-
Content Count
17,711 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Kiswahilli, should become Africa's official language
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in General
Habana! -
Define 'friend' horta. Dadka dhan 'friend' markee maqlaan Western definition lasoo boodaayo. Friendship is not like that. For example, a lot of ciyaal xaafadaha ee Xamar ayaa kala qaxay oo kala dhumay. After two decades, hadda Facebook iyo meelahaas isku arkay, iyagoo qoysas iyo caruur wada leh, xaasas iyo seyaashooda wada leh. They are now 'friends' on Facebook, oo waayo waayo ka wada sheekeysto si caadi walaaltinimo ah. I am sure haddee isku magaalo joogi lahaayeena waala iscasuumi lahaa. That is friendship, too.
-
Saudi writer may face execution over Prophet Mohammad tweets
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Garnaqsi's topic in General
This old man received 12 years prison sentence in Jarmalka because he uttered those words and similar ones: "Billions of people would be ready to forgive Hitler if only he had committed the murder of the Jews". How many other people are serving prison sentences in Faransiiska, Austria and other countries in Yurub because they may have said something unpalatable and against the establishment. -
Nuunka, waa iska tuureysaa xagaas waa u jeedaa soon. Kinda related article. Somalia mission possible: my experience in Mogadishu I have recently visited Mogadishu for the first time in 2 ½ years. This was in February 5-8 2012. During this visit, I noticed many changes that I would have otherwise not thought possible, given the circumstances surrounding the civil war in Somalia which has greatly affected the city. To begin my journey at the airport, I flew from Nairobi (NBO) to Mogadishu (MOGA) on February 5. The flight from NBO to MOGA takes approximately 1 ½ hours, which implies that if one were to leave either city in the morning, they could have breakfast in the second city! There are daily flights operating between these two cities, with 4 airlines flying daily. These include: African Express; Juba Airways; East African and Fly 540. These flights are quite busy, flying not just Somalis these days, but also other Africans and people from Western countries. All these people are now involved in businesses in Mogadishu, hence the busy transport system between the two cities. At Mogadishu airport, a lot of infrastructural improvement is being undertaken. To begin with, the airport is now being fenced in a proper, secure way. For the years that the civil war has been on-going in Somalia, that is, since the overthrow of Siyad Barre government, there has been on-going looting at Mogadishu airport, such that the fence has been destroyed and the fencing material looted. But at the time of my visit, the airport was being reinstated. I experienced very smooth landing at the airport, where the check-in and check-out areas are also well structured and separated from each other. In this case, those checking in and those checking out do not get to meet/mingle. These two sections are actually in two different buildings, despite the fact that the airport only has one terminal. In addition, the airport employees are professionally trained and they handle travellers in a professional manner, one that has not been seen in the Somali immigration sector since the overthrow of the Siyad Barre government in the early 1990s. Although there is presence of AMISOM forces as in the airport, the services at the airport are now run by Somalis and that there is now some semblance of order in the way things are run in this sector, unlike previously seen. These are various sections where people get in, pay visa fees etc, and I could observe that receipts for the fees paid are even being issued. Xigasho
-
He is doing that fad thing. What was it called. Yea, planking.
-
Asagaa ku dhibaayaa. I don't even know what flags are available to choose from.
-
Turkish Airways markee dadka Nayroobi keento, dadka doonaayo qaraabooyinkooda inay garoonka kasoo qaadaan wey isku naxaan. Yacni 2 am ayee soo degtaa, darn it. Inta garoonka kusii jiraan oo boorsooyinka sugaayaan another hour waaye. Garoonka 3 am iyo meelahaas kasoo tagee. My cousins ku yimid aan ogaa. Markee kaceysana waa same, 3 am ayee kacdaa. My cousin aan sagootinaaye ogaa ilaa iyo 1:30 am garoonka la joognay. Asagana mardhoofle ayuu ahaa wuxuu garoonka na geeye 9 pm. Ila joogo intee boardingka furaayaan kulahaa, which opened 1 am. What a tiring night it was that night. Soomaalida Reer Mareykan aad u isticmaalo diyaaradaan. Ma'ogi dalkaas raqiis ka tahay filaa against other airlines.
-
Nuunka, that is more than a refuel, saaxiib. Diyaaradda Turkishka Nayroobi wey tagtaa, Adisababana wey tagtaa -- neither destinations meel kale kuma hakato. Haddaa dhaheysid diyaaradaha tago magaalooyinkaas waa diyaaradaha waa weyn, waa laga yaabaa, but I still think it has to do with security reasons, plus Soomaalida waa lagu yaqaanaa dukumentiyo been inay qaataan, taasna meeshaas lagu sii baaraa, I think. Third reason is, dad kale kasii qaadeysaa ama kasoo qaadeysaa Khartuum. More profit.
-
Ninkaan saararkiisa aad iyo aad u soo jiidasho leeyihiin. Isma lahayn qof ayaa gaari karo Marxuum Careys Ciise Kaarshe, Rabi ha u raxmadee, laakiin qofkaan ayaa u dhow. Nuun looxa lagu dhigaa Naannida waa laga cabaa Naq roob waa lagu hirtaa Nabdoon waa lagu hodmaayoo Nas diin waa lagu socdaa Nuunkii kale waxaan lahaa Nuux nuuxsade aadanuhu Nag eber naafiyo nusqaan Naruuraan kuba filnayn Amaana naaliyo tanaad Nooc kastooy noloshu tahay Nooluhu waa naxash u joog Negaantiyo war haleen Dadoow nuxur waaniyo Naseexadaan iga guddoon Nuunkii kale waxaan lahaa Naf waa tii naxash kortee Nux nuxid towxiidsadoo Cibaadada nooc walbaba Niyoodoo oofiyoo Nastaqfirulaahiyo Nebiga aad ugu saliya Nuunkii kale waxaan lahaa
-
LEAKED LONDON MEMO: Somalia is to be partitioned.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Wax cusub maleh -- all Ingiriiska cared about waa burcadbadeeda sida xal waarto loogu heli lahaa. Soomaaliya iyo Soomaalida kale dan kama lahayn awalba 21 sano isrifaayeen and they can keep doing that for all they care. -
Soomaalicentric, last time I knew, laba luggooti ayee ahayd. I don't know waxa iga dambeeye.
-
Hundred one ways to enjoy Islii (Eastleigh)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in General
Maadeey Maadkeer, qoftaan Islii ee joogtee see kugu dhaaftay? Mise baqasha ayaa wadaa miyaa? Sawirka xuska mowliidka ee Islii laga xusaaye la qaaday toddobaadkii hore. -
I am, sister. Ma i raacee?
-
Only internationally recognized calamo laga aqoonsanyahay meeshaan, not every tuulo calankee iska sameysato. And to respect calankeena suuban ee Soomaaliya like that ("West Florida Bonnie Blue "), well nothing new from a goosashadoon dude with political identity crisis because that very British document you hold says you were born in Soomaaliya, diid or doon.
-
The real 4.5 power-sharing
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
P.s. Baddalitaanka wasiirka dibadda lagu baddalay kan beeraha, reer Bay and Baydhabo waa ka xanaaqeen, it violates the holy 4.5 system. They said they want "wasiir xoog leh",not a mere beeraha post LOL. Ee aloore qof wax la socdo uma ekid. Wasiirka hore arrimaha dibadda (Max'ed Max'uud Xaaji Ibraahim) Reer Diinsoor ayuu ahaa, kan badalayna (C/llaahi Xaaji Xasan) Reer Baydhabo iyo agagaarkaas ka soo jeedaa. Iyagaa isdhaafsaday the two posts. Reer Diinsoor iyo kuwa dega Shabeellaha Hoose ka carooday, not kuwa Baydhabo dego, isku badalka la sameeye. C/llaahi Xaaji Xasan shaqsi ahaantiisa u aqaanaa, Reer Windsor, Ontario, ayuu ahaan jiray. -
The real 4.5 power-sharing
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
ElPunto;789770 wrote: It really doesn't matter. Can any of them compete with Shariif Sakiin in terms of money, influence peddling and sheer political survival skills? Kuli daqad buu ka wada turayaa. Shariif Xasan dad la tartami jiray oo ka quustay ayaa dhaho dadka ayuu sixraa ee iska jir yaanan lagu sixrin. Qaarkood ka darana owliyo waaye ku sheegaanba because of ehelka uu ka dhashay. Koow. Ninkaas waala buun buuniye. -
Malaayga tunada ah oo ku qorneyd in lagu soo sameyn jiray warshadda Laasqorey ayaa ku cuni jiray Nayroobi. Aad u macaanaa. Koley Laasqorey ku qorneyd, in meeshaas lagu soo sameyn jiray iyo in kale ma hubi, though.
-
Far kaliya fool ma dhaqdo ku dar.
-
This is why, from now on, I will try to fly Turkish Airlines meeshee ahaataba. Xataa haddee qaali tahay. Aad ayee u mahadsanyihiin walaalaheena Reer Turkiga.
