-
Content Count
17,639 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
The real 4.5 power-sharing
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
ElPunto;789770 wrote: It really doesn't matter. Can any of them compete with Shariif Sakiin in terms of money, influence peddling and sheer political survival skills? Kuli daqad buu ka wada turayaa. Shariif Xasan dad la tartami jiray oo ka quustay ayaa dhaho dadka ayuu sixraa ee iska jir yaanan lagu sixrin. Qaarkood ka darana owliyo waaye ku sheegaanba because of ehelka uu ka dhashay. Koow. Ninkaas waala buun buuniye. -
Malaayga tunada ah oo ku qorneyd in lagu soo sameyn jiray warshadda Laasqorey ayaa ku cuni jiray Nayroobi. Aad u macaanaa. Koley Laasqorey ku qorneyd, in meeshaas lagu soo sameyn jiray iyo in kale ma hubi, though.
-
Far kaliya fool ma dhaqdo ku dar.
-
This is why, from now on, I will try to fly Turkish Airlines meeshee ahaataba. Xataa haddee qaali tahay. Aad ayee u mahadsanyihiin walaalaheena Reer Turkiga.
-
The real 4.5 power-sharing
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Abwaan, meesha ka kac yaaqeey, wax doono inta meesha lagu kala kicin. Mise Agoosto 2012 sugeysaa. 'Yes, we can' olole ku jirtaa miyaa. -
The real 4.5 power-sharing
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Tana ku dara: Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda oo shalay la magacaabay C/llaahi Xaaji Xasan, oo hore u ahaa wasiirka beeraha = Reer Kanada Saan ayee ahayd dowladii Farmaajo. Tii Ina C/rashiid Cali Sharmaarkena saan camal ayee ahayd qaarkood wasiiradiisa. Reer Qurbojoog dalka wareeriye, oo jeebabkooda inay soo buuxsadaan u baxay, siiba Reer Kanada iyo Mareykanka. Reer Ingiriis sadexeeyo. -
xiinfaniin;789595 wrote: I believe this report is what made Mintid Farayar mad about Puntland http://www.thesun.co.uk/sol/homepage/news/4097799/Somalia-news-Evil-pirates-are-caged-in-Somalia.html Waxaan waa inhumane. Dadkaas meeshaas cariiriga lagu wada xiray jirooyin dileysaba inta maxkamad lasoo taagin. Iyagoo gudaha ku jiro xataa lugaha laga sii xiray.
-
I had seen several times mid mataanteyda inay tahay moodeysid in the past month. Only that wey ka yarayd, she was in her early 20s and much shorter. I told her so, that inay Yaasmiin Warsame aad ugu egtahay. Dad badan saas yiri i tiri.
-
Sensei;789121 wrote: ^ Heard of dancing snakes & flutes, but not this. If you live long enough geel dhalayona waa arkeesaa. Aaheey.
-
Shady characters with shady companies u hunguri weyn qeyraadka Soomaaliyeed. Ma anagaa sheegin awalba.
-
Mintid Farayar;789440 wrote: MMA, You missed the point. It's written in English not for Somalis, but to show the 'international community/donors' that he's engaging his people. This way his head won't be included on the chopping block - come August... What point, saaxiib, for it so says 'Soomaali diaspora' on right there on the title. Mise 'international community/donors' Soomaali diaspora ka mid yihiin miyaa maanta.
-
Shankaroon haweenkaay Shib waxaan iraahdaba Miyaan kugu shukriyayaa Shirkaan kaa amaanaa Shida kaa tilmaamaa
-
Dowladda hadda jirto waxaa u horboodo wasiiradaan: Ra'iisul wasaaraha C/weli Maxamed Cali - Reer Mareykan Wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim - Reer Ingiriis Wasiirka gaashaandhigga - Xuseen Carab Ciise - Reer Mareykan Wasiirka maaliyadda C/naasir Maxamed Cabdulle - Reer Mareykan Wasiirka arrimaha gudaha C/samad Macalin Maxamuud - Reer Kanada Wasiirka warfaafinta iyo isgaarsiinta C/qaadir Xuseen Maxamed - Reer Ingiriis Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha C/wahaab Ugaas Xuseen - Reer Iswiidhan Wasiirka caafimaadka C/casiis Sheekh Maxamuud - Reer Mareykan Wasiirka dastuurka iyo dibuheshiinta C/raxmaan Xoosh Jibriil - Reer Kanada Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga C/llaahi Goodax Barre - Reer Mareykan Out of 19, ten are listed. Kuwa kale wasiirada ah qaarkood lama hubo baasaboorada kale ay wataan. Kuwaan kor ku xusan waala hubaa. Marka sidaa aragtid bahda Reer Mareykan sadbursi ayee wadaan.
-
Hadduu qoraalkiisa ugu tala galay Soomaaliga joogo Yeman, kan joogo Koonfur Afrika, tan joogto Malaysia iyo kan joogo New Zealand -- hadduu qoraalkaan iyaga quseeyo, in Afsoomaali looga qoro ahayd. Mise wuxuu wada moodaa Soomaalida dhan inay wada yihiin wasiiradiisa uu magacowday oo baasabooro Mareykan, Kanada iyo Ingiriis wada wato.
-
Every Somali MUST see THHIS - MahuboFabulous©
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to OdaySomali's topic in General
Oday, did she contact you on here? Seriously. -
Juus Gareen they call it, it is a new system
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in General
Nuunka, your theory scientific research ma lagu sameeye wali, sagaal sano ku dhawaad laga joogaaye since you published. -
What do you think of this picture?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Alpha Blondy's topic in General
Nuunka would love this scene; he would call it 'geerisheyn session.' -
Every Somali MUST see THHIS - MahuboFabulous©
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to OdaySomali's topic in General
OdaySomali;789360 wrote: *This comment has been deleted due to copyright claims by MahuboFabulous©.* What kind of copyright @%$#& is this? It is on and made for Youtube and not private, for Eebbe's sake. -
World Press Photo of the Year 2011
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in General
Sayid*Somal;788667 wrote: Kanaa ka daran. Waa mooryään dagaal iyo xabbad ku dhashay, wax kale garaneynin. Yaa ogaado that AK47 uu wato isku haleynaayaa saas ka keentay kibirka in uu ku kalifo qof dhali karo garaaco. Faarabuuto waaxid. -
Guddoomiyaha baarlamaanka wuu ku saxsanyahay. Qash qashaad ayuu wadaa ninkaas.
-
Sheikh Shariif's son speaks out against Hiil Qaran
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
Can we, for once, stop discussing about what happened on another site. This is SOL. Let us leave whatever happened at another site on that site. We are not members of that said site.