-
Content Count
17,641 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
It is not only ardeyda Xamar laga soo aruuriye. Aqri again qoraalka. Ardeyda gobollada kale laga keenay ku jiro. Of course, Xamar laga soo dajiye first, gobollada kale waa loo sii gudbinaa. Marka masuqmaasuqa iyaga dhan waaye, kuna jiro Faroole. Badanka dhalinyarada dib loo soo celiyay ayaa waxa ay yihiin kuwa ehel la ah xubna ka tirsan Dowlada KMG ah iyo waxa loogu yeero Maamul Gobaleedyada ee ka jira Gobalada Dalka.
-
Run ahaa. Magaca Faarax iyo Banaadiri intee iska galaan. Faqri iska dhehba. Qofka la taagan ciyaaryahankii Seyga Ruushka ahaa. Ma ogeyn in uu ahaa ciyaal Shangaani.
-
Ghana refuses to grant gays' rights despite aid threat
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Alpha Blondy's topic in General
What is ironic is that, to those same 'human rights' campaigners in the West, if they saw a 27-year-old man marrying a 15-year-old girl, they would feel repulsed. I can guess so. Where is that man's human rights. Oh, don't bring a 15 or 16-year-old isn't an adult yet tired excuse. -
Ciid wanaagsan dhammaantiin. N.B. - Jacbaro ayaa u qaabilsanaa howshaan, opening the twice annual Ciid threads asagaa u qaabilsanaa on here SOL ee adiga muu kugu wareejiye this one?
-
I don't know what this has to do with defunct SSDF jabhad. But anyway. Fadeexadi Ka dhalatay Qaab Maamulka Deeqdi Waxbarasho Ee Turkiga Booqashadii uu Muqdisho ku yimid R.wasaaraha Turkiga Recep Dayib Ordagan waxay keentay Rajo wanaagsan oo dhinaca Horumarka, waayo Turkiga waxa uu umada Soomaaliyeed u muujiyay dareen walaaltinimo oo cajiib ah, isagoona go’aansaday in aanu ku ekaan gargaar iyo quudin kaliya. Waxaa ka bilowaday magaalada Muqdisho booqashadii Ordagan kadib imtixaano loo galayo deeqo Waxbarasho oo ay dowlada Turkiga ugu tala gashay ardayda Soomaaliyeed, waxaana deeqahaasi u tartamaya dhalinyara badan oo ka baxday dugsiyada sare ee Dalka. Boqolaal dhalinyara ah oo aqoon wanaagsan leh isla markaana dugsiyada sare ka baxday ayaa ka qeybgashay imtixaanka laakiin waxaa hareer socday dhalinyaradaasi kuwa kale oo qaab Qabiil lagu waday, isla markaana la doonayay in ay Turkiga uga gudbaan Yurub. Xog baaris muda qaadatay oo ay sameysay Keydmedia.net ayaa lagu ogaaday in 72 ka mid ah dhalinyarada loo qaaday Turkiga iyaga oo aan aqoon laheyn isla markaana ay dhib ku tahay wax Akhriska iyo wax Qorista dib loo soo celiyay kadib markii imtixaano laga qaaday. Ka sakow dhalinyaradaasi aan Aqoonta laheyn waxaa kaloo jiray kuwa la siiyay Magacyo aan kuwooda aheyn isla markaana loo diiwaan galiyay Docoment-yo aan sax aheyn, waxaana kuwaasoo arintooda ay fashilantay kolkii leys dhinac dhigay Magacyada Wasaarada Waxbarashada ee Turkiga u diiwaan gashay iyo kuwa ku qoran Passport-da ay wateen. "Waxaan wajahnay ceyb aad u daran kolkaan tagnay Turkiga, waayo 72 ka mid ah ardaydii Soomaalida aheyd ayaa waxaa la soo gudboonaaday Fadeexad la xiriirtay in aanay waxna Qorin waxna Akhrin” sidaas waxaa Keydmedia u sheegay Axmed oo ka mid ah Dhalinyarada iminka wax ka barata Dalka Turkiga. “Qaarkood waxay isku dayeen in ay u baxsadaan dhanka Gariiga anaga oo ku jirna Xero weyn oo ay Dowlada Turkiga noogu tala gashay, taasi waxaa ka war helay ilaaladii xerada iyagoona war galiyay hey’adaha Waxbarashada Turkiga” ayuu yiri Axmed oo ka hadlayay qaab dhaqanka ardaydan dib loo soo celiyay. “Tani waa cuqubo ka dhalatay xaqeenii la musuqmaasuqay, waayo waxaa suurta gal ah in dhalinyaradan hada la soo celiyay in ay yihiin kuwii la siiyay Boosaskeenii” sidaa waxaa yiri Max’ed Barre oo ka qeyb galay imtixaanka loona sheegay inuu guuleestay balse xili danbe lagu wargaliyay inuu ku dhacay Imtixaanka oo hada ku sugan Muqdisho. Badanka dhalinyarada dib loo soo celiyay ayaa waxa ay yihiin kuwa ehel la ah xubna ka tirsan Dowlada KMG ah iyo waxa loogu yeero Maamul Gobaleedyada ee ka jira Gobalada Dalka. Musuqa ugu xoogan ayaa dhacay kadib kolkii uu dhacay Qaraxii xarunta hargaha iyo saamaha ee ay Ardayda badan ku geeriyoodeen, waxaana Qaraxaasi ku lumay Docoments-ka arday badan oo ku guulesyatay Imtixaanada. Lumeen? Xogaha hada la hayo waxa ay sheegayaan in Dowlada Turkiga kadib kolkii ay aragtay qaabka wax loo Maamulay ee Musuq Maasuqa uu salka uu yahay ay go’aansatay Muqdisho in ay ka hirgaliso Iskuul Hoose, Dhexe, Sare kaasoo ay u wareejin doonto deeqaha Waxbarasho ee ay Shacabka Soomaaliyeed ugu tala gashay. Wasaarada Waxbarashada gudaheeda waxaa ka taagan muran xoog leh oo ku saabsan deeqaha la musuq maasuqay, waxaana Wasiirka Wasaarad xiliya kala duwan uu damcay inuu Saxaafada u sharaxo qaabka wax loo musuqmaasuqay, laakiin xubna ka tirsan xogheenadiisa oo tuhman ugu xoog leh uu ku jiro ayaa diidan. Fadeexada la soo gudboonaatay dhalinyaradaasi Ardayda lagu sheegay ee nidaamka qaldan looga dhoofiyay Dalka ayaa waxaa aad uga xumaaday dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax ka barata dunida daafaheeda iyo gudaha dalka intuba, waxaana ay saameyn balaaran ku yeelatay sumcada dhalinyarada waxbarata ee Soomaalida ah. Sababta ugu weyn ee Fadeexadan ayaa ah mid salka ku heysa Qabyaalada iyo Nin Jecleysi, waxaana si tani looga fogaado loo baahanyahay in la helo dad caaqiliin ah oo ka fog caadifad Qabiil isla markaana uu hagayo caqli iyo aqoon leysku biiriyay. Hadaba Akhriste marka aad eegto arintaan foosha xun misna Fadeexada ah ee saameysay Ardayda Soomaaliyeed, saameyn intee la eg bay ku yeelan kartaa Ardayda Soomaaliyeed? Fadlan aragtidaada noogu soo Facebook . Xigasho
-
Azaaniya leader gandi visits Ethiopia for talks
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
And more, kursigaas qof buuxiyo waala layahayee. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke C/llaahi Yuusuf Sh. Ibraahin (guddoomiyihii Jabhadda Xoreynta Soomaali Galbeed) One thing they all have in common is, besides being stooges, they all look uncomfortable and their master is always in a very comfortable posit. Perhaps it was the setting, it was deliberately set into that way. -
Azaaniya leader gandi visits Ethiopia for talks
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Aah, another sycophant in the making, a fine, learned as that. Pleasing, reassuring the master in Addis. The only question is, will he be made to sit the 'infamous' chair? This chair: Shariif Sh. Axmed Shariif Xasan Geedi Nuur Cadde Riyaale Faroole Aaden Madoobe Siilaanyo -
Sheekh C/naasir Jaamac si fiican aan isku naqaan. Rabi ha u sahlo. Waaba naxay sawirkiisa markaa arkay. Off topic, waxaan xasuusataa back in 2006, how he preached against Maxkamadaha waagaas soo shaac baxay. Some people wey la yaabi jireen, but his prophetic words run noqotay inay dagaal iyo balaayo kale keeni doonaan. I was with him. He was hardcore anti-violent, especially in the name of our diinteena suuban. ______________________ Family and friends should show their refusal and protest against am detention of their fellow citizen. The man is a hostage; he is not accused of any crime. Egypt receives aid from the Canadian government from the taxes that the Canadian citizens (Including Somali Canadians) pay. Maryooleey Canadians you need to pressure your government to do something. So far they did nothing (remember Bashir Makhtal). Raise your voice. As for the said man..He needs to be faced. After that maybe a petition will do it. Cawaaloow, dowlad xun oo diinteena neceb ayaa maamulka Kanada heysato sanadahaan. Ra'iisul wasaaraha dalkaan ayaaba laga haayaa in uu yiri two months ago what he considers to be the biggest threat Canada faces is 'Islamicism.' Waala ogyahay wuxuu ula jeedo.Marka qof neceb diinteena maaba axsaan in uu kuu qabto ka sugee. The courts can help, though.
-
I don't like the duplicate Slovak flag I see on here. Come again and wax cusub la imaada. Magaca too ma soconaayo and it ain't new either. But waala iska riyoon karaa, I guess.
-
Dhulkii xumaa, hawadii xumeyd iyo dadkii xumaa kusoo noqday, abaayadiis. Islii waaba loo xiisay. Sawirada can be seen still, perhaps xagaaga cilad ka jirto.
-
Ayaa dilay oo dagaalay Ayaa duur kulul ku jeexay Ninkii dilay ee dagaalay Ninkii duur kulul ku jeexay Dagaal baa naga dhexeeya Hooyaa jecleyd tan. Tan iyo sheekooyinkii Beenhawaas. Ar maxaa sheekooyinka Beenhawaas jecleen markee noo sheegi jirtay.
-
A_Khadar;755615 wrote: I wonder if they already captured Beled Hawo yet? Where is this town Bwale ? They listed far a part towns in distance so I am not sure how Kenyan's air raid can cover this fast territory Bu'aale ayuu misspell gareeye. It is a town close to Saakoow and Jilib. Jacfar and Bashiir, fadlan naga dhaafa aflagaadada. Si xishmo leh haloo doodo ama hala isdhaafo.
-
Geedi socod wacan, duqa. Eebba hakuu sahlo. Keep us posted.
-
Dad dhoofnimo ciil u qabo waaye. Hal toddobaad kama soo wareegsaneyso waa in midkood uu dhoofaa ugu yaraan ama laba. Hal toddobaad dalka kuma sugnaan karaan sadexdooda. Mid walba meel ayaa looga yeerayaa. Mid Nayroobi loogu yeeray, wax uu ogeyna iska saxiixay; mid Kambaala farta loogu soo fiiqay, ciyoowna ku dhoofay (probably la leeyahay haka soo horjeesan duulaanka Kenyaatiga); haddana waaba kuwaan labadaan isa sii raacay Sacuudiga, hunguri doontay. Runtii Soomaali hoggaan ku sheeg kala daran ayaa lagu habaaray. Eebbaa noo maqan.
-
Hooyo loo xisaa ku xambaartay Xilkas baa ku dhalay ii xeerbeegtideeyee Xiddigtaan hablaha ka xushaa tahoo Xor jaceyl ah baa isku keen xiriiryee Sidii xaakim baan kuu xaqdhowrayaa Xeerbeegti baan kuu xushmeenayaa Xabiibtii, xabiibtii, xabibtii Xayaati qalbii xayaatii
-
Sir ayuu qarxiye, sir qorsheysan ayuu qarxiye. It doesn't mean inay Kenyaatiga u socdaan those degmooyin, but others are planning. You can guess who 'others' are.
-
TFG PM blesses Kenyan invasion, says Sharif's in Agreement
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Siyaasadda Soomaaliyeed waa laga hadli karaa, taas dhib malaha laakiin adiga you invested all your eggs in Shariifka. Following and believing an individual mostly (and probably all) leads huge disappointments to one's expectations. Marka shaqsi kaliya lama taageera, dalkaaga, dadkaaga iyo diintaada waxaa isleedahay u roon la taageeraa, not individuals. -
Sorry Seems To Be The Hardest Word
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Bluelicious's topic in General
Abaayo, adiga iyo magacaaga waaba ka helee ma kugu dhici karaa. "No???!!!" Oh, soori, my bad then. Raali noqo mar labaad iyo sadexaad. See, an example ku siiye how it is easy lagu raali bixiyo. Nothing wrong being sorry, haddaadan qaladkaaga qiraneynin xataa. -
TFG PM blesses Kenyan invasion, says Sharif's in Agreement
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Let us not go there, please. I just shared what I was told when he was appointed, which I didn't believe and still have my doubts about it. In no way am I saying he is mentally unstable. Marka let us not go far. -
Mahdi Hassan Ali gets life sentence with no parole
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in General
Wiilashaas ilma'adeerada ah uu dilay Hooyo ayee distant qaraabo ahaayeen, and she knew aabahood. I was with her in Nayroobi that day, and she was physically shocked. Aad ugu naxday. Unfortunately for the family, another brother of one of the victims was gunned down in a sunny morning day earlier this year in Islii. Unbelievably, this other brother too was a cashier at a store in Islii and was killed in the store. -
TFG PM blesses Kenyan invasion, says Sharif's in Agreement
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Nuunka, qof seriuos ah ayaa yiri, I didn't believe him, but he was darn serious. I still have my doubts about believing that person, but what the ra'iisul wasaare does and is doing sometimes makes me wonder sometimes. Waxyaabahaan camal qof ra'iisul wasaare Soomaaliyeed laga sugaaye ma'aha, especially a very learned and highly educated one like him. That is what is making me question his ability. -
TFG PM blesses Kenyan invasion, says Sharif's in Agreement
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in Politics
I raelized I shouldn't encourage unmitigated slander of people, especially with unproven allegations. For that, it is better to edit. -
They would probably feel what they intended others to feel. This image and others are publically available on Facebook. Also the occasion was public. So whoever put it on there intended it to be public. Halloween iyo maryooleey iskuma haboona. Eniwey, to each his/her own. But we have a right to yaab at whoever we want, same as if lala yaabi lahaa if we see a maryooleey dressed in a Santa costume.
-
Maryooleey cirowday 'Halloween' u dabaaldageyso. Yaab ahaa tana.
-
Norway oil interests push Kenya into Somalia proxy war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Can this be the same Norway? Wax ayaa qaldan, either that there are two Norways mise hal Norway laba dhaqan u kala dhaqmeyso ayaa jirto waxa inta ku qoran haddii la raaco. Norway's fund sharpens ethical investment rules OSLO, March 2 (Reuters) - Norway has lauched revised ethical guidelines for its $450 billion fund, Europe's biggest equity investor, putting increased emphasis on active ownership of the fund's investments, the finance ministry said on Tuesday. The central bank-managed fund follows ethical guidelines set by the government and, in the past, has excluded companies that produce nuclear weapons or cluster munitions, damage the environment or abuse workers' rights. In January, Norway dropped 17 tobacco companies, including top cigarette makers for ethical reasons, introducing tobacco production as a criterion for exclusion. "The new guidelines for Norges Bank include a new, ambitious requirement of generally integrating considerations of good corporate governance and environmental and social issues into investment activities," finance minister Sigbjoern Johnsen said in a statement. The fund's ethical guidelines from 2004 have been replaced by two new sets of guidelines: one on work linked to exclusion and observation of companies, and one for work on responsible management and exercise of ownership rights, the ministry said. It said new guidelines also enable a slightly broader assessment of the situation before a company is excluded on grounds of grossly unethical behaviour, adding active ownership might reduce the risk of continued violations. "We monitor the companies that have been placed on this watch-list closely to see if they implement measures to remedy the situation before we make a final decision on whether to exclude the company or not," Johnsen said. The ministry said new requirements have also been defined regarding transparency and reporting in Norges Bank, adding the fund was implementing an environmental investment programme and a research project on climate change. The fund, which invests the Nordic nation's oil and gas wealth in foreign stocks and bonds for future generations, holds more than 1 percent of all global stocks. As an owner of 8,000 companies, it voted on 68,724 items at 7,871 general meetings in 2008. Last October, the fund attacked carmaker Volkswagen's planned takeover of Porsche as costly and opaque, urging it to cancel the plan and asking for an independent appraisal of its assets and debt. It also submitted shareholder proposals at four U.S. companies requiring them to have an independent chairman and separate the role of chief executive and chairman. Known as the "oil fund", Norway's Government Pension Fund -- Global is the world's second biggest sovereign wealth fund after that of the United Arab Emirates. Xigasho