-
Content Count
17,576 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Xarakada shabaab oo magaalada Baydhabo ka mamnuucay omeyga Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa gawaarida loo yaqaanno homeyga ka mamnuucay inay ka dhex shaqeeyaan gudaha magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Maleeshiyada ayaa xabsiga magaalada Baydhabo isgu geeyey ku dhawaad toddobaatan gaari oo nooca Homey-da ah, iyagoo ku wargeliyay inaanay ka dhex shaqeyn karin gudaha magaalada. Abuukar Xasan ka tirsan milkiilayaasha garwaarida ayaa Bar-kulan u sheegay in baabuurtooda si qasab ah lagu kaxeystay, iyadoo aan loo sheegin sababta. Wararka qaar ayaa sheegaya in maleeshiyada ay doonayaan in gawaarida ay kaga daabulaan magaalada baydhabo dadka abaaraah uga soo barakacay si ay dib ugu celiyaan deegaannidii ay horay uga soo barakeceen. Xigasho -
Hilowloow, meeshii ma gaartay?
-
Somali PM meets with President Obama (Picture)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
This man met Obama. I met this man, shaking his hand as well. Does that mean I also met Obama in a one degree separation? -
LoL, Soomaali. Runtii this link si kadis ku arkay, xataa the title of this thread is borrowed from that site. Eniwey, dankis. I am indeed enjoying.
-
Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay - Khutbadaii Sh Maxamed umal
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in General
Barbaartuu baraarujin jiray ayaa bahalo waa weyn ku noqday. Umul wuu ka aamusi jiray waxyaabahee geysan jireen sanado kahor, that is until asagiiba ku sheegeen in uu 'murtad' noqday markuu booqday Xamar in 2009. Better late than never. -
Bakool iyo Muqdisho oo la kala go’doomiyay BAKOOL (KEYDMEDIA) - Kooxda shabaab ee ka talisa gobalka Bakool ayaa amar ku bixisay in aanay dadka ku nool gobalkaasi u soo socdaali Karin magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah saraakiisha shabaab oo ka hadlay masaajid ku yaala gobalka Bakool ayaa sheegay in aanu qofna u soo socdaali Karin Muqdisho waxaana uu xusay cidii socdaal lagu arko in ay ciqaab mudan doonto. Waxaa kaloo sarkaalkan u hadlay Shabaab uu sheegay in xittaa lala socon doono dhaq dhaqaaqa telfoonada isla markaana qofkii telfoon kula soo hadla qof ka tirsan ama ka agdhaw dowlada si weyn loo ciqaabi doono. Tani ayaa sababteeda lagu sheegay in saraakiil badan oo ka tirsan ajaanibta hogaamisa shabaab in ay ku qul quleen gobalkaasi. Xigasho
-
Haye noo sheegba what your 'instinct' ku leedahay. We are learning. Buug iyo qalin waala haayaa. Bal soo daa what your 'instinct' tells you.
-
Jiko Soomaalida kaliya inay isticmaalaan moodi jiray ileen Sawaaxiliga Reer Kenya wey isticmaalaan iyagana. 'Jikooni' ayee dhahaan. They also use 'hoodi hoodi' (knock, knock) saa anaga u isticmaalno. Yaab.
-
Oh, I forgot you were an underage. Laguuma tala galin, igaarkeey. Soo barbaar yaah. Haye dheh.
-
So wax maka faa'iday so far.
-
Actually, 'shukumaan' waa Talyaani asagana. Talyaaniga dhaho 'ashukumaano.'
-
Duugteeda oo shalay ka dhacday London. Eebba ha u raxmado, janadiisa fardowsa haka waraabsho marxuumadda mar kale. Reerkeedana samir iyo iimaan. Dadkaas tirada badan isku soo baxay, waliba ku jiraan dad caan ah, waxee kuu sheegeysaa see marxuumad Faadumo Qaasin Hilowle magac iyo heybad weyn ugu dhax lahayd dadweynaha Soomaaliyeed.
-
I came across this link while browsing that Soomaali music site. The articles kinda cracked me up. Marka haddaa rabtid 'sirta sariirta' iyo waxa ku saabsan oo aad xaas leedahay ama guur u socotid, ka faa'ideyso.
-
Aan/baan iyo waxa la mid u dhow waa lahjado gobollo gaarkood looga hadlo. Marka naxwe ahaan iyo waxaas lama xiriirto. Marka waa lahjad kala duwanaanshada. Tusaale ahaan, dad qaarkood yiraahdo 'waxaan aan ahay,' qaar kalena 'waxa baan ahay.' Inkastoo 'aan ahay' dadka dhaho badanyihiin, haddana dad kale 'baan ahay' yiraahdo jiro. Yacni waa sida: Katabaan/takabaan, suxul/xusul, ninac/nacnac, sharqaan/xarqaan iyo kuwa kale. Dadba si ayee u dhahaan.
-
The Begining of the End-Rebels in Tripoli
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Sirte laba biloodba waa loo socdaayee sheekada in la qabsan la yahay u egtahay. Bishii hore lahaayeen magaalada gudaha u galnay, wali magaaladana lagama saarin kooxda kale. Sheekada inay saan noqoneyso waala iska ogaa, wixii Ciraaq ka socday 2003-2008 isku badali doontaa. Sirte laba qoys walaalahey ah ayaa deganaa from mid '80s to late '90s, oo ciyaalkoodana ku dhaleen Sirte. Waxee dhaheen Reer Sirte waa dad ad adag, Qadaafina aad u taageera, tolkiisana ahee. Been been ma looga qabsanaayo. -
Pictures: Somalis in Chicago as early as 1915
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Pig's topic in General
Haye, jacburiskaa heysid soo daa. Bog cusub ha furinee inta kasii wad. N. B. - Kuna soo dhawoow goobtaan, waaku cusubtahay waa arkaa. -
Abooto ayeeyada koowaad lagama wadee waa ayeeyo labaad. Great-grandmother, get it? Beed, xabxab, xabuub -- waxaan waa iska wada Carabi. Wali musqushii ayaa ka tagtay 'xamxam' dhahaan dadka qaarkiis. Mudalab waa Carabi iyadana laakiin ereyga Reer Koonfurta isticmaalaan (kabalyeeri) asagaba Talyaani kasoo jeedaa.
-
Jolie-Pitt donate $340K to Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Crystal_Clear's topic in General
Nice. Wey ku mahadsanyihiin. -
Turkiga Eebbaa Soomaalida u soo diray
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
-
Fartuun Cumar ma yareysato iyadana.
-
Hodan Cali Cilmi. Heesaha cusub ee gabadhaan soo saarto badanaa waaka helaa. Heesaha Shamsa Max'ed Food si aad ugu dambeeyaa iyagana. Sida tan hoose iyo tan kore. Sababaha aan Shamso heesaheeda u sii jeclahay waxaa ugu wacan iyadaa qorato heesaheeda.
-
Qofta caadi uma eko, boolal ayaa dibicsan. Nuunka, Waayahaya Cusub warkoodaba yaa maqlo. Reer Nayroobi wey ka caajiseen dadkaas.
-
Turkiga Eebbaa Soomaalida u soo diray
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Turkey evacuates dozens of Somali blast victims MOGADISHU (Reuters) - Turkey evacuated dozens of severely wounded blast victims from the Somali capital Mogadishu on Thursday, two days after a suicide bomber killed 72 people in the rebel al Shabaab group's deadliest attack since launching an insurgency in 2007. The truck bomb wounded more than 100 others, many of whom suffered severe burns and broken limbs, overwhelming the coastal city's ill-equipped hospitals. African peacekeepers said a lorry laden with drums of fuel rammed a checkpoint outside a checkpoint housing government ministries, where students had gathered to register for scholarships offered by Turkey. Keen to strengthen its relations with Africa, Turkey has ramped up its aid presence in famine-struck Somalia and promised major infrastructure projects in the capital. "Some of them are unconscious. These 36 victims are the first (to be evacuated) among those who are in a serious condition and can't be treated here in Mogadishu," Justice Minister Ahmed Ugas Bille told Reuters at the airport. They were expected to arrive in Turkey later on Thursday. Turkish Prime Minister Tayyip Erdogan visited Somalia in August as part of his country's push to deepen its ties with Africa. The al Qaeda-allied rebels pulled most of their fighters out of Mogadishu in August but warned Somalis of further strikes on the city. "Al Shabaab's heinous attack in Mogadishu shows utter disregard for civilian life," Daniel Bekele, Africa director at Human Rights Watch, said in a statement. Xigasho -
Turkiga Eebbaa Soomaalida u soo diray
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
And they did. Dhaawacyo loo qaaday dalka Turkiga Turkiga abaalkee Soomaalida u fashay waligeeda lama iloowi doono. I hope a future government will name an avenue weyn Xamar ku yaalo after Turkiga. It is the least we can do.