Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. And the 'facts' on the ground ten days later noo sheeg. Wali saan maa u booteyneysaa mise bootadii baroor ayee isku badashay?
  2. Wasiirka gaashaandhigga and taliyaha ciidamada isma arki karaan. In fact taliyaha banned wasiiirka from xarumaha ciidamada, which didn't work. Now wasiirka is downplaying Ceelbuur offensive that involves taliyaha. Rufyaankii kalena Mahad Qalaaye usii dheer, who openly xiriir la leh kuwa afka duuban, una sahlay ka baxsadaan hoteello Xamar ku yaalo ee weerareen.
  3. This shirqool ciidan keeps happening in Galgaduud. It is obvious in Mahad Qalaaya and co. ka dambeeyaan. Why ayuu ciidamada ugu dhex jiraa horta and at the front lines? Why? This will keep happening as long as hay'adda nabadsugida ku sheega heysto moooryaankaad. Then there is wasiirka gaashaandhiga iyo taliyaha ciidamada qaranka who are openly quarrelling publically. ___________________ Marka hore rabbi ha u naxariisto geesiyaashii maanta Cowsweyne nooga shahiiday, runtii waxay ahaayeen geesiyaal aanay jirin wax lala barbardhigo, waxaanad taas ka fahmeeysaa sida uu ninkasta dhufeeyskii uu ka dagaalamayay ugu nafbaxay. Ciidanka taliska la weeraray waxa ay ka koobnaayeen afar Urur, labbo gorgor ah iyo labbo ciidanka Uganda laga keenay ah (halkii urur oo gorgor ah waa 430, sidaas daraadeed waa ciidan 1,900 ku dhow) goobtana waxa ay ku tageen khilaaf ku saabsanaa saraakiisha oo qabtay fikir ah in goobtu halis tahay iyo Wasiirka gaashaandhigga iyo agaasimaha NISA oo iyagu rarista ciidanka lahaa. Ciidanka waxaa la weeraray saakay 06:30AM, wuxuuna soo gaaray 09:45 AM, intaas ciidanku waxa ay dagaalameen iyaga oo aan helin gurmad dhulka ah iyo taageero cirka ah (Air Support), Caadi ahaan horay ciidankaan oo kale diyaaradaha ayaa kor ka ilaalin jiray. Qasaarada maanta qaranka gaartay wuxuu 4 ujibbaar ka badanyahay midkii Galcad nugu gaaray January 20, 2023 oo aan Xasan tuure ku weeynay. 1. Ciidanka naga shahiiday wuxuu u dhexeeyaa 130-150 rag ah, 2. Dhaawaca tiro sax ah lama oga welina gurmad ma helin. 3. Maxaabiista cadowga u gacan gashay oo iyaga oo badqaba ama dhaawac ah la kaxeeystay waa tiro udhow 22 nin. 4. Gaadiidka la qabsaday ama cadowgu gubay waa 58 gaari oo tikniko. 5. Beebayaasha aan xabaddu karin waa 23 6. Geerida saraakiisha iyo dhaawaca inta la helay waa tiro ku dhow 43 sarkaal. 7. Ma jirin taageero gurmad oo ciidanku helay 4 saac oo ay dagaalameen. 8. Diyaaradaha cadowga duqeeya uma soo gurman ciidanka. 9. Ciidankii deegaanka (beesha Waceysle) ee u diyaar garoobay in ay u gurmadaan waxaa horistaagay NISA oo ku sababeeysay halis kale. 10. Arrinta kale oo qasaarada oo sababeeyn karo waa ciidankii Uganda ka yimid oo aan laheyn tabbobar ku filan oo dhufeeyskoodii ka soo baxay kadibna ku soo cararay ciidankii Gorgor oo cadowga meel iska saaray, balse nasiib darro oo dhabarka uga yimid cadowgii ka yimid goobtii ay soo baneeyeen ciidankii Uganda. 11. Taliyaha ciidanka xooga Iyo Taliyaha ciidanka dhulka ee Adan yabaal Joga iskuma aanay dayin in ay gurmad gaarsiiyaan ciidamada jabay 12. Ciidanka waxaa loo diiday shidaalka, maalmahan dhan ayay cabasho ka ahaayeen, arrintaas taliska guud ee ciidanku waxay ku sababeeyeen in cadowgu shidaalkaas qaadan karo, waana sababta gaadiidka badan looga tagay. 13. Goordhow waxaa Ceeldheer soo gaaray saddex gaari oo soo badbaaday oo dhaawac wada, 4 jidgooyo oo cadowga ah ayay awood ku soo jiireen. Waxaa marqaati madoonto ah in Madaxweyne Xasan Shiikh uu dagaalka khawaarijtu dhab ka yahay, balse ay fashilinayaan kuwii uu aaminay. - Cali Yare Cali
  4. Odeyaal tacbaan ah wareersan, walina ismoodo dowladii Kacaanka ee la soo wada shaqeeyeen inay u awood leeyiihiin sidee ahayd. Ilmahooda iyo ilmahee awoowga u yihiin uma degana meesha. Sawirka waa maanta, dagaal loogu guuleystay ee ku jabeen hor leh ugu baaqaayo Reer Waqooyiga.
  5. Biggest dhuumasho is on. Tacsi weyn maxee u taalaa, waa idiin digay, kibir waa lagu kufaa.
  6. Baafin labadii isku camiri jirtay oo musqula isku soo xiray, gambanaayo maanta.
  7. Never surrender while at the same time surrendering. Orwellian doublespeak waa dhaaftay.
  8. Mastertul videoshop. Luuq luuq maroo laasim laamiga aas ku soo dhacaa maqli jiray. Orangecon taas heysato, soo joog laga waaye for decades.
  9. I just wrote this a few days ago. "Ma xumo qadiyad ahaan laakiin waa inay xeerka saxda ah soo maraan - golaha wasiirada la horgeeyo, ansaxiyo; baarlamaanka la geeyo, laga doodo, laga badalo wixii loo baahdo, la ansixiyo; ka dibna madaxweynaha saxiixo."
  10. The family sold it cheap in early 2010s. Waa sugi kareyn and now would have sold for two million something dollars. Waa isqasaariyeen. My old man's villa in Hodan waa lix boos, kuwa yimid leh $1.3 million dhiibeynaa la diiday. Xasan Socdaal reerkiisa ayaa gatay shaneemada una dhiibay reer abtigiis. There some other famous shaneemooyin sidooda wali u dunsan, sida Shaneemo Misiyoon iyo Xamar oo Reer Uunlaaye lahaa midkood. Meesha guryaha cusub Daarasalaam laga dhisay dhul dan guud bannaan ahaa. Xirooyinka iyo xarumaha keydka hubka militariga waxee ku yaaleen Jidka Warshadaha oo xadka Xamar ahaa, dhanka kalena dhulal bannaan dowladda leedahay ahaayeen. Dhanka Tarbuunka marka laga baxo la aadaayo Dayniile ayaa xirooyin hub yaalaan militari ku yaalay iyo wakaaladii biyaha lagu keydinaaye. As a boy I once walked from Tarbuunka to Dayniile in late 1991 after the start of Caydiid iyo Cali Mahdi four-month devastating war. I passed xiro after xiro ku yaalay, qaarkood diyaarado la furfurtay ka buuxay iyo gantaalo wali sidooda ah. Hadda kuwaas waala kala ootay, dad gaar qaatay oo kaaman barakacyaal ijaartaan ka dhigtay iyo bakhaaro. Xamar, unlike any decent capital city, does not have a single public park. All waala qaatay, starting with jardiinooyinkii ku yaalay isgoysyada. These little park jardiinooyin magaalada aad ayee u qurxin jireen. Bo more Now Xamar has fee-based private parks oo laga dhistay dhulal dowlada lahayd, sida dhulkii boosteejadii Ceelgaab oo hadda ah Beerta Nabadda. Our own xaafad jardiino park at Isgoyska Bakaaraha dad ayaa little park iyo maqaayad ka dhigtay. Lacag ayaa dhiibee ku galee saa u fadhiisatid in the green shades and plants. Yaab. I am now afraid for Tarbuunka. It is still there in prime land and can become a decently designed public park, but I don't think in Xasan Socdaal's corrupt cliques dhaafi doonaan to privatize it. It is all concrete jungle in Xamar, xataa geedigii talaalka ahaa sar walba horteeda ku yaalay waala gooyey to make parking spots and such.
  11. Just assume badankooda in la wada qaatay, except dhulalkii wasaaradaha caanka ahaa, dekedihii, garoomadii iyo iskoolada badankooda.
  12. Yevgeny Prigozhin onboard plane in fatal crash, says Russia Yevgeny Prigozhin, the Wagner paramilitary chief who launched an armed mutiny in June, has been reported dead. Russia said he was onboard a private jet that crashed in the Tver region near Moscow, killing all 10 onboard. Rosaviatsia, the Russian aviation authority, said Prigozhin and senior Wagner commander Dmitry Utkin were among 10 people travelling on the Embraer business jet that crashed on Wednesday evening. The cause of the crash was not immediately clear, but Prigozhin’s longstanding feud with the military and the armed uprising he led in June would give the Russian state ample motive for revenge. Media channels linked to Wagner quickly suggested that a Russian air defence missile had shot down the plane. The Embraer jet crashed in the Tver region while flying between Moscow and St Petersburg, Prigozhin’s home city. Video posted online apparently showed the small jet trailing a plume of smoke before slamming into the ground and erupting in flames. The plane, with the tail number RA-02795, has been under US sanctions since 2019 because of its connection to Prigozhin. The Wagner chief has been reported as using the plane, including shortly after his failed mutiny, when the plane departed from St Petersburg to Belarus on the morning of 27 June. The Guardian
  13. And within two months, he is gone. Putin ayuu ciyaar ciyaar moodaa.
  14. Xataa haddee run tahay xilli ku haboon la sheego ma'aha xilligaan maadaama dhulal iyo hanti badan dowladda dhexe lahayd maamul goboleedyo iyo dad kale iska qaatay, siiba dekedihii iyo garoomadii. Xilli kale sharci la isku waafaqsanyahay la sameeyo oo dowlad dhexe loo dhanyahay jirto ayaa haboon.
  15. Waa dad aad u daciif ah and think Reer Baraha Bulshada can be bought, that they can have no qadiyad and mabda'. They think that was what Farmaajo and co. did because they couldn't believe how overwhelming Soomaalis of all walks of life supported that government. They think that cannot be possible unless dadka aragtisooda la gato. Corruptions, masuqa iyo qabyaalad qaabdaran ee ku dhex jiraan, sameynaayaan in lagu taageero ayee rabaan - maangaabnaa oo qaabdaranaa.