Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. The usual suspects. I never understood the gender wars on SOL. Ten years joogaa, waligeyna kama qeybqaadan. I don't know why. War Dhubad, soo dhaaf, widaayoow. Arlaadi maa jirtay?
  2. Maxaa indhaheeda baluug loogu dhigay, mise waaba cagaar waxa? Kaca dheh.
  3. Gaacuur;757482 wrote: 4.5 ma aha cadaalad, mana aha Xal.. laakiin xilliga la joogo waxaan jirin wax kale oo lagu heshiin karo si dawlad wadaag ah loo samaysto.. waxaana ay dhamaan doontaa marki la helo nidaam Axsaab ah oo codeyn lagu tartamo taasoo wax badan ka dhiman yihiin.. Waxaa lagu maahmaahay lan alifsheey humaadi albaqri miki toosaaw. Caddaaladdaro xal ma keento. In fact, waxaa aaminsanahay Soomaaliya waxa ka dhacaayo inay keentay nabsigii iyo habaarkii iyo inkartii iyo nacladii Eebbaheena necbeysay: Ku tumashadii iyo takoorkii la saaray dad walaalaheena ahaa, oo isku isir, isku af iyo dhaqan iyo diinba wada ahayn in la wada takooray. Nabsigaas dalkeena la degi la yahay, xaqdarada laga galay, lagana galaayo wali weyn. Can one believe in dadkaan hoos aan ku xusay inay 'bar' Soomaali yihiin (qaarkood Rabi ha u raxmadee): Faadumo Qaasin Cumar Dhuulle Axmed Naaji Sacad Bacalwaan Tubeec Dheere Xaaji Dheere (dhalinyaradii SYL aasaastay ku jiray) Maki Xaaji Banaadir Nuuraani Cabdi Tahliil Warsame Saalim Saciid Saalim Yaaka dalkeena jeclaa dadkaan sharafta lahaa, lehna
  4. Saf buuxsamahaa leedihiin xee ahayd? Meesha waaba barxad weyn lagu wada tukanaayo. Salaadda Ciidda ahayd u maleynaa. Marka barxad buuxsantay uma eka ee wax sabab kale ula jeedaan.
  5. Cawaantaan oo fursad kuu helay walaahi wax kaa celinaayo maleh. Soomaalida guryahooda ugu galeen xataa as you can see from the video. Guryahaan waxee u dhowyihiin xaafadaha Kenyaatiga kale deganyihiin, I think. Xaafadaha wada Soomaali ah ma isku gali karaanee.
  6. It wasn't the link. His title on this thread had clan names. He could've just have linked and left it as it is.
  7. Valenteenah.;757175 wrote: Whaaat?! Cawaantaas ilaahay ha inaga hayo. Markii election-results-ka la isku dilayey, did you see sidey faashka ula dabo ordayeen their own neighbours? Waaba iyagoo faash la soo galay islii, Allahuma najaynaa. Dadkaas dad caadi ma'aha. Dadkana kama naxaan, too much mob mentality qabaan. Midkii tuug la qabtana si xun u jirdilaan, if not burn him to death intee tire madaxa u giliyaan. Nuunka, xaalka ma sahlanee Eebba hanoo sahlo amuuraha, cawaantaasna Rabi haka badbaadiyo dadkeena.
  8. Magacaabida qabiillada looma ogola for a simple reason: Caay iyo aflagaado. It brings more caay iyo aflagaado than positive aspects. Soomaali qaarkood aflagaadeynta qabiillada ayaa drugs u ah, addicted to it. Waa iska their mentality. It is better to ban it outright than allow it. And it worked well for the last ten years. By the way, I had seen you intentionally posting clan and subclan names on here. I edited them out too many times ee marka don't post any clan name. Just don't, baliis.
  9. Dadkiina cusub, magacyada qabiillada meeshaan la soo shirtagay, you know it and I do know meeshaan rules ka jiro. Qabiil magacyadooda la qoro waa ka rooko, waa ka mamnuuc. Meeqa mar la idiin sheegaa. Don't post any clan names, not even its first letter. Be warned.
  10. Dil ruux Soomaali, Ilaahay wuu kuu dambi dhaafayaa Dhallinyaro Masiixi ah oo dhinaca diinta mitid ku ah una dhalatay dalka Kiinya, ayaa shabakadda facebook-ga ku faafisay fariinta ah "Dil ruux Soomaali, Ilaahay wuu kuu dambi dhaafayaa." Ereyadaasi oo ay ka muuqdeen nacayb aad u daran, waxey ahaayeen guubaabo cad oo dhinaca diinta ah "FATWO" loona gudbinayay ciidamada Kiinyaanka ah ee soo galay dhulka Soomaaliyeed. Haddii ay dadkii shacabka ahaa sidaa u fekerayaan, dowlad dhaqan keeduba Masiixi yahay, maxey ka qaban kartaa arrinkan dagaal hurinta ah ee dhiigga lagu saadaalinayo?. Qofka dawanka kaniisadda aaminsan ee qoortiisu ay ku xiran tahay calaamadda amaba sumadda isdhaafka macatabka sow markiiba qaadan maayo guubaabadaas?. Dowladda iyo dadka Kiinyaanka ahba waxaa la gudboon iney qaadan tallaabo muuqata oo looga hortayo guubaabadan dab hurinta ah, sidoo kale dowladda iyo shacabka soomaaliyeedna, waxaa laga doonayaa degganaan iyo hubsiino, si aysan seefta uga hor marin ereyo hadhow kutiri kuteen noqon kara. Faafinta fariintan ayaa ku soo beegmeysa xilli Soomaalida ku nool dalka Kenya ay soo wajahday cabsi iyo hanjabaadyo kaga imaanaya dadka Kenyanka ah. Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah kooxda Alshabaab ee ku sugan koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo falal amni darro iyo afduubyo ka geystay gudaha dalka Kenya. Xigasho
  11. Marshaale Muudeey Mayaangaale Maadeey Awmalaaq Maroodi Majiijiyoow Mukulaal Karooroow Waxaasaa magac la dhahaa.
  12. omar12;757127 wrote: that true, we do need a muslim cosby show, only thing people know about muslims is Iraq, and afganistan, and terrorism. it needs to change. Here.
  13. My sister had an internet connection at her home in Xamar. That was 2003. She paid around $23 per month. Would it surprise you now? Soomaalida Soomaaliya joogo dadka adduunka ka dambeeyo ka dhigtee. Some of them have access to the fasted internet connection in the continent, ha moodin dad dambeeyo.
  14. Immigration officers in Kenya waa lagu yaqaan against Soomaalida. I don't blame them, I blame ourselves. Anagaa isku keenay saan in naloogu dhaqmo. Waa meel walba, some are just worse. Things like this happen in Ugandan airports, too. It used to be easier for Soomaalida there, no longer now. The Ugandan customs sometimes are worse than those that man Jomo Kenyatta airport. Dowlad noo doodeyso maleh, dal free, bilaa qash qashaad ku galeynana aan booqano maleh. We are the new Gypsies. We made ourselves to be that so. I hope gabadhaas Shukri la dhaho inay sii daayeen. Beentooda waaye baasaboorka kama qaadi karaan. I think Kenya ku cusbeyd, oo hadda ugu horeysay. La iskuma waal waalo, tartiib loola hadlaa lee. Inay Soomaalida qash qashaan wey jecelyihiin and it is worse markii la dhoofaayo. You will see it when you go back. Qofka hadduunan garaneynin dabeecadda Kenyan customs cabsi weyn ku soo dageyso. They like that, that fear they cause against innocent Soomaalida. Inay dhibaan oo ka walwalsiyaan Soomaalida ayee jecelyihiin. I also realized they are secretly jealous of Soomaalida, jealous because of Soomaalida having Western passports and meel walba ka dagaan, aadaana. They also believe those same Soomaali with Western passports are darn rich. They sometimes say into your face so, so unprofessional way waliba. I especially remember a cousin of mine who visited there in this past summer. She and her four children ayee ahaayeen. That same month, the visa fee was changed from $25 to $50. So they asked her to pay $250 for visa, including the children's visa fees. When she asked if the children don't have fee-waiving visa, they told her even if it was that case, why would it bother her. You 'people' are rich ayee dhaheen. 'People,' of course, meaning Soomaalida baasaboorka Reer Galbeedka wato.
  15. Bil ku dhawaad ayee Afmadoow u socdaan oo u jirto wax ka yar 20 kiilomitir meeshee hadda ku suganyihiin. Awalba waxba iyagoo hubsan ka gudbeen xad beenaadkaas. This spokesman's misplaced arrogance la yaabaaba. All his twitter messages islaweyni laga dhadhansan karaa. Eebboow Kenyaati Soomaaliya iyo Soomaaliba haku jees jeesteeyo asagoo soo duulaayo - tanaa dhaceyso isma dhaheynin.
  16. May he perish in Hell, and may his supporters/followers perish with him in Hell, Amin! Bisinka iyo burdaha. Maxaa keenay habaarka saan u xun.
  17. Aaliya, she asked you if not a single sawir of you without xijaab or qamaar exists. I guess it does on somewhere. Marku qarxiyaa. Indha adeygnimo 101 iga dheh.
  18. Degmada Xamarweyne, 04/11/2011. People enjoying their Jimco. Meesha inay Geellaq tahay u maleynaa.
  19. Showqi, qofta hoos ayee ka aqrineysaa heesta oo qoran. Mar walba hoos ayee fiirineysaa. Laakiin heesta wey keentay. Deeqa Axmedba iyadaaba ka cod fiican.
  20. C/qaasin Salaad lives in Qaahira. C/llaahi Yuusuf lives in Sanca. Kana, Riyaalahaan, wuxuu deganyahay miyaa another foreign city. Kii Soomaaliya hoggaamiyo rababa in uu degnaado ma rabo marka xilka ka dhamaado. Intee hoggaanimo sheeganayaan bas ayee joogayaan. Aawey Geedi? Aawey Nuur Cadde? Aawey Ina C/rashiid Cali Sharmaarke? Aawey Cadde Muuse? Aawey Farmaajo? Halkood dalka ma degano. Heck, even ex-warlords qaarkood dalka ma degano, sida Qanyare, Shaatigaduud, Cali Mahdi, Max'ed Dheere. Badankood Nayroobi wada dhoobnaayeen.