Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,710
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Haweenka Hurdada Badan Furiin Ayey Kasbadaan Haweenka kuwooda hurdada badan waa kuwa ugu furiinka badan, inkastoo haweenku simneen hadana Alle dabeecadaha muusan ka dhigin kuwa ay ka wada simanyihiin dhamaantood waxaa la xaqiijiyey daraasad dhawaanahan lasameeyey in haweenka hurdada badan ka kasbasha fududyihiin furiinka kuwa kale. Daarasad gaaban oo lasameeyey ayaa lagu ogaaday in haweenka lasoo furo ubadan yihiin kuwa waqtiyada qaar iska hurda daraasadan oo xaqiijisay arinkan ayaa ka hadashay in hurdada badan ay dhaafineyso waxyaabo muhiim u ahaa dhisnaanta gurigaaa. Subaxdii oo hurdada lagu daahaa waxay sababtaa in haweeneydu ka caajisto abaabulka agabka guriga sida quraacda iyo kala hagaajinta guriga waxayna ugu danbeyn sababsataa in muran badan ka dhasho hurdadaas dabadeedna lagu kala boodo gurigaas. Waa talo cajiib ah, dumaroow iska yareeya hurdada badan waxay sababi kartaa in aqalkiinu si sahal ah ku burburo waana daaqad dhaxani kaasoo gali karto hadii aadan ka taxadarin. Xigasho
  2. Bad kaamira. Maxaaba fiirsanaa it blinds you. Too iftiin. Nomad is Nomad,,,,,It is in our blood.... Farming has nothing to do with nomadism. Geeljire folks in Soomaali context do not farm at all. Other xoola dhaqato laga yaabaa, which is pastoralism and different from nomadism.
  3. Well, ciyaal xaafadnimo kuma soo marin. So you never understand. Waa loo baahanyahay ciyaalkaa lasoo kortay inaa aragtid ama la xiriirtid mar kale, regardless however long it took. Facebook facilitates that.
  4. Soomaali dhan ayaa isku baahan, kan jooga Jabuuti ilaa kan jooga Gaarisa, tan joogta Raaskambooni ilaa tan joogta Raascaseyr -- kuligood wey isku wada baahanyihiin, la iskama maarmo. Iskaashi, isbiirsi, isbaheysi, midnimo, wadajir iyo walaaltinimo Soomaaliyeed inuu ka dhaxeeyo waa laga maarmaan. However, few cuqdad dishay ayaa isku diraayo Soomaalida, qabyaaladnimadana colaadda jirta ka faa'ideysanaayo. Soomaalinimo lama kala goyn karo, kii ku riyoonaayo taas yeenan nightmare ku noqon.
  5. Aaliya, for someone who says who does not like facebook, yet you spend quite a lot of time searching any article, video, et cetera, that disses facebook. Is it love-hate relationship miyaa? Facebook wax weyn ma'aha. It is just another social portal and anaga haddaa Soomaali nahnay, especially Soomaalideena scattered around the world, it certainly helps and makes it easier to keep and stay in touch. Dad badan ayaa ciyaal xaafadooda aynan ka war maqlin in 20 years ka helay facebook.
  6. The name sounds like an Italian bistro or something. Perhaps mafia deal gone an unexpected way.
  7. Sawirkaas internetka caan uu ka yahay. I think sawirka ugu caansan in uu yahay sawirada internetka ee Soomaalida u maleynaa, if not being second. Sawirkana wuu ku haboonyahay meeshaan.
  8. Faarax Macallin: "Ma dhici doonto Kulbiyoow in Xamar looga taliyo. Ninka saas ku riyoonaayo ha iska hilmaamo" Inta ka dhageyso. Intee looga talinaa marka? Nayroobi? Shuush.
  9. Cambuulo iyo bun;760749 wrote: aniya waxaas la yaabanahe kuwaneetii Ethiopia ii kiinya minikooda kuso dhaweehayo raali neh ka eh, wadanka minii imaadane xaal ma la imahayan, waas kasii dare maahine xabad kordhin ma karaan, igaarta wareersan neh waas xogeesahayan Aaheey, Aymaano Caddeey waa hadashay yaas u sheegaayo hee dadkaas wareersan.
  10. Bilicda gabdhaha Soomaaliyeed Miyi iyo magaalo meel kasta oo ay joogaanba bilicda ama quruxda gabdhaha Soomaaliyeed, wey isu dheelli tiran tahay, marka asal ahaan dhanka midabka laga eego madow iyo maarriinba, waana mid jalleecada indhaha soo jiidaneysa siiba hab dhismeedka jirkooda iyo gaar ahaan muuqooda guud ee ilwaadda leh. Damiirka ayaa i faraya inaan qiro horyaalnimada astaanta bilicda iyo bidhaan wanaagga, hablaha Soomaaliyeed, waayo dunida oo dhan baa qirsan hannaan qurxoonida filsamida dumar keenna oo ku soo baxaya huga dhar xirashada nuuc walba oo ay ka qaataanba. Sida ay abwaannada iyo wax garad waaya arag ahiba qabaan, gabadhaha Soomaaliyeed ee xurmada mudan tilmaan ahaan, waxey ugu qurux badan yihiin, marka ay xishood dartii farta dhexe la qaniinayaan ee ay dhabanka si dadab ah u sii jeediyaan, iyo marka ay sida kalsoonida leh u sheekeynayaan ee ay farxadda la dhoolla caddeynayaan. Eeg gabadhaha Soomaaliyeed filsamida ka muuqata marka ay sitaan dharka hiddaha iyo dhaqanka, siiba boqorka iyo dhaclaha, cunnaabida, kuusha iyo makowga, sidoo kale bal isha la sii raac marka ay xiran yihiin ( dharka alindiga ah nuucyadiisa kala duwan ) . Adiga oo aan ku talax tagin indhaha la raac marka ay xjibaan yihiin ee ay ku hor marayaan quruxda ka muuqata, bal hoos u sii bacleel oo il qooraansi ku eeg marka ay guriga dhex joogaan ee ay sitaan diraca nuucii ugu danbeeyay, gaar ahaan baac weynaha, aan ku weydiiyee, ma cid ka qurux badan baa jirta?. Quruxda hablaha Soomaaliyeed, waxaa laga amaanay ilaa iyo hey'adda filimada sameysa ee holywoodka, waxeyna jariiradda ( The New star ) gabdhaha soomaaliyeed ku sheegtay ” in ay yihiin kuwa dunida ugu sarreeya dhanka quruxda iyo midabka, inkasta oo lagu soo lamaaniyay gabdhaha reer itoobiya, haddana shirkadaha daneeya filim sameynta dalabkooda koobaad ee xilligan waa gabdhaha soomaaliyeed. Sidoo kale hablaha soomaaliyeed waxey horyaal ka yihiin bilicda iyo soo bandhigyadda carwooyinka dharka (modell ) waayo gabdhaha daadihiya ee gar wadeenka ka ah ayaaba soomaali ah, waxeyna ku kasbadeen bilicda uu ilaahey siiyay mullaaxda midabka maarriin dhalaalka ah iyo midabka madow labeenta leh. Qurux kaliya maahee gabdhaha soomaaliyeed intaa karti wax qabad baa u sii dheer, waxaanse gabdhaha kula dardaarmayaa meel kasta oo ay joogaanba "anshax wanaag ay ku mateli karaan magaca dalka iyo dadka soomaaliyeed” gunaanadka hadalkuna waa tixo ka mid ah abwaan hadraawi heestiisii aheyd hablaha geeska afrika: Hablo weerar geli kara Gobanimana hanan kara Hablo talada goyn kara Garta madal ka niqi kara Garashana isaga mid ah Quruxdana ka wada gob ah Gees keenna mooyee Geyi kale ma joogaan. Waxaa qoray heesaaga weyn Bashiir Cali Xuseen
  11. Wiil Cusub;760512 wrote: True but he doesn't claim title PROF and nobody expecting solution Cabdi Ismaaciil Samatar doesn't only criticize, but is offering where we can find the solutions. He is part of the solution, so are you? Do you have solution yourself? No? Jidka banee hee. Mise you are only against him because he is an eloquent anti-secessionist.
  12. Kambaala adigaa i baday Magaceeda dhameystiran aaba ka helay. Ayaan Warsame Shire Cawaale. Afarteeda magac dhan waa wada Soomaali. Waa dhif dhif dadka Soomaalida huwan sadexdooda magac Soomaali wada ah maanta, iskaba dhaaf afartooda magac.
  13. I thought Reer Waqooyi folks use kushiin instead of jiko. Then again adiga awalba Reer Waqooyi jacburis iska ahayd qurbaa ku kortee.
  14. Haa, jikada waaye. You should stick using with 'kushiin.' Speaking of it, Sawaaxiliga call jikada 'jikoni.' Also knock knock waxee afkooda ku dhahaan, you guessed it, hoodi hoodi.
  15. at 'kijada.' It so sounds like that website's name, kijiji.
  16. Garbage. Very immature and amateur cheap political cartoon. It seems Amiin Caamir has a personal vendetta against our brother, Cabdi Ismaaciil Samatar and his wonderful nascent urur, Hiilqaran. And an extended logic can also be applied purely borrowing from the accusations drawn in this cartoon -- that the same accusation can be used against Amiin Caamir because his political cartoons might seem against every political player in Soomaaliya, too. No?
  17. Somalia;760136 wrote: None of us understood it but he said 'minankaaga' must mean venue, and that it is maymay, so you must have said 'are we invited to come around the venue?' He went onto to say a little gabay giving tribute to such use of the language, said it was "roses without thorns". Waa oga in si qalad ah laguugu micneen doono. Erey Afmaay ma'aha minan, waa erey Afmaxaatiri, though some Afmaay speakers use it. Waxaa ereygaan aad u isticmaalo Reer Banaadiri. And it means more than a 'venue,' it means home, guri. Maahmaahda caanka ah ma maqlin miyaa? Minanka minankaaga waaye ha ismartiyeynin.
  18. LoL. You could see from the first picture that it was photo-op picture. Qof saas u labisan jiko kuma jiraayee.
  19. Farmaajo iyo dowladiisaba bilaash looma ridin. Capable, wadani men ayaa wasiiro ka ahaa. Soomaaliya's enemies do not want that. Koow ha laga soo bilaabo waaye sheekada, Barbaartana another life supply ayee heleysaa. Ar Soomaali hoggaan la'aan ku dhacday, kuwa loo taliyo, kuwa jeebkooda u daran iyo kuwa cabsanaaya wada noqdeen.
  20. Laba sawir kala yihiin, though. Birta canjeerada uu dubaayo ka garanee inay laba sawir kala yihiin. Eniwey, maxaa u qarxisay maskiinka. Wajigiisa waa u qariye sawirka hore.
  21. So waala soo xaday and mother of all irony, dad goosashadoon ah ayaa xaday. Such a daring and barefaced plagiarism.
  22. Not all heesaa u heeso dadkooda oo rafaadsan iyagoo ku faraxsan ama kala goyntiisa. Some do have principle. Anyway, Nimco Dareen iyo kuwa iyada la mid ah jiraan ogahay wey ku fashilmeen, and I don't inay any sacab iga sugeyso aniga iyo inta igu aragti ah.
  23. Somalia;759915 wrote: I had to ask a friend what mininkaaga means, he said he 'adored' your 'delicate' use of the language. Haye muxuu ku micneeye 'minankaaga?'