-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Chimera;807166 wrote: I stumbled upon these Somalia albums of the 1980s, some very lovely images: http://www.dinola.it/album%20somalia%2080/index.htm http://www.dinola.it/album%20somalia%2082/index.html http://www.dinola.it/album%20somalia%2087/index.htm http://www.dinola.it/album%20somalia%2089/index.html Enjoy! Dankis, brother. Waa loo baahnaa sawiradaan camal aan aragno.
-
Xisbiga Hiilqaran oo shir weyn ku qabtay waddanka Netherland Shir saddex maalin socday oo ay isugu yimaadeen in ka badan 50 qof oo ah madaxda iyo xubnaha faracyada xisbiga Soomaaliyeed ee Hiil-Qaran ee aduunka uu ku leeyahay ayaa xalay lagu soo gebagebeeyey magaalada Leiden ee koonfurta dalka Nederlands, kaasoo looga dooday howlaha u yaala mustaqbalka dhow iyo kan fog ee u yaala xisbiga ee ku aadan in dalka laga samatabixiyo dhibaatada daba dheeraatay iyo arrimo kale oo siyaasadeed. Xubnaha xisbiga Hiil-Qaran oo ka kala yimid wadamada Mareykanka, Canada, UK, Norway, Sweden, Denmark iyo Finland ayaa si qoto dheer uga falanqooday Sida loo wajahayo siyaasada iyo marxalada kala guurka ee hadda dalka uu marayo ka hor bisha August ee sanadkan iyo in isbadel siyaadadeed ee dhowaan dhici doono uu noqdo mid looga gudbo musmuqmaasuqa iyo hogaan-xumada. Xisbiga waxa uu cadeeyey aragtida xisbiga ee ku aadan shirkii dhowaan Somalida loogu London, isagoo si faahfaahsan uga hadlay wanaag iyo dhaliilba waxa uu lahaa shirkaasi. Waxa kale oo xubnaha Hiilqaran ay ka doodeen sidii uu xisbiga ka qeyb qaadan doorashooyinka soo socota ee loogu tartamayo hogaanka dalka Soomaaliya. Xisbiga waxa uu cadeeyey inuu si weyn uga soo horjeedo dhaqanka qabiilka ee lagu saleeyey talada dalka iyo in dadaal loo galo sidii looga gudbi lahaa nidaamka 4.5 ee lagu qeybsaday talada dalka oo loo adkeyn lahaa mabáda Islaamnimo iyo Somalinimo. Waxaa kaloo ka mid ahaa waxyaabahii laga dooday in la kordhiyo ololaha balaarinta xisbiga oo ah in la wada gaarsiiyo guud ahaan dalka iyo sidii loo kasban lahaa taageerada dadka iyadoo loo bandhigayo waxyaabaha uu qabayo xisbiga haddii uu ku guuleysato in qabto talada dalka. Waxaa kaloo xubnaha xisbiga isku raacay in la xoojiyinta xiriirka dibadda, iyadoo la difaacayo danaha guud ee dalka. Qodobka kale ee laga wada hadlay waxa uu ahaa in xisbiga uu yeesho dhaqaale iyo miisaaniyad joogta ah oo ku filan oo ka yimaada gudaha Somalida si loo sii wado howlaha muhiimka ee xisbiga horyaala. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mida xubnaha xisbiga Hiil-Qaran ayaa DalmarMedia u sheegay in dood iyo falaqaeyn dheer ka dib ay xubnaha xisbsiga isla garteen in shaqada ugu weyn ee hortaala ay tahay barnaamij ay ugu magacdareen 3+1 formula oo ah saddex arrimood oo ka taagan gudaha dalkii oo u baahan in Somali ay deg deg wax uga qabato mida afaraad oo ah sidii wadamada deriska iyo aduunyada kale wax loola qabsan lahaa. Afar arrimood ayaa kala ah:- Sidii loo dhayi lahaa dhaawac gaaray sharaftii iyo qarannimadii, iyo dadnimadii ay lahaayeen umadda Soomaaliyeed, lagana shaqeeyo sidii dadku ay isku jeclaan lahaayeen oo loo celin lahaa cadaaladii iyo xaqa umadda, dibna loo soo nooleeyo qabkii ay lahaayeen umadda Soomaaliyeed, iyadoo lala jaan qaadayo waqtiga casriga aduunka uu marayo. In laga shaqeeyo sidii dib loogu dhisi lahaa xafiisyo dowladeed oo awood iyo karti leh, kana jawaabi kara baahiyaha jira ee umada Soomaaliyeed. In la helo hogaan Soomaaliyeed oo xalaala oo karti u leh inuu dalka ka saaro marxalada uu hadda marayo. Iyo sidii deriska iyo wadamada kale ee aduunyada wax loola wadaagi lahaa oo loola xisaabtami lahaa. Dhamaan qodobadii laga wada dooday intii uu shirka socday ayaa la isku afgartay in ficil ahaan la meel marayo, iyadoo sidoo kale la isku raacay in xisbiga uu mustqabalka dhow yeesho hogaan siyaasadeed oo ka qeyb qaata siyaasada dalka Soomaaliya. Ugu dambeyntii Abdimaalik Yusuf oo ka mida xubnaha xisbiga Hiil-Qaran faraciisa dalka Nederlands ayaa madasha shirka ka sheegay tirada dhuuxa xisbiga (Core) oo ah 11 xubnood iyo magacyada iyo waliba taariikhdooda oo kooban iyo sababaha ay ugu soo biiraan xisbiga. Dhuuxa xisbiga Hiil-Qaran ayaa ku kala nool waqooyiga America, Europe iyo Soomaaliya. Xigasho
-
Ma guri ayaa la dhisaayaa marka intaas la isku mehersanaayo. However, it depends on the individuals isguursanaayo, though. The other day meher aan joogay $5,000 la isku nikaaxsaday, Canadian dollars as sheekha emphasized. And she has a 16-year-old boy predating from the prior marriage. Whoa!
-
Madness is not the reason for this massacre
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Complicated's topic in General
Yes, this erey, this word 'deranged' had never being used by the American media to refer to that guy who went rampage in that military base in Texas a few years ago. Oh yes, I forgot he was a Muslim and automatically became a 'terrorist.' Robert Fisk, as always, writing as it is. -
Happy Birthday Carafaat And Narniah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Bluelicious's topic in General
But that phrase is generally used dadka geeriyoodo. Inkastoo ereyo naxariis tahay, still dad nool looma isticmaalo, same way as saying 'Rabi/Illaah ha u naxariisto.' Naxariis waa loo wada baahanyahay, yet dad nool looma isticmaalo. So Nuunka has a point. -
faarah22;806493 wrote: Horta even is it is stunned wont the neck veins be cut and blood be drained, so what is the problem there? or it will only be halaal if only poor animal had felt the full pain of being slaughtered. i support stunning and the UK should be ban non stunned slaughter period. I am not a doctor or or medical hygienist, but a stunned cow is different from non-stunned one. First, the heart is not at ease for non-stunned and when slaughtered at jugular vein, it pumps blood more forcibly, along with fats in the blood. it is different for stunned animal. The animal is at rest and the blood xoog kuma soo baxaayo, oo wasaqdana kama soo baxeyso. More blood (some not healthy at all) would remain in the slaughtered animal's meat. Saas ugu wacan in saa'id loogu cayilo eating too much fast food stuff, plus xataa jirooyin laga qaadaa because all the animals are stunned prior slaughtering. It is also this very same reason why the slaughtered animal is hung upside-down -- to drain out almost all the blood.
-
This is the 'real' new type of Soomaali guur. Intii toorto la isa siin lahaa, intii faraanti la isku gilin lahaa saan ayaa dhaanto boqolkiiba boqol. Arooska walaashey xasuustaa in 1988, caano geel iskabisiiyeen iyada iyo seygeeda. Very nice ahayd waagaas aroosyada lagama kasi jirin waxaas.
-
Ma xumo, waa iska caadiyoos. Shiinees awal noo dhisay and I don't think they will mind it again inay noogu deeqaan dib u dhiska meeshaas. Waligey ma galin laakiin waxaa xasuustaa saf ayaa loo gali jiray markee ka socdaan ruwaayadaha caanka ahaa, siiba ruwaayadaha Banaadiriga. Kuraas very modernized ahna waa ku yaaleen la yiri. Kuwa bililiqeystay kuraastaas ma'ogi waxee ka sameysteen, ma dabka ayee ku shideen oo dhuxul ka dhigteen taloow. _________________ What was the name of the Cinema that was roofless in Mogadishu? I remember my dad taking me there as a kid in the 80's. I also remember flying to Hargeisa the next day. Shaneemooyinka Xamar dhan roofless ayee ahaayeen except one or two. Shaneemo Nasar or Shaneemo Soomaali was one of roofed ones, I think.
-
Recep Tayyip Erdoğan to arrive Garowe, Puntland
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Qandalawi's topic in Politics
Markuu gobol ismoodo dal saan ayaa dhacdo. Lacag ayaa soo daabacaneynaa, ciidamo bad ayaa sameysaneynaa, calanka dalka iyo kan gobolka ayaa la isla simaayaa. Jahwareer iyo nus. -
STOIC;806274 wrote: MM, Reerkaa bariiskaa bathhii allaa dhaha.....Somalis and invitations don't work.If you ever getting married just be prepared to cover the extra bill..Once i was a bestman at my friends weddding in a city populated by Somalis.The cataan lady kept coming up on the stage in the middle of the wedding ceremony informing my friend the number of the guest is above what was agreed...He had to swipe his credit card to cover the extra guest expense.You just have to suck it up.Its the way our culture works Si tartiib uu qarsan mee u sheegi weysay that lady. And yes, u sheeg Che, invitations doesn't work unless you are prepared to put toughened security men at the door.
-
Toronto invitation kama shaqeyso. It was never the tradition. Dadka iyagaa isceliyo, oo aadin every uninvited aroos.
-
Happy Birthday Carafaat And Narniah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Bluelicious's topic in General
I don't like to say or celebrate birthdays iyo waxaas, but since those two SOLers are decent folks, dhalasho wacan Naarniya iyo Carafaad ayaan idin leeyahay. Cimri dheer, cibaado suuban iyo caafimaad wanaagsan. -
Hundred one ways to enjoy Islii (Eastleigh)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in General
I have been to that second floor maqaayad. I didn't know its name was Yusra. Granted, I didn't eat cuntadeeda either. I only bought a soda from it and got back to this muqalas office I was at, waiting for my visa to be extended. The muqalas office is located under maqaayadda among the mobile shops and photo joints. Yes, one needs a muqalas to get one's visa get extended after three months and more especially after six months. I made the mistake once going straight to immigration headquarters to get it extended. Blatant masuqmaasuq Kenyaatiga waa arkeysaa maalin caddee. They wouldn't allow you to get an extended visa haddaa Soomaali tahay with Western baasaboor. They will send you to this office and that office and this office and then finally saying come back tomorrow or that day. And if you go back in that day, same thing would happen. You would realize inay muqalasyada isla shaqeyaan oo lacagta muqalasyada ka sugayaan instead of in official way of going in yourself, which they can't get their baqshiish under the table. -
How? Invitation cards? Toronto kama shaqeyso waxaas.
-
Hubsiimo hal baa la siistaa la dhihi jiree. Wixii la wada qoray xalay waa lala kacay including mine because as the Admin. explained. Ee marka caadi iska dhig as they used to say in Nayroobi.
-
I was at a meher yesterday for a long time reer aan isku xaafad ahayn in pre-war Xamar wiilkooda. Walaalahey waa weynaa saaxiib la ahaa wiilka. Anyway, I was at the meher. It was a nice hall, fully decorated, unfortunately kuraastii isla markii wey buuxsameen. Line-up iyo waxaas bilowday. Xataa the groom's brother and his nephews kuraasta ka buuxsantay when they arrived late. Dadka taag taagan ku jireen darbiga safan. My point is, why would anyone u imaanaa aroos iyo meher aan laga casuumin and especially bring their kids as well. I am sure no faarax calooshiisa baahan Toronto joogo aan ka ahayn kuwa hunguriga weyn. Why dadka meesha ugu buuxineysaa, especially haddaa aragtay inay meesha la buuxo and you are not invited. Haddaa sheeko sheeko iyo waxaas rabtid, iswaca ama meelaha kale isku arka. It is wareer untii dadka waxee ku tashteen ma'ahee in qarash kale lasii giliyo because tobbaneeyo aan la garaneynin aanana la casuumin meesha iska soo xaadiriye. Afkoodana kaama heysanayaan, always wax lee kaa sheegayaan, especially haddee raashiinka kala go'da because iyagaaba meesha soo buux dhaafiye. Stay away meel aan lagaa casuumin, aroos, xaflad walaa martiqaad.
-
Kamal waa 'kamaldaariyo.' It is a type of banooni, kan garoomada caalamiga lagu ciyaaro.
-
Baraanbar see 'fiican' ku noqonee? Alaalaxna qooq ku sheegtay. Aloore Makulaaloow adigaa u baahan in laguu sharxo marka. Siisoow iyo siteeymanoogto yaa weyn soo sheegba. Gaacuur, waayo waayo nasoo xasuusisay, abuucirbad iyo cub iyo cir iyo maano iyo fooro. Banooniga soo salax ma lagu dhahay waligaa. Ereyo wada banooni yaah.
-
Qoftaan 'ideal' modelka Reer Galbeedka raadiyaan waaye. Haddee qoftaan arki lahaayeen waagaas Iimaan who dhihi lahaayeen. Dhuubnimo.com
-
Ingiriiska mooday meeshee. Mise Aarhus kasoo jeedaan, hadda Ingiriiska deganyihiin miyaa.
-
at alaalax. Waxaaba yaab ah I used this word just yesterday after I hadn't used it for years. Butac, shuluq iyo futac. Waayo waayo kasoo wareegatay aan isticmaalno ereyadaan.
-
Ciyaalkii Youtube ayee gadaal ka gaar ku noqdeen. This year wey waasheen. Xataa musqulaha la isku duuboyaa. Too ciyaal ciyaal for my taste.
-
Eebbe janadiisa fardowso haka waraabiyo - aamiin.
-
Ninka waa midnimodoon ee maxaa ka rabtiin. Carafaad, keep going, walaaloow. Eebbe ha idmo Soomaali oo wada midowdo hana tuso, kasoo biloow Jabuuti ilaa Gaarisa.
-
The true map of Somalia, No qabiil or futuudland
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abwaan's topic in Politics
Eebbe ha idmo saan iyadoo tahay cimrigeena ha nagu tuso.