Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,581
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. princesshafsa;781173 wrote: where is this? i cannot believe some people eat this creature Waa degmada Berbera. ____________________ Dadka aqoonta u leh Cimalada Bada ayaa ku kala duwanaa waxaa sababay bakhtiga xayawaankan iyada oo ay qaar sheegen in ay dhaxanta qabow ay u adkaysan wayday, halka qola kalena ay u sababeeyeen, in badda lagu qubay walxo sun ah oo sababay bakhtiga intaa leeg ee xayawaankani u dabar go'ay, waxaana laga dareemayey qaybaha magaalada ee u dhow dhinaca badda, ur qadhmuun oo ah Bakhtiga xayaanka casaanyada bada Waxaan waa wax laga naxo. iskood uma soo bixin, ee sun ayaa dishay baddana wey soo tuftay. Baddeena waala wada sumeeye. Sad. Sad. Sad. And mad.
  2. Carafaat;780621 wrote: Nin-Yaaban, ninyahow hortay qolomaa tahay? My cousin oo Garoowe kasoo noqday i soo xasuusisay. After staying that town almost for two years from Kanada, markuu soo noqday uu Nayroobi soo maray. Haye Garoowe ka waran la yiri. Ha igu sheegin meeshaas kulahaa. Maxaa dhacayna la weydiiye. Qofkaa aragtidba 'qolomaa tahay' iyo 'wa aayo wiilka' ayee la soo boodayaan uu dhahay, salaantoodaba waa saas. Poor cousin, xuu ka ogyahay waxaas, Xamar uu iskaga dhashee.
  3. Jilbaabo xeeb lagu aadaayo, badna lagu galaayo. Minankooda iyagoo iska joogo u rooneyd.
  4. Diinta in si sahlan la iskaga ciyaaro ma fiicno. Ereyga 'mujaahidna' kaftan iyo waxaas ma galo.
  5. Eebba ha sahlo amuuraha. Qof Soomaali damiirkiisa juusto yahay oo dagaal xiligaan u ololeynaayo, una alalaasaayo qof xiskiisa caadi tahay uma arki. Dagaalo sokeeye Soomaali weyka daashay ee Eebba ha qaboojiyo colaadahaan socda -- aamiin.
  6. What is with this dude and his random, controversial questions. Why this and that ku haayaa intaa arkaayeba. War Soomaalida waa millions with dad xun, dad wanaagsan, dad jahwareersan, dad jacbursan, dad halaabay, dad toosan, dad naxaayo, dad aan naxeynin, dad waxbartay, dad badow ah, dad dalkooda iyo dadkooda wax u taro, dad aan u tarin. Soomaali wey wada yihiin waxaas dhan.
  7. No body is defeating no body, get that into your mind. Soomaali isdiloyso, isbaabi'ineyso, isxasuuqoyso. Stop categorizing Soomaalida into 'enemy' categories. Yaa ku geeyo meesha and not New Zealand aad ka bootineysid.
  8. Maxaa ku qoslee oo lagu qoslo meesha ka dhacaayo? Asagoo dhul nabadeed joogo oo barwaaqeysan, meeshuu ka ogaan lahaa nabadda nimcadee leedahay ayuu intuu cabitaan qaboob firintijeerka kasoo baxsado uu meeshaan ku daacdaacsanaa. Yaa geeyo meesha la isla xarbinaayo. We would then know if qosli lahaa then or not. War hooy, dadka isdilaayo, isleynaayo waa wada Soomaali ogoow.
  9. Waxaa soo xasuustay wiil Xamar aan daris ku ahayn, walaalahey iga waa weynaana isku fac ahaayeen. Nayroobi waa iskula soo qaxnay, oo ku kulanay sanadkii 1992. Mar uu bug ku baxay isla sanadkaas ayaa waxaa laga soo celiye Jarmalka asaga iyo dhalinyaradii kale uu la socday. Diyaaradii markii lagu soo celiye oo baddaas korkeeda mareyso ayuu ku dhahay dhalinyaradii kale oo diyaaradda la saarnaa, "Haddee diyaaradaan dhacdo weyba iska fiicnaan lahayd, Yurub anoo nool haddaa tagi waaye almiina meydkeyga ha lagu duugo" uu yiri. Dhalinyaradii kale aad ugu nixiye. Hana habaarin dhaheen, Yurub jano ma'ahee. Isla asagaas ka sheekeyn jiray. Ar yarkaas aad ayuu uu u calafxumaa. Ilaa hadda Nayroobi ayuu joogaa oo aan isku arki jirnay, waa 20 sano ka bacdi, walina buufis haayo.
  10. It was held in Rome, Talyaaniga. It was October, 2003. They died in the high sea between Liibiya and Talyaaniga, the result of same misfortune that happened to walaalaheena this week again. AUN = Alle ha u naxariisto
  11. Now compared to undesirables dagaal'oogiyaashii, I would take him any day.
  12. I have no time to read and review each post in this thread, so if anyone finds any post that is questionable and insulting in this thread and others as well, baliis report it. Click the caution sign under each username. Mahadsanid.
  13. Eight years and so ago, after that tragedy happened, wali masiibada wey socotaa. Eebba ha u raxmado kuwaan iyo intii Soomaali ku geeriyootay badahaas, saxarahaas iyo dhulalkaas shisheeye iyagoo geedi socod ah. Sideed sano kahor Rome tacsi looga dhigay Soomaali ku baaba'day baddaas Liibiya iyo Talyaaniga u dhaxeyso:
  14. Blue, so goormee waaye e-arooska? We can't wait to get the e-soori nooh. This is the best e-jaceyl I had seen my tme of the net since 1997.
  15. ...oo ah maanta maalintii aabihiisa Xamar laga saaray dagaalo awgeed, wiilkiisana wali waa soo taaganyahay oo hunguri iyo rajo ayaaba heyso inuu dalka ka taliyo. I wish him all the best.
  16. Aawey Qabridahare, meesha uu awoowgee ka yimid. Waa maqli jiray lee ebidkeyna sawir kuma arkin. War soo sawira meeshaas.
  17. Are you suggesting our resident Carafaad is butac baana'ooliyo. Mise waa futac ileen? A little difference u dhaxeeyo la yiriyee.
  18. Is this a la Reer Waqooyi-style shukaansi? Waa wareey.
  19. Iyaga iyo waxee sameeyeen kama hadlaayo. Waxee sameeyeen wa dambi weyn, taas qof walba arka. Wey istaahili lahaayeen in sharciga la horkeeno, la maxkamadeeyo. Laakiin sida loola dhaqmay iyo islaweynida loo dilay ayaa dhibsaday. Yes, mooryåån ayee ahaayeen laakiin xataa mooryåånta xaq ayee leeyihiin in sharcidarro lagu dilo ma'aha, wali mid shirqoolsan. Yaa og dadka kale lala dilay. Who knows dad goobta iskaga sugnaa kale oo aan waxba galabsan inay ku jiraan dadka lala dilay.
  20. Heestaan ayee ku qaldeysaa. Tanaa la dhahaa waa hees jiniyo ka hadleyso.
  21. Nice laakiin ma'ogi meeshee ka keensadeen lambarada ee meesha kusoo qoreen. Kanada 100,000 oo Soomaali ka badan ayaa degan. Toronto kaligeeda ayaaba mar 100,000 deganayd intii loo wareegin gobolka Alberta.
  22. Malika;779732 wrote: I don't get how a career, money, education got to do with anything with marriage - I have a feeling we are confused on what marriage is all about - to me its basically - companionship, offspring's etc...nothing else, nothing less. Maybe, I simplify life too much - don't see what the fuss is all about. Life is too short yaa uu sheegaa dadkanii. Maleyko, abaayadiis, dad ayaa meeshaan gabalka ugu dhici doono intee ku haayaan nin saas iyo saan ah hadduu joogin ma rabno nin dhan. Cirkee wax ku ogyihiin.
  23. The only 'savage' before my eyes is that kan ku farxaayo dilka xaqdarrada ah ee sagaal qof Soomaaliyeed lagu dilay, xataa waxee galabsadeen haddee tahay wax sharciga ka baxsan. Dilkooda sharciga ka baxsanyahay as well, not to mention once again violating Soomaali sovereignty if there was left any. Obama dilalkaan iyo shirqooladaan uu dalalka Muslimka ka fulinaayo uuna ku faantamaayo mar ayuu ka shalayn doonaa mar uu ku fashilmo shirqool uu qaban qaabiye.
  24. Kan ayee Soomaalida u dhiseen bilaa afaaraha Soomaaliya iyagoo soo galin. Kanna wey ka caawiyeen Soomaalida dhisidiisa. Jidkaas dheer ka baxo gobollada dhexe ilaa iyo Boosaaso gaaro iyagaa naga caawiyeyna dhisidiisa. Marka waa soo dhaweynaa Reer Shiinaha.