-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Max’ed Cali Ibraahim (Catoosh) ayaa waxa uu sheegay in shacabka reer Baydhabo ay soo noqotay xornimadoodu, isagoo carabka ku dhuftay in dhibaatooyinkii ay ku arkeen magaalada Baydhabo ay qeyb ka tahay in rag ka tirsan Al Shabaab ay guursadeen haween raggii qabay cabsi darteed ay magaalada isaga baxeen xilligii ay gacanta ku hayeen Al Shabaab ee 3-dii sano ee lasoo dhaafay. Xigasho
-
I don't know who invents in his (I assume it is always a he guy waliba mid surwaal gaaban) wildest dreams these kind of stories. Ma wuxuu aaminsanyahay in uu ajir ka helaayo by lying in the name of good? Yes, tan camal wey dhici kartaa, but after reading too many of these kind since '90s online, it is about time runta la isku sheego.
-
Macallinka;796597 wrote: Where is he? lol Sawirka waxaa ka muuqdo meesha uu ra'iisul wasaaraha Ingiriiska taaganyahay geesahiisa sadex magac ku qoran oo dadkii istaagi lahaa ka maqanyihiin. Sadexdaas magac maadaama safka hore dhexda tahay waxaa ku qiyaasi karnaa inay ahaayeen Hillary Clinton, Shariifka iyo Ban Kimoon. Probably sadexdooda shirar gaar ah ku jireen, ama iyaga isla shiraayeba. This picture of leaders si deg deg lagu qaaday oo kama soo gaari karin sadexda maqan. Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga asagana waaka maqanyahay.
-
Mahadsanid, Amiin Caamir. Waxaa intaas oo kumanaan ereyo ku qornay hal sawir yar ayaa lagu sheegay.
-
One of the 'poorest, most miserable areas of the world' kulahaa. Faarabuuto. How rich was Mareykanka markee sameysanaayeen in 1776?
-
Hundred one ways to enjoy Islii (Eastleigh)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in General
Maaddeey;796089 wrote: Bus 'matatu' no 9 stage. Eastleigh Mall (Al Andalus Hotel) Waxaa soo xasuustay wiil aan Xamar isku xaafad ku ahayn oo Afrika gabi ahaanteedaba ugu dambeysay 1987 ayaa Nayroobi isla joognay samarkii. Toronto uu ka yimid, hoteelkaas Andalus ku soo degay asaga iyo his nephew. Bil iyo xoogahoo degnaayeen before guri ka heleen Burhaan Estate with his aabo Xamar ka yimid. Maxaa ka raacday hee intuu hoteelkaas ka guurin. Wuxuu dhahay 3:30 am ayaa soo kacnaa saqda dhexe habeen walba. Sabab? Basaskaas hoteelka hortiisa ka baxo ayaa bilaaban jiray waqtigaas yiri, iyagoo muusikada kor u dheereynaayo iyo hoon yeeriskooda. Ilaa iyo waaga ka baryaayo waa soo jeedeynaa yiri, oo qoraxda markee soo baxdo xoogahoo neefsaneynaa seexanaa yiri. Mar kalena wuxuu yiri maqaayada hoteelkaas Andalus asagoo fadhiyo qado sugaayo ayaa qof kale soo agfadhiistay, wuuna salaamay. Isma yaqaanaan. Qofkii cunto dalbaday, asagana cuntadiisa loo keenay. Hadalo yar yar u bilaabay qofkii, oo dad isyaqaano iska dhigaayaa. Cuntadii markuu dhameystay istaagay, qof musqusha aadaayo iska dhigay oo soo faraxalanaayo. Qofkii maaba soo noqdan hee. Asagana maba oga, markii la keenay risiidkii ayuu yaabay. Qiimaha cuntada labadooda ku qoran. Asagii yaab, wuu u sheegay ninkaas ma aqaani yiri, oo miiska iska soo fadhiistay wuuna i salaamay wax kale aan isku naqaano maleh yiri. Yaaka yeelaayo hee. Wuu bixiye qiimaha cuntada labadooda. Mar dambe maa qof agteyda xataa koob shaah in uu ku cabo u ogalaan jiray kulahaa. Waxaa u wici jiray kabalyeeriyaasha uu dhahay, digniina waa siin jiray. Qosol naga dhameeye markuu ka sheekeynaayo hoteelkaas iyo Islii dhanba, siiba qof Afrika aanan arag 24 sano. ____________________ Che, yacni Nayroobi ahaan ka wadaa. Ani Nayroobi koley Islii ka dooran lahaa. Nayroobi xaafadaheeda kale waa arkay, waa nadiif iyo qurux laakiin cidlo iyo boring waaye. Sagaashameydii degnaan jirnay, haddana walaasheen degan oo guri ku leh xaafad isku dhaceyso oo aanan Islii ahayn. Saas ee tahayna maalin walba Islii ayee joogi jirtay. -
Nin-Yaaban;796511 wrote: Horta, MMA, sxb LCBO muxuu yahayna?...waxeey igu tiri waa Grocery Store, saas ayaan ku sugayey. at 'grocery store.' Naga daa nooh nabsashada qofta waa isla ogeydeen. Haddee LCBO grocery store tahay, casinos waa shopping centres markaas hee. Eniwey, google it, you will know waxee tahay.
-
Nuunka in uu tago fiicneyd sanadihii lasoo mooday Balcad, uuna dacweeyo, Barbaarta ku diro. Waxa kaliya Barbaarta ku fiicanyihiin xaqdaro ma yaqaanaan oo kuwaas beertiina heysto si xishmo la'aan ah ayaa looga saari lahaa. Sheekadaas qoryaha madaxa la iska saaraaye waagii qabqabliyaasha ahayd oo xishood ma jirin ama cabsi. Laakiin hadda xoogahoo dowlad yar awood leh ayaa jirto oo waala isshirqooloyaa, sidii waagii hore maalin cad la iskuma booteenaayo ama la isku dilaayo. Waxaaba soo xasuustay maamada oo ka sheekeyneysay markaa Nayroobi joogay inay jireen dad ayaa kula kaftami jiray waayadii qabqabliyaasha markee gurigeena imaadaan ama guriga agmarayaan. Dad reeraha si fiican u yaqaano ma'aha, markaas ayee waxee ku kaftami jireen, "Ar maxaa ka dhaxeeye duqa iyo Siyaad Barre?" Yacni guri saan u weyn xaafadaan Hodan ku yaalo suu ku helay camal. Siyaad Barre iyo duqa inay mucaarad isku ahaayeenba iyaga maa kuu og. Wax walba dowladii Kacaanka moodaan dhasheen. Waa ka horeysay inay jirtayba maba la oga.
-
They were Suufiyo in the traiditional sense of the word and were competing with the larger Qaadariya, the other then well known dariiq.
-
Soomaalis back then followed certain Suufi dariiqooyin, including Saalixiya, Axmediya iyo Qaadariya (Sheekh Awey's dariiq). Suufinimo wax laga cararo ma'aha. You are just presenting one extreme version of it, which Soomaalida didn't follow. Soomaalida waxa diinta soo wada baray 'Suufi' ayee wada ahaayeen.
-
Ninyaaban, runtiis waayee LCBO parking lotkooda maxaa ku geeye. Xaaska sugaaye kulahaa. By the way, most 'professional' security guards in here Ontario dress like that, especially kuwa ilaaliya the malls. They are paid good, too.
-
Qof uu ku bar barto uu rabay. Before I viewed mid caddaan ayaa mooday and I was like, caddaanka shoot first and ask questions later, especially about madoowga, ee maxaa si ka ah kan. Ileen mid madoow gym ku soo daalay ah waaye too much training soo qaatay qof uu ku jimicsado raadinaaye and that drunkard filled it. I think he will be disciplined for sure. One more reason not to live in Mareykanka. My growing list of avoiding that place is getting ever longer.
-
Qof baa maanta basic history soo bartay. Shax, shax, shax, baraawo, baraawo. Ereyga Daraawiish yaanan ogeyn meesha uu kasoo jeeday. Weren't Sayidka's fighters followers of Saalixiya Suufi dariiqo? Now, soo baar ereyga Saalixiya iyo meesha uu kasoo jeedo.
-
Viva Ina Beerdilaacshe. Heesta aabihiisa aad u keenay. Heesahaa aad u jeclahay ku jirtaa heestaan. Goofaartankii xalay Maraan gogosha kugu tabay Kaa eegay gooyaal Kaa waayey garabkeyga Ilmo goba ma iga tiri
-
Showqi;796271 wrote: Xaakin hadii aan ahaan lahaa aniga kuwaas waxaan ku xukumi lahaa in ijaarkii u baaqday 20ka sano iyo guryahaas dayactirkoodii, oo waliba interest la kor saaray laga qaadi doono. Waa hadii ay guryahaas si deg deg ah uga bixi waayaan. Waagii Maxkamadaha sheekooyin waa weyn yaab leh dhacay oo guryaha la heysto ku saabsan. Dad sugaaye 15 sano ayaa fursad u helay inay guryahooda soo dhacsadaan. Dad 'wadaado' sheeganaaye oo guryo dadoow xaaraan ah xoog ku heysteen awlaadoodana ku dhaleen ayaa ceeboobay markee alaabtooda loo tuur tuuray. Qaarkood waxee la soo shirtagaynba inay xaq u leeyihiin inay la wareegeen maadaama 15 sano iyo ka badan degnaayeen maadaama dadkii lahaa ka war waayeen. Waa wada beentooda. Sharciga Ingiriiska ka jiro miyaa gurigii aan la sheegan la iska qaadan karo.
-
Eng.Cadde;795962 wrote: Miskiin The Marxuum was not the owner of the house but a friend of the guy who owned it.The marxum was helping him get his house back.The dalfac family is very old businessmen family who owned numerous real estates and have a monopoly on exports and imports.What ever happens,properties whether individual or public Must be returned.taasi cid laga baryaayo malahan.and that is why when the Gov of sharif decided to kick the squatters many did vacate on their own free will.hadiiba public buildings laga baxayo miyey kula tahay in privately owned house lagu jiro karo?? Kuwa guryaha gaarka loo leeyahay ku jiro aad ayee uga duwanyihiin kuwa ku jiray meelaha dowladda lahayd. Badanaa kuwaas dad iska danyar ayee ahaayeen oo weyna ogaayeen inay meesha tahay goob dowlad leedahay, iyagana ma heysanin oo dad kale ayee 'ijaarka' siin jireen oo maafiyo ahaa. Dadkaas ayaa furaha laga soo qaaday. I think kuwaas wax lagu aamusiyo la siiye. However kuwa heysto guryaha gaarka loo leeyahay aad iyo aad ugu duwanyihiin. Qaarkood waxeeba aaminsanyihiin inay xaq ku yeesheen maadaama 20 sano iyo ka badan heystaan. Kuwa kalena waxee aaminsanyihiinba guryaha Xamar wada qurxoon ama wada waa weyn in dowladii hore bixisay si masuqmaasuq ahaan camal, oo xalaal in lagu helin awalba. Andacoodeenkooda saas ah. Indha adeygnimo cad waaye. Waxaa xasuustaa markaa 2003 Xamar tageeye ayaa maalin isku sawireynay xaafadeena oo ahayd xaafad laga wada qaxay badanaa. Koo ayaa guri kasoo baxay, isla markiina nagu yiri joojiya sawirada aad qaadeysiin. Ciyaalka xaafadii hore ayaa ahayn ku niri, oo guryahaan dhan waalidiinteena iyo dad aan wada naqaano wada leh. Waxaa leedihiin malahee haddaa sawirada joojin weyseen xoog ayaa ku joojineysiin yiri. Mid ciyaal xaafadda isku ahayn oo laakiin qabiilmates meesha meel u dhow isbaaro u taalo ayaa xanaaqay. Suu noogu booteen karaa. Ar naga daa iri, waa yahay raali ahoow ku niri, waana kasoo tagnay. Ninkaas camal ayaaba joogo xaafad dhan xoog ku heystayba.
-
So it is all about advocating gobollada Bari's interests now and not Soomaaliya, aha? Even if that said interest is against Soomaaliya's interest. Do you know Soomaaliya has 18 gobol. Anyway, why don't you and your like-minded folks just admit that you yourselves are hardcore goosashadoon wannabes. Maxaa midnimada Soomaaliya loogu gambanaa when you have no interest of Soomaaliya's overall interest. Naasir, Reer Khaliijka waa kuwa dalkeena ka dhigay dhul nabaadguur ah oo abaaraha ka dhamaan doonin. Geedaheena dhan dhuxul ay shiishadooda xun ku dhuuqaan ka dhigeen because dhuxusha makes shiishada more 'nice.' Xaasidnimo ku gaareen inay iyaga geedahooda la gooyin, laakiin geedaheeda wada gubaan oo dhulkeenana saxaro ka dhigaan sida dhulalkooda. Soomaali waxmagarata ah 'safeguarding' their tiny clan villages ayaa u horseedayana (even if they make it saxaro-like), una daran the few dollars jeebabkooda lagu shubo and not a care in the world for the future of our people.
-
Allahu aclam, but this is very worrisome development. Yacni sheekada waxee isku badaleysaa aniga haddii la iga bixiyo adigana kuma raaxeysaneysid. Aakhiro ha laguu diro waaye.
-
Che -Guevara;795889 wrote: The Ugandan and Burundi askar are paid mercenaries. U sheeg yaryaruuracaan. Burundi ayaa Soomaaliya axsaan u joogo inay naga dhaadhacsiyaan rabaan. It ain't my money kulahaa. That money in the name of Soomaaliya lagu bixinoyaa, Soomaali badan dalkeena ku sugan wax u tari lahaa, instead of going straight into Bujumbura and Kambaala. Dhaqaalahaas Soomaaliya ayaa u baahan. Why loo diidanyahay credible Soomaali army la sameeyo and cunaqabateynta hubka laga qaado. AMISOM hubkee rabto soo dajisan kartaa, but not Soomaalida iyo dowladooda. What kind of twisted logic is this. Turkiga kun jeer ku mahadsanyihiin. Abaalkoodana milyan jeer lama gudi karo. AMISOMkaas I hope they find another place ay qandaraas ku qaataan, not Soomaaliya. Worse is that Kenyaatiga xataa now wey fahmeen qandaraaska, oo magaca AMISOM ku gambanaayaan now oo ay ku dhaqaalo cunaayaan. It is faleebo qandaraas ah waaye waala isku fahmay.
-
They could have 'paid their lives' in the jungles of northern Ugaandha and saved their country's civil war from Lord's Resistance Army, no? Sheeko ciyaaleedka iska yaree. AMISOM axsaan uma joogto Soomaaliya. Mashruuc u joogaan.
-
The Zack;795814 wrote: Ameen! God bless Uganda and Burundi for giving Turkey the peace they need to operate. Taas yaan la ilaawin. Turkiga iyo Reer Turkigaba doesn't get any $$$$ back. Burundi iyo Ugaandha ciidamadooda loo biilaa, doolarkoodana dalkooda ku noqdaa. Taas kala ogoow adigana. Turkiga, dowladooda iyo dadweynahoodaba wey ku wada mahadsanyihiin kun jeer. Soomaalida damiirka leh abaalkooda ma iloowi doonto.
-
Ninkaan waa ninkii labaad Xamar lagu dilaayo in as many weeks because guri ayuu leeyahay ayaa laga heystay in the last 20 years if we believe the news report. Marka uu sharciga u marayna waala qaarjiye. Xildhibaan ayaa saan camal loo shirqoolay laguna dilay Xamar bishii Nofeembar ee sanadkii hore markuu damcay in uu gurigiisa soo ceshto. Nooc cusub waaye filaa Xamar ka bilaabatay dadkana lagu cabsiiyo hantihooda maguuraanka see u sheegan. ______________________
-
Hundred one ways to enjoy Islii (Eastleigh)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in General
Maaddeey;795140 wrote: ^Ushriko uu ku yaallaa,wax yar ayuuMasjidka Al-Hidaaya u jiraa. Alaabtaan adaankuugu talagay! Alaabtaas waa meesha arooska lagu dhigay. Gudaheeda ma gishay oo ma seexatay. Definitely not bad for Islii. Muslim-Christian debate, waxba kamafahmo, but I make sure we say the Takbeer in unison:) Kun jeer aan agmaray waligeyna uma istaagin. Sartaa deganeen ayaaba muuqato. Taas dahabka ah oo Imaaraadka (Emirates) la dhaho tan dheer ka dambeyso waaye sartaa deganeen. Haddaa Islii la qabsatid runtii you would never want to live in another place. Just ask Che. Teeda kale masaajidkaas midka ku dhex yaalo miyaa saraha Kambaniyaasha oo Ushrika ku yaalo? Saraha cad cad oo isku eg la yiraahdo Company masaajid ku dhex yaalo oo ay isku egyihiin masaajidkaas Bilaal la yiraahdo.