Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,648
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Nuunka, your theory scientific research ma lagu sameeye wali, sagaal sano ku dhawaad laga joogaaye since you published.
  2. Nuunka would love this scene; he would call it 'geerisheyn session.'
  3. OdaySomali;789360 wrote: *This comment has been deleted due to copyright claims by MahuboFabulous©.* What kind of copyright @%$#& is this? It is on and made for Youtube and not private, for Eebbe's sake.
  4. Sayid*Somal;788667 wrote: Kanaa ka daran. Waa mooryään dagaal iyo xabbad ku dhashay, wax kale garaneynin. Yaa ogaado that AK47 uu wato isku haleynaayaa saas ka keentay kibirka in uu ku kalifo qof dhali karo garaaco. Faarabuuto waaxid.
  5. Abaayadiis, waxaan maa cusub hee. Laba shisheeye ku gorgordamaayo dhul Soomaaliyeed. Hawdka ay Xabashada bixineyso ma iyagaa leh hortiiba.
  6. Guddoomiyaha baarlamaanka wuu ku saxsanyahay. Qash qashaad ayuu wadaa ninkaas.
  7. Can we, for once, stop discussing about what happened on another site. This is SOL. Let us leave whatever happened at another site on that site. We are not members of that said site.
  8. Dadka laga helo jiimka kuu dhow.
  9. That sound of gunfire Soomaaliya i soo xasuusisay. I hadn't heard about it since 2003 after aan Xamar booqday. Waa surreal. Ar maxaa necbaa dhawaaqaas, especially when you don't know meesha ka dhaceyso iyo meeshee u soo socoto during early '90s of civil war and of my childhood. They used to tease me sariirta hoosteeda gali jiray fuleynimo darteeda markee dagaalada socdeen 1991/2. Been badanaa.
  10. at 'boocbooc.' Ileen boocbooc waa taqaanay. Tiintiina ma taqaan?
  11. Typical 'Americano' mentality -- wax walba qori ku dhamee ama ku xali waaye. Sick culture they have in those southern states. Waa jaahil waliba badow kasii ah. Wax uu waalidnimo ka ogyahayna iska yar. I hope she runs away, aan aragno qofka ka shalaayo then.
  12. Fadlan, accusionka naga daaya. Qof member ka ah on the forum qof kale lagu sheegaayo when the person denies is not good. Runtii. If you suspect a forum member using multiple accounts, send a message to the Admin. It will be taken care of.
  13. Soomaalida waxyaabo badan waa ku xumaan karaan, laakiin waxyaabahaan camal dhaqan uma lihin. Taas Eebbaa ku mahad leh. Muslimiinta qaarkood waxa ka qaldan ma'ogi, dhaqamo baas leeyihiin qaarkood. Hadduu sawirkaan run yahay, oo laba laba isku qabaan, Rabiyaa kugu dhaarshee maxee isku sheegayaan?
  14. Baqeylsanaa, war iska dhiiba, jeebabka wada fura.
  15. "Shhhhhhhhhhhhhhh........" ka dhamaan waaye the moderator. Xoola miyaa, maba la aamusi karo. Mar mar madaxa ayee heystaan wey yaabanyihiin, yaa naga dhameeyo ayee taaganyihiin. Reer Marfish la iskugu keenay, la mooday inay fikrado fiican dhiibanayaan.
  16. Dad badan siyaasadda Soomaaliya ku baaray ayaa meesha ka muuqdo, Juriile, perennial mucaarad Sakariye Xaaji Maxamuud, kan dheer magaciisa xasuusan. Yuusuf Garaad, Max'ed Xaaji Ingiriis iyo Nuuradiin Aaden Diiriye iyagana waa fadhiyaan meesha. Qofka kaliya hadal macquul dhiibtay waa qofka muuqdo 1:47:18. Qofkaas Soomaalida meesha iskugu timid runta u sheegay. "You cannot understand simple information, written on there: British Government Consultation of Somalia. You're talking about Somaliland, Puntland -- what are you talking about. Let's talk about Soomaaliya, be in focus. You are giving these people all headache." Gabadha yar iyadana fikrad fiican ayee dhiibatay [1:03:44]. Dadka qaarkood waxee marfishyada ka sheekeen jireen la tageen meesha. Eebboow ceebteena astur.
  17. What are you insinuating? Hoobaa Hilowloow Soomaaliya uu jiraa iyo meelahaas ee dadka maxaa dad kale ugu nabeysaa?
  18. Waagii Tarbuunka laga qudbeyn jiray 2006, oo la dhihi jiray 'ashahaado la dirir' ayaa la dagaalameynaa oo loola jeeday dagaaloogiyaashii. Maantana saaxiibo ayaa la yahay dheh. Siyaasad xaalkeeda saas iska ah.
  19. Ninkaan calaacalkiisa ma dhamaado miyaa. Goosashadoon folks badan ayaa dhidid ka socdo because of this upcoming conference, seeing their very unfounded riyo becoming nightmare iyagoo soo jeedo.
  20. Rawla, wey kugu kacdee. Saaka koob shaah ma cabin u maleynaa.
  21. The intellectual again strikes. How I wish we only had a dozen more Samatars, markaas meel ayaa gaari lahayn.
  22. Did you miss this? Flaming: absolutely no personal attacks (direct or indirect). Criticize ideas, not people. Flaming will not be tolerated in any way. This includes any material which is vulgar, profane, defamatory, harassing, hateful, threatening, invading of others privacy, sexually oriented, or violates any laws.
  23. Wadani, we may have found someone for you without lifting a finger. She is right here ee soo dhaqso kasoo gaar.