Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,576
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Search proxy sites on google. There are some out there that might help you.
  2. @nazaninemoshiri This must be #AlJazeera's innovative new approach to Twitter interviews. Should we call it Twinterview? @nazaninemoshiri A little inconvenient, of course, but tele-density here in Somalia is 3X higher than that of some countries, like Ethiopia! If you read now their page and the Aljasiira reporter's page on Twitter, then you will know what they are talking about. Each one was posting and answering one another on their page on yesterday. The last post is also a response to this blog by that same reporter, who wrote: I have been to Somalia many times. When I am there, I can barely get mobile phone reception and internet access is a luxury. If the group is indeed tweeting from the depths of Somalia, this shows how sophisticated an operation it must have developed.
  3. Haye, waa kaa adkahay, sandulis iyo waa kaa xoog weynahay ayee sheekada mareysaa. Ama isdhiib ama xasuuq isku diyaari miyaa sheekada. Koow. Xaqdarro iyo amar taagleen meesha lagu gaaro hala arko.
  4. Gabdha Reer Casiir ayaa ku jiro. Waa laga garanaa. Xulka qaranka gabdhaha Kubadda Koloyega Soomaaliya ayaa galabta guuldarro ballaaran dhabarka u saaray gabdhaha dalka Qadar, kaddib markii ay uga adkaadeen 67 dhibcood, halka gabdhaha Qadar oo ay la yimaadeen 57 dhibcood, waxaana ciyaaraha ay tirsan yihiin Olombikada dalalka Carabta. Xigasho
  5. LoL. Walaahi maba xasuusan the other threads' titles ka waran. Anoo isogeyn ayaaba isku wada title qoray ka waran between in different months. I guess certain way u fikiraa.
  6. Careys Ciisaha cusubna waa kan: Sida loo turjumay saarka ayaaba cajiib ah. Afsoomaaliga hodansanaa.
  7. A_Khadar;764723 wrote: I seconded on this last one.. I don't think reer Xamar calls it shah rinji ah.. This must be wrongly ordered.. Koonfureedka shaaha laba magac uu u leeyahay: caddeys iyo rinji. Marka waa sax taas.
  8. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;111034 wrote: Salaan... See waaye, kistaan qaarkiin waa maqleen, haddii aadan maqlin jacburso, xaa sugee. ________________ Awkoombe aa Xamar kusoo noqdey after a very long trip down to Waqooyi Galbeed. Dadkii u imaadey aa wareystey; waa ugu waramay. Inkastoo uu kusoo wareeray Hargeysa, laakiin markii danbe waala qabsaday. Wuxuu lasoo kulmeyna dadkii meesha joogay uu ugu sheekeeyi. Awkoombe waxaas yiri, haddii aad Hargeysa tagtid oo aa maqashid "soo dhacee...soo dhacee," waxba kor ha fiirin - jaad lee la keeney. Awkoombe waxaas yiri hadii aa 'laxoox' maqashid, ha cabsan oo xuux ma'aha - canjeero lee waaye. Awkoombe waxaas kaloo yiri hadii aa maqashid 'ganbo,' ha ganbanin - kumi lee waaye. Awkoombe waxaas kaloo yiri hadii aa 'nayaa shuuneey' maqashid, ha xishoon - magac qurxoon lee waaye. Awkoombe waa dardaarmey magoow, waa kasaa. Xigasho Waaba sagaal sano kahor. Waaaaw.
  9. Naxar Nugaaleed;764533 wrote: nice vid but the song is not in Somali and what is waleyta. Also been looking for the hebasha version of "keene gar daran", appreciate it if you could help Xabashi ma'aha ninka qaado heestaas. Waa nin Oromo ah, oo Xamar ku korayna. Magaciisa waa Qamar Yuusuf. Heesta waa tan.
  10. Gabayga wiilka tirinaayo ee Sayidka, Eebba ha u naxariistee, tiriye waa kan: Sagaal nin oo walaala ah sideena Oo sideedu isku bahtahay sidiina Midkuna bah gooni yahay sidayda Oo sideedu wax siri sidiina Midkuna sirta ku garan sidayda Haddaynu isa siri sideedaba Ma iska kala tagnaa sideenaba As it is nine brothers, like us where eight of you are full brothers And I am the only half brother amongst Alas, all of you plot against But the lone half-brother discovers it I see no reason of being together But to split Xigasho
  11. @MajorEChirchir Like bombing donkeys, you mean! Your eccentric battle strategy has got animal rights groups quite concerned, Major. The formidable #Somali terrain has subdued the vicarious thrill #KDF boys got from war movies; the bullets, they’ve realized, are real here! oh, maaaaaaan.
  12. Soomaali baan ahay! Hees wacan. Qof Soomaali isirkiisa yahay laakiin reer Casiir iska ah heesta qaaday filaa. Muxuu leeyahay Muqdisho...? Hargeysa...? Kismaayo...?
  13. This crisis is directly affecting us poor maryooleeys, though. Every time Yurub and its eurozone has an hiccup, doolarka Kanadiyaanka hoos u dhacaa significantly. For poor maryooleeys who send monthly, sometimes the difference is 10 dollars per 100 US dollar sent. That is not much, but if you are sending a few hundred dollars a month, it adds up.
  14. @MajorEChirchir 50,000 Ethiopian troops couldn't pacify Somalia; you think a few disillusioned & disinclined Kenyan boys are up to the task? @MajorEChirchir Far too lofty an objective don't you think? specially from men more accustomed to pillaging &extortion than peace & security. Unable to foot the bill, the young & temperamental #KDF joins the fatigued & timid #AMISOM in a turbulent marriage of convenience. #Somalia. Military ineptitude, deteriorating economy, social imbalance, & public ambivalence trigger a desultory face-saving attempt by the #KDF: FLEE! By time the intoxicated #TFG militia sober up from their excessive Qaat sessions, the scales of war would have turned rather significantly! I didn't know Barbaarta had this kind of sense of humour in them. Almost every tweeted post of theirs weyba kaa qosolsiineysaa. Unbelievable. And it now has almost 1,500 followers. Laakiin ma iyagaa. Whoever is writing this twitter feed has amazing English skills dosed with a notable sense of humour.
  15. Sensei;764312 wrote: Who is the Hosni looking man with the UN chief ? The man looks straight Egyptian. Waa ninkaan: Waa guddoomiyaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Dhalashiisa waa Reer Qadar.
  16. I can't believe an avowed Xabashi is making sense in this thread than the combined opinions of... Well, never mind.
  17. I can't 'find' The Hidden Tiger, but I can read it.
  18. What was interesting online on these days? mIRC chatrooms? Angelfire and geocities personal websites ma xasuusataa, too? These two sites were grandfathers of blog community and facebook. I think internetka aad wuxuu caan u noqday in the year of 1996. And only because I think it had to do with hotmail email service going public.
  19. Mabaadi'daas guud waxaa ka mid ah: -1) In aan garwaaqsanno in ay soomaalidu, dibedda iyo gudahaba ay u soo jeedsato ayna toos ugu hawlgasho badbaadada dalkeeda; iyo taabbo gelin nabad waarta. -2) La noqoshada ciidammadii qal biga (Reer galbeedka), waxay inoo muujinaysaa in Soomaaliya iyo Geeska Afrika toona ayan culays ku lahayn, halbeegyada istaraatiijiga ama dhaqaalaha dalalka hora u maray, sidaas awgeed, waxgaradka soomaaliyeed meel kastuu joogaba waa in dhab uu u fahmaa khatarta ay dalkiisa iyo qarannimadiisuba kaabiga u saaranyihiin. Tillaabooyinka degdegga ah ee loo baahanyahay: Marka tan hore si fiican loo garto waxaa ka mid ah: -1) In ururrada dibed joogta ah ee kor ku xusan ay meel isugu biyo shubtaan, si ay u yeeshaan cod iyo karti mid ah. -2) In laysku tashado siyaaso iyo dhaqaalaba. -3) In la garawsado tanaasulaad kasta oo lagama maarmaan noqda si nabad iyo heshiis waara loo gaadho. -4) In ay laba halhays marwalba qof kasta oo soomaaliyeed ay maskaxdiisa ku jiraan, "Haddaan adiga ku waayey anna lumay" iyo "Waxaad rabto haddaad weydo waxaad ka badin weydaa la yeelaa". -5) Heerka la marayo maanta waxaa lagama maarmaan ah in si camali ah loo dhaqmo - camali waxaa ah in aan is ururinno, beenta, jactadka iyo qar iska tuurka daynno. In kastoo wax isku kaanna khasbikaraa aanu jirin haddana dalkeennu waa nagu filanyahay, danteennuna ma kala bixi karto. -6) Dagaalka sokeeye wuxuu keenay kala firir dad iyo mid aragtiyeedba, taasoo keentay in naloo arko ummad aan garasho iyo garawshi midna lahayn, si fiicanna loo xidid siibi karo. -7) Waxaa loo baahanyahay in wax garadku isku noqdo, islana meel dhigo inaan jiriddoonno iyo in, sidii baadi aan cidi lahayn, naloo qaybsado. Waxaan soo jeedinaynnaa, in ururrada dibed joogta- ah dad ka matilaya, degdeg ay isugu yimaaddaan (ugu dambays 30 ka luuliyo 1994), meel alla meeshii la filayo in laga helayo tas-hiilaadka loo baahanyahay. Shirka ergooyinkaasi isugu imaanayaan waa in lagaga gun gaadho afar arrimood: -1) Habkii iyo magacii guud ee ururradaasi wadajir ugu hawl geli lahaayeen. -2) Sidii loo samayn lahaa dawlad, ama maamul dhexe, ee ku meel gaadh ah. -3) Sidii ugu habboon ee loo adeegsan karo siyaasadda Qarammada Midoobay ee soomaaliya ku wajahan iyo ciidammadooda dalka jooga. -4) Sidii ururkaasi u samaysan lahaa saldhig dhaqaale uu ku hawl galo (dhigaal, qaaraan, hagbad iyo deeq). Jawaab degdeg ah. Intaa iyo tu san. Fiiro gaar ah: Baaqani waa u fidsanyahay guud ahaan waxgaradka iyo dadka Soomaaliyeed. Xiriiriye Maxamed Cabdi Maxamed (Gaandi) 3, rue du Languedoc, Appartemnt 016, 25000 Besanon, France tl: 81-52-34-96
  20. BAAQ NABADDOON Shir ay isugu yimaaddeen xubnaha ka tirsan ururka "Kooxda u Hawlgalka Nabadda iyo Dibuheshiisiinta Soomaaliyeed ee Yurub" bishan Juun 1-3, 1994, waxay soo jeedinayaan baaqan nabadeed ee hoos ku qoran: Gogol dhig: Muddu hadda afar sano ku dhawaad ah, ummadda soomaaliyeed waxay ku sugantahay xaalad lagu tilmaami karo, hoog iyo haantaawilif, ama haad geed waayey; boqollaal kun baa la laayey, boqollaal kun baa cudur iyo dan darro u dhimatay, hal iyo bar ilaa laba malyan dad lagu qiyaasay, ayaa dalka ka firdhaday kuna kala baahsan maanta adduunka afartiisa geesood, dhibaatooyinka haystana aan qoraal iyo hadal midna lagu soo koobi karin. Kumaankun kalana meel ay ku suganyihiin lama yaqaan. Qarankii Soomaaliyeed waa burburay, xeer dawladeed, mid diineed, iyo mid dhaqanba waa laga tillaabsaday, dalkiina wuxuu gacanta u galay koox intaba caydh ka ah. Dadkii soomaaliyeedna inta dalkii ku hartay, iyaga ayaa cudhaadh u haysta; dhaqaalihii dalka mid dawladeed, iyo mid dad weynaba waa la baabi'yey Warshado, Maashaariic iyo Beero, Dugsiyo, Xafiisyo iyo is gaadhsiin, dhismo caafimaad, taallooyin qaran iyo goobo taariikhi ahba, kayd qoraal cilmi ah iyo cajalado dhaqan iyo taariikh; intaaba maanta waxba kama noola. Qarankii soomaaliyeedna maanta jiritaankiisii baa halis ku jira. Beelihii soomaaliyeed waxaa laysugu diray Koox Koox, Reer Reer iyo Qof Qof; waxaana maanta in badan oo ka mid ah la gaarsiiyey heer wax xira iyo wax ay ka caagganyihiin midna aysan jirin. Waa dhaqan guur aad u qoto dheer, waana dhibaatada ugu weyn ee shacbi ku imaan karta. Inkasta oo dhibaatadaa aan kor ku soo xusnay ay shacbiga soomaaliyeed ku habsatay, haddana ma yarayn dadaalka la sameeyey dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba, si xal meel mar ah loogu helo dhibaatadaas. Dalka gudihiisa: Waxaa si joogta ah intaas uga socday dalka gudihiisa shirar iyo kulammo xal nabadeed lagu raadinayay, haba ku dhisnaadeen badanaaba qaab qabiile, waxaana ka mid ahaa: - Berbera 1992. - Boorama 1993. - Kismaanyo 1993 iyo 1994. - Garoowe 1994. - Xamar 1994. - Boonkay 1994. Dalka dibaddiisa: Waxaa la dhisay ururro dalka dibaddiisa ka jira oo aan kooxna ku tiirsanayn kuna shaqaynaya fikrad iyo mabaadi' Qarannimo in badanna isku hawlay xal u helidda dhibaatadaas; Ururradaas dibdjoogta ah waxaa ka mid ah: - Kooxda u hawlgalka nabadda iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya - Yurub (Groupe d'action pour la paix et la rconciliation en Somalie - Europe), 1992. - Ergo - North America, 1992. - The somali challenge: Peace, Resources, and Reconstruction, 1992, Geneva iyo U.S.A. - Somali Canadian Youth Society, 1992, Ottawa, Canada. - Golaha wax Garadka Soomaaliyeed (Somali Intellectuals Forum) 1993, Addis Ababa, Ethiopia - Guddiga isku dubba ridka ururrada soomaaliyeed ee jarmalka (Coordination committee of somali organization in Germany) 1993, Bonn, Germany. Shirka ay abaabuleen ururrada dibadjoogta ah: Ururradaasi waxay abaabuleen kulammo shirar, doodo meelo kala duwanna lagu kala qabtay, kullina loogu gogol xaarayey xal u helidda dhibaatada soomaaliyeed, shirarkaas iyo kulammadaas waxaa ka mid ah: - Kulankii Roma, 15-19 Febraayo 1991,( Forum Roma 1991). - Kulankii Paris "Dagaalka sokeeye ee soomaaliya: goorma? sidee? maxaa keenay?" Paris 7-8 Abriil 1992, (Forum Palis 1992) . - The Somali Challenge: Peace, Resources, and Reconstruction, Geneva 10-14 Luuliyo 1992. - Kulankii nabadda iyo dib u dhiska soomaaliya, Paris, 15-17 Abriil 1993, (Fol~um Paris 1993). The role of the United Nation in Somalia, present crisis and possible solutions"; Ottawa, 13-14 Agosto 1993. - "Somali studies", SOAS London, 23-25 Sebtembar 1993. - "Somali studies", Worcester & Boston, Disembar 1993. - Somali contribution to peace and Reconstruction, Bonn, 11-14 Maarso 1994. Ururrada caalamiga ah iyo waddamada saaxiibka la yahay: Ururrada caalamiga ah iyo dawladaha saaxiibka la yahay waxay iyaguna xil weyn iska saareen xal u laadinta dhibaatada soomaaliyeed; waxaa ka mid UruIka Qarammada Midoobay, Ulurka Midowga Afrika, Kulanka Islaamka, Suuqa Baayac mushtariga reer Yurub, Dawladaha Djibouti, Etoobiya, Keenya, Masar, Maraykanka iyo Talyaaniga, kuwaasoo abaabulay shirar iyo kulammo ay ka mid yihiin: - Jabuuti, jJuun iyo Luuliyo 1991. - Seychelles, 1992. - Addis Abeba, Jannaayo, Maarso iyo Nofeember 1993. - Qaahira, Abriil 1994. - Nairobi, May iyo Juun 1994. Intaas oo dadaal ah oo la sameeyey haddana weli nabad waa la xasilin la'yahay; waxaana laga xasilin la'yahay Koox yar oo hubaysan, dan dhaaqaalo iyo mid siyaasana ugu jirto in dagaalku waaro haddaan xukunku gacantooda gelin. Xaaladdan oo kalana, murtiyo soomaaliyeed ayaa ku soo arooray, waxaana ka mid ah Maahmaahdan afarreyda ah: "Colaad waa mahtalako waanwaan baa u miciin ah nabad baa ka macaan waxaynase waxba ugu fillayn nin dhagar galay" (Mursal Saddexle) Arintaa raagtay oo xal degdeg ah u baahan, qaabka ay tahayna ku buuxda maahmaahda soomaaliyeed ee odhanaysa ®Ceelna uma qodna cidna uma maqna," shirar dhaqan, codsiyo la baahsho, iyo tuugmo shisheeye wax yar bey ka tari karaan; sidaas awgeed waa in dadka soomaaliyeed ee wax garadka ah ay la wareegaan xilkooda, si toos ah oo nafti huridnimo ahna ugu istaagaan badbaadinta dalkooda iyo wixii ka haray dadkooda. Haddaba su'aasha imanaysa waxaa weeye: Soomaaliya maxay maanta u baahantahay? Jawaabta kooban ee su'aashaas waxay noqonaysaa: - Xasilin hadda ah . - Badbaado . - Dhismo nabad gelyo. - Is afgarad heer qaran. - Dhismo hay'ad "Ku meel gaar ah" ee maamul iyada oo laysla oggolaaday dhawr mabda' oo guud.
  21. These guys were posting on discussion boards in 1994. And some of them were even posting in 1992! That is labaatan sano kahor. And I am sure some of them are around online still. Online was real back then, though. Qof walba had his or her real name and university-provided email. Taloow 1992 ama '94 yaa internet iyo waxaasba maqlay oo SOL ku jiro.
  22. Now "Koonfurians" are Reer Maafiya, with their corrupted culture. Haye, maxaa kale.