Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Wax walba Xasan Socdaal taabto waa fashilmaan.
  2. Che, secessionists are truly our version of MAGA Q-anons. Delusional Q-qnon waaka daranyihiin.
  3. Marqaanka mey ka soo baxday oo Musefeni taariikhdiisa ma taqaano. He always stood for Soomaalida iyo midnimadooda. Cali Mahdi iyo Caydiid heshiisiyo Xamar u tagay in 1992. Xataa ciidamadiisa daacad ka ahayd geenta Soomaaliya la geynaayo in the beginning in 2007, markee dhargeen mashruuc isku badalay.
  4. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 ______________ Updated. Leading geedi socod country bolded.
  5. Xasan Socdaal really doesn't care about midnimo and wadajir Soomaaliyeed. Wuxuu ku dhaartay Quraanka Kariimka gacanta u saaray hal kama aaminsana. Dowladnimada dhan wuxuu ka dhigay, 'Aree xaa cunnaa aniga iyo reerkeyga.' Otherwise he wouldn't have allowed blatant moves disregarding and disrespectful to Soomaali unity periodically done by ninkaan ku magacaaban ra'iisul wasaare ku xigeen. He is an open secessionist, xataa Laascaanood isku dadaaya cunaqabateen ka saaro hay'adaha gargaarka.
  6. EU temporarily holds back food aid in Somalia after UN finds widespread theft The European Union executive has temporarily suspended funding for the World Food Programme (WFP) in Somalia, two senior EU officials told Reuters on Monday, after a U.N. investigation found widespread theft and misuse of aid meant to avert famine. One senior EU official said the decision was taken after the U.N. investigation concluded that landowners, local authorities, members of the security forces and humanitarian workers were all involved in stealing aid intended for vulnerable people. It cited internally displaced persons (IDPs) as saying they were coerced into paying up to half of the cash assistance they received to people in positions of power in the face of threats of eviction, arrest or de-registration from beneficiary lists. - Reuters
  7. Coldoon samafale Soomaaliyeed waaye, meeshuu rabuu tagaa, inkastoo kuwa miyilka adag difaaco mar mar.
  8. Berisamaadkii iyo xalaal quutadii Soomaaliyeed. Foolalkooda dhalaalaayo ka garanee inay xalaal quuto ahaayeen dadkii hore.
  9. Shabeellaha Dhexe faqad maa laga dhigaa? I don't think Reer Xaayoow will accept this unless Xasan Socdaal u balanqaado in uu Banaadir iyo Shabeellaha Dhexe isku daraayo. Taasna Xamar magaalo madaxnimo ku weyneyso oo Soomaali kale diideyso.
  10. Axmed Madoobe is doing this pre-emptively because rumour has Xasan Socdaal is going to appoint a Reer Garbahaareey as a danjire to Kiinya. Axmed Dhuxul doesn't trust that oo Reer Garbaahreey meesha joogo ma rabo, plus xiriirkooda meel xun maraayo.
  11. Another ciidamo shirqool la xasuuqay ka dhacday tuulada Ceellahelay shalay. div widget
  12. Koow waa google translate qoraalka. Laba, I didn't know Feysal Dhurwaa knew how to use gaslighting.
  13. Who is laughing now after eight months? I foretold you so: "What odds? Muuse Muqayil oo laba sano sharcidarro ah ku darsaday will be long gone before Laftagareen. " Such a shame disappearing behind tails markii hilfaha laguu qaado.
  14. Daneystiyaashii fashilmay are back and are as awful as before. Odayaal gaboobay oo qasaaro kale u soo taagan. Shame. Haddeeba iswadan lahaayeen fiicnaan lahaaydaa. Iyaga dhan siyaasiin kale jeebka ugu jiraan, sida Ilyees (Sheekh Shariif), Shariif Xasan (Xasan Kheyre), Xuseen Sh. Maxamuud and Jawaari (Xasan Sheekh). Shame again.