-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
-
Hmm, I kinda remembered this now.
-
What is 'nothing' horta? No thing, waa garanay taas. Again, what is 'no thing' itself. Is light a 'thing' or how about air, wind. Are they 'things'? Taas kasoo jawaab ama kasoo shaqee horta.
-
Hundred one ways to enjoy Islii (Eastleigh)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in General
runtaa waaye, flats-kaas waa spacious waana cusubyihiin, fanaanad caan eh oo meelahaas ka imaatayaa degan! Stop stalking Fartuun Birimo, waraa. -
Waala soo baraarugay. Waa loo baahnaa saan. Walaalkey ayaa gabadhiisa u bixiye Saajida a few years ago. Upon hearing it, my Aabo was like 'inay tukaneysaba ma ogee maxaa...' Waala wada qoslay. And Aabo was qof magacyada Carbeed (though very Islamic) u wada bixiye caruurtiisa. Marka asagii ayaaba yaaban.
-
Aaliyyah;802835 wrote: foot not food acuudubilaah lol..anyways i love all her songs. Waa Food, waa sida Afsoomaaliga loogu qoro. Iyadaa ka dhigtay 'Foot' marka Afsoomaali ahaan ma'aha. And it is not even pronounced sida 'food' like Ingiriiska. Food pronunciation is closer to 'vote' and it means the top first part of the timaha madaxa (frontal lobe). Foodcadde ma maqlin?
-
Aah, the infamous kursi. Kursigaas iyo midabkiisaba maxaa nacay. Sanaawi qof balaayo ah iska dhigaa markuu kursigaas ku fadhiisto, always on the right chair.
-
Puntland-na waa maamul Goboleed hoos taga Somaliya Somaliland-na cid ay la hadlaysaa waxa weeyaan dawlada TFG-da ee Somaliya Meeqo mar beenta lagu soo celcelinaa. Waqooyi Galbeed waa deegaan ka tirsan Soomaaliya, too. And haddii wadahadal jiro waa laba koox oo Soomaaliya ka tirsan kooxaha hadlaayo: Maamulka Waqooyi Galbeed iyo Dowladda kumeelgaarka. For the hundredth time, yaanan been la isku sheegin, Soomaaliya can't talk to itself, neither warmurtiyeedkii shirkii Landhan kasoo baxay waxaas kuma qorneen. The Conference recognised the need for the international community to support any dialogue that Somaliland and the TFG or its replacement may agree to establish in order to clarify their future relations. For the 101th time, it is laba kooxood siyaasadda Soomaaliya ku jiro dadka ha wada hadlaan la yiri, same as Barbaarta iyo dowladda u wada hadli lahaayeen if they want. If they want to talk tomorrow, it won't be like Barbaarta iyo Soomaaliya wada hadlaayo, no, but laba kooxood oo siyaasad iskaga soo horjeedo.
-
Kan madoow oo dur duran waaye. Reer Miyi sifaleeti ahaan u saarto, siiba kuwa hooyooyinka ah iyo islaamaha kale. Shaashka Reer Miyiga waaye. Gambo inay tahay jeclahay magaciisa mise ilyar muu ahaa?
-
Cambuulo galey waaye. See waaye.
-
Nuunka, safarkaas inaa dib ugu noqotid waaye. Nin dhulka soo jeexay ku moodee. Islaamahaas Reer Miyi waaye badankooda timahoodana banaanka maso dhigaan ee bahalka madoow (magaciisa ii gambiyee) aan ugu wacooyo malqabadda iyagoo qabo ayee isku shubaayaan bunkii oo dabka laga soo dajiye. Healthy waaye aaminsanyihiin. Waajid kaliya ma'ahee Baardheere waa laga isticmaalaa, my cousin oo yar ayeeydeyda Reer Baardheere la joogi jirtay bunkaas ugu shubi jirtay, oo dadka weyba u xiisaan la dhahaa sidii marqaan camal u marqaamaan haddii xoogahoo bun isku shubin bilooyin.
-
Nuunka, wah. Islaamaha asagoo kulul ayee saliidiisa madaxa ku shuban jireen, waliba bahashii malqabadda madooweyd ahayd isku sii duub duubi jireen. Madaxa u roonyahay dhahaayeen. Waajid ayaa qaxii ku arkay in '91. Ha i soo marina dheh.
-
Wax waalan. Bahalkaas urkiisa maxaa necbahay, waligeena la iima marin mana u dhawaan islaamaha marsan jiray, waliba asagoo kulul madaxa ku shuban jiray. Laakiin cambuulada kulul with subag iyo sokor on the other hand...
-
Xamar ayaa ku noqonay. Abriil 1992 markee dagaalada istaageen Xamar ku noqonay. We lived Jiiro Maskiin agteeda, very close to Siliga Mareykanka for a few months. Then we moved to Taleex until Oktoobar of that year aan kasoo dhoofnay. Markaas diyaarihii African Airways bilaabatay dadkii u horeeye soo raacnay ahayd. Jomo Kenyaati naga soo dajisay. Wax walba iftiin, balaayo balaayo.Laba sano koronto iyo TV midba lama arag, I think CNN ka shidnaa garoonkana, wax walba cuseeb nagu noqdeen. Balidoogle kasoo dhoofnay. Habaryarteen iyo qaraabo kale oo bas Xamar kaga soo baxday oo dhanka Kismaayo iyo Libooyo soo aadeysay weyba yaabtay markee markee maqashay inay reerka Nayroobi kaga hormareen.
-
Che -Guevara;803583 wrote: ^lol....my reer ayeeyo are my hiiraan connection dee:D Their name is "those who love camels":D According to waayo arag folks like jiilkeena soo koraayo Mr Somalia, micnaheeda ma'aha kuwa geelka jeclaa, but waa kuwa gaalada diinta kale heysto jeclaa. Dad badan saas aaminsan. Afsoomaaligii ayaaba ka dhumay iyo micnaha gaal, same way ay iska dhaadhasiiyeen Gaalkacyo name has to do with Oromo. Ma isweydiiyeen xataa maxaa oromada 'Gaala' loo dhahaa to this day. And ma isweydiiyeen how ereyga 'gaal' originated from. Brief history: Soomaalidii hore dadka shisheeye ugu soo horeeyo ay daris la ahaayeen waxee ahaayeen Oromada oo waagaas 'Gaala' la dhihi jiray, micnaheedana geel dhaqatada laga wado. Soomaalida qofkii shisheeye ay arkaan 'Gaala' ayee dhihi jireen. Abkoow caddaan markuu yimidna gaalnimadiiba asagee ku dhagtay. The word, in its historical sense, was secular, diin lagama wadin but foreign (read: non-Soomaali) people. Gadaal micno diimeed yeelatay. So Gaalkacyo might as well to do with gaal (geel) than Oromada. By the way, my hooyo used to mention Reer Ayeeydaa odayaashooda used to come guriga in '60s, markee wax u baahnaadaan duqa ayee soo salaami jireen, arrintoodana sheegan jireen. They believed aabo's reerkiisa oo ah reerkeena iyo iyaga inay qaraabo yihiin because we shared same immediate clan, sub-clan and sub-sub-clan names.
-
Early in 1992 Afgooye ayaa u qaxnay waa xasuustaa. Calool xanuunkii iigu xumaa igu dhacay. Ileen biyo wabi cab rafaad ahaa. Not only me, but walaalahey kuwa iga yar yar too. Biyo kale la cabaayo maleh, ciyaalna waa nahnay oo kuwa la karkariyo maaka gaarnaa.
-
Ninkaan magaciisa markii la maqlo ciyaal badan ku sasi jireen. Magaciisa was synonymous with xabbado iyo gantaalada kale dhacaayo. Historical parts of Xamarna badankeeda afartaas bilood (Nofeembar-Maarso) ee asaga iyo Cali Mahdi hardamaayeen ayaa dhulka lala simay, ilaa haddana qof guuleystay lama tilmaami karo. Mid waa tagay, midna dadkiisa iska dhex galay. Uncompromising la'aan waxaas ayee keentaa. Basically asaga iyo Cali Mahdi kursigaas Soomaaliyeed ka wada dhaxeeyo Soomaalida loo baneeye, loona dhaafay, yet labadooda isku tanaasuli waaye. Such a madax adeygnimo.
-
Abaaydey and her family degan. But ma arkin iyadoo Denmark wax ka sheegeyso. The only reason Leicester ugu soo guureen waxee dhaheen iyada iyo duqeeda caruurta Quraan noo baranaayo. They still use their Dane baasabooro and go back there almost every other summer. Anoo Aarhus dhex socdo ayaa waxaa ku arkay Maryan Mursal qaxweyneyso with jaamacyaal kale in 2003. Waxaa isleeyahay islaantaan intee ku arki jirtay. Qofna ma weydiinin gadaal aniga lee iska gartay inay Maryan ahayd.
-
Now, aad iyo aad ayaa waayo arag u tahay. Waligaa Aarhus ma tagtay? That is the only magaalo aan ka arkay Denmark. Wait a minute, can Herning considered a magaalo since it too aan tagay? it is a town close to Aarhus.