Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Qaarkood see u hadlaayaan maba la aamini karo. Cabsi daraadeed lee miyaa waxaas.
  2. No to so-called 'dating,' yes to Soomaali-kind shukaansi. Meeshaas ugu baxay.
  3. Beri markuu ninkaan camal noqdo yaala yaabin. Soomaali kuwii sheeganaaye ayuuba maahmaah iyo micnaheeda baroyaa.
  4. Plus ma ogtahay how much practicaly shilinkooda uu hoos ugu dhacay. Today boqolkii doolar waxaa lagu sarifaaye around 10,100 Kenyan shillings according to the folks. Meeqaa ku ogeyd boqolkii doolar lagu sarifo? 8,000? A few days ago it got around 10,700 to per $100 U.S. At the beginning of this year, it was around 7,900 to 8,000 per $100 U.S.
  5. That guy suu iska dhigay Soomaali badan aan ogahay too wey ka carari lahaayeen, let alone inay la fadhiistaan meeshuu fadhiyo. Suu iska dhigay qof Afrikaan uma eko, more like wax kale.
  6. They used to do what you described once in a while in Islii, but were restrained by dowladooda. Imagine if dowladda give them a go-ahead attitude or maxaa iga galay attitude. It is very possible and that is very unimaginable. I especially remember an episode where they killed a Soomaali boy they caught, claiming he was illegally in the city. When they realized he was wearing a heart-supporting equipment only because he showed them the UN-paid heart operation with legal documents, wey ku is istaageen on his chest si xaasidnimo ah. That was in early 2010.
  7. In the land of $2 trillion debt, Talyaaniga maxee kuu sheegayaan. They are practically broke, a short step behind Giriigga.
  8. Knight, this is more than what you are calling Asaaniya. I repeat: I hope Kenya inay ku noqoto meeshee awal fadhisay ee kasoo duuleen. But politically, I don't thik it will be possible. Eebboow amuuraha sahal.
  9. Especially Kismayu port. Apparently many goods such as sugar, flour, clothings and car/parts etc are cheaper in NFD than the rest of kenya cities because these goods are imported into this region through Kismayu port hassle-free and easily accessible. This is very true. Since the price of commodities skyrocketed in the last few months -- along with spiral downward of Kenyan shilling against U. S. dollar -- in Kenya, Soomaali badan ayaa kasoo gadanaaye Gaarisa waxyaabo badan. It was cheaper in there than in Nayroobi, especially sokorta. Its price was double and more in Nayroobi.
  10. Wixii xunba xaawada cusubaa leh -- Soomaalida. I hope qaraxyadaas dhacay inay intaas ku ekaadaan, sii balaaran and no Soomaali lasoo qaban. That is a very wishful in my part, though.
  11. Dad badan ayaa isweydiinaayo, Kiinya maxaa ka talaabsiiye xad beenaadkaas? Faa'ida uguma jirin, Soomaalida kusoo qaxday Nayroobi faa'ida uguma jirto. haba sheegin kuwii kale NFD u qaxaaye xataa waa wada hakadeen, isku socodkii NFD iyo Jubbooyinka. Kiinya inay iskaga soo noqoto meeshee awal fadhisay wax ka sahlan ma jirto otherwise it will only get worse, I mean especially askartooda markii meydadkooda lasoo celiyo ama qaraxyo waa weyn ka dhacaan Nayroobi. Taas Eebba ma keeno, and I hope inay Kenyaatigaas meeshooda ku noqdaa iyadoo meel fog la isla gaarin.
  12. A relative in Islii posted this on his Facebook page today. I am going to edit for clarity and brevity reasons. Galabta waxaan aaday oo socod kusoo maray Suuqa Islii ee magaalada Nairobi. Waxay ahayd sì ka duwan sidii hore, runtii waxay ahaayeen Soomaalida socotay kuwa fara kutiris ah halka awal ay ahaayeen kuwa aad ugu badnaa ama buux dhaafin jiray, qofki been badana uuba dhahayey meel cag la dhiga malahan. Hadaba waxan iswaydiyey dadka xagee ayey galeen? Yaab ani. Wadanka wax kuu dhaama malahan. Allow nabad kusoo dabaal Soomaaliya. Aamiin This is how it usually looked in Islii.
  13. It is times like this Farmaajo, not Gaas, loo baahnaa in uu ahaado ra'iisul wasaaraha Soomaaliya.
  14. Naceybkee Barbaarta u qabaan ayaa waxaas ka keenay. Waa laba daran mid dooro. Barbaarta naceybkooda in lagu ilaawo ma'aha cadowgaaga soo jiritaanka ahaa.
  15. Magaceeda waa Hargeysa Yareey, right next to Mareereey and very close to Jilib. I know its ABCs because the new wife always talks about it, Hargeysa Yareey that is. It is where she practically grew up and loves it very much. According to her, waa meel aad u qurxoon, wabiga dhinac ka maro oo wada beero ah. The downside is waa kaneeco miiran.
  16. Faafan;753988 wrote: PM Cabdiwelis view on Kenya "Kenya was forced to act" (Video) http://www.thestar.com/videozone/1075193--somalian-pm-speaks-to-the-star Dhadhaab is not Kenya, but an occupied region of Soomaaliya. Get that Mr. Prime Minister.
  17. So '90s internet discussion board games. Aah, waagaa waxaan internetka ku arki jiray qaarkiin 'dhaybar' loo xiri jiraa filaa.
  18. This site is moderated and has simple rules to follow. Please let us respect one another. And keep whatever beef you guys have had on another site on there. Don't bring it on here. Ma la ila fahmay?
  19. nuune;753246 wrote: Gaddafi's latest handwritten statement on his final day, here is the document: From the Guardian newspaper: The document, translated into English, states: "This is my will. I, Muammar bin Mohammad bin Abdussalam bi Humayd bin Abu Manyar bin Humayd bin Nayil al Fuhsi Gaddafi, do swear that there is no other God but Allah and that Mohammad is God's Prophet, peace be upon him. I pledge that I will die as Muslim. Should I be killed, I would like to be buried, according to Muslim rituals, in the clothes I was wearing at the time of my death and my body unwashed, in the cemetery of Sirte, next to my family and relatives. I would like that my family, especially women and children, be treated well after my death. The Libyan people should protect its identity, achievements, history and the honourable image of its ancestors and heroes. The Libyan people should not relinquish the sacrifices of the free and best people. I call on my supporters to continue the resistance, and fight any foreign aggressor against Libya, today, tomorrow and always. Let the free people of the world know that we could have bargained over and sold out our cause in return for a personal secure and stable life. We received many offers to this effect but we chose to be at the vanguard of the confrontation as a badge of duty and honour. Even if we do not win immediately, we will give a lesson to future generations that choosing to protect the nation is an honour and selling it out is the greatest betrayal that history will remember forever despite the attempts of the others to tell you otherwise." Rest in Peace, he was brave, and not Ben Ali or Mubarak, and others who accomplished nothing while they were in power, he built the country from scratch, and NATO with its cover rebels destroyed it, he was lucky to be here to see the destruction they caused! Nuunka, haye, run miyaa waxaan. Intee shabakada guardian.co.uk kaga qorantahay. Linka noo keenba.
  20. Allaahu akbartooda igu daran. Acuudi biilaahi. Jaahilnimo lagu dhuftay badownimo results such a barbarism. Si walba qof wax u galabsada ma istaahilo in saas loola dhaqmo, siiba odey wareersan u egyahay inta yar uu ka muuqdo cajalka. Hal dhaamo ku dhex jiro maala waaye. Eebbaa ma magangalnay, shartoodana Reer Liibiya Rabi haka qabto.
  21. Si heybadhac ah ayaa loo toogtay. It was a public lynching and execution, pure and simple. Qof damiir Islaanimo ku jirto taas ku farxaayana uma maleeyi in uu jiro unless qofkaas sick yahay, mentally. It is always Muslim leaders (haba xumaadaanee) being humiliated whenever la dilo, meydkoodana la faraxumeeyo. It is sickening. Eebba ha u dambi dhaafo, hana u raxmado. Waxaana u rajeynaa masaajidkaan uu Kambaala ka dhisay in uu ajarkiisa kaga heli doono aakhiro.
  22. Xaqdarro ayaa lagu dilay. Kuwa asaga ka daran oo moooryaan ah ayaa dilay, haddee awoodiisa camal heli lahaayeen kaba sii darnaan lahaa asaga. Wax ee dhaamaan maleh asaga inay kasii darnaadaan ma'ahee.