Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,576
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Hoggaanka Faransiiska iyo Jarmalka fursad weyn ayee u heleen inay Yurubtaas kale horseed balaaran u noqdaan. Iyagaa isku soo koobay hoggaanka Reer Yurub maanta. Ingiriiska intuu lacagtiisa ganiga ahayd ilaalsanaaye banaanka qaboob ku dilay, Faransiiska iyo Jarmalkana ka faa'ideysanaayo, bullying others into their policies. Talyaaniga ha sheegin, waaba loo taliyaa maanta.
  2. Somalia;763617 wrote: @Nin Yaaban, the best bit is when the girl runs away and comes charging back - from 1:48 @Aaliyah, it's a tuulo called Leicester up in North England. Leicester tuulo ma'aha, umana dhawo. Have you been to it? I have and it was magaalo iska quiet ah with a large university. Soomaalida degana badankooda Yurubta kale kasoo guureen. No wonder these girls' names are spelled in Soomaali, that tells you Yurubta kale ka imaadeen. As it was the game, marka Ingiriiska la iska dhiibaayo magaca waala Soomaaliyeeyaa. Hadduu "Mohamed" loo qoraaye markuu qofka deganaa Holland, Ingiriiska markuu iska dhiibo "Maxamed" laga dhigaa. "Sadia" waa Sacdiya, "Habiba" waa Xabiibo. "Omar" waa Cumar. Qamri duli ayaa cabo iyo wax isnacay. Gabdhahaas walaalaheena haku tusaale qaataan in qamri qeyr lahayn, oo dad isnacay oo wax ma fasho ah bas cabo. N. B. - Cajalka doesn't tell everything that happened on there that night. Were the girls being insulted and harassed beforehand? Did it start from somewhere with no other CCTV?
  3. Nice try, but dal kale oo 'lbs' isku miisaamo dadkooda maa jiro?
  4. Tim Hortons weyba kibreen, high-end franchises iska dhigoyaan, Starbucks iska dhig dhig bilaabeen, with their fancy lattes, mochas, cappuccino suppremes. And it is a bit expensive.
  5. Eebba ha sahlo amuuraha. Intii la dilayna Eebba ha u raxmado. Dagaal jufo jufo goormaa laga gudbi doonaa.
  6. No wonder the place looks like a fast food joint, too.
  7. *Soo guuree Gaabooy goobta imaawee Gacalkaaga i galee Ma iga go'ayee Godka inta la iga geeyee* Yaa salaam, heestii Shariif Killer wax yar laga badalay waaye heestaan. Cod ayee leedahay Xaawo Kiin, Rabi ha u daayo codkeeda. Rabi ha u raxmada Shariif Killer.
  8. So it is like xaflad aan lagaaga wicin inaa baaq kasoo saartid, saying you are not going to attend. Oh, maxaa la dhahaaye markaan camal. Yes, isqor bilaa liis. Markii laguu waco ama meel lagaaga martiqaado wax ka dheh, hala i maqlo ma'ahee adigoo laguu wicin. Or perhaps this is intended as a crying call of hala ii waco anigana. Marka ciyaar hooseed la ciyaarayaa.
  9. Maxee ahayd maahmaahdii Maryooleeyda ku maahmaahi jireen? Haa, nin daad qaaday xunbo cuskay. Run ahaa.
  10. Ninkaan maxaa magaciisa maqlay in '80s. Asaga iyo Siiko (Zico). First Ciyaaraha Adduunka aan xasuusto waa in '86 edition, Faransiiska v Barasiil. Oh, Balatiini difooso u ahaa and I was so glad to see Zico miss his penalty.
  11. He is a kaansar socdo himself. Mareykanka will never be the same because of him and his outlandish policies.
  12. Other nations with top rankings are Denmark, Finland, Sweden, Norway... The usual suspects. Always top seven ku jiraan any quality survey la qaado Scandinavian countries. I have my utmost respect to those countries. And no wonder, they are not struggling economy-wise, albeit being small economies and in population. Iyadoo saas sii tahay haddana dadkooda wax walba ka caawiyaan, generous welfare state, benefits and universal healthcare. Kuwii six to 20 times ka dhaqaalo iyo dad badnaana are struggling and failing badly.
  13. Qarxiska weynaa ahaa. I knew in saan loo fashilmaayo on here. Of all countries, Malaysia ayeeba doorteen inay ka been sheegaan. Malaysia is one of the very few countries that accepts baasaboorka Soomaaliya without any conditions, maba oga miyaa taas.
  14. Maalintii madooweyd aan la iloowi karin. Maalin aad u murugo badneed. Waxaa xasuustaa meeshaa fadhiye markaa aqriye qaraxaan. London ayaana ku sugnaa maalintaas. Subax sadex saac iyo bar aroornimo meelahaas ayee ahayd. Warka Soomaaliya iska fiiri islahaa, waxaaba iga hor imaaday qaraxaan. Naxdin, siiba Qamar magaceeda markaa aqriye. Intii lagu xasuuqay qaraxaas iyo qaraxyadii ka horeeye iyo kuwa ka dambeeyaba oo waxba galabsan Eebba ha u wada raxmado, janadiisana haka waraabiyo -- aamiin, aamiin.
  15. Shuud, my poor Jarmal. But dhagaha ayee ka garaacaayaan Ronaldo iyo xulafadiisa, Robben iyo Dutchkiisa iyo Bendtner iyo Danishkiisa.
  16. ...oo meesha yaala. Dadka barakacyaasha markee hadlaayaan iyo quusigooda -- aad iyo aad u dareemi karaa dhibkee ku jiraan. Eebboow, Eebboow raxmaanoow ummadeena wada ba'ba'san u gargaar adigaa deeq iyo gargaarba wada haayee.
  17. Awkoombe waxaas dhahay, "Haddee fakatayna maala soo qabto, wax soo qabto maala waayena."
  18. Whoa, just checked. Major changes.
  19. When did they change? Let me checkba.
  20. Haddee hal cod ku hadli lahaayeen waxaan ma dhaceen. Hal hal loola kulmaa; Soomaalida dacwoonayaana and lobby gareynaayo hal hal ula kulmooyaan to their politicians, according to qoraalka. War hal cod ku hadla, hal urur xawaaladaha u hadla sameysta. Darn it.
  21. Matt Bryden is a corrupt himself, one among scores who profited and still profit from the two decades of misfortune that is Soomaaliya. He also famously advocates the dismemberment of Soomaaliya and is a paid cahoot of a certain goosashodoon folks. Just google his name. Yes, Soomaalida hoggaanka Soomaaliyeed sheegto waa corrupt aad u ba'an. There is no doubt about that. But foreign men like Mr. Bryden financially benefit from this same corruption as well in the name of think-tanks, international reports, monitoring and whatnot.
  22. Boolbaro uu ahaa. Tuujkana Feebaro uu ahaa. Maahmaah Reer Xamar raadinaaye abaaba Googal inta uuba igu soo riday.
  23. Madaxweynaha Soomaaliya oo su’aalo lagu weydiiyay Dood lagu qabtay Hool ku yaalla Xarunta Madaxtooyada Western-style meeting iga dheh. Lataliyaashiisa keenay fikradaan yaa ogaado. Miiskaas kii guriga noo yaalay ahaa. Exactly kaas ahaa.