Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,576
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. omar12;757127 wrote: that true, we do need a muslim cosby show, only thing people know about muslims is Iraq, and afganistan, and terrorism. it needs to change. Here.
  2. My sister had an internet connection at her home in Xamar. That was 2003. She paid around $23 per month. Would it surprise you now? Soomaalida Soomaaliya joogo dadka adduunka ka dambeeyo ka dhigtee. Some of them have access to the fasted internet connection in the continent, ha moodin dad dambeeyo.
  3. Immigration officers in Kenya waa lagu yaqaan against Soomaalida. I don't blame them, I blame ourselves. Anagaa isku keenay saan in naloogu dhaqmo. Waa meel walba, some are just worse. Things like this happen in Ugandan airports, too. It used to be easier for Soomaalida there, no longer now. The Ugandan customs sometimes are worse than those that man Jomo Kenyatta airport. Dowlad noo doodeyso maleh, dal free, bilaa qash qashaad ku galeynana aan booqano maleh. We are the new Gypsies. We made ourselves to be that so. I hope gabadhaas Shukri la dhaho inay sii daayeen. Beentooda waaye baasaboorka kama qaadi karaan. I think Kenya ku cusbeyd, oo hadda ugu horeysay. La iskuma waal waalo, tartiib loola hadlaa lee. Inay Soomaalida qash qashaan wey jecelyihiin and it is worse markii la dhoofaayo. You will see it when you go back. Qofka hadduunan garaneynin dabeecadda Kenyan customs cabsi weyn ku soo dageyso. They like that, that fear they cause against innocent Soomaalida. Inay dhibaan oo ka walwalsiyaan Soomaalida ayee jecelyihiin. I also realized they are secretly jealous of Soomaalida, jealous because of Soomaalida having Western passports and meel walba ka dagaan, aadaana. They also believe those same Soomaali with Western passports are darn rich. They sometimes say into your face so, so unprofessional way waliba. I especially remember a cousin of mine who visited there in this past summer. She and her four children ayee ahaayeen. That same month, the visa fee was changed from $25 to $50. So they asked her to pay $250 for visa, including the children's visa fees. When she asked if the children don't have fee-waiving visa, they told her even if it was that case, why would it bother her. You 'people' are rich ayee dhaheen. 'People,' of course, meaning Soomaalida baasaboorka Reer Galbeedka wato.
  4. Bil ku dhawaad ayee Afmadoow u socdaan oo u jirto wax ka yar 20 kiilomitir meeshee hadda ku suganyihiin. Awalba waxba iyagoo hubsan ka gudbeen xad beenaadkaas. This spokesman's misplaced arrogance la yaabaaba. All his twitter messages islaweyni laga dhadhansan karaa. Eebboow Kenyaati Soomaaliya iyo Soomaaliba haku jees jeesteeyo asagoo soo duulaayo - tanaa dhaceyso isma dhaheynin.
  5. May he perish in Hell, and may his supporters/followers perish with him in Hell, Amin! Bisinka iyo burdaha. Maxaa keenay habaarka saan u xun.
  6. Aaliya, she asked you if not a single sawir of you without xijaab or qamaar exists. I guess it does on somewhere. Marku qarxiyaa. Indha adeygnimo 101 iga dheh.
  7. Degmada Xamarweyne, 04/11/2011. People enjoying their Jimco. Meesha inay Geellaq tahay u maleynaa.
  8. Showqi, qofta hoos ayee ka aqrineysaa heesta oo qoran. Mar walba hoos ayee fiirineysaa. Laakiin heesta wey keentay. Deeqa Axmedba iyadaaba ka cod fiican.
  9. C/qaasin Salaad lives in Qaahira. C/llaahi Yuusuf lives in Sanca. Kana, Riyaalahaan, wuxuu deganyahay miyaa another foreign city. Kii Soomaaliya hoggaamiyo rababa in uu degnaado ma rabo marka xilka ka dhamaado. Intee hoggaanimo sheeganayaan bas ayee joogayaan. Aawey Geedi? Aawey Nuur Cadde? Aawey Ina C/rashiid Cali Sharmaarke? Aawey Cadde Muuse? Aawey Farmaajo? Halkood dalka ma degano. Heck, even ex-warlords qaarkood dalka ma degano, sida Qanyare, Shaatigaduud, Cali Mahdi, Max'ed Dheere. Badankood Nayroobi wada dhoobnaayeen.
  10. It is not only ardeyda Xamar laga soo aruuriye. Aqri again qoraalka. Ardeyda gobollada kale laga keenay ku jiro. Of course, Xamar laga soo dajiye first, gobollada kale waa loo sii gudbinaa. Marka masuqmaasuqa iyaga dhan waaye, kuna jiro Faroole. Badanka dhalinyarada dib loo soo celiyay ayaa waxa ay yihiin kuwa ehel la ah xubna ka tirsan Dowlada KMG ah iyo waxa loogu yeero Maamul Gobaleedyada ee ka jira Gobalada Dalka.
  11. Run ahaa. Magaca Faarax iyo Banaadiri intee iska galaan. Faqri iska dhehba. Qofka la taagan ciyaaryahankii Seyga Ruushka ahaa. Ma ogeyn in uu ahaa ciyaal Shangaani.
  12. What is ironic is that, to those same 'human rights' campaigners in the West, if they saw a 27-year-old man marrying a 15-year-old girl, they would feel repulsed. I can guess so. Where is that man's human rights. Oh, don't bring a 15 or 16-year-old isn't an adult yet tired excuse.
  13. Ciid wanaagsan dhammaantiin. N.B. - Jacbaro ayaa u qaabilsanaa howshaan, opening the twice annual Ciid threads asagaa u qaabilsanaa on here SOL ee adiga muu kugu wareejiye this one?
  14. I don't know what this has to do with defunct SSDF jabhad. But anyway. Fadeexadi Ka dhalatay Qaab Maamulka Deeqdi Waxbarasho Ee Turkiga Booqashadii uu Muqdisho ku yimid R.wasaaraha Turkiga Recep Dayib Ordagan waxay keentay Rajo wanaagsan oo dhinaca Horumarka, waayo Turkiga waxa uu umada Soomaaliyeed u muujiyay dareen walaaltinimo oo cajiib ah, isagoona go’aansaday in aanu ku ekaan gargaar iyo quudin kaliya. Waxaa ka bilowaday magaalada Muqdisho booqashadii Ordagan kadib imtixaano loo galayo deeqo Waxbarasho oo ay dowlada Turkiga ugu tala gashay ardayda Soomaaliyeed, waxaana deeqahaasi u tartamaya dhalinyara badan oo ka baxday dugsiyada sare ee Dalka. Boqolaal dhalinyara ah oo aqoon wanaagsan leh isla markaana dugsiyada sare ka baxday ayaa ka qeybgashay imtixaanka laakiin waxaa hareer socday dhalinyaradaasi kuwa kale oo qaab Qabiil lagu waday, isla markaana la doonayay in ay Turkiga uga gudbaan Yurub. Xog baaris muda qaadatay oo ay sameysay Keydmedia.net ayaa lagu ogaaday in 72 ka mid ah dhalinyarada loo qaaday Turkiga iyaga oo aan aqoon laheyn isla markaana ay dhib ku tahay wax Akhriska iyo wax Qorista dib loo soo celiyay kadib markii imtixaano laga qaaday. Ka sakow dhalinyaradaasi aan Aqoonta laheyn waxaa kaloo jiray kuwa la siiyay Magacyo aan kuwooda aheyn isla markaana loo diiwaan galiyay Docoment-yo aan sax aheyn, waxaana kuwaasoo arintooda ay fashilantay kolkii leys dhinac dhigay Magacyada Wasaarada Waxbarashada ee Turkiga u diiwaan gashay iyo kuwa ku qoran Passport-da ay wateen. "Waxaan wajahnay ceyb aad u daran kolkaan tagnay Turkiga, waayo 72 ka mid ah ardaydii Soomaalida aheyd ayaa waxaa la soo gudboonaaday Fadeexad la xiriirtay in aanay waxna Qorin waxna Akhrin” sidaas waxaa Keydmedia u sheegay Axmed oo ka mid ah Dhalinyarada iminka wax ka barata Dalka Turkiga. “Qaarkood waxay isku dayeen in ay u baxsadaan dhanka Gariiga anaga oo ku jirna Xero weyn oo ay Dowlada Turkiga noogu tala gashay, taasi waxaa ka war helay ilaaladii xerada iyagoona war galiyay hey’adaha Waxbarashada Turkiga” ayuu yiri Axmed oo ka hadlayay qaab dhaqanka ardaydan dib loo soo celiyay. “Tani waa cuqubo ka dhalatay xaqeenii la musuqmaasuqay, waayo waxaa suurta gal ah in dhalinyaradan hada la soo celiyay in ay yihiin kuwii la siiyay Boosaskeenii” sidaa waxaa yiri Max’ed Barre oo ka qeyb galay imtixaanka loona sheegay inuu guuleestay balse xili danbe lagu wargaliyay inuu ku dhacay Imtixaanka oo hada ku sugan Muqdisho. Badanka dhalinyarada dib loo soo celiyay ayaa waxa ay yihiin kuwa ehel la ah xubna ka tirsan Dowlada KMG ah iyo waxa loogu yeero Maamul Gobaleedyada ee ka jira Gobalada Dalka. Musuqa ugu xoogan ayaa dhacay kadib kolkii uu dhacay Qaraxii xarunta hargaha iyo saamaha ee ay Ardayda badan ku geeriyoodeen, waxaana Qaraxaasi ku lumay Docoments-ka arday badan oo ku guulesyatay Imtixaanada. Lumeen? Xogaha hada la hayo waxa ay sheegayaan in Dowlada Turkiga kadib kolkii ay aragtay qaabka wax loo Maamulay ee Musuq Maasuqa uu salka uu yahay ay go’aansatay Muqdisho in ay ka hirgaliso Iskuul Hoose, Dhexe, Sare kaasoo ay u wareejin doonto deeqaha Waxbarasho ee ay Shacabka Soomaaliyeed ugu tala gashay. Wasaarada Waxbarashada gudaheeda waxaa ka taagan muran xoog leh oo ku saabsan deeqaha la musuq maasuqay, waxaana Wasiirka Wasaarad xiliya kala duwan uu damcay inuu Saxaafada u sharaxo qaabka wax loo musuqmaasuqay, laakiin xubna ka tirsan xogheenadiisa oo tuhman ugu xoog leh uu ku jiro ayaa diidan. Fadeexada la soo gudboonaatay dhalinyaradaasi Ardayda lagu sheegay ee nidaamka qaldan looga dhoofiyay Dalka ayaa waxaa aad uga xumaaday dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax ka barata dunida daafaheeda iyo gudaha dalka intuba, waxaana ay saameyn balaaran ku yeelatay sumcada dhalinyarada waxbarata ee Soomaalida ah. Sababta ugu weyn ee Fadeexadan ayaa ah mid salka ku heysa Qabyaalada iyo Nin Jecleysi, waxaana si tani looga fogaado loo baahanyahay in la helo dad caaqiliin ah oo ka fog caadifad Qabiil isla markaana uu hagayo caqli iyo aqoon leysku biiriyay. Hadaba Akhriste marka aad eegto arintaan foosha xun misna Fadeexada ah ee saameysay Ardayda Soomaaliyeed, saameyn intee la eg bay ku yeelan kartaa Ardayda Soomaaliyeed? Fadlan aragtidaada noogu soo Facebook . Xigasho
  15. And more, kursigaas qof buuxiyo waala layahayee. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke C/llaahi Yuusuf Sh. Ibraahin (guddoomiyihii Jabhadda Xoreynta Soomaali Galbeed) One thing they all have in common is, besides being stooges, they all look uncomfortable and their master is always in a very comfortable posit. Perhaps it was the setting, it was deliberately set into that way.
  16. Aah, another sycophant in the making, a fine, learned as that. Pleasing, reassuring the master in Addis. The only question is, will he be made to sit the 'infamous' chair? This chair: Shariif Sh. Axmed Shariif Xasan Geedi Nuur Cadde Riyaale Faroole Aaden Madoobe Siilaanyo
  17. Sheekh C/naasir Jaamac si fiican aan isku naqaan. Rabi ha u sahlo. Waaba naxay sawirkiisa markaa arkay. Off topic, waxaan xasuusataa back in 2006, how he preached against Maxkamadaha waagaas soo shaac baxay. Some people wey la yaabi jireen, but his prophetic words run noqotay inay dagaal iyo balaayo kale keeni doonaan. I was with him. He was hardcore anti-violent, especially in the name of our diinteena suuban. ______________________ Family and friends should show their refusal and protest against am detention of their fellow citizen. The man is a hostage; he is not accused of any crime. Egypt receives aid from the Canadian government from the taxes that the Canadian citizens (Including Somali Canadians) pay. Maryooleey Canadians you need to pressure your government to do something. So far they did nothing (remember Bashir Makhtal). Raise your voice. As for the said man..He needs to be faced. After that maybe a petition will do it. Cawaaloow, dowlad xun oo diinteena neceb ayaa maamulka Kanada heysato sanadahaan. Ra'iisul wasaaraha dalkaan ayaaba laga haayaa in uu yiri two months ago what he considers to be the biggest threat Canada faces is 'Islamicism.' Waala ogyahay wuxuu ula jeedo.Marka qof neceb diinteena maaba axsaan in uu kuu qabto ka sugee. The courts can help, though.
  18. I don't like the duplicate Slovak flag I see on here. Come again and wax cusub la imaada. Magaca too ma soconaayo and it ain't new either. But waala iska riyoon karaa, I guess.
  19. Dhulkii xumaa, hawadii xumeyd iyo dadkii xumaa kusoo noqday, abaayadiis. Islii waaba loo xiisay. Sawirada can be seen still, perhaps xagaaga cilad ka jirto.
  20. Ayaa dilay oo dagaalay Ayaa duur kulul ku jeexay Ninkii dilay ee dagaalay Ninkii duur kulul ku jeexay Dagaal baa naga dhexeeya Hooyaa jecleyd tan. Tan iyo sheekooyinkii Beenhawaas. Ar maxaa sheekooyinka Beenhawaas jecleen markee noo sheegi jirtay.
  21. A_Khadar;755615 wrote: I wonder if they already captured Beled Hawo yet? Where is this town Bwale ? They listed far a part towns in distance so I am not sure how Kenyan's air raid can cover this fast territory Bu'aale ayuu misspell gareeye. It is a town close to Saakoow and Jilib. Jacfar and Bashiir, fadlan naga dhaafa aflagaadada. Si xishmo leh haloo doodo ama hala isdhaafo.
  22. Geedi socod wacan, duqa. Eebba hakuu sahlo. Keep us posted.
  23. Dad dhoofnimo ciil u qabo waaye. Hal toddobaad kama soo wareegsaneyso waa in midkood uu dhoofaa ugu yaraan ama laba. Hal toddobaad dalka kuma sugnaan karaan sadexdooda. Mid walba meel ayaa looga yeerayaa. Mid Nayroobi loogu yeeray, wax uu ogeyna iska saxiixay; mid Kambaala farta loogu soo fiiqay, ciyoowna ku dhoofay (probably la leeyahay haka soo horjeesan duulaanka Kenyaatiga); haddana waaba kuwaan labadaan isa sii raacay Sacuudiga, hunguri doontay. Runtii Soomaali hoggaan ku sheeg kala daran ayaa lagu habaaray. Eebbaa noo maqan.