claims that some traffickers operate as travel agents for airlines. "They pay taxes for their legitimate businesses to ensure that they do not attract queries from Government authorities," the report says. The report claims that a code of silence exists among the makhalis and their agents and contacts. "Only other agents, brokers, corrupt senior police officers, and their lawyers know what they do behind their veneer of law abiding upright citizen," the report claims. There are at least five to ten makhalis in northern Kenya and in Eastleigh in Nairobi. They each control a loosely structured network, which they run independently from each other. Xigasho
-
Every reasonable Soomaali uma nacamleen karo duulaankaan Soomaaliya lagu duulay. Wax walba ka dhaco Soomaaliya, Soomaali ayee u taalaa, not Nayroobi kuwa maamula, be it Ra'ila ama Kibaaki.
-
Waa markee dalkaas Ingiriiska ugu wanqalay Kiinya gacangali jireen. NFD ay xoogga ku hestaan ku filnaan weysay filaa. Inay kusoo jabi doonaan xad beenaadkaan ay ka talaabsadeen waa ogahay, but how badly ka sugeynaa. Masaakiinta Soomaalida Nayroobi ku nool iyo ganacsigooda ka aar gudan doonaan markaasna.
-
Tusane i maqal Taaka iyo dhudhun dharka haka tolanin Tob yar ha qaadan Tafaha ha qaawin Timaha ha baneenin (2X) Xaragana inay tahay taana ha moodin Toos isku astur inan baa tahee Tusane i maqal Kabo taaka dheer intaa isku taagto Tay - tay - tay ha u talaabsan Inyar ha geesan Midbaba ha seegin Tacadi ha geesan Sharafta ha tuurin Tusane i maqal Tinta iyo jirka Daawo haku taaban Wajiga turxaan iyo tirtir haku yeelan U turoo naftaada waxyeelo ha tarsan Tusane i maqal Tixgali hiddaha Dhaqanka ha tuurin Tub xun ha qaadin Tog haka tuurin Talada ha diidin Ha tacab qasaarin Tusane i maqal Tixgali dhaqanka Hiddaha haku tumanin Tusane i maqal Dhaqan iyo hiddaha Waa kan Islaamkee Diinta haka tagin Toobadda ha seegin
-
Acuudi bilaahi mina sheydaani rajiim. Tanoo kalena ma dhineed.
-
Alqaeda Delivers Relief Aid so Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jilbaabyada iyo kitaabyada iyagana mala cuni doonaa. Dad baahan waxee cunaan la' ayee jilbaabyo u keenayaan. Dad wareersan. -
Panic attack = cabsi walwal (cabsi argagax) Saas waala dhihi karaa filaa. Soomaalida panic attack iyo wax u dhaw ma aamini jirinee.
-
Waa yahay, xaaji. Hooyana Rabi ha u raxmado -- aamiin.
-
Somali PM meets with President Obama (Picture)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
Maxaa la qeylineysaa mise Ingiriiska garashadiisa ku dhibeyso. Yaa yiri you met Obama. 'This man' doesn't imply you, it implies ninka sawirka aan soo dhajiye ku sawiran. Kabiita? -
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Xarakada shabaab oo magaalada Baydhabo ka mamnuucay omeyga Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa gawaarida loo yaqaanno homeyga ka mamnuucay inay ka dhex shaqeeyaan gudaha magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Maleeshiyada ayaa xabsiga magaalada Baydhabo isgu geeyey ku dhawaad toddobaatan gaari oo nooca Homey-da ah, iyagoo ku wargeliyay inaanay ka dhex shaqeyn karin gudaha magaalada. Abuukar Xasan ka tirsan milkiilayaasha garwaarida ayaa Bar-kulan u sheegay in baabuurtooda si qasab ah lagu kaxeystay, iyadoo aan loo sheegin sababta. Wararka qaar ayaa sheegaya in maleeshiyada ay doonayaan in gawaarida ay kaga daabulaan magaalada baydhabo dadka abaaraah uga soo barakacay si ay dib ugu celiyaan deegaannidii ay horay uga soo barakeceen. Xigasho -
Hilowloow, meeshii ma gaartay?
-
Somali PM meets with President Obama (Picture)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
This man met Obama. I met this man, shaking his hand as well. Does that mean I also met Obama in a one degree separation? -
LoL, Soomaali. Runtii this link si kadis ku arkay, xataa the title of this thread is borrowed from that site. Eniwey, dankis. I am indeed enjoying.
-
Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay - Khutbadaii Sh Maxamed umal
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in General
Barbaartuu baraarujin jiray ayaa bahalo waa weyn ku noqday. Umul wuu ka aamusi jiray waxyaabahee geysan jireen sanado kahor, that is until asagiiba ku sheegeen in uu 'murtad' noqday markuu booqday Xamar in 2009. Better late than never. -
Bakool iyo Muqdisho oo la kala go’doomiyay BAKOOL (KEYDMEDIA) - Kooxda shabaab ee ka talisa gobalka Bakool ayaa amar ku bixisay in aanay dadka ku nool gobalkaasi u soo socdaali Karin magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah saraakiisha shabaab oo ka hadlay masaajid ku yaala gobalka Bakool ayaa sheegay in aanu qofna u soo socdaali Karin Muqdisho waxaana uu xusay cidii socdaal lagu arko in ay ciqaab mudan doonto. Waxaa kaloo sarkaalkan u hadlay Shabaab uu sheegay in xittaa lala socon doono dhaq dhaqaaqa telfoonada isla markaana qofkii telfoon kula soo hadla qof ka tirsan ama ka agdhaw dowlada si weyn loo ciqaabi doono. Tani ayaa sababteeda lagu sheegay in saraakiil badan oo ka tirsan ajaanibta hogaamisa shabaab in ay ku qul quleen gobalkaasi. Xigasho
-
Haye noo sheegba what your 'instinct' ku leedahay. We are learning. Buug iyo qalin waala haayaa. Bal soo daa what your 'instinct' tells you.
-
Jiko Soomaalida kaliya inay isticmaalaan moodi jiray ileen Sawaaxiliga Reer Kenya wey isticmaalaan iyagana. 'Jikooni' ayee dhahaan. They also use 'hoodi hoodi' (knock, knock) saa anaga u isticmaalno. Yaab.
-
Oh, I forgot you were an underage. Laguuma tala galin, igaarkeey. Soo barbaar yaah. Haye dheh.
-
So wax maka faa'iday so far.
-
Actually, 'shukumaan' waa Talyaani asagana. Talyaaniga dhaho 'ashukumaano.'