-
Content Count
17,633 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Jaceyl kala awood weynee Kii iilka dhigay Qeys Leylana agseexshaa Ana igu abuurmoo Oogadu ku faafoo Diiday inaan adkeystoo Ii ka asdeeyo Igu kaariyaaye Ogoow nafbaa Ku ooman adigee Hee hee Imisaa adoo kale Arji iila timidoo Oofin maayo aan iri Awadaa u joogee Wadnahey ololayee Ii dhigo abaaloo Arrinteyda meel mari Axdi been ah lama galo Wacad lama ilaawoo Ruuxi ku aamina Lagama indho saabtee Afar sano iyo dheeraad Arrimahaan dhiseynay Aan isiri idlaadee Waa adigii dheeryey Ogoow nafbaa Ku ooman adigee Hee hee Imisaa adoo kale Arji iila timidoo Oofin maayo aan iri Awadaa u joogee Wadnahey ololayee Ii dhigo abaaloo Arrinteyda meel mari
-
Allies hunt Shabaab fighters door-to-door
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ariess's topic in Politics
Jilib???? Qosol badanaa. Afmadoow ayeeba gaari la yihiin Jilib kulahaa. Where did you read this one from? Daily Nation? Never thought I would say this since I am fiercely anti-Barbaarta, however I hope Kiinyaatigaan ku jabaan duulaankaan, never again haweystaan dhul kale Soomaaliyeed.NFD xaaraan ku heysteen awalba. -
Literally. Marka Soomaaliyeey aan saan isku dhaano, wax walba waa na wada deeqaan. Waa isku xiranahay, meelna uma kala socono, hala ishorfadhiyo, waxna yaala kala qeybsan ma soconeyso. Taas waa xaasidnimo.
-
Happy 2nd Anniversary - SSC state of Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to A_Khadar's topic in Politics
Maleyka (I like to spell the name in this way, hope you don't mind), Cabdi Hollandkaan la sheego gabdhaha ka dambeeyo garan waaye, until I had seen a video clip ku jiro. Showgiisa ka helaan filaa, even Aaliya eye candy u yahay. Whoa! Gabar indho u rooneey ah currently fankeena maku jirtaa horta? Hmm... This one comes the closest one, wax ka roon ma arkinee: -
Haa maqaayadaas iyada waaye. Waaba ku raagtee meesha, anaaba iga darantahee. Meeshaas maqribka ka bacdi ayee bil bilaan, kuraasta birta jilicsan ahayd fadhiisan jirtay miyaa. Waligey ma fadhiisan, cashada waa sii qaadi jiray lee. My cousin and his family Denmark ka yimid in Luulyo, during summerka. Haddee ogaan lahaayeen inay maqaayadaas Reer Denmark leeyihiin wey tagi lahaayeen filaa. Kilimanjaaro iyadana qof Reer Norway ah leh la lahaa ee maxaa ka jiro.
-
Dadka cabaayo wey jiranyihiin. Haddaa jirantahay, wax walba iyo meel walba daawo ka raadinee laguugu sheego. Waxee kale soo qaataan Sunna inay tahay, sida meeshaan ku qoran camal: Waxtarka Kaadida geela Lagama war hayo in Soomaalidu kaadida geela wax ku daaweyn jirtey diinta islaamka ka hor, laakiin waxa hubaal ah intii ka dambaysey in ay daawo ahaan u adeegsanayeen kaadida geela Soomaalida iyo dadyow badan oo muslin ahiba, gaar ahaan dalalka Carabta. Hadaba, daawada taariikhdeeda la hayaa waxay ka soo bilaabatay xilligii Nabi Maxamed (SCWS) noolaa. Waqtigaas oo la weriyey in ay xanuunsadeen dad nebiga (SCWS) ugu yimi Madiina, nebiguna ku yiri caano geel iyo kaadi geel cabba, ka dibna ay ku caafimaadeen (Bukhaari iyo Muslim). Tilmaanta ku xigta oo maanta la soo xigan karo waxa ka tegey dhakhtarkii caanka ahaa ee loo yiqiin Ibn seena (Avicenna in Spanish) oo sheegay in kaadida geelu ay cudurada qaar daawo ka tahay, wuxuuna si gaara u tilmaamay xanuun wadnaha ku dhaca in ay daawo u tahay. Xigasho
-
Waligaa ma cabtay adi? By the way, welcome again.
-
.
-
That shawarma ku taalay geeska Andalus hoteel maaka hadleysaa? Ma Reer Denmark ayaa lahayd that place. Xagaas xataa habeen habeen casho kasoo gadi jiray. Goormaa joogtay Islii, xiligee.
-
Aabahey oo caafimaad qabo ayeeba rabeen inay siiyaan xataa. He is qof aad u da' ah and had seen a lot in his life plus diintana aad u yaqaanaaa, but asaga xataa aad ula yaabay, wuxuuna yiri wax la cabo maa adduunka laga waaye markii kaadi geel la cabaayo.
-
Marax ayaa tahay markaas. You were there and knew I was there too markaas la iskuma soo sheegaayo miyaa. Mise waxaa ku jirtay nicmatul fashuuq oo in lagaa qash qasho ma rabin miyaa? Kilimanjaaro mar walba aadi jiray but not Nomad Palace. Kilimanjaaro iyo Grand Royal u badnaa aniga. Xataa our own Che meelahaas lagama weyn jirin.
-
Haa, aad u aaminsanyihiin, kaadida geelka lee waaye. Caano geel fresh markaas lasoo lisay iyo kaadi geel markaas kaadiye la isku qasaa, dhaq laga siinaa. Nayroobi kusoo arkay. Aneeba cab i dhaheen. The look of my face spoke to them.
-
drink its urine Drinking kaadida xawayaanka Hindida kuma koobna kaliya. Some Soomaalida oo Muslim ah drink kaadida geelka too for health reasons.
-
Happy 2nd Anniversary - SSC state of Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to A_Khadar's topic in Politics
Nice dirac, Saado Cali. But gabar ku fiicnaa diracaas, islaanta kuma fiicneen. Islaamaha kale meesha ka bood boodaayana, yaa dhaho fadhiista. Meeshaba huur iyo kuleel ee ka dhigeen. -
Eebba ayaa aadanaha u nimceeye oo labka iyo dhedigaba ka dhigay balance isla socda. That balance ayee deliberaetly kala jareen, waxaan camal inay soo baxeyso waala ogaa hee. More girls dhasho than boys. Intee la geynaa wiilasha dhasho extra ah. Wali xaalka ma xumo, markee kuwa hadda dhalanaayo qaangaaraan ayee the issue critical noqon doontaa. Perhaps they will import more girls from dalalka u dhow dhow.
-
Axmed Ismaaciil Samatar waa dacaayad badanyahay with no solutions of his own to offer. Walaalkiisa Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa dhaamo boqolkiiba boqol oo had iyo jeer Soomaaliya midnimadeeda iyo madaxbanaanimadeeda u taagan and its solutions. There is Soomaaliya, there will always be Soomaaliya. Waxa socdo waa laga baxaa, Eebba ha idmo.
-
The usual suspects. I never understood the gender wars on SOL. Ten years joogaa, waligeyna kama qeybqaadan. I don't know why. War Dhubad, soo dhaaf, widaayoow. Arlaadi maa jirtay?
-
Maxaa indhaheeda baluug loogu dhigay, mise waaba cagaar waxa? Kaca dheh.
-
The 4.5 is not only wrong, its a crime against humanity
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Gaacuur;757482 wrote: 4.5 ma aha cadaalad, mana aha Xal.. laakiin xilliga la joogo waxaan jirin wax kale oo lagu heshiin karo si dawlad wadaag ah loo samaysto.. waxaana ay dhamaan doontaa marki la helo nidaam Axsaab ah oo codeyn lagu tartamo taasoo wax badan ka dhiman yihiin.. Waxaa lagu maahmaahay lan alifsheey humaadi albaqri miki toosaaw. Caddaaladdaro xal ma keento. In fact, waxaa aaminsanahay Soomaaliya waxa ka dhacaayo inay keentay nabsigii iyo habaarkii iyo inkartii iyo nacladii Eebbaheena necbeysay: Ku tumashadii iyo takoorkii la saaray dad walaalaheena ahaa, oo isku isir, isku af iyo dhaqan iyo diinba wada ahayn in la wada takooray. Nabsigaas dalkeena la degi la yahay, xaqdarada laga galay, lagana galaayo wali weyn. Can one believe in dadkaan hoos aan ku xusay inay 'bar' Soomaali yihiin (qaarkood Rabi ha u raxmadee): Faadumo Qaasin Cumar Dhuulle Axmed Naaji Sacad Bacalwaan Tubeec Dheere Xaaji Dheere (dhalinyaradii SYL aasaastay ku jiray) Maki Xaaji Banaadir Nuuraani Cabdi Tahliil Warsame Saalim Saciid Saalim Yaaka dalkeena jeclaa dadkaan sharafta lahaa, lehna -
Saf buuxsamahaa leedihiin xee ahayd? Meesha waaba barxad weyn lagu wada tukanaayo. Salaadda Ciidda ahayd u maleynaa. Marka barxad buuxsantay uma eka ee wax sabab kale ula jeedaan.
-
Cawaantaan oo fursad kuu helay walaahi wax kaa celinaayo maleh. Soomaalida guryahooda ugu galeen xataa as you can see from the video. Guryahaan waxee u dhowyihiin xaafadaha Kenyaatiga kale deganyihiin, I think. Xaafadaha wada Soomaali ah ma isku gali karaanee.
-