-
Content Count
17,579 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
I don't think inay saas kaga harayaan. Kanada iyo Mareykanka tusaale kuu ah. Qarashkiisa lee kor u kacaayo and will be smuggled from UK by boats. It will be that easy unless Ingiriiska bans it as well.
-
OdaySomali;773199 wrote: Kenyans cabaadaya . Nacalaa Miraa iyo Meru dooda ku taal. Its a ******* weed... like "Brandnetels". Waxay doonayaan inay Somali meel walba ku baabi'i yaan. Etoobiduna Goboladooda sida Tugray oo kale way ka mamnuuceene qaadka. Full article. http://www.businessdailyafrica.com/Miraa+exporters+face+loss+of+Sh1+6bn+European+market++/-/539552/1303952/-/15a1wwt/-/ Waa sababta koowaad iyo labaad aan ugu farxay mamnuucidaan. Hadduu kaliya dhaqaalaha jaadka lagu qarash gareeyo Soomaalida u noqon lahaa lee. If only. Laakiin I smell selective banning maadaama xashiishka, marijuana, laga ogolyahay wali dalkaas yet jaadka oo ka daciifsan waxyaabaha maanka badalo boqolkiiba boqol, la mamnuucooyo.
-
In the name of canjeero...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
They deserve to, at least some do. They have childish mentality iyo ciyaal ciyaalnimo iyagoo gaboobay ismoodo laba jir. They deserve su'aal like 'what in the name of canjeero' lagu dhaho. -
I also hate Soomaali music kulahaa. If you only knew the legend whose song is being used in this clip. Gamuunti soo gentidaa Gibilkii ay gaartaba gaddoomaayee Geesiyoow nin kuu gafay maa Guuleeysahaayee Guuleysahaayo Gabayga yeeraayo Guuxaan baxaayo Iyo gurbaankaan Awgeedi Shaamboowaa Loo guurihaaye Loo guurihaay Geedba geedka ka weyn Sida loo gandoobaba Adaa garataayee Goshaan manaad gashato Lafaha waa gariiraan Alla waa gariiraan
-
...I present you this. Somebody posted it on facebook. No wonder waa Reer Kanada yariiseeyda.
-
Beelo waaye. Suu u moon dance gareynaayo ayaaba i dishay.
-
Carafaat;772353 wrote: Xaaji, maxaa isla soo xaadirisay? Ma ishaa wax ku qabatay? at 'xaadirisay.'
-
Marka ereygaan originated from what Soomaalida called Boorama-speaking people maadaama afkooda yahay af u dhow Soomaaliga but not Afsoomaali. In Afsoomaali, garamgaram implies qof afka si fiican aan u garaneynin, much like these young people in the clip, but not in a negative way way, though.
-
Sujuuga maxee u yaqaanaan garamgaram?
-
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=Ll0uIvsRMfw" frameborder="0" allowfullscreen> Waa aaminsanahay mowqifkooda horusocodka ah, waana taageeraa oo la garab taaganahay laakiin, laakiin, laakiin haddee rabaan inay horumar ka gaaraan dhaq dhaqaaqa ay wadaan waa inay si toos ugu dadaalaan, oo ay xoogga saaraan barashada afkeena hooyo marka koowaad. Haddii kale qof xishmeynaayo ma jirto shaqsi ahaantooda, iskaba dhaaf aragtiyadooda la xishmeeyo waa haddee dalka ku noqdaan, waa see rajeynayaan mar dhow.
-
Rawla, sister haye, Garbahaareey markaa maqashay waa soo rooree yaah. Ar goobile goobiloow Ar goobile goobiloow Ar goobile saar Gedood ...
-
Valenteenah’s Moving Speech at the Taleex Meeting
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abtigiis's topic in Politics
Bluelicious;771760 wrote: Where can I watch this speech other then on Somali Channel TV which I don't got? Gabadhaan in uu ka hadlaayo u maleynaa, inkastoo wuxuu qoray iyo see u hadleyso isma laha. Perhaps another clip kale waaye filaa. You wacan watch the full clip on . She comes at 47:22 minutes. -
KDF: We have killed 700 militants
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Their warbaahin la yaabanahay. They are blindly so pro-invasion with unquestionable and unverified reporting. especially The Standard and Daily Nation. (T)here isn't a single HSM compound or base targeted by #KDF; their short-sighted gunners seem to mistake the trees for Al-Shabaab! I will take those guys' words face value than a clueless Kenyaati's. -
Enough said.
-
Number of views, aha. Grasping the last straws, aha. Or perhaps the product of too much Youtube viewing. Every number then becomes 'view count' miyaa.
-
And this is what the interim constitution for: ARTICLE 67 NATURAL RESOURCES AND ENVIRONMENT PROTECTION. 1. The natural resources of the country such as the minerals, water, flora and fauna shall be public property and a law shall be enacted which defines the manner of exploitation for the common good. Xigasho There is no law passed yet, so the old 1963 constitution applies, which this charter of 2004 (which is full of flaws) automatically follows what it doesn't mention as per instruction. Walaa Geedi, walaa Wali, walaa shadow companies -- nothing will change this.
-
"Begging profession" is twice and thrice better than claiming an imaginary orphans and lost children of Queen Elizabeth II. Don't you think that is more shameful? It is also better than shaxaad ku nool iyo 'ina'adeer iga dhiib shaaha' ku nool natural way of life. Waala isyaqaan. But I won't go down with your level. No.