Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,633
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. I seriously want to understand you folks. Runtii, I am serious. What do you get if, say, your SOL 'enemy' admits that your qabiil owns, populates, occupies, whatever, on whatever land you wish so here in SOL. Would anything still change? Would that dusty village be any different? Maxaa ka dheefee, waa kaas Yurub ayaa ka joogtaa.
  2. Bluelicious;770991 wrote: Aww that was a beautiful childhood with good memories. It's good you have good memories about your childhood and experienced it in a peaceful time. They had churches in Xamar? So that means christians lived in the country too :eek: Maya, that was the only famous kaniisad and it alone was located in Xamar. It was built by Talyaaniga and used by their expatriates in prewar. It had nothing to do with Soomaalida.
  3. Dad waa weyn, Eebbaa weynee, habeen iyo maalin shaqadooda ka dhigtay this little dusty outback buulo/hut is better than yours, is populated by by my fellow clan members, yada yada yada. Kaaga daranee qurbo ku koreen, waligoodna inay arkeen Soomaaliya ma moodi. Zero xishood, haddee xishoon waayeena xataa caqligooda ma celin waaye. Or is it something greater than we can't see. Is it some addiction? Maanta dhan qabyaalad laga hadlaayo 'high' maa lagu noqdaa taloow, ma lagu marqaamaa?
  4. " frameborder="0" allowfullscreen> See, this was the Xamar I was talking about. Eebboow.
  5. I have a vague memory of going to that same beach, called Liido, in early to mid '80s as a very young boy. Our eldest sister used to take us every other Friday, I and many other older brothers along with my sister's two young sons. She had and drove -- oh, ladies used to drive in '70s, Xamar was so liberal, thousands of years ahead other African towns -- a Talyaani car Xamar caan ka ahaa, whch was called Fantikuwataare, aka venti quattro. It was this model. Also it was the model used by Muqdisho taxis. I only vaguely remember each of us getting the towels and shorts and squeezing in that car, many of us boys. It lasted until the sister and her family moved to Sirte, Libya in mid '80s. Aah, the memories. First time I heard Sirte was back then.
  6. About your picture, which road the minibuses are on. I think it is on the extended Maka Almakurama Rd.
  7. Daa'uud, these google street maps is a start. It has most of central Xamar's most famous streets and their names. [/img] In this map, one of the most famous street names in Xamar is not shown, though. That is Jidka Maka Almakurama. It starts from where it says Saxafi Hotel and goes all the way to where it says Football Field However, all other famous street names wey qoranyihiin. You also wanted to know the distance between Tiyaatarka Qaranka and Hoteel Alcuruba. Well, here is a little map that can help you. Tiyaatarka Qaranka was located close to where it says Taalada Dhagaxtuur. Hoteel Curuba was located, I think, south of where it says British Embassy. I am not sure, but it is somewhere around there. So you can do the math calculation if you want. If you want to know where my family lived at, we lived close to literally where it says Jidka Wadnaha, just immediate south of where it says Wadnaha in the first map.
  8. Soori, wey ku dhaaftay. Those were the days. Literally good, great old days. That Soomaaliya shaqsi ahaanteyda wax walba waaku bixin lahaa if lagu noqon karo. I would've done everything to go back to that timeline. And this time as a grown man, not as a little boy, to enjoy and appreciate it fully. But alas, we can't.
  9. Horta Xamar maku dhalatay, xaafadee deganaydna. Kaasabalbalaare lee ha i dhihin meeshaas Reer Waqooyi u badnaa aad iyo aad.
  10. Maadeey wuxuu u soo noqday waxee tahay wuxuu islahaa Xabashadii kasoo gudubtee xad beenaadka mar kale ka faa'ideyso oo Barbaarta buun buuni. Kuwaas biyaha Samsamka xataa haddee ku qabeystaan ma daahiri doonaan, sida loo nacayna Soomaali dhan wada ogsoon and as much as Xabashada loo necebyahay qaarkood loo nacay. Showqi, adaa mudan, duqa.
  11. Tareenka dhulka hoostiisa maro (subway) ayaa saarnaa markaa arkay xayeysiintaan dowladda hoose ee Toronto xayeysiineyso oo Afsoomaali ku qoran. Telefoonka ku sawiray. Ee sida loo micneeye maa u micneen lahayd adigoo micneynaayo ereyada Ingiriis ee far Soomaaliga hoosteeda ku qoran.
  12. Waxaan koley haddee jiraan wax saas u badan ma'aha, Reer Galbeedkaana buun buuniska raqiiska ku nacay. Laakiin Afgaantaan ma'ogi wax ayaa si ka ah dhaqamadooda, diinta Islaamkana waxee fareyso ma'ahee wax kale faraan.
  13. Awmaadeey muxuu iskaga meer meerinaayaa dhabta jiri jirtay. Dhabta waxee ahayd kuwaas Barbaarta Jowhar ka taliyo hore ayee u mamnuuceen ciyaaraha banooniga la ciyaaro. Maamulkii hore la badalay ugu wacan inay xaalka isbadalo. Dadka reer Jowhar oo mudo laba sana ah kadib daawaday ciyaarti ugu horeysay oo kubadda cagta ah Ciyaar kubbada cagta ah oo aad u xiiso badnayd ayaa markii ugu horeysey muddo labo sano ah waxaa lagu daawaday galabta garoonka kubbada cagta ee degmada Jowhar. Ciyaartan ayaa waxaa daawashadeeda ka soo qeybglay boqolaal ruux oo ka kala yimid xaafadaha degmada jowhar ay ka kooban tahay. Ciyaarta maanta ayaa waxaa wada ciyaaray labada koox ee ku kala ciyaarayay magacyada Cefa iyo Sahan, ciyaartan ayaa ciyaartoydii labada koox u kala ciyaaraysay dhalinyaro iyagu si dhuumasho ah ku ciyaari jirtey bilihii la soo dhaafay kubbada cagta . Hase ahaatee is afgarad dhex maray maamulka gobolka Sh.dhexe iyo dhalinyarada isboortiga ayaa loo fasaxay in ay kubbada ciyaaraan balse fuliyaan qoddobo dhowr ah oo ay dhalinyaraduna oggolaatay . Ciyaartan ayaa daqiiqadihii la ciyaarayay waxaa ay ku dhamaatay barbaro eber iyo eber ah. Hase yeeshee ciyaartan ayaa waxaa ay ahayd mid xiiso badnayd maadaama dad aan muddo dheer aan is arag ay ku kulmeen garoonka kubbada cagta. Maamulkii gobolka Sh.dhexe ayaa hore uga mamnuucay garoomada kubbada cagta ee Jowhar in lagu ciyaaro waxayna dhalinyaro badan kala kulmi jireen maamulkii hore hanjabaado iyo xarig. Xigasho Dhabta labaad jirto waxee tahay Reer Afgooye ilaa iyo hadda banooni ciyaaraan looma ogola.
  14. Also clove, aka dhagayare, eases pain causes by toothaches.
  15. But there was no Dharkanleey degmo in '79 nooh. Qariirada dib ha loogu noqdo.
  16. That too happened in Xamar, back in early 1991, after the immediate fall of dowladii kacaanka. Kuwa militia ka mid ah jabhadii Xamar qabsatay started inay dadka soo qab qabtaan because of qabyaalad qurunkeeda. And they would ask abtirsigooda, laakiin haddee kasii shakiyaan waxee leeyihiin 'kow, laba' tiri. Waxee sugaayaan kii u qaldama. Kow, laba, sadex....sideed, sagaal, toban, kow iyo toban. Maskiinkii 'kow iyo toban' afkiisa kasoo baxo instead of 'toban iyo koow' wadkiisa soo dadajinaayeen, Eebba naf haayee. Waxee aaminsanayeen qofka leh 'kow iyo toban' in gobollada dhexe iyo korkooda ka yimid. Maba oga dad badan ayaa isticmaalo regardless meeshee u dhasheen. Soomaali waxee cuqubada ugu bixi ladahay xasuuqyadaas camal dhiig badan aan waxba galabsan lagu daadiye dhulkeena Soomaaliya. _________________ Xunjuf, kaftan iga tahay waa ogtahay.
  17. rantingmrp;769872 wrote: What colour are somalis, yellow? You probably mean ethnic background rather than colour. Economic, national and ethnic politics means it is probably more acceptable (in somalia) for somali women to marry white men or african american muslims or african americans in general (in that order, descending), but where communities rub up against each other (e.g. in Nairobi) or where the situation is dire (e.g. in Kenya's refugee camps, which are choc-full of somali families happy and willing to let their daughters marry anyone who will get them out of those hellholes), intermarriages happen with unremarkable regularity. In some cases it has assumed alarming manifestations for somalis: somali men losing their wives to kenyans in refugee camps, for example (see http://goo.gl/5LZzw ). At any rate, people have been intermarrying for millenia and will continue to do so, regardless of prevailing or perceived social or tribal norms or mores. "Intermarrying for millenia???" What are you on about? These are Soomaalis. Nothing to do with Kenyaati. To you, you might call them "Soomaali-Kenyans," but to us Soomaalida, they are as Soomaali as me and any other Soomaali. We don't make no distinguish between the Soomaali in Gaarisa and the one in Jabuuti. We are all Soomaalis.
  18. Carafaat;770098 wrote: waad arki doonta. Intuunan Xaajiga iyo xuftiisa ku sixin aan ku saxo. Waxa waaye 'waad adhki doontaa.'
  19. She was my second favourite. Her perpetual cute smile when listening to her listeners in her Salaamaha show was ingrained in my mind. As cute as her smile was though, it could never match the nice dimple and easygoing our sister at Horncable had. Of course, I am talking about Nimca Sabriye and her Boggaadin iyo Bariida show.
  20. Is Cowke back on Yunifersal? Because of this sensitive dude and his $$, he was sacked because of mere. light jokes made on air about Jabuuti and this sensitive man. Sucks. Cowke was the only person I liked on that channel, especially his special Ciid and New Year shows. And yea, his one-on-one show with fannaaniinta.
  21. Waxaan maxee tahay, banooni maala ciyaaroyaa oo la qash qashaadaayo. Maalin walba kuraas isla dhacooyaan iyo bakoorado. it will be a matter of days before mid keensado bistoolad, kuna dilo qaarkood. Awalba badow yaa xil u dhiiban jiray, kii aaminsanaana ka badowsan. Badankooda waa badowyaal waxmagarata ah, dowlad guud iyo axdigeeda meel ee ka bilaabato iyo meel ee ku dhamaataba ma yaqaanaan ee maxeeba sharci dajiyaan.
  22. Hiraanonline Dayniile Jidbaale Raxanreeb Somalichannel tv Bbc Voice of amarica xargaga online iyo kuwa kale oo badan. SOL ayaa laga ilooway liiskaan. Mise 'kuwa kale oo badan' ee ku jirtaa miyaa.
  23. Eebba ha u raxmado. Aaden Gabyoow iyo Aaden Kuukaay magacyo aan maqli jiray ahayd back in the days. Taloow Axmed Cumar Jees intuu ku dambeeye. One of the original warlords dagaal'oognimo faraha kala baxay ayuu ahaa Cumar Jees, danta haku kalifto or not.