Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. It just gives you a huge pause and reflection when you see facts seen below like this. Soomaaliya could honestly be one of the best countries, geographicallya and natural-resourcely speaking - ocean, sea, rivers, deserts, jungles, fsrm lands, high lands, low lands, humidity, bit colder and unchanging climate all year round, plus not to mention what is buried and above under these seas and lands. Waliba haddii Soomaali Galbeed, NFD iyo Jabuuti lagu dari kahaa ka sii badan. Rabi ayaa ku jisaarnay and didn't collectively offer mahadcelin iyo mahadcelin. Sad, very sad.
  2. Jagadaan Xasan Socdaal dartiisa loo siiyey after Xasan quietly recognized Axmed Dhuxul's extension. Waana qof ku jufo hoose ah Xasan Socdaal.
  3. Photoshop waaye. Daaha iyo dariishada gadaal oo geedaha caleenta dhacsaday Soomaaliya ma'aha
  4. Eebbe u mahadnaq that geeliina iyo gaalkeena isku meel kuma daaqaan oo isma arkaan otherwise adiga iyo geelkiinaba Afmaay ayaa ku hadli lahaydeen today, like an old family friend lady who is Muuse Muqayil jufo that speaks better Maay than myself. Reer Sool oo baariyaal ah ayaa aragteen oo kibirka idinka keenay.
  5. Xasan Socdaal asagoo qiireysan ayuu hadal soo jeediye maalin dhawayd, lehna hala taageero ciidamada after ciidamadii soo faarujiyeen deegaano dhowr ah ka tirsan Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe after their complaints were not heeded. Qof diidan taageerida ciidamada oo damiir leh ayaa yar. Laakiin tuugo iyo munaafuq intuu Xasan isku hareereeye, ciidamadiina shirqool joogto ah ku haayo, ayuu la soo taaganyahay hala taageero kuwaas shirqoolka wado. Anyway, rumour has he asked for former leaders inay taageeraan ciidamada, which made Farmaajo to issue this baaq on yesterday. ____________________ Dagaalka Ciidamadda Qalabka Sida oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ay kula jiraan kooxda argagixisada dhiig-miiratada ah ee Alshabaab, waa waajib qaran oo ay tahay in aynu ka wada qeyb-qaadanno dhamaanteen maadama uu taabanayo qarannimadeenna iyo jiritaankeenna ummadeed. Howl-galadda dalkeenna looga xoreynayo argagixisada inoo diiddan nolasha, amniga iyo horumarka waa qorshe qaran oo soo socday dhowr iyo tobonkii sano ee u danbaysay, waxaana waajib ah in la garab istaago ciidanka xoogga, si aan u xaqiijinno dalkeenna oo xor ka ah argagixisada. Waxaan ugu baaqayaa muwaadin kasta oo Soomaaliyeed in uu garab istaago halganka xoreynta dalka kana qeybqaato dhiiri-galinta iyo kor u qaadista moraalka geesiyaasha qaranka, maadaama isku duubnida ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay fure u tahay guulaha dagaalka lagula jiro argagixisada. Alle ha u naxariisto halyeeyada naftooda u horey in dalkeenna ay ka xoreeyaan argagixisada, halyeeyada kale ee dhaawacyadu ka soo gaareenna waxaan Allaah uga baryayaa caafimaad iyo kabasho degdeg ah.
  6. Real aqoonsi raadis. Iskoolkeeda ee jaamacadda ku sheegto ayee aqoonsiga ugu dalbatay dowladda dhexe, which gave a temporary certification valid for two years. Islaantiiba haddee aqoonsigaan raadineyao, meesha waa lagu kala tagay.
  7. Tan koofiyada gaduudan wey isku dhaceysaa, ee waxaa u roon waxaas iska siibto marwonimadeeda ilaalsato.
  8. Marka koowaad ilkahooda fiiriyaa kuwa iska daacsada, the worst crooked teeth they have - or not have at all - the most outlandish thoughts they have, hence indicating the more marqaamid they have had over the years, the crazier they are Three decades of non-stop marqaamid is not wax sahlan laga soo noqon karo. Waqooyiga direly needs mental institutions.
  9. Kii lahaa fanka waaka baxay wadaadka iska dhigi jiray:
  10. I knew he was always secessionist extremist, wadaad iyo heesaaba midba ha iska dhigee. Saan ayuu uu labistay shalay, asagoo leh Laascaanood ku duuleynaa.
  11. Maanta ayuu banaanka isa soo dhigay once again advocating war and destruction u dhaxeeyo ummadda Soomaaliyeed.
  12. Another 'fact' on the ground, Mr. Butus Baanjar: Cabdibilaha dabajeex lama saari jirinee ee qoryihii weynaa ee dhashiikaha la saari jiray ma laga wada qabsaday? Hub la'aan ayaa meesha ka dhacday.
  13. They are acting jiljileec iyo walaaloow ayee wali wadaan. Start calling them Muuse Muqayil regime for a start. Maxee tahay 'Soomaalilaan adminstration' ee leeyihiin. Dadkaan waa like our own renowned self-proclaimed jaahil with arrogance - marka sharci aanan shantaada ahayn kaama qabto. If they send hanjabaad, send double hanjabaad. Meelahee Oog ee ciidamo isku aruursanaayaan madaafiic ku garaac including kuwii Laaska lagu duqeyn jiray ee la qabsaday and call it pre-emptive.
  14. Odeyaaahii shex dhexaadka sheeganaaye shalay hadlay maxee ahaayeen? Waxee lahaayeen mag boqol iyo dhowr geel ah ciidamada Muuse la dilay ha laga bixiyo. Konton kale geel waa in loo dhiibaa meydkii lagu xadgudbay ayee lahaayeen. Hubka ee jabhada qabsatay hala soo celiyo ee ku sii dareen. Meesha goormaa la heshiiyey, yaab badnaa. Waxaas hanjabaad iyo daandaansi dadban waaye. Haddii kale sidii C/raxmaan Tuur ugu goobanay ayaa ugu goobaneynaa jabhadda ka wadaan.
  15. Kiin Jaamac Yare maxee ku heestay? Nabsiga ma gaboobo Mar buu ku gaadaayee
  16. Waxaa soo xasuustay wiilkii yaraa meesha laga soo musaafuriyey habaaraaye Muuse Muqayil. His clip went viral. My sister aad ugu danqatay and markuu Baydhabo yimaaday dharka iyo qarashka iskoolaadka ka bixineysay, ilaa hadda oo weyba xiriiraan.
  17. Masaakiin, maati carruur iyo waayeel ku jiro, maalin walba la duqeynaayo ayuu ku jees jeesteynaaye, arrogantly and proudly. Qofka saas camal ah needs to be brought to earth in a crush. And as a self-admitted jaahil himself, karbaash ayuu wax ku gartaa, not walaaloow iyo ereyo jilicsan. His behaviour also reminded me Caydiid Sn's and Jr's moooryaantiiaa heystay deegaanada Koonfur Galbeed from mid to late 1990s. Saan camal ayee u kibirsanaayeen, faan iyo booto bilaash ah wadeen. Tii ka dhacday Rabi ayaa ogaa, xataa xaasaskooda ka cararay, including Xuseen Caydiid's wife lagu qabtay markii Baydhabo laga saaray in mid 1999. Waala sii daaye oo Xamar aaday. I guess waa dhaqabka 'habraha' - be them in Waqooyi ama Koonfur - dad la dulminaayo faan iyo booto ugu sii daraan.
  18. Kana waala qabtay as well: I had never seen maxaabiis boqolaal intaan la eg dagaalada sokeeye Soomaaliya ka dhacaaye 33 sano la soo dhaafay reer laga qabsado. Marqaanimo caadi ma'aha. Habeen dhan jaad cun soo jeed, askari dhul dagaal joogo waa ahaanaa isma anfaceyso - what kind of marfish mentality is that?