Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Aloore run ayee kaa ahayd, you need a crash course Afmaay barashadiisa haddaaba ogeyn in Afgooye looga hadlo. Afmaay Baay iyo Bakool kaliya loogama hadlo. Afmaay waxaa looga hadlaa from Mandheera to Dooloow to Luuq to Ceelbarde to Tiyeegloow to Daafeed to Wänlaweyn to Afgooye to Baraawe to Saakoow to Jamaame to Bu'aale to Salagle to Baardheere to Ceelwaaq. And every tuulo iyo magaalo u dhaxeyso those deegaano., including Qansaxdheere, Diinsoor, Buurhakaba, Awdheegle, Qooryooleey, Baydhabo, Waajid iyo Xuddur. These regions waaguu Talyaaniga iyo gumeysigiisa joogay Alta Jubba la isku dhihi jiray, except Baraawe oo Greater Banaadir ka mid ahayd. Maantana Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe, Gedo, Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose kala yihiin. Sababta 'Afgooye' loogu bixiye degmadaas ma'ogid miyaa xataa. It is the historical town Afmaay iyo Afmaxaatiri ku kala bixi jireen. Qofkii Afgooye ka tago oo dhanka Xamar aado Afmaxaatiri ayaa u bilaabanaayo, qofka Afgooye ka tago dhanka Wänlaweyn iyo Daafeed aadana Afmaay u bilaabanaayo. Saas loogu bixiye degmadaan 'Afgooye'. Afafka ku kala hara. Afmaayga looga hadla Afgooyena wuu ka dibicsanyahay Afmaayga kale oo ereyo Afmaxaatiri badan ka buuxo.
  2. Daa'uud, fiirso this. The clip has a lot of information about how we lived back then.
  3. Ani ki jeelaa mi i jeelidaa Ani ki jeelaa ma i jeelidaa Haddii i jeelaanee Jahwareerka mahaa in ridee Afmaayga Reer Afgooye lagu heesoyaa. Heestaan toddobaatameyadii caan ahayd la yiri.
  4. Saddex madaxweyne ayaa midba markiis mudo bilooyin ah qaban doonaa xilka Madaxweynaha... Midowga Yurub miyaa meesha, where in every six months presidency of the union isku badali jireen members' respective leaders. Soomaali iyo madaxweynimo maxaa kala heysto.
  5. Why did I just remember that well-known anecdote sheeko about two men who were fighting and a third man came across them while still fighting. Markuu kala celiye ayuu weydiiye why they were fighting. Waxee ku jawaabeen jawaano lacag cirka haddee kasoo dhacdo yaa leh iyo yaa lahaan doono ayee isku heysteen. Markaas kii kala celiye yiri, "Iga raali ahaada dagaalka meesha kasii wata."
  6. Why no body is talking about Baxreen. Dadkooda not only tanks u keeneen but foreign tanks loo keenay to crush the protesters. I used to have a huge respect for dowladda Qadar and Aljasiira, but Aljasiira mar mar wey ka fakataa dacaayadahooda raqiiska ah.
  7. Axmed-InaJaad;776546 wrote: Mr. Showqi I appreciate your question and would like to thank you for bringing such an important question to me. I would say go for mid cad who will make you a sandwich, meelkasta ka taabato, and will give caruur cad. Ka fagow waxa madow ama hadi kale caruur laga acudubilaysto bey ku dhalay. Hindida ka fagow wey wada uskag badan yihiin and some have mustaches. Thus spoke the ditoore. I knew in his sage words Showqi would get a fine answer. Shoqsi sida laguu sheegay mid 'cad' oo Calibeesteen oo Reer Inuit ah isku habee hee since waxa 'cad' reerahee u kala baxaan lasii kala micneynin.
  8. Maadeey, heesta uu samigaaga qaadooyo ma aragtaa mise adi waayeba Maadeeygaas intaadan Barbaarta difooso u noqon?
  9. Shaleedeyaa Shib lee haadee! Heesaha Afmaayga uu Xasan Aadan Samatar qaado mid ka mid ah kuwa ugu caansan. Muuqaalka waxaa ka muuqdo Qalanjo, Awkoombe iyo Ina Cumar Dhuule. Baashaal waagaas uu dhacay. Aawey Naarniya heestaan hanoo micneysee iyadoo Ingiriis ah.
  10. Maaddeey;776577 wrote: MMA, sxb, couldn't you find a clip of the legendary singer Abdullaahi Shariif Baastoow who is the original singer of Diinleeya?. Maadeey, in uu Kuusoow Kunturwaareey, Rabi ha u raxmadee, qaado heestaan isirkeeda moodi jiree. Mise waa hees kale nooc kale ah miyaa. Naarniya, si fiican u turjuntey. And Afmaay is far from being a dying language, though. Dadka qaarkood Galbeedka ku koray inay ku hadlin waa laga yaabaa, which it shares with Afsoomaaliga guud ahaantiisaba maadaama Soomaalida dhan caruurtooda Galbeedka ku dhashay afkooda hooyo ku hadalkiisa kasii baaba'aayo.
  11. Anyway, the 'ditoore' is awaiting the questions. Fire him a question nooh.
  12. Si feyla in goroda dooga. Haye, tana manoo micneyn kartaa? Diinleeya - adalee Diinleeya - adalee Diinleeya - adalee Diinleeya - adalee Adduunyadaan lan deeri la waayee Deeqii ii maal Darajo lan diido la waayee Malagii ni dili jiray sidiisiyo Ii Aakhiro lan doona la waayee Diinleeya - adalee Diinleeya - adalee I duleysadee I duleysadee Aashakuun i duleysadee Alle i daawee
  13. Hee, 'raaxada guurka' waa xalaal nooh. Read it, you might learn one or two yaa og perhaps. There is a full book dedicated to this subject and written in Afsoomaali with the same name of that blog. It is mostly based on translated Carabi book, though. Here is the book's link if you have time and appetite to read the whole book.
  14. Narniah;776097 wrote: Lan wiin ma booraaw Beengaa ogaadey Ilinteey baroorshee Biyi haan dareertay Run ahaa.
  15. Kamasutra oo Afsoomaali ku qoran haddaa rabo boggaan oo wada dhamestiran ayaan aqrisan lahaa. At least it is dedicated solely to that subject.
  16. "Fayleya" xee ahayd? Ani feylana ama ani faaya dheh. "Sekiherge’li" ma'aha ee waa see ki hirgali. Intee kasoo guurisay waxaan? Haye, qoftoo Afmaay ku hadleyso maa Rotterdam ku soo baratay? Soomaali national radio used to have Afmaay programs back in '60s. Dowladii kacaanka ayaa joojisay in the name of, allegedly, promoting national unity in one dialect. Telafashinka cusub ee qaranka ee Xamar kasoo baxo has some Afmaay programs now. Haye, kasii baro Afmaay adigana.
  17. Qabil walba qaranaa noqonaa oo calan iyo 'madaxweyne' ayaa sameysanaa hadduu yiraahdo ibtilo weyn waaye. Soomaaliya meeqo 'madaxweyne' ayee xamili kartaa? Dad, waa Soomaalidee, tobankii milyan gaarin wali saan ku dhaqmaayo. Shiinaha iyo Hindiya oo...aah, never mind.
  18. Ninkaan sheeko baraleey la qoray u egyahay oo nin jiro in uu yahay ma moodi. Tusaale ahaan loo qoray u maleeyaa. Laakiinse hadduu jiro su'aal yar aan weydiin lahaa hadduu aqrinaayo goobtaan: Yaa caruurtiisa u bari doono Quraanka Kariimka iyo diinta barashadeeda kaleba. Mise Quraankana 'ivy-league university' lagu baran doonaa. Suu rabo iyo see noqon doonaan laba amee kala noqdaan. Maalintaas lee yuunan ka shaleynin.
  19. LoL, Showqi, qarxiska yaree nooh. Waxaaba i soo xasuusisay markaa Nayroobi joogay last year, habeen malawax casho ahaan loo sameeye guriga. Aabo loo geeye asagoo waliba kulul. Aabo was like, malawaxaan macaanaa. Qofka sameeye u duceeye, wuxuuna ku daray hadda ka bacdi habeen walba hala dubo. Yaa jikada kuleelkeeda u galaayo. Marka waxaa ogaaday meeshaa malawax jecleysiga ka keenay -- from my old man's genes.
  20. LoL. Meesha waxaa ka dhacay e-daadis. Waala isku daadiyee. Carafaad, take it as a man. Qof -- be it a woman or man -- aan lagu daadin waligiis ma jiro unless s/he never braved. Marka adduunka Rabigeena ayaa weyneysiiye.
  21. Carafaad, is this your version of inverse shukaansi?
  22. Che, waa 'qoorsagaaro' nooh. Qoobkaa sheegoysid xee ahayd. Qoob = ankle.