-
Content Count
17,633 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Abdullahi Yusuf Memoirs Official Book Opening. PICS
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dr_Osman's topic in Politics
Che -Guevara;765618 wrote: looooooooooooooool Runtii waala heshay. I was about to quote that exact part, then waa iska dhaafay until I saw your quote again. Ninka wuu bugaa. Welkam back, Cowke. -
Turkey Modernizes Adan Cadde International Airport
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Turkiga abaalkee u galeen Soomaalida 2011 mid la iloowi karo ma'aha. Taariiqdeena ayaa xusi doonto. I hope meel magac leh in Turkiga loogu magac daro, sida jidadka waa weyn Xamar ku yaalo midkood. -
The Nomad of the Year Is.............
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in General
Nuunaha probably Afrika iyo meelahaas ka qaraabanoyaa. Haye, hambalyo hee Nuunoow. Waxaa maqlay xataa in lagaa dhigay guddoomiyaha baarlamaarka cusub, Madoobe Nuunoow. -
Ximan and Xeeb meets with Jiinwabi State (Pictures)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
Meeqo gobol magac u yaal Shabeellada Dhexe matalo meesha ku qoran? Bisinka. Waxaaba kasii daran kuwii gacanta ku haaye, oo awooda u lahaana meesha ma joogaan but kuwii qurbaha ku wareeray kuraas caag iigu fadhiyo, sheeganaayana gobol inay matalaan aynan waliba hal buul ka maamulin. Waxaan labadoo shilin ayaa Qaramada Midoobay in looga raadsado la rabaa. A nation of unashamed beggers noqonay, bilaa xishood la'aan. -
How can I hide my IP adress?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Developement | Projects
Search proxy sites on google. There are some out there that might help you. -
@nazaninemoshiri This must be #AlJazeera's innovative new approach to Twitter interviews. Should we call it Twinterview? @nazaninemoshiri A little inconvenient, of course, but tele-density here in Somalia is 3X higher than that of some countries, like Ethiopia! If you read now their page and the Aljasiira reporter's page on Twitter, then you will know what they are talking about. Each one was posting and answering one another on their page on yesterday. The last post is also a response to this blog by that same reporter, who wrote: I have been to Somalia many times. When I am there, I can barely get mobile phone reception and internet access is a luxury. If the group is indeed tweeting from the depths of Somalia, this shows how sophisticated an operation it must have developed.
-
Haye, waa kaa adkahay, sandulis iyo waa kaa xoog weynahay ayee sheekada mareysaa. Ama isdhiib ama xasuuq isku diyaari miyaa sheekada. Koow. Xaqdarro iyo amar taagleen meesha lagu gaaro hala arko.
-
Waaaaw. Heesta iguma socotee wax kale ii socdo.
-
Gabdha Reer Casiir ayaa ku jiro. Waa laga garanaa. Xulka qaranka gabdhaha Kubadda Koloyega Soomaaliya ayaa galabta guuldarro ballaaran dhabarka u saaray gabdhaha dalka Qadar, kaddib markii ay uga adkaadeen 67 dhibcood, halka gabdhaha Qadar oo ay la yimaadeen 57 dhibcood, waxaana ciyaaraha ay tirsan yihiin Olombikada dalalka Carabta. Xigasho
-
LoL. Walaahi maba xasuusan the other threads' titles ka waran. Anoo isogeyn ayaaba isku wada title qoray ka waran between in different months. I guess certain way u fikiraa.
-
Careys Ciisaha cusubna waa kan: Sida loo turjumay saarka ayaaba cajiib ah. Afsoomaaliga hodansanaa.
-
A_Khadar;764723 wrote: I seconded on this last one.. I don't think reer Xamar calls it shah rinji ah.. This must be wrongly ordered.. Koonfureedka shaaha laba magac uu u leeyahay: caddeys iyo rinji. Marka waa sax taas.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;111034 wrote: Salaan... See waaye, kistaan qaarkiin waa maqleen, haddii aadan maqlin jacburso, xaa sugee. ________________ Awkoombe aa Xamar kusoo noqdey after a very long trip down to Waqooyi Galbeed. Dadkii u imaadey aa wareystey; waa ugu waramay. Inkastoo uu kusoo wareeray Hargeysa, laakiin markii danbe waala qabsaday. Wuxuu lasoo kulmeyna dadkii meesha joogay uu ugu sheekeeyi. Awkoombe waxaas yiri, haddii aad Hargeysa tagtid oo aa maqashid "soo dhacee...soo dhacee," waxba kor ha fiirin - jaad lee la keeney. Awkoombe waxaas yiri hadii aa 'laxoox' maqashid, ha cabsan oo xuux ma'aha - canjeero lee waaye. Awkoombe waxaas kaloo yiri hadii aa maqashid 'ganbo,' ha ganbanin - kumi lee waaye. Awkoombe waxaas kaloo yiri hadii aa 'nayaa shuuneey' maqashid, ha xishoon - magac qurxoon lee waaye. Awkoombe waa dardaarmey magoow, waa kasaa. Xigasho Waaba sagaal sano kahor. Waaaaw.
-
Singing a Somali song has become a fashion in Xabashi land
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to PasserBy's topic in Politics
Naxar Nugaaleed;764533 wrote: nice vid but the song is not in Somali and what is waleyta. Also been looking for the hebasha version of "keene gar daran", appreciate it if you could help Xabashi ma'aha ninka qaado heestaas. Waa nin Oromo ah, oo Xamar ku korayna. Magaciisa waa Qamar Yuusuf. Heesta waa tan. -
Gabayga wiilka tirinaayo ee Sayidka, Eebba ha u naxariistee, tiriye waa kan: Sagaal nin oo walaala ah sideena Oo sideedu isku bahtahay sidiina Midkuna bah gooni yahay sidayda Oo sideedu wax siri sidiina Midkuna sirta ku garan sidayda Haddaynu isa siri sideedaba Ma iska kala tagnaa sideenaba As it is nine brothers, like us where eight of you are full brothers And I am the only half brother amongst Alas, all of you plot against But the lone half-brother discovers it I see no reason of being together But to split Xigasho
-
Soomaali baan ahay! Hees wacan. Qof Soomaali isirkiisa yahay laakiin reer Casiir iska ah heesta qaaday filaa. Muxuu leeyahay Muqdisho...? Hargeysa...? Kismaayo...?
-
This crisis is directly affecting us poor maryooleeys, though. Every time Yurub and its eurozone has an hiccup, doolarka Kanadiyaanka hoos u dhacaa significantly. For poor maryooleeys who send monthly, sometimes the difference is 10 dollars per 100 US dollar sent. That is not much, but if you are sending a few hundred dollars a month, it adds up.
-
@MajorEChirchir 50,000 Ethiopian troops couldn't pacify Somalia; you think a few disillusioned & disinclined Kenyan boys are up to the task? @MajorEChirchir Far too lofty an objective don't you think? specially from men more accustomed to pillaging &extortion than peace & security. Unable to foot the bill, the young & temperamental #KDF joins the fatigued & timid #AMISOM in a turbulent marriage of convenience. #Somalia. Military ineptitude, deteriorating economy, social imbalance, & public ambivalence trigger a desultory face-saving attempt by the #KDF: FLEE! By time the intoxicated #TFG militia sober up from their excessive Qaat sessions, the scales of war would have turned rather significantly! I didn't know Barbaarta had this kind of sense of humour in them. Almost every tweeted post of theirs weyba kaa qosolsiineysaa. Unbelievable. And it now has almost 1,500 followers. Laakiin ma iyagaa. Whoever is writing this twitter feed has amazing English skills dosed with a notable sense of humour.
-
Ban Ki-Moon oo Muqdisho ka degay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Sensei;764312 wrote: Who is the Hosni looking man with the UN chief ? The man looks straight Egyptian. Waa ninkaan: Waa guddoomiyaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Dhalashiisa waa Reer Qadar. -
Demonstration in Borame (Awdal State flag waved)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
I can't believe an avowed Xabashi is making sense in this thread than the combined opinions of... Well, never mind. -
I can't 'find' The Hidden Tiger, but I can read it.