Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Ceelbuur oo laga hadlaayo taariiqdeeda haddana laga hadlin burjikooyinka maxaa waaye? Ceelbuur tan ugu horeyso ay caan ku ahayd waxee ahayd burjikooyinka Soomaaliya laga isticmaalo dhamaantooda meeshaas lagu sameyn jiray maadaama ciideeda ku fiicneyd sameynta burjikooyinka.
  2. Marxuum Aaden Cabdulle (Eebbe janadiisa ha ugu barakeeyee) was ahead all of Afrika hoggaankooda. Soomaali hoggaan wacan saas ugu bilaabatay iyagaa maanta ugu hoggaan liita.
  3. Waayo waayo iga dheh. SOL markee balaayo ahayd. Google wax ka raadinaaye inta i keenayba.
  4. Darbisaar and decorations aah? Waa tan darbisaar. 2004 ayaa sawirkaan SOL kusoo dhajiye. Aawey ereyadii ciyaalka ciyaaraha. Warbac, imbili, boojo, laadhuu, kadhimeey kadhim iyo phraseska ga iga siiso, iga wareegso, iga qalee, iga gambiso, ii gambi, ii gooy oo isku wada micno ah.
  5. Wixii dhashay lixdameyadii iyo bilowgii ilaa dhexdii toddobaatameyadii dadka isbitaal ku dhasho Martiini u badnaayeen. Wixii dhamaadkii toddobaatameyadii ka dambeeye Isbitaal Banaadir ahayd iyo kuwa yar yar Isbitaal Madiina ku dhashay. Ani dadka ku dhashay Banaadir ku jiray. Dhamaadkii sideetameyadii ilaa sagaashankiina dadka xoogahoo wax heysto ciyaalkooda isbitaalka Soos ugu dhalan jireen. Soos ugu qatarsanaa waxa isbitaal aan arkay waagaas.
  6. Reer Casiirka Carabaha ku koray waxaan ugu wacan. Bashiir Good is one. Had iyo jeer ku wareero dhaqan Carabeedka iyo diinteena. Some of them abuseka ay kala kulmaan Carabta ayee diinta Islaamka ku eedayaan. Hatredka ay Carabta u qabaan ayee diinta dul saaraan.
  7. Hilowloow, qofkaas uusta kuusan muuqdo adi miyaa. Nice sawiro.
  8. Hilowloow, use this site: tinypic.com Upload to that site and then post the links on here. Waa sugeynaa.
  9. Rabi haka dhigo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa anfaca -- aamiin, aamiin. Hambalyo, Libaax. Adiga iyo marwadaadaba.
  10. Why, maxaa ugu cabsanee waalidkaaga. Nin qaangaar ah ayaa tahay oo waliba xor ah. Waalidkaaga anti-Soomaaliweyn miyaa? Barfasoorada u gee midkood, iyagaa ka dhaadhacsiin doonee muhiimada midnimada leedahay.
  11. Haye, xubin maaka tahay ururkaan? Goormee taloow Toronto kulan ku qaban doonaan waa tagi lahaa in support.
  12. In la tarxiilo ayee istaahilaan. Dhul aynan u dhalan ayeeba ku booteenayaan. Dowladda Koonfur Afrika should pull an Idi Amiin-like implementation.
  13. War BN, ma nooleed. Hope everything dhankaaga inay bash bash ka tahay.
  14. Aawey sawiradii, widaay. Meeshiina masoo martay?
  15. Some of you didn't read qoraalka dhan. Here is the last part: The business just north of the mosque on 26th Avenue is a new restaurant, An-Nuur, and the owner, Abdulcadir Haji, said he's never seen an upside-down flag in the area. He also resented any implication he would fly an American flag upside down because he is also an Army sergeant, currently on inactive reserve. "I'm not a guy who would allow something like that to happen," said Haji, 55, who came to the U.S. from Somalia when he was 22 and became a naturalized citizen in 1986 during his third year in the military. " I want to see the son of a gun, excuse my language," Haji said when shown a printout Loeding's Facebook comments. "It's pure hatred. I'm very upset ." Haji opened his restaurant in January; it features American, Somali, Middle Eastern and Italian cuisine. Kitchen manager Angie Johnson said she also has never seen an upside-down flag in the neighborhood and wouldn't abide it if she saw one. "I'm American. Everybody here is American. Why would I allow that to happen here?" she said. "That guy needs to come and try our food instead of criticizing us."
  16. Jaahil iyo badow ayaa ku farxo waxaan. Soomaali da'yar isleeneyso loo kala been sheegay. Mar qabiil lagu dagaal gilin jiray, maanta diinteena lagu dagaal gilinaayaa iyagoo wali waxba diinteena suuban ka ogeyn. Rabi ha hanuuniyo dhalinyaradaas kuwooda nool wali, kuwaas ku geeriyoodayna Rabi ha u dambi dhaafo. Cawaanta soo sawirtayna soo bandhigtayna iyaga waxaan dhaho ma garanaayi.
  17. Bluelicious;807773 wrote: Welcome back oba hilooowlow. What does your name mean? The brother got it from this famous song originally sung by Sulfa. But in this case by Sheegoow Band. And here is a more newer version by Khaalid. Hoobaa hilowloow, hoobaa hilowloow Bogga iyo beerka i duleelaa What it means? The literal meaning of 'hilowloow' the brother sharxay. However, spirits ayaa loo qaadoyaa heestaan. Hoobaloow too was one of the old spirits in Soomaalida aaminsanaan jireen in pre-Islamic as well, though not many people know it nowadays. Here is in a traditional way. I remember while I was in Nayroobi last year, I was listening to this song when islaantoo wadaad ahayd oo guriga joogtay maqashay. She forgot she was a wadaad for a moment and kept singing because waayo waayo soo xasuusatay. She knew all the words regardless of not hearing it more than two decades. I guess it is the very spirit of the song. It used to be a very catchy, popular song. ______________ Hoobaa Hilowloow, soo gudub, xaaji. Warka keen. Intaa maqnayd mataankaa Awcambuulo ayaa meesha sii camiraaye.
  18. Where is Waldo? My monitor miyaa mise kaligey waxba arkin. Teeda kale Xamar maalin walba lagu wareegaayo would make him more like a duqa magaalada than a 'madaxweyne.' Sababta uu u tagi la yahay degmooyinka iyo magaalooyinka kale sida Beledweyne, Baydhabo, Dhoobley, Luuq iyo kuwa kale ku yaalo Galgaduud la yaabanahay. Cabsi iyo waxee ka tahay ma'ogi. And markuu tago xirooyinka barakacyaasha ee Dhadhaab ayuu kasban doonaa my respect. Intaas dal ayuu u duulay, u dalxiisay and he has yet to visit xirooyinkaas nus milyan Soomaaliyeed ku rafaadsan.
  19. internal feud? ethiopians didn't bomb hargeisa,burao, mogadishu .. Aha? Tan yaa geystay? Jiniyaa? Baro taariiqda Xabashada.
  20. Burjikadaas waa nooc kale. Amee tinaaro yar yar yihiin and not burjikooyin. Burjikooyinka Soomaalida isticmaasho oo ah kuwa cad cad badankooda hal degmo lagu sameyn jiray, still lagu sameeyaana. Degmadaas waa Ceelbuur. Waagaa yareen waxaa ku heesi jirnay ereyadaan: Dhafa dhaadheer Dhuuni waayee Dheri dab saaran Dhaafi maayoo Dadka dhaadheer lagu dacaayadeen jiray by kuwa gaagaaban. Kuwa dhaadheeraana iyagana heestaan bilaabeen: Awgaaboow Ganfuur xumoow Geed maashaa kori kartaa (?)
  21. Minneapolis cop says he threatened Somali over flag; department starts internal probe A 15-year veteran of the Minneapolis Police Department is under investigation after he allegedly posted on his Facebook page that while on duty, he saw an upside-down American flag near a "Somali hangout spot" and demanded the owner hang the flag right-side up. "If I find it upside down the next time I work, the (expletive) will hit the fan and there will be trouble," the officer, Steve Loeding, warned Sunday night on his page. "Let me know and I will go with you Steve!!" one of his friends replied. The message was posted sometime after 8:30 p.m. Sunday, March 18, but it appears Loeding, 40, had removed it by Monday morning. During that time, some people who saw it forwarded screen images of it to police and city officials, including the office of Mayor R.T. Rybak. Police spokesman Sgt. William Palmer said that he could confirm Loeding was under investigation by the internal affairs unit but that he could not discuss specifics. Loeding joined the police department in 1996 and is assigned to the traffic enforcement unit. Palmer said he remains on duty during the investigation. Palmer said Loeding declined to comment. The officer also did not respond to a request for an interview sent through his Facebook account. More
  22. 'Arrin kasta waxaa lagala tashadaa qofka guriga jooga' kulahaa. Faarabuuto oo iskiifo ah. Guri maashee uu joogaa, marfish uu kasoo kacee. Dad dhan dalkeena u dhashay xaqooda u diidoyaa. 'Ditoore' my back. I blame xiriiriyaha Nadaara. Muxuu u keenaa dadka marfishyada caqligooda ugu dhamaaday on an international channel. Wax lagu lablaboodo for I couldn't watch more. Badownimo meeshaas ku dhamaatay.
  23. Dad baa soo baraarugooyo. Xaajiga finally asagana masoo baraarugay oo waaga ma u baryay?