Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Cali Mahdi Maxamed iyo xeeb. Aah. Ma the same bad uu sumeeye, uuna u aaba yeelin ayuu rabaa in uu ku baashaalo. Mr Ali Mahdi, who then controlled north Mogadishu and who worked closely with the UN during its disastrous 1992-95 humanitarian mission to the country, has always refused to discuss the issue even though an Italian parliamentary report subsequently confirmed many of the allegations. His legacy.
  2. At least xarafka 'kh' Afsoomaali meel uu kaga jiro ma jirto, whereas 'q' Afsoomaaliga indigenous ku yahay. Hal erey oo Afsoomaali isir u ah keen oo 'kh' ka bilowdo ama dhexda ugu jirto. And don't say 'khuuro' like last time. Waa quuro, for Eebbe's sake.
  3. No wonder I remembered this thread when I read this. I was welcoming my sister to facebook and her daughter is joking waaka baxaa ciyoowba.
  4. Probably your sister is mentioning that gang group only because, I think, they were in the news in the past few days. They killed a 'jokore' boy with baangad. And there were some riots, looting in Islii because of it. Kuwa badan ayaa la qab qabtay sida la yiri. Is your sister staying in Islii? Yes, it is safe to go. I believe so. Yes, everything is heightened and some are frightened to their dear lives, but still I believe it is relatively safe to go. My two brothers from UK are there, so is another brother-in-law who went there two weeks ago from Toronto. They are all fine. It is a bit qalalaase in NFD (some explosions and attacks happened there in the past few days), though. Rawla, thanks, abaayadiis.
  5. Showqi;761098 wrote: Nuune, I was thinking gabadha in uu Jinni u adeegaayo. Lakiin si fiican baad noogu caga wareejisay markaat tidhi raashinka makhaayada ayey ka soo dal dashaa.. Anigaba jiniyadiisa jacburiska in uu soo wado sugaaye. Sheekooyinka Nuunka boolalka ka jilicsan badankooda, laakiin waa macquul haddii boolalkaas la dhuujiyo.
  6. Carafaad, by far, you are the most rational secessionist I had seen in my ten years of SOL. In person, face to face, most I come across as reasonable and believe in unity in the end, but kuwaan online ku jiro hoosgundida ayee dhigtaan, oo maba xishoodaan qaarkood. You, on the other hand, are not like that. Keep doing that.
  7. In that name of Barbaarta and how their fear of them got hold of them illogically, they are destroying buildings that are 35, 40 years old, all because it was built on 'illegal' land close to a military airbase in Islii and is not very safe security wise now. Poor people. Sarahaan Soomaali malaha, though. Badanaa Kiinyaatigaas ayaa leh, iyagaana degan. Waa Segshan 3 (Section 3). Soomaalida waxee deganyihiin badankooda from 3rd Street to 14 Street and inta u dhaxeysa.
  8. I don't know what cilmibaaris 'daraasad' ah ay isticmaaleen, but I remembered sheeko ka dhacday xaafadda South C ee Nayroobi. Nin Soomaali ah iska ladnaa dhaqaale ahaan ayaa wuxuu deganaa xaafadaas aan kor ku sheegay, with his xaas iyo caruurtiisa. Also house help la joogtay oo Oromo ahayd. Every morning it was the maid who woke up first, ciyaalka quraac u diyaariso, u labistana, iskoolna u diyaariso. Then quraacda ayee u sii diyaarisaa xaajiga intuu sii qabeysanaayo, markuu soo labistana quraacdoo miiska saaran ayuu arkaa. Waxee also ogaatay quraacda uu jecelyahay. Nooca uu kala jecelyahay hadba maalin walba u sameyn jirtay. Qado wey ugu dari lahaydee laakiin qado uma imaan jirin guriga shaqadiisa Islii ahayd uu dukaamo waa weyn kulahaa. If you are wondering, aawey xaaskii. Well, she is in her dreamy hurdo, kama qasna subax walba. Sidii saan loo ahaa, waxaa la ogaaday lee suddenly ninkii oo mehersaday gabadhii booyaasta la joogtay. Ha mehersadee ma xumee, wuxuuba dajiye another house kasoo horjeeda their old house xaaskii kale degantahay, a whole estate for herself. Islaantii kale yaa celinaayo hee, qaracan sida la sheegay. Sida la sheegay wey burisay but markii dambe soo ceshatay. I just remembered dhacdadaan aan Nayroobi ku maqlay markaa aqriye maqaalka kor ku xusan.
  9. Haweenka Hurdada Badan Furiin Ayey Kasbadaan Haweenka kuwooda hurdada badan waa kuwa ugu furiinka badan, inkastoo haweenku simneen hadana Alle dabeecadaha muusan ka dhigin kuwa ay ka wada simanyihiin dhamaantood waxaa la xaqiijiyey daraasad dhawaanahan lasameeyey in haweenka hurdada badan ka kasbasha fududyihiin furiinka kuwa kale. Daarasad gaaban oo lasameeyey ayaa lagu ogaaday in haweenka lasoo furo ubadan yihiin kuwa waqtiyada qaar iska hurda daraasadan oo xaqiijisay arinkan ayaa ka hadashay in hurdada badan ay dhaafineyso waxyaabo muhiim u ahaa dhisnaanta gurigaaa. Subaxdii oo hurdada lagu daahaa waxay sababtaa in haweeneydu ka caajisto abaabulka agabka guriga sida quraacda iyo kala hagaajinta guriga waxayna ugu danbeyn sababsataa in muran badan ka dhasho hurdadaas dabadeedna lagu kala boodo gurigaas. Waa talo cajiib ah, dumaroow iska yareeya hurdada badan waxay sababi kartaa in aqalkiinu si sahal ah ku burburo waana daaqad dhaxani kaasoo gali karto hadii aadan ka taxadarin. Xigasho
  10. Bad kaamira. Maxaaba fiirsanaa it blinds you. Too iftiin. Nomad is Nomad,,,,,It is in our blood.... Farming has nothing to do with nomadism. Geeljire folks in Soomaali context do not farm at all. Other xoola dhaqato laga yaabaa, which is pastoralism and different from nomadism.
  11. Well, ciyaal xaafadnimo kuma soo marin. So you never understand. Waa loo baahanyahay ciyaalkaa lasoo kortay inaa aragtid ama la xiriirtid mar kale, regardless however long it took. Facebook facilitates that.
  12. Soomaali dhan ayaa isku baahan, kan jooga Jabuuti ilaa kan jooga Gaarisa, tan joogta Raaskambooni ilaa tan joogta Raascaseyr -- kuligood wey isku wada baahanyihiin, la iskama maarmo. Iskaashi, isbiirsi, isbaheysi, midnimo, wadajir iyo walaaltinimo Soomaaliyeed inuu ka dhaxeeyo waa laga maarmaan. However, few cuqdad dishay ayaa isku diraayo Soomaalida, qabyaaladnimadana colaadda jirta ka faa'ideysanaayo. Soomaalinimo lama kala goyn karo, kii ku riyoonaayo taas yeenan nightmare ku noqon.
  13. Aaliya, for someone who says who does not like facebook, yet you spend quite a lot of time searching any article, video, et cetera, that disses facebook. Is it love-hate relationship miyaa? Facebook wax weyn ma'aha. It is just another social portal and anaga haddaa Soomaali nahnay, especially Soomaalideena scattered around the world, it certainly helps and makes it easier to keep and stay in touch. Dad badan ayaa ciyaal xaafadooda aynan ka war maqlin in 20 years ka helay facebook.
  14. The name sounds like an Italian bistro or something. Perhaps mafia deal gone an unexpected way.
  15. Sawirkaas internetka caan uu ka yahay. I think sawirka ugu caansan in uu yahay sawirada internetka ee Soomaalida u maleynaa, if not being second. Sawirkana wuu ku haboonyahay meeshaan.
  16. Faarax Macallin: "Ma dhici doonto Kulbiyoow in Xamar looga taliyo. Ninka saas ku riyoonaayo ha iska hilmaamo" Inta ka dhageyso. Intee looga talinaa marka? Nayroobi? Shuush.
  17. Cambuulo iyo bun;760749 wrote: aniya waxaas la yaabanahe kuwaneetii Ethiopia ii kiinya minikooda kuso dhaweehayo raali neh ka eh, wadanka minii imaadane xaal ma la imahayan, waas kasii dare maahine xabad kordhin ma karaan, igaarta wareersan neh waas xogeesahayan Aaheey, Aymaano Caddeey waa hadashay yaas u sheegaayo hee dadkaas wareersan.
  18. Bilicda gabdhaha Soomaaliyeed Miyi iyo magaalo meel kasta oo ay joogaanba bilicda ama quruxda gabdhaha Soomaaliyeed, wey isu dheelli tiran tahay, marka asal ahaan dhanka midabka laga eego madow iyo maarriinba, waana mid jalleecada indhaha soo jiidaneysa siiba hab dhismeedka jirkooda iyo gaar ahaan muuqooda guud ee ilwaadda leh. Damiirka ayaa i faraya inaan qiro horyaalnimada astaanta bilicda iyo bidhaan wanaagga, hablaha Soomaaliyeed, waayo dunida oo dhan baa qirsan hannaan qurxoonida filsamida dumar keenna oo ku soo baxaya huga dhar xirashada nuuc walba oo ay ka qaataanba. Sida ay abwaannada iyo wax garad waaya arag ahiba qabaan, gabadhaha Soomaaliyeed ee xurmada mudan tilmaan ahaan, waxey ugu qurux badan yihiin, marka ay xishood dartii farta dhexe la qaniinayaan ee ay dhabanka si dadab ah u sii jeediyaan, iyo marka ay sida kalsoonida leh u sheekeynayaan ee ay farxadda la dhoolla caddeynayaan. Eeg gabadhaha Soomaaliyeed filsamida ka muuqata marka ay sitaan dharka hiddaha iyo dhaqanka, siiba boqorka iyo dhaclaha, cunnaabida, kuusha iyo makowga, sidoo kale bal isha la sii raac marka ay xiran yihiin ( dharka alindiga ah nuucyadiisa kala duwan ) . Adiga oo aan ku talax tagin indhaha la raac marka ay xjibaan yihiin ee ay ku hor marayaan quruxda ka muuqata, bal hoos u sii bacleel oo il qooraansi ku eeg marka ay guriga dhex joogaan ee ay sitaan diraca nuucii ugu danbeeyay, gaar ahaan baac weynaha, aan ku weydiiyee, ma cid ka qurux badan baa jirta?. Quruxda hablaha Soomaaliyeed, waxaa laga amaanay ilaa iyo hey'adda filimada sameysa ee holywoodka, waxeyna jariiradda ( The New star ) gabdhaha soomaaliyeed ku sheegtay ” in ay yihiin kuwa dunida ugu sarreeya dhanka quruxda iyo midabka, inkasta oo lagu soo lamaaniyay gabdhaha reer itoobiya, haddana shirkadaha daneeya filim sameynta dalabkooda koobaad ee xilligan waa gabdhaha soomaaliyeed. Sidoo kale hablaha soomaaliyeed waxey horyaal ka yihiin bilicda iyo soo bandhigyadda carwooyinka dharka (modell ) waayo gabdhaha daadihiya ee gar wadeenka ka ah ayaaba soomaali ah, waxeyna ku kasbadeen bilicda uu ilaahey siiyay mullaaxda midabka maarriin dhalaalka ah iyo midabka madow labeenta leh. Qurux kaliya maahee gabdhaha soomaaliyeed intaa karti wax qabad baa u sii dheer, waxaanse gabdhaha kula dardaarmayaa meel kasta oo ay joogaanba "anshax wanaag ay ku mateli karaan magaca dalka iyo dadka soomaaliyeed” gunaanadka hadalkuna waa tixo ka mid ah abwaan hadraawi heestiisii aheyd hablaha geeska afrika: Hablo weerar geli kara Gobanimana hanan kara Hablo talada goyn kara Garta madal ka niqi kara Garashana isaga mid ah Quruxdana ka wada gob ah Gees keenna mooyee Geyi kale ma joogaan. Waxaa qoray heesaaga weyn Bashiir Cali Xuseen
  19. Wiil Cusub;760512 wrote: True but he doesn't claim title PROF and nobody expecting solution Cabdi Ismaaciil Samatar doesn't only criticize, but is offering where we can find the solutions. He is part of the solution, so are you? Do you have solution yourself? No? Jidka banee hee. Mise you are only against him because he is an eloquent anti-secessionist.
  20. Kambaala adigaa i baday Magaceeda dhameystiran aaba ka helay. Ayaan Warsame Shire Cawaale. Afarteeda magac dhan waa wada Soomaali. Waa dhif dhif dadka Soomaalida huwan sadexdooda magac Soomaali wada ah maanta, iskaba dhaaf afartooda magac.
  21. I thought Reer Waqooyi folks use kushiin instead of jiko. Then again adiga awalba Reer Waqooyi jacburis iska ahayd qurbaa ku kortee.
  22. Haa, jikada waaye. You should stick using with 'kushiin.' Speaking of it, Sawaaxiliga call jikada 'jikoni.' Also knock knock waxee afkooda ku dhahaan, you guessed it, hoodi hoodi.
  23. at 'kijada.' It so sounds like that website's name, kijiji.
  24. Garbage. Very immature and amateur cheap political cartoon. It seems Amiin Caamir has a personal vendetta against our brother, Cabdi Ismaaciil Samatar and his wonderful nascent urur, Hiilqaran. And an extended logic can also be applied purely borrowing from the accusations drawn in this cartoon -- that the same accusation can be used against Amiin Caamir because his political cartoons might seem against every political player in Soomaaliya, too. No?