-
Content Count
17,576 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Waligaa ma cabtay adi? By the way, welcome again.
-
.
-
That shawarma ku taalay geeska Andalus hoteel maaka hadleysaa? Ma Reer Denmark ayaa lahayd that place. Xagaas xataa habeen habeen casho kasoo gadi jiray. Goormaa joogtay Islii, xiligee.
-
Aabahey oo caafimaad qabo ayeeba rabeen inay siiyaan xataa. He is qof aad u da' ah and had seen a lot in his life plus diintana aad u yaqaanaaa, but asaga xataa aad ula yaabay, wuxuuna yiri wax la cabo maa adduunka laga waaye markii kaadi geel la cabaayo.
-
Marax ayaa tahay markaas. You were there and knew I was there too markaas la iskuma soo sheegaayo miyaa. Mise waxaa ku jirtay nicmatul fashuuq oo in lagaa qash qasho ma rabin miyaa? Kilimanjaaro mar walba aadi jiray but not Nomad Palace. Kilimanjaaro iyo Grand Royal u badnaa aniga. Xataa our own Che meelahaas lagama weyn jirin.
-
Haa, aad u aaminsanyihiin, kaadida geelka lee waaye. Caano geel fresh markaas lasoo lisay iyo kaadi geel markaas kaadiye la isku qasaa, dhaq laga siinaa. Nayroobi kusoo arkay. Aneeba cab i dhaheen. The look of my face spoke to them.
-
drink its urine Drinking kaadida xawayaanka Hindida kuma koobna kaliya. Some Soomaalida oo Muslim ah drink kaadida geelka too for health reasons.
-
Happy 2nd Anniversary - SSC state of Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to A_Khadar's topic in Politics
Nice dirac, Saado Cali. But gabar ku fiicnaa diracaas, islaanta kuma fiicneen. Islaamaha kale meesha ka bood boodaayana, yaa dhaho fadhiista. Meeshaba huur iyo kuleel ee ka dhigeen. -
Eebba ayaa aadanaha u nimceeye oo labka iyo dhedigaba ka dhigay balance isla socda. That balance ayee deliberaetly kala jareen, waxaan camal inay soo baxeyso waala ogaa hee. More girls dhasho than boys. Intee la geynaa wiilasha dhasho extra ah. Wali xaalka ma xumo, markee kuwa hadda dhalanaayo qaangaaraan ayee the issue critical noqon doontaa. Perhaps they will import more girls from dalalka u dhow dhow.
-
Axmed Ismaaciil Samatar waa dacaayad badanyahay with no solutions of his own to offer. Walaalkiisa Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa dhaamo boqolkiiba boqol oo had iyo jeer Soomaaliya midnimadeeda iyo madaxbanaanimadeeda u taagan and its solutions. There is Soomaaliya, there will always be Soomaaliya. Waxa socdo waa laga baxaa, Eebba ha idmo.
-
The usual suspects. I never understood the gender wars on SOL. Ten years joogaa, waligeyna kama qeybqaadan. I don't know why. War Dhubad, soo dhaaf, widaayoow. Arlaadi maa jirtay?
-
Maxaa indhaheeda baluug loogu dhigay, mise waaba cagaar waxa? Kaca dheh.
-
The 4.5 is not only wrong, its a crime against humanity
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Gaacuur;757482 wrote: 4.5 ma aha cadaalad, mana aha Xal.. laakiin xilliga la joogo waxaan jirin wax kale oo lagu heshiin karo si dawlad wadaag ah loo samaysto.. waxaana ay dhamaan doontaa marki la helo nidaam Axsaab ah oo codeyn lagu tartamo taasoo wax badan ka dhiman yihiin.. Waxaa lagu maahmaahay lan alifsheey humaadi albaqri miki toosaaw. Caddaaladdaro xal ma keento. In fact, waxaa aaminsanahay Soomaaliya waxa ka dhacaayo inay keentay nabsigii iyo habaarkii iyo inkartii iyo nacladii Eebbaheena necbeysay: Ku tumashadii iyo takoorkii la saaray dad walaalaheena ahaa, oo isku isir, isku af iyo dhaqan iyo diinba wada ahayn in la wada takooray. Nabsigaas dalkeena la degi la yahay, xaqdarada laga galay, lagana galaayo wali weyn. Can one believe in dadkaan hoos aan ku xusay inay 'bar' Soomaali yihiin (qaarkood Rabi ha u raxmadee): Faadumo Qaasin Cumar Dhuulle Axmed Naaji Sacad Bacalwaan Tubeec Dheere Xaaji Dheere (dhalinyaradii SYL aasaastay ku jiray) Maki Xaaji Banaadir Nuuraani Cabdi Tahliil Warsame Saalim Saciid Saalim Yaaka dalkeena jeclaa dadkaan sharafta lahaa, lehna -
Saf buuxsamahaa leedihiin xee ahayd? Meesha waaba barxad weyn lagu wada tukanaayo. Salaadda Ciidda ahayd u maleynaa. Marka barxad buuxsantay uma eka ee wax sabab kale ula jeedaan.
-
Cawaantaan oo fursad kuu helay walaahi wax kaa celinaayo maleh. Soomaalida guryahooda ugu galeen xataa as you can see from the video. Guryahaan waxee u dhowyihiin xaafadaha Kenyaatiga kale deganyihiin, I think. Xaafadaha wada Soomaali ah ma isku gali karaanee.
-
-
Valenteenah.;757175 wrote: Whaaat?! Cawaantaas ilaahay ha inaga hayo. Markii election-results-ka la isku dilayey, did you see sidey faashka ula dabo ordayeen their own neighbours? Waaba iyagoo faash la soo galay islii, Allahuma najaynaa. Dadkaas dad caadi ma'aha. Dadkana kama naxaan, too much mob mentality qabaan. Midkii tuug la qabtana si xun u jirdilaan, if not burn him to death intee tire madaxa u giliyaan. Nuunka, xaalka ma sahlanee Eebba hanoo sahlo amuuraha, cawaantaasna Rabi haka badbaadiyo dadkeena.
-
Magacaabida qabiillada looma ogola for a simple reason: Caay iyo aflagaado. It brings more caay iyo aflagaado than positive aspects. Soomaali qaarkood aflagaadeynta qabiillada ayaa drugs u ah, addicted to it. Waa iska their mentality. It is better to ban it outright than allow it. And it worked well for the last ten years. By the way, I had seen you intentionally posting clan and subclan names on here. I edited them out too many times ee marka don't post any clan name. Just don't, baliis.
-
Dil ruux Soomaali, Ilaahay wuu kuu dambi dhaafayaa Dhallinyaro Masiixi ah oo dhinaca diinta mitid ku ah una dhalatay dalka Kiinya, ayaa shabakadda facebook-ga ku faafisay fariinta ah "Dil ruux Soomaali, Ilaahay wuu kuu dambi dhaafayaa." Ereyadaasi oo ay ka muuqdeen nacayb aad u daran, waxey ahaayeen guubaabo cad oo dhinaca diinta ah "FATWO" loona gudbinayay ciidamada Kiinyaanka ah ee soo galay dhulka Soomaaliyeed. Haddii ay dadkii shacabka ahaa sidaa u fekerayaan, dowlad dhaqan keeduba Masiixi yahay, maxey ka qaban kartaa arrinkan dagaal hurinta ah ee dhiigga lagu saadaalinayo?. Qofka dawanka kaniisadda aaminsan ee qoortiisu ay ku xiran tahay calaamadda amaba sumadda isdhaafka macatabka sow markiiba qaadan maayo guubaabadaas?. Dowladda iyo dadka Kiinyaanka ahba waxaa la gudboon iney qaadan tallaabo muuqata oo looga hortayo guubaabadan dab hurinta ah, sidoo kale dowladda iyo shacabka soomaaliyeedna, waxaa laga doonayaa degganaan iyo hubsiino, si aysan seefta uga hor marin ereyo hadhow kutiri kuteen noqon kara. Faafinta fariintan ayaa ku soo beegmeysa xilli Soomaalida ku nool dalka Kenya ay soo wajahday cabsi iyo hanjabaadyo kaga imaanaya dadka Kenyanka ah. Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah kooxda Alshabaab ee ku sugan koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo falal amni darro iyo afduubyo ka geystay gudaha dalka Kenya. Xigasho
-
Marshaale Muudeey Mayaangaale Maadeey Awmalaaq Maroodi Majiijiyoow Mukulaal Karooroow Waxaasaa magac la dhahaa.