-
Content Count
17,655 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Turkiga ha jirto, ha joogto waligeed. Taariiq lama ilaawaan Turkiga inoo galayee. Run ahaa. Aad iyo aad u mahadsanyihiin mar kale, mahada Reer Turkiga mid dhamaaneyso ma'aha waligeed intee Soomaali damiir leh jiraan.
-
Toronto ahaa. Garoonkaas waa hore igu dambeysay.
-
Maxee u saameyn weysay, xaaji. Dadkii wada deganaa laga wada musaafuriyee. Mise adiga sara dumo bas u taqaan burbur. Burbur dadka jiro xataa. Magaalada dagaalo weyn kama dhicin laakiin it declined si aan caadi ahayn, burbur iyo qax weyna ka dhacday. Dadkeeda hore from pre-1990 dad dhif dhif ka joogo degmadaas. Dadkii asal ahaan kasoo jeeday Bambaasa wada joogaan maanta.
-
Baraawe iyo Bambaasa isku fac ayee ahaayeen, if not Baraawe weyneyn waayadii hore in pre-independence, even tirakoob (population) wise. Midna halaagii maryooleey ku dhacday, tan kalena waa taasaa isla maryooleeydii dalxiis u tagaayo oo doolarkooda ku maalgelinaayo. It tells us our priorities, inaanan waxba dhisan karin ama horumarsan karin. Baraawe also single-handedly contributed a lot in Soomaali culture. Xataa magaceeda ayee wataan qaarkooda, sida the ubiquitous koofi baraawe by any wannabe politician seeking public office isku taago iyo muufe baraawe, caanobaraawe and there is dharka Soomaalida ku faanto ee alindiga. Baraawe lagu sameyn jiray dharkaas. No other degmo contributed to dhaqanka Soomaalida as Baraawe and Reer Baraawe did.
-
Sheikh Shariif Chooses Somaliland Talks Delegates
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
Che -Guevara;818740 wrote: http://www.wardheernews.com/News_2012/April/14-wadatashi.html Md. Cabdisamad Macallin Maxamuud, wasriika Arrimaha Gudaha iyo Aminiga Qaranka, DFKMG ee Soomaliya Md. Cabdillaahi Xaaji Xasan, wasiirka Arrimaha Dibadda DKMG. Dr. Cabdinaasir Maxamed, wasiirka Maaliyada DKMG Md. Axmed Xasan Gaboobe (Ugaasi Bile) Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka DKMG. Md. Jeylaani Nuur Iikar, Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska DKMG 4.5 lagu soo xulay. Waa wareey. Hadduu wafdi baxaayo xataa 4.5 lagu soo xulaa miyaa. -
Dowladdaas hoose aad iyo aad looga cabsan jiray. Masuq maasuq dalalka kale Afrika lagu yaqaanay xataa laguma garaneynin, koley kistoo wey jirtee. Waxaa xasuustaa xataa mishibiyeeriga jabsan ma ogolaan jirin. Digniin ayee siin jireen dadka guryahooda saaran laamiga hore. Digniin ah inay dhisaan mishibiyeeriga ama ganaax weyn jiri jirtay. Ar maxaa guriga aabahey lagu qasbay maadaama uu mishibiyeeri dheer oo balaaran lahaa dhismahiisa. Ciyaalkeena ayaa burburin jiray banooni ayaa ku ciyaari jirnay. Markii dambe waaka joojinay duqa beesadaa ka dhameynee and he never asked us once to stop playing banooniga on shamiindada mishibiyeeriga guriga. Dowladdaas hoose waxee kale ku adkeyd dadka taraqa, sigaarka iyo looska jidadka ku gadi jiray u badnaa ciyaalka danyarta ah. Lama ogaleen. Kuwa miisaska u yaalo isgoysyada iyagana lama ogaleen. Ar maxee kala carari jireen markee arkaan sarkaal u shaqeeyo dowladda hoose. Isgoysyadaas beeraha iyo dhirta qurxoon lahaa hadda dad daaro ka dhistay. Yaab. Isgoysyadaas Xamar aad u qurxooaan jireen, oo fiyooriyaal iyo dhir gaagaaban wada quruxsan ku abuurnaa, nalal yar yar lamps ahna ku dhex yaali jiray. Shukaansi 101 perfect ka dhigi jirtay meeshaas. Waxee kale ku adkaan jirtay dowladda hoose dukaan walba bannaankiisa in uu ku dhaganaado calanka Soomaaliya. Waliba mid jeex jeexan dukaankii lagu arkana ganaax dhakab. Xamar quruxdeeda iyo horumarinteeda dadaa ka shaqeyn jiray ee maba ogeyn. I hope kuwaan saraha iska dhis dhisanaayo inay xishmeeyaan shuruudaha magaalada lahayd ee meel walba ka dhisan. Xataa sawiro waxa arkaa xeebtii Xamar guryo dad ka dhisanooyo agteeda. Waaw.
-
Shinbir Majabe;818688 wrote: Xamartii hore waxaa ugu wacnaa inay qurxoonaan jirtay waxaa ka mid ahaa guryaha ama saraha wey isla simanaan jireen, siiba kuwa jidweynaha wada saaran. Mid mid kale ka soo horeeyo ma jiri jirin. Sawirkaan waxaa ka muuqdo in sartaas dambe in lasoo turjiye u egtahay. Kuwa saas camal la dhisooyaa maanta. Magaalada wey sii foolxumeyneysaa haddaanan waxba laga qaban. Haddii saraha lasoo wada turjina dadka meel ee maraayaan maleh, laamiga mee ku socon doonaan. Sida Islii camal ayee ka dhigi doonaan Xamarna u maleynaa.
-
If you hadn't yet. Suu Sanaawi u dhoolacaddeynaayo iigu daran. 'Gift' kale madaxda lagu soo dhaweeyo maala waaye markuu waxaas u wada giliye. Soomaalida ugu dan leeyahay, no wonder.
-
Peacedoon;818625 wrote: She is no Xabashi. Waa Soomaali dhab ah. In fact, this very picture was posted by her on here when SOL had a community subgroup, back in 2002. That erased white line on the lower part of the picture had the original SOL link.
-
Lacagta tobanka shilin ee Soomaaliya ayuu ku sawirnaan jiray muuqaalka masaajidka. I guess none of you in this thread kusoo gaaray ama xasuusto. Perhaps Hoobaa Hilowloow.
-
Nin-Yaaban;817753 wrote: MMA waxaan xasuusta mar inaad tiri, Borderka lagaasoo celshay adigoo usoo socotid Marxuun (AUN) Fairfax, Va lagu duugoyo. Markaas ma ogiyii, markale matimid? Horteed ayaa degnaan jiray, xaaji. Baltimore ayaa degnaan jiray. Alexandria, Virginia, iyadana waa booqan jiray oo qaraabo badan deganaa. That was intaanan Kanada u soo guurin. Detroitna waa soo joogay. Waxaaba mooday the downtown of that city meel Cali Mahdi iyo Caydiid ku dagaalameen oo homeless madoow bas kusoo haray oo qasacooyin iyo dhalooyin ku aruurinaayo in with their shopping carts.
-
Mac isii macaanoow i dheh. Reer Holland, the most 'ilbax' Soomaalida dibadaha degan. Xataa Reer Toronto ka yaabay Reer Holland 'ilbaxnimadooda.' I will leave how you guys define 'ilbax,' though. Haddee Soomaalida Holland u soo qaxday since 1990 ilaa hadda Holland wada joogi lahaayeen instead of moving to Mareykanka, Kanada iyo Ingiriiska, Holland would've had a substantial Soomaali population today.
-
Dahabshiil CEO certainly changed his goosashadoon mind. I remember years ago when they published a calendar with memorable dates, but opted not to include Kowda Luulyo. There was uproar. It seems that was years ago and certainly in uu isbadalay. I guess $$$ u soo carfeyso, that might have changed his mind, not to mention serving Soomaalida worldwide bring more profit than antagonizing them. I welcome that.
-
My theory of waxee diinta ugu daba harin online has to do everything this: In offline kama hadlaan diin, probably some of them 'act' like inay Muslimiin yihiin, oo dadka iskuma soo jeediyaan. And I bet markee tacsiyeynaayaana Eebbe ha u raxmado, Illaah ha u naxariisto marxuumka/marxuumata iyo wixii la mid ah ayee adeegsadaan iyagoo isqarinaayo. Haddii lagu salaamana 'salaamu caleykum,' wacäleykum salaam iyagoo lasoo boodaayo arkeysaa. Online is their refuge waxee real life ku sameyn karin. Yaa ogaado even meherkooda wadaado ayaa loo wacaa oo gacanta ayee wadaadka mehrinaayo qabsan doonaan, if they haven't done already iyagoo iska dhigaayo Muslimiin. And I bet none of their parents know diin naceybka ay online ku jilaayaan. What is even weirder is that some of them are hardcore qabyaaladists. Very weird. Dad diintooda ka baxay, qabyaaladdana ku dhex jiro.
-
Xaaji Guugal thinks and guesses wisely and correctly that I am:
-
Iimeel ayaaba u diray, sababta Afsoomaali loogu soo qori waaye maxee tahay anoo leh, sida aragtida dadkaan qabaan ayaa si wanaagsan ula qabaa.
-
LoL, waa xiriirnaa waliba dad reer leh waaye. Laakiin last time aan xiriirno waxee ahayd summerkii aan joogay Nayroobi. Naxar, maxaa ku dajiye Ohaayo of all places? Ma meel kale aad ka degtid Mareykanka maa weysay. Virginia ayaa fiican oo meel la dego ah. That is my opinion. Heck, even Maryland ayaa dhaanto. I had seen those states.
-
My cousins live there. Waa intaa ku ogaa. I believe they still do. Meel la amaano uma ekeyn, sida wada Ohio dhan.
-
Mombasa - Famous for its Mganga - PICTURES
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in General
Dad aan aqaano iyo dad u dhow kuma jiro laakiin dadkaas dabeecadee meesha kusoo bandhigeen waa dabeecad aan Islii kusoo bartay. Badankoodana ruwaayad walba saas u taaganyihiin, oo kaamirada inay isku aadiyaan jecelyihiin meesha ayeena soo koraan. Waa dad kooban. Tusaale ahaan gabadhaas kaas Khaalid la dhaho la ciyaareyso oo diraca jaalaha wadato cajalkaan ka muuqato (in 0:30 seconds markee tahay), ruwaayad kale bishaan la sameeyey ayee ku jirtaa oo Islii ah. Waa tan: 1:12 soo muuqanee. See tan kale meesha lasoo istaagtay indhaha ugu gubeyso ma aragtaa. Yacni maxaa meesha iigula soo istaagee waaye. Suuro dumar, whoa! Laakiin runtii qaarkood wey dhalaalayaan, maashallaah waaye. -
I assume the songs are saved in your computer. If so, inta riix. Upload it and then paste the link on here. Make sure it is 'public.'
-
That uniform should be changed. Waa plain ugly, qof indhool wuxuu sameeye camal. Yaana seef lala soo boodin, but that needed to be said. Xijaab si qurxoon loo sameeye ayee yunifoom ka dhigan karaan if they want.
-
Duugtiisa. Eebbe ha u raxmado mar kale.