-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Saw this on the BBC last year. He arranged a parade but some local warlord/criminal turned up and slaughtered the band. This blokes was response was, after running away with his armed guards, was to say "we will do it again next year!". I don't know why this comment on that website made me to laugh, especially since I watched that documentary (with that grisly scene included) he is referring to.
-
The Scale of the Universe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to rudy-Diiriye's topic in Developement | Projects
Awooda Eebba ayee ku tusineysaa. -
Indha adeygnimo la dhahaa waxaas. Still most comments on there waa terrible, terrible.
-
Showqi, idinkoo Bashiir Lugeey xaafadiina tahay maa dad kale ku ciyaari jiray barxadaas. Anaga Bashiir Lugeey idinkaa nooga dhawaa, saas ee tahayna waaku ciyaari jirnay oo geeska dhanka garaashka ayaa meel ka lahayn. Laakiin uma badneen, oo badanaa Tarbuunka ayaa ku soo ciyaari jirnay,meel yar ku lahayn xagaas. Xaafadeenana waaku ciyaari jirnay, markaa badano ayaa Bashiir Lugeey ama Tarbuunka aadi jirnay. Laanta horteeda jaay ayeeba ahaan jirtay banooni kuma fiicneen. Xaafadaas ciyaalkooda teeda kale maba soo bixi jirin oo guryahooda ku jiri jireen, iyaga iyo eeyadooda. Ma xasuusataa sartii aad u dheereyd oo caddeed oo Laanta gadaasheeda laga dhisaaye. Meeqo sano sartaas la dhisaaye oo haddana joogsaneysay, haddana dhismada laga sii bilaabaayo. Iyadoo wax u dhiman yihiin dagaalada dhacay. Gurigaas eeyga joogay ninkaas joogay in uu fiyoowaa ma moodi. Qof maanka looga jiray ayaa gurigaas joogi jiray, qofkaa sheegeysid iyo qof kale in uu ahaa ma'ogi. Wiilka eeygaas lahaa ayaa isku iskool ahayn inkastoo fasalada naga sareeye dhigan jiray.
-
Hundred one ways to enjoy Islii (Eastleigh)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in General
Cappuccino(kabushiin) alaabeysan meeshan ka cab, iskan jir waa 100/- lakin the benefit is u can take ur laptop there and surf the net for free. Boqol shilin maa qaali ah? Soo arag Grand Royal qiimaha uu koobka kubishiiniga ka joogo. Waxaan ku ogaa 300. Teeda kale sartaas Shariifka (Gulf Palace) see ku kortay. Wax ka jaraanjar gaaban ma arkin, waaba daqrameysaa saa iskaga ilaaineysid their low jaraanjaro. Masaajidka Bilaal intuu ku yaalaa? Segshan 1? Hore uma arag. Burcadbadeeda sar dheer ku dhagan kuma ogeyn, inkastoo kuwa laga dhisaaye agagaarkaas. Haddii 'Shabaab' meel loo bixiye waxaa ugu wacan dhilqaha ku badan. Geedkaas dhilqaha ah Islii waxaa looga yaqaan 'Shabaab' maadaama si la iskaga ciribtiro adagtahay. Hoteelada waa weyn xataa waaku jiraa. -
Showqi, eeygii dadka dhibi jiray waxba kama fogeyn hee markaas. Laanta inta aan la gaarin ama laanta kasoo horjeedkeeda guryaha ku yaalay midkood reer deganaa ayaa waxaa la joogi jiray eey xun dadka dhibo ee ma xasuusataa? Ar maxaa eeygaasna dhibnay anagana, muxuu nasoo bursaday anagoo Tarbuunka ka nimid ama Taleex. Dhif dhif marka aan galno shaneemada oo habeen nagu noqoto, jidkaas ciyaal xaafadeena masoo mari jirin oo eeygaas ka cabsan jirnay mugdina wey ahayd. Waa soo wareegsan jirnay oo waxaa soo mari jirnay isgoyska Kaasabalbalaare ilaa isgoyska Bakaaraha kasoo leexan jirnay. Barxadii Bashiir Lugeeyna banooni maku ciyaartay, bacaadkaas badanaa banooniga ku ciyaari jirnay.
-
President Silanyo's Speech at the London Conference
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Since Ditoore Che is not in, here is how he would've diagnosed: Delusional disorder, previously called paranoid disorder, is a type of serious mental illness called a "psychosis" in which a person cannot tell what is real from what is imagined. The main feature of this disorder is the presence of delusions, which are unshakable beliefs in something untrue. -
Ubaxa kacaanka(flowers of the revolution)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in General
-
Taas waa sidaa u micneysatay shaqsi ahaantaada, dad kale sidaa adiga saas u aaminsantahay si ka duwan oo kale u aaminsanyihiin. Qof saxsana ma jirto. Taleexi, yaa dhaho Laascaano? Ninkii 'Konfuurian' wax walba ugu dhagtay igu daranba.
-
Hundred one ways to enjoy Islii (Eastleigh)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in General
Maaddeey;794105 wrote: This is Al Hidaaya masjid, try to pray in it to avoid the overcrowded Sixth st. Masjid AKA: Abubakar al Siddik, and enjoy the smooth talking, funny and knowledgeable Sheikh Shible. Looking forward to his Khutbah later on today. No wonder Maadeey Maanuur masaajidka kooxdiisa soo sawirtay. Xasan Xuseen, oo wadaad pro-Barbaarta ah, kuu fadhiyo dheh. Kan iyo kan 6ka lama dhaafo dheh. Wali maku tukatay kan 12ka. Car waa kaasaa haddee daacad kaa tahay kaasna waaku soo tukaday dheh. Kaasba waa weynyahayee. Eniwey, tabeelaha ee ku qorantahay Kilimanjaro Medical Complex, tilmaameysana jidkaas kabaha iiga dhamaaaday exactly this time last year, Febraayo. Sarta Burcadbadeeda la dhaho meeshaas ku taalo. -
Carafaat;794266 wrote: is it Baydhaba mise Baydhabo? Is it Marko or Marka? Is it Caynaba or Caynabo? Is it Diridhabo mise Diridhaba? Is it Baraawe or Baraawo? Is it Kismaayo or Kismaaya? Is it Cadaado or Cadaada? Is it Boorame or Boorama? Is it Ceerigaabo or Ceerigaaba? Is it Buurhakabo or Buurhakaba? Haye, masii wadaa.
-
War-murtiyeed : Shirka london ee soomaaliya
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Kii Garoowe lagu qabtay oo la yiri Soomaali iskugu timid kaliya waxaa lagu soo qoray warmurtiyeedkiisa afka qalaad ee Ingiriiska kaliya. Kii dhul shisheeye lagu qabtayna Afsoomaali asagoo ku qoran waa laga soo saaray. -
Caano_Geel;793799 wrote: Dumarku niyaw horta maxay isla kala guraan, markay isa sawirayaan? It is called xarago. Haweenka iyo xaragada ma kala foga.
-
Filla Baydhabo Xamar ayee ku taalaa, not Baydhabo. Baydhabo madaxtooyada labaad ayaa ku taalo, waa meesha uu Siyaad Barre vacation ku qaadan jiray. It is above the city, on the top of a hill. Yes, C/llaahi Yuusuf briefly lived there during his stay in that city.
-
Ismail Omar Guelleh speech during Conference
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
He called in the most strong wordings the international to come NOW rather then later with alternative's for replacing AMISOM. And that supporting, training, equiping a Somali army that will replace amisom is the only real tangible result the international can contribute to. AMISOM waa mashruuc, Ugaandha iyo Burundi lacag ku cunooyo, askartoodana loo biilo and unimaginable of whatever they could have earned in their respective countries. Ismaaciil Cumar Geelle wuu la socdaa saas, xataa ciidamadiisa haddii lacagtaas lagu siiyo. Haddii lacagta lagu qarash gareeyo AMISOM Soomaaliya iyo askar Soomaaliyeed la siin lahaa, wax badan isbadali lahaa, daqli wanaagsan dalka gali lahaa. -
Ninkaan muxuu rabaa horta. Qoraaladiisa iyo kuwa u jawaabayba ma aqrinin, laakiin ciyaal ciyaaleed u aqaan inay saan iskugu jawaabaan. Su'aasheyda aan ku noqdee, muxuu rabaa asaga uu aaminsanyahay? In la isku dhiibo Xabashada? In jabhadda hub dhigis isku sameyso oo siyaasadda Xabashada ka mid noqoto?
-
Showqi, sawirkaan aan kasoo qaaday xaafadda Kaasabalbalaare markaa 2003 tagay. Shaneemo Kaasabalbalaare waaye sawirka.
-
LooooooooooooL, marqaankeyga malawaxa inaa igu kicisid maa rabtaa. Xaasid xaasadiina xasada waaxid. I hope mid saliid miiran oo madoow ahayn. I hate those kind of malawax.
-
Maxamed Faroole oo Shirqool maleegay!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dr_Osman's topic in Politics
"Waxaa madaxa la iga saaray qoriga oo ammaankiisu furanyahay, waxaana la iigu hanjabay in la i dilo doono hadii aan gaariga kasoo dagto, markaas ayay la dageen wiilashii oo ay ku bilaabeen inay u garaacaan si naxariis darro ah". Ayay tiri Najmo. "Ma filaynin in sidan naloogu galayo dhul Soomaaliyeed oo aan u tagnay inaan shir kaga qaybgalno". Ayay sii raacisay Gabadhaan magaceeda Raxanreeb maala yiraahdaa mise Najmo? Ina Faroole hanjabadiisa wax cusub ma'aha. He thinks he owns gobollada Bari, qofkii dacaayad ama wax ka sheegana waa fair game la target gareeyo. Meeqa ayuu xiray, kuwa kalena ka mamnuucay inay ka shaqeyaan gobollada Bari. -
Maxamed Faroole oo Shirqool maleegay!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dr_Osman's topic in Politics
The guy posted it in his Facebook page. Sheekadaan ha ahaato shirqool la isku dilo ama la isku dhaco, koley run ayee u egtahay, haddee saas tahayna waa shuqul maafiyo. I hope in uu ka daba harin. Xataa gabadha la socoto Najmo Axmed Cabdi waa gabadhii Aqalka Cad ee Mareykanka ee Obama su'aal ku weydiisay. Qaar ka mid ah ergadii ka qaybgashay shirkii wadatashiga ee ka dhacay Garoowe oo jirdil loo gaystay Nairobi ,Kenya - Waxaa todobaadkii hore ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland shirkii wadatashiga ee madaxda Soomaalidu ay kaga arrinsanayeen u diyaar-garowga sidii dalku u yeelan lahaa dawlad dhexe oo ka gudubta nidaamka KMG ah ee haatan ay ku dhisantahay xukuumada jirta. Waxaana shirkaas ka qaybgalayay wufuud Soomaaliyeed oo ka kala timid gobollada dalka, kuwaasoo Garoowe u tagay inay ka qaybgalaan shirkaas muhiimka ahaa ee looga baaraan dagayay mustaqbalka Soomaaliya. Waxaase markii ay ergooyinkii dib ugu soo noqdeen goobihii ay ka kala yimaadeen, dib ugu soo laabtay magaalada Nairobi qaar kamid ah ergadii ka qaybgashay shirkii Garoowe oo qaarkood ay soo gaareen dhaawacyo halis ah oo ay u gaysteen ciidamada ammaanka ee Puntland. Cabdi Xayi Garaad oo horay u ahaan jiray madaxa maaliyada ee hay'ada CRD, hadana la shaqeeya wasaarada dastuurka ee Soomaaliya ayaa dhaawac culus uu kasoo gaaray jirdilkii ay ciidamada ammaanka Puntland u gaysteen qaar kamid ah ergadii ka qaybgalaysay shirka. C/salaan Axmed Caato oo ah saxafi, ahna madaxa wakaalada filimada ee Soomaaliya ayaa isna kamid ah dadka lagu jirdilay magaalada Garoowe, kadib markii gaarigii ay wateen oo dhex marayay bartamaha magaalada Garoowe ay joojiyeen askar ku labisan dareeska ciidanka ammaanka, oo ku bilaabay inay ku garaacaan baadka qoryihii ay wateen sida ay Hiiraan Online u xaqiijisay Najmo Axmed Cabdi oo iyaduna kamid ahayd dadkii lagu jirdilay magaalada Garoowe. "Waxaa madaxa la iga saaray qoriga oo ammaankiisu furanyahay, waxaana la iigu hanjabay in la i dilo doono hadii aan gaariga kasoo dagto, markaas ayay la dageen wiilashii oo ay ku bilaabeen inay u garaacaan si naxariis darro ah". Ayay tiri Najmo. "Ma filaynin in sidan naloogu galayo dhul Soomaaliyeed oo aan u tagnay inaan shir kaga qaybgalno". Ayay sii raacisay. Markii uu falkani dhacay ayaa wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland uu ballanqaaday inay soo qaban doonaan askartii ka dambaysay falkan, balse ma jirto cid ilaa iyo haatan loo xiray. Weerarka ay ciidamada ammaanka ee Puntland ku qaadeen qaar kamid ah ergadii ka qaybgalaysay shirkii wadatashiga ee Garoowe ayaan la garanayn sababta ka dambaysa, balse arrintan ayaa mugdi galinaysa kalsoonida lagu qabi karo ammaanka Puntland, maadaama ay ciidamadii ammaanka sugayay ay ku xadgudbeen marti ka qaybgalaysay shir ay Soomaali isugu timid. Xigasho -
Ex-Somali PM won't contest war crime claims in US
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Qaranki's topic in Politics
Waa lala taliya Maxamed Cali Samatar that it is costly to pay anymore in order defend himself before the civil courts than settle. It might have actually costed more paying the lawyers than a settlement. Waana saas. Waa anshaxxumo in kaligiis la daba dhigto, dadkii ka dambi badnaa oo xiligiisa iyo xiliiyadii dowlad la'aantaba wada joogaan, qaarkood jagooyin haayo wali. -
London conference on somalia: Final communique
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Midabyada la doortay goobta lagu sharxay horta waa ka helay. Baluugga iyo caddaanka calankeena ayee madashaa. Aad iyo aad ugu helay taas. Laakiin tan xun waxee tahay Shariifka in la fadhiisiyo geeska, not dhexda. Waxee ku tusineysaa the closer a leader sits to the middle, the heavyweight his country is meddling in Soomaaliya's affairs. Ninka dhexda iska qabsaday and to the left of British prime minister waaba Ugaandha's Musafeeni. Yaa ku xigo? Turkiga. Yaaku sii xigo, kii Reer Kiinya. Markaas Shariifka oo Soomaaliya matalo la arkaa. Midigta ra'iisul wasaarahana waa saas. Qaramada Midoobay, islaantii Mareykanka, Sanaawigii Itoobiya. All are closer to middle than Shariifka. Dalkeena dadkaas iyo dalalkooda faragelin weyn ku haayo. And this sawir proves so. -
'We' kulahaa. I and you both know inaa wiilo tahay, adiga iyo boorso waligaaga isqaadin nooh.
-
Showqi, safaradiisa yaraan lahaa markaas. For sure.
-
Xiinka, Che wuu tagay, anigaa taas ka marqaati ah. Saxiix.com Horta Nuunka, Libooye i soo xasuusisee, qaraabada ku jiri jireen. Ee Libooyo degmo ahaan maanta Dhadhaab maa lagu dari lahaa mise meel ka baxsan waaye. Libooyo sadexda xiro midee maanta u dhow.