Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,648
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. With neither the audacity to advance nor the capacity to retreat, KDF poignantly realises that Somalia is no simple saunter in Serengeti 'Saunter in Serengeti' iga dheh. Dadkaan yaa wax u qoro. Who ever writes that Twitter account should pen a book or something.
  2. I am no fan of this dude, but this is a very humble image. It tells us that he still has his feet on the ground. Imagine, what-was-his-name, Gingrich doing this.
  3. Calankaan is here to stay. Wax kale la imoow. Calankaan qof kaliyetaliye ah ma sameysan. Haddii wax la badalaayo, calanka iyo magaalo madaxda waxba ma galabsaninee, dadka xun hala badalo. I for one welcome in dadka la badalo, waxa qabyaaladda dishay la qaxiyo, la musaafuriyo, waligoodna lasoo celinin.
  4. Haa hee, 'yaahuu' meel uu kasoo jeedaa, waa pre-Islamic word. Some gardheere wadaado ma jeclo this word, asalkiisa ayee ogyihiin meesha uu kasoo jeedo. Dad baa u micneeyo one of the deities Soomaalida caabudi jireen oo kuwa xun ah in 'yaahuu' la dhihi jiray. No, Oday. Ereyga waa 'wacad.' Markii la dhaaraanaayana 'wacdale' la dhahaa.
  5. The only facts we know from pre-Islamic Soomaali deities is that they can still be found in our language, but most of us don't know it. We might use some words daily, anagoo isogeyn. Sacred, divine-related words like: Macbuud Wacad (Wacdale markii la dhaaranaayo) Burdaha Eebbe Waaq Yaahuu Tuko Add yours.
  6. Taleexi, walaal, dee waa saa, waa runtaa, saas weeyaan.
  7. GaroweGal;779428 wrote: 'There are no atheists on the battlefield' ---- Winston Churchill. Ama, "There are no atheists in foxholes." Maadeey, meeshaanaa ku fiicantahay ee hadda ka bacdi inta isbaaro dhigo qolkaas Siyaasadda kasoo hirgal.
  8. Anaga 'master' caddaaladnimo ku jirto inaa isku noqono maxaa inoo diiday. Walaalkey master in uu ii ahaado uma ogali laakiin nin shisheeye ah oo afkeyga, diinteyda iyo dhaqankeyge heysan diyaar u ahay in uu noo wada ahaado master, hal hal meel noogu xirto. Walina isma aragno, waa isku maqanahay.
  9. Both Itoobiya and Kenya welcome ayuu leeyahay, but iyagana still they have 'strong central governments.' Dad badan isdhiibay, I see. To the topic starter, adiga isku hadal, iskana hadal. Soomaaliya ibtilidaan wey ka baxeysaa, qashinka Soomaaliya dib u celinaayana, necebna horumarkeeda, I hope, inay raagin, iyaga iyo isirkoodaba.
  10. Of course, the 'master' has to be pleased haddii kale wax uunan ogeyn Soomaaliya ka soconaayo maleh.
  11. Wiilo, reerkii ka waran. Meeqo jiil jiil noo heysaa. Sidii laguu afduubtayba -- err xareystayba -- warkaaga waala waayee. Nicmatul fashuuq aan ku jiray iga dheh.
  12. If some of you want to be lasting members in this site, baliis respect the site's rules and its members. Always posting inflammatory and degrading posts won't get you anywhere in this site. It is 'baliis' phase now. It won't be baliis later.
  13. Rabi ha u raxmado Sayidka, halyey aan la iloobi doonin. Soomaalina damiirka lehna halgankiisa ma ilooweyso.
  14. Maxaa ka micno ah hadduu Sanaawi soo dhaweeyo ama soo dhaweynin. Nothing big deal. Eniwey, if it helps you, here it is:
  15. princesshafsa;781173 wrote: where is this? i cannot believe some people eat this creature Waa degmada Berbera. ____________________ Dadka aqoonta u leh Cimalada Bada ayaa ku kala duwanaa waxaa sababay bakhtiga xayawaankan iyada oo ay qaar sheegen in ay dhaxanta qabow ay u adkaysan wayday, halka qola kalena ay u sababeeyeen, in badda lagu qubay walxo sun ah oo sababay bakhtiga intaa leeg ee xayawaankani u dabar go'ay, waxaana laga dareemayey qaybaha magaalada ee u dhow dhinaca badda, ur qadhmuun oo ah Bakhtiga xayaanka casaanyada bada Waxaan waa wax laga naxo. iskood uma soo bixin, ee sun ayaa dishay baddana wey soo tuftay. Baddeena waala wada sumeeye. Sad. Sad. Sad. And mad.
  16. Carafaat;780621 wrote: Nin-Yaaban, ninyahow hortay qolomaa tahay? My cousin oo Garoowe kasoo noqday i soo xasuusisay. After staying that town almost for two years from Kanada, markuu soo noqday uu Nayroobi soo maray. Haye Garoowe ka waran la yiri. Ha igu sheegin meeshaas kulahaa. Maxaa dhacayna la weydiiye. Qofkaa aragtidba 'qolomaa tahay' iyo 'wa aayo wiilka' ayee la soo boodayaan uu dhahay, salaantoodaba waa saas. Poor cousin, xuu ka ogyahay waxaas, Xamar uu iskaga dhashee.
  17. Jilbaabo xeeb lagu aadaayo, badna lagu galaayo. Minankooda iyagoo iska joogo u rooneyd.
  18. Diinta in si sahlan la iskaga ciyaaro ma fiicno. Ereyga 'mujaahidna' kaftan iyo waxaas ma galo.
  19. Eebba ha sahlo amuuraha. Qof Soomaali damiirkiisa juusto yahay oo dagaal xiligaan u ololeynaayo, una alalaasaayo qof xiskiisa caadi tahay uma arki. Dagaalo sokeeye Soomaali weyka daashay ee Eebba ha qaboojiyo colaadahaan socda -- aamiin.
  20. What is with this dude and his random, controversial questions. Why this and that ku haayaa intaa arkaayeba. War Soomaalida waa millions with dad xun, dad wanaagsan, dad jahwareersan, dad jacbursan, dad halaabay, dad toosan, dad naxaayo, dad aan naxeynin, dad waxbartay, dad badow ah, dad dalkooda iyo dadkooda wax u taro, dad aan u tarin. Soomaali wey wada yihiin waxaas dhan.
  21. No body is defeating no body, get that into your mind. Soomaali isdiloyso, isbaabi'ineyso, isxasuuqoyso. Stop categorizing Soomaalida into 'enemy' categories. Yaa ku geeyo meesha and not New Zealand aad ka bootineysid.
  22. Maxaa ku qoslee oo lagu qoslo meesha ka dhacaayo? Asagoo dhul nabadeed joogo oo barwaaqeysan, meeshuu ka ogaan lahaa nabadda nimcadee leedahay ayuu intuu cabitaan qaboob firintijeerka kasoo baxsado uu meeshaan ku daacdaacsanaa. Yaa geeyo meesha la isla xarbinaayo. We would then know if qosli lahaa then or not. War hooy, dadka isdilaayo, isleynaayo waa wada Soomaali ogoow.
  23. Waxaa soo xasuustay wiil Xamar aan daris ku ahayn, walaalahey iga waa weynaana isku fac ahaayeen. Nayroobi waa iskula soo qaxnay, oo ku kulanay sanadkii 1992. Mar uu bug ku baxay isla sanadkaas ayaa waxaa laga soo celiye Jarmalka asaga iyo dhalinyaradii kale uu la socday. Diyaaradii markii lagu soo celiye oo baddaas korkeeda mareyso ayuu ku dhahay dhalinyaradii kale oo diyaaradda la saarnaa, "Haddee diyaaradaan dhacdo weyba iska fiicnaan lahayd, Yurub anoo nool haddaa tagi waaye almiina meydkeyga ha lagu duugo" uu yiri. Dhalinyaradii kale aad ugu nixiye. Hana habaarin dhaheen, Yurub jano ma'ahee. Isla asagaas ka sheekeyn jiray. Ar yarkaas aad ayuu uu u calafxumaa. Ilaa hadda Nayroobi ayuu joogaa oo aan isku arki jirnay, waa 20 sano ka bacdi, walina buufis haayo.