Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,581
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Shaleedeyaa Shib lee haadee! Heesaha Afmaayga uu Xasan Aadan Samatar qaado mid ka mid ah kuwa ugu caansan. Muuqaalka waxaa ka muuqdo Qalanjo, Awkoombe iyo Ina Cumar Dhuule. Baashaal waagaas uu dhacay. Aawey Naarniya heestaan hanoo micneysee iyadoo Ingiriis ah.
  2. Maaddeey;776577 wrote: MMA, sxb, couldn't you find a clip of the legendary singer Abdullaahi Shariif Baastoow who is the original singer of Diinleeya?. Maadeey, in uu Kuusoow Kunturwaareey, Rabi ha u raxmadee, qaado heestaan isirkeeda moodi jiree. Mise waa hees kale nooc kale ah miyaa. Naarniya, si fiican u turjuntey. And Afmaay is far from being a dying language, though. Dadka qaarkood Galbeedka ku koray inay ku hadlin waa laga yaabaa, which it shares with Afsoomaaliga guud ahaantiisaba maadaama Soomaalida dhan caruurtooda Galbeedka ku dhashay afkooda hooyo ku hadalkiisa kasii baaba'aayo.
  3. Anyway, the 'ditoore' is awaiting the questions. Fire him a question nooh.
  4. Si feyla in goroda dooga. Haye, tana manoo micneyn kartaa? Diinleeya - adalee Diinleeya - adalee Diinleeya - adalee Diinleeya - adalee Adduunyadaan lan deeri la waayee Deeqii ii maal Darajo lan diido la waayee Malagii ni dili jiray sidiisiyo Ii Aakhiro lan doona la waayee Diinleeya - adalee Diinleeya - adalee I duleysadee I duleysadee Aashakuun i duleysadee Alle i daawee
  5. Hee, 'raaxada guurka' waa xalaal nooh. Read it, you might learn one or two yaa og perhaps. There is a full book dedicated to this subject and written in Afsoomaali with the same name of that blog. It is mostly based on translated Carabi book, though. Here is the book's link if you have time and appetite to read the whole book.
  6. Narniah;776097 wrote: Lan wiin ma booraaw Beengaa ogaadey Ilinteey baroorshee Biyi haan dareertay Run ahaa.
  7. Kamasutra oo Afsoomaali ku qoran haddaa rabo boggaan oo wada dhamestiran ayaan aqrisan lahaa. At least it is dedicated solely to that subject.
  8. "Fayleya" xee ahayd? Ani feylana ama ani faaya dheh. "Sekiherge’li" ma'aha ee waa see ki hirgali. Intee kasoo guurisay waxaan? Haye, qoftoo Afmaay ku hadleyso maa Rotterdam ku soo baratay? Soomaali national radio used to have Afmaay programs back in '60s. Dowladii kacaanka ayaa joojisay in the name of, allegedly, promoting national unity in one dialect. Telafashinka cusub ee qaranka ee Xamar kasoo baxo has some Afmaay programs now. Haye, kasii baro Afmaay adigana.
  9. Qabil walba qaranaa noqonaa oo calan iyo 'madaxweyne' ayaa sameysanaa hadduu yiraahdo ibtilo weyn waaye. Soomaaliya meeqo 'madaxweyne' ayee xamili kartaa? Dad, waa Soomaalidee, tobankii milyan gaarin wali saan ku dhaqmaayo. Shiinaha iyo Hindiya oo...aah, never mind.
  10. Ninkaan sheeko baraleey la qoray u egyahay oo nin jiro in uu yahay ma moodi. Tusaale ahaan loo qoray u maleeyaa. Laakiinse hadduu jiro su'aal yar aan weydiin lahaa hadduu aqrinaayo goobtaan: Yaa caruurtiisa u bari doono Quraanka Kariimka iyo diinta barashadeeda kaleba. Mise Quraankana 'ivy-league university' lagu baran doonaa. Suu rabo iyo see noqon doonaan laba amee kala noqdaan. Maalintaas lee yuunan ka shaleynin.
  11. LoL, Showqi, qarxiska yaree nooh. Waxaaba i soo xasuusisay markaa Nayroobi joogay last year, habeen malawax casho ahaan loo sameeye guriga. Aabo loo geeye asagoo waliba kulul. Aabo was like, malawaxaan macaanaa. Qofka sameeye u duceeye, wuxuuna ku daray hadda ka bacdi habeen walba hala dubo. Yaa jikada kuleelkeeda u galaayo. Marka waxaa ogaaday meeshaa malawax jecleysiga ka keenay -- from my old man's genes.
  12. LoL. Meesha waxaa ka dhacay e-daadis. Waala isku daadiyee. Carafaad, take it as a man. Qof -- be it a woman or man -- aan lagu daadin waligiis ma jiro unless s/he never braved. Marka adduunka Rabigeena ayaa weyneysiiye.
  13. Carafaad, is this your version of inverse shukaansi?
  14. Che, waa 'qoorsagaaro' nooh. Qoobkaa sheegoysid xee ahayd. Qoob = ankle.
  15. Of course, that is waxaa u sheegi jiray dadka fiirsado. I used to tell them waaba ku lab laboodaa markaa maqlo kuwa hadlaayo.
  16. Malawax kulul waa jeclahay runtii. I think as many as 20 waaka cuni karaa nonstop. Yours extremely eye delicious waaye, too.
  17. Haa, xaaji. Nayroobi kaliya ma'aha deegaanada Soomaaliyeed dhan ahayd, xataa Yurub ayuu gaaray. By the way, that popular taxana aad ogeyd oo Nuura la dhahaaye wuu dhamaaday somewhere in summerkii lasoo dhaafaaye. Mid kale Turkish ah ku badaleen Caasi la dhaho oo sidii kii hore loo xiiseynaaye.
  18. LoL, Che. Aabo markuu boosaska degmada Hodan ka gadaaye, waa meesha hadda Isgoyska Bakaaraha ah, dadka wey la yaabanaayeen meel duur jiq ayee ahayd. Maxaa duurkaas ku faleysaa dhahaayeen. And that was somewhere in mid '60s. Hodana lama dhihi jirin, iskaba dhaaf degmo ahaatee.
  19. Saan haddee kusii socdaan, spring cleaning will come earlier this year. I don't think any of them read the Golden Rules when they joined. Or they are deliberately trying to break it.
  20. Xamar degmooyinkii qadiima ka koobneyd markuu gumeysigii Talyaaniga imaanaaye. Xamarweyne, C/casiis, Shangaani iyo Xamarjajab iyo some parts of Boondheere dadka badankooda wada deganaa, which was the historical Xamar and where the founders of Xamar lived. Hodan, Howlwadaag, Wadajir, Kaaraan iyo Yaaqshiid iyo kuwa kale dad deganaa ma jirin, dhul iska banaan ahaa. Dad yar yar laga yaabaa inay degnaan jireen oo ahaa kuwa caanaha keeni jiray oo xoola dhaqato ahaa. Eniwey, I am out of this. Dad taariiqdooda lee yaa laga been sheegin, yaana la ciribtirin. Siiba dad loogu yimid deegaankee civilization ka abuureen.
  21. Oooooooooooooh, maan. You should have warned us. Some of us malawax addicts joogo. I really do love malawax, aad iyo aad. Especially yours look so palatable and delicious. Did you add malab on it? Plus koobka shaaha caddeyska ah.
  22. Carafaat;775031 wrote: MMA, many folks from Somaliland, SSC and Puntland qualify according to the mentioned criteria. Soomaali dhan ayee ku wada jiraan. Gaarisa ilaa Jabuuti, Raaskambooni ilaa Raascaseyr iyo inta u dhaxeyso qabyaaladiiste waa joogaa, regardless ciduu u dhashay.
  23. Xaaji, I hate to say hebelaa leh magaaladaas iyo tuuladaas, which I am not suggesting, but dadka taariiqdooda in la inkiro waa xaaraan. Taariiq waliba qoran. Dad looga yimid ma jirto Xamar. Kuwa Soomaali isku sheego and call others 'foreigners' (regardless a thousand years of living in the land), kuwaas taariiq tirtir ayee wadaan. If you want Xamar dadka dhistay, taariiqna sheegan karo if anyone sheegan karo, ee taariiqda iyo magacyada raac marka. Dadkii hore Xamar waxaa la dhihi jiray Reer Xamar iyo Xamardaye. Their names were self-explanatory. Dadka degan gudaha magaalada Reer Xamar ayee ahaayeen. Dadka caanaha iyo qudaarta keeni jirayna Xamardaye. "Daye" ayee ahaayeen because habeenkii wey ka hooyan jireen. Also magacyada meesha la dhaho, sida Muqdisho iyo Banaadir meeshee kasoo jeedaan, dadka ula baxay waala ogyahay. In la inkiro taasna waa qalad qalad ah. Dadweyne -- the founders of Xamar -- taariiqdooda iyo soo jirintaankooda and their contribution to Xamar'is history in la inkiro ama la ciribtiro waa caddaaladdaro weyn. Anyway, Xamar Soomaaliweyn ayaa leh, iyagaana dhistay Xamar. Qof ama cid gaar u sheegan karto maleh, waala wada tagay, la iskugu yimid meesha. Haddii cid ama qolo gaar u sheegan lahayd it would have been another dusty town oo qof dhisan lahaa ma jirin. Xamareey xaal qaado.