Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,520
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Qofka dhexda ku jiro hadda waa taliyaha ciidamada badda Soomaaliya. Magaciisa waa Faarax Cumar Qare. I hope in uu dib u soo nooleeyo heybadii ciidamadii baddeena lahayd.
  2. Ciyaalkaan yaa Youtube nagu baray. I am sure they will remove it soon, but here it is. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=qqPjNAE5JxM" frameborder="0" allowfullscreen>
  3. Diyaaradda maxee wadaana. Calool kuusanaa bahasha. Jarmalka iyo Soomaaliya xiriir weyn ayaa ka dhaxeyn jiray heer ee xataa gaartay Soomaalidii hore inay aaminaan qofkii xanuunsan rabo daawo ugu fiican waa in uu Jarmalka iska xaadiriyaa. They still have this perception. No wonder those commercials on telefashinka Yunifersal mention dhaqaatiirta Soomaalida inay 'Jarmalka' ka imaadeen or they are based in there.
  4. Khalid-Jnr;812501 wrote: I bet if she met Mrs Museveni or Mrs Azeb (Meles's wife) - it would have been different pose. Inaa ogtahay iyo in kale ma'ogi laakiin he has a Soomaali 'wife.' Walba waa xildhibaanad. Nice cushy villa ayee Kambaala ka degantahay ee soo wareyso Reer Kambaala.
  5. Carafaat;811909 wrote: Rudy, If I have to guess. Your a light skinned Somali cad cad combined with a rude horse riding Darawiish warrior. Rudy, continue to thell them Faraxs and Xalimos like it is. Rudy waa legend. Some SOLer once created an interesting image of his picture on here. Teeda kale Rudy waa qof aad dalkiisa u jecel. Keep up the good, brother.
  6. Ereyada Soomaaliga waa 'iskadhexarag' ama 'isarag'
  7. Jacpher;812227 wrote: Keith is fire but the replacement is a disgraced former new york governor? The story just started and probably end badly in court. Waxaa la yaabanaa soo ma'aha. Waliba waxaa igu daran this quote in the statement: Current was also founded on the values of respect, openness, collegiality, and loyalty to our viewers. Values? Olbermann waa loo gafay. Markii horeba kuu wuu deg degay moving in that unknown channel. Waxa ka xanaajiye the ownders of that unknown channel was because of him wearing that hoodie on the show in the last week methinks. I hope he starts his own show channel on Youtube. He is really a great orator. Who can forget this special clip:
  8. Refugee camp? I had never set a foot in a refugee camp, not that anything wrong with that (as Seinfeld said so). We lived in a Nayroobi estate and that was in mid '90s. And there is nothing hellhole about Xamar. Dagaal sokeeye meel walba ka dhacaa and I experienced my share in my boyhood. Ee cuqdada Xamar la dhahaayo kugu jirto iska saar, not everything is about Kacaan.
  9. Hub lalama gali karo ku sawiran irida hore dadkaana waaba la galoyaan. N. B. - Sawiro hore u egtahay and not kuwa maanta la qaaday.
  10. Iskool Xaawo Taako sideedameyadii. Safkaas ee ku jiraan waa calansaarka subaxdii hore iskoolka dhexdiisa la istaagi jiray. Waliba waxaa sii xasuustaa gacantaada midig waxaa saaraneysaa ardeyga kaa horeeyo garabkiisa midig. How I hated kuwa gacmahooda canjeerada saliideeda leh ee soo cuneen ku taalo garabkaaga soo saarto garabkaaga, especially markuu shaatigaaga cadyahay. Ciyaalka see u dhalaaloyaan arag. Midnimada Soomaaliweyn saas keentaa, more dhalaal iyo sharaf soo jiidasho leh maadaama la isku wada jiro.
  11. By the way, why is this topic in the 'Jokes' section. Who is moving the topics to this section. Darn it.
  12. Waxaan waa waxaa had iyo jeer u sheegi jiray. Erey 'kh' ka bilowdo Afsoomaaliga kuma jiro. Erey xataa 'kh' dhexda xaraf ahaan kaga jiro kuma jiro Afsoomaaliga. Afsoomaaliga isir ahaan uma laha ereyga 'kh.' Ereyada dhan 'kh' wada ah waa ereyo wada Carabi ah. Quuro looma qori karo 'khuuro.' Saa shaqsi ahaantaada ugu dhawaaqeysid ma badalaayo ereyga higgaadiisa. Qalqal waa sidaas oo kale, 'khalkhal' ma'aha. Again dhawaaqo shaqsiyaadkaaga ereyga ma badalaayo higgaadiiisa. Waxa kale jirto Afsoomaaliga markii la qoraaye kuwii qoray wey ka doodeen 'kh' iyo 'q.' Badanaa 'kh' oo ereyo Afcarabi ah waxaa loo daaye magacyada iyo meelaha, like nouns. Sida Makhtal, Mukhtaar oo kale loo daaye marka la qoraayo. Ereyada Carabi 'kh' ah oo laakiin nouns ahayn 'q' loo qoraa. Kuwa Afsoomaaliga ahna waa wada 'q' for that doesn't change. Soomaali badan ku wareersan waxaan, xataa anagoo xaadir ah Afsoomaaligii badalaan rabo. Haddii saan lagu socdona beri kuwa ku doodo xarafka 'p' in uu Afsoomaaliga ku jiro soo bixi doono. Same with kuwa ku doodi doono beri xarafka 'v' in Afsoomaaliga ku jiro. Waxee tusaale u soo qaadan doonaan sida hadda 'khuuro' oo aan jirin loo soo qaatay. Waxee dhihi doonaan erey 'pun' waaye ee ma'aha bun. 'Piimees' waayee ma'aha biimees. Waxee dhihi doonaan 'vajac' waaye ee ma'aha fajac. Waxee dhihi doonaan 'varuur' waaye ee ma'aha faruur. Afsoomaaliga hab iyo isirba uma laha xarfahaas, oo kala ah mar kale aan ku celiyee: V, P iyo KH. Alfabeetada waa lagu daray xarafka 'kh' maxaa yeelay ereyada badan ee Carabiga ah Afsoomaaligeena ku jirto ugu wacan. Kuwa 'v' iyo 'p' ahna waa laga tagay, oo ereyada yar yar ee shisheeye laga soo deensado ereyadaas ku jiraan si automatic ah waxaa lagu badalaa f iyo b respectively. Kuwa Carabiga ahna 'kh' ku jiro automatically becomes 'q' if it is not a noun. Dad badan ma'oga tan. Waala wada wareersanyahay.
  13. Che -Guevara;811406 wrote: I wonder what was this cusmaantaa's job? Qoftaan turjumaan ayee ahayd waagii UNOSOM. Sawirkeeda iyo kuwa kaleba hadda kahor soo giliye. Isla bogaan amuu yahay. Xataa in the early years of the civil war, Soomaalida wey dhalaali jireen. Hadda kuwa dalka joogo lamaba fiirin karo si si kale u gubteen iyaga dhan. Dagaalo socdo labaatan sano takes its toll, I guess.
  14. Meel walba waa lagu dhib qabaa Soomaali haddaa nahnay. ____________________ Somali castaways in Maldives say “no” to repatriation Forty Somali castaways under the custody of Maldivian authorities have recently refused to return home despite arrangements that were made for their safe repatriation, Minivan News has learned. According to a top government official, who spoke to Minivan News on condition of total anonymity, the government had devoted “immeasurable amount of time and effort” over the past three years to safely repatriate several Somali nationals who have been discovered in Maldivian waters in dinghies lost at sea. Many were found in frail health conditions due to dehydration and malnourishment, and had to undergo long treatments before being transferred to Dhoonidhoo Detention Center, where they were provided temporary refuge until negotiations on repatriation were finalised. “However, after all their identities were verified, passports and a chartered flight was arranged for their safe transportation, they refused to go back to Somalia,” said the source, who has worked closely with the case. “The United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR)’s delegation arrived in Maldives to confirm their preference because no refugee can be repatriated without consent under the international conventions,” he said. “So the delegation asked them one question – Are you willing to go? All of them said ‘no!’” he recalled. He observed that the Maldives cannot resort to the option of forced repatriation as Somalia is recognised as a unsafe state. Maldives has not ratified the 1951 Refugee Convention or its 1967 Protocol citing “financial and technical capacity constraints” but the convention prohibits all states, regardless of whether they have acceded it, from returning a “refugee to a territory where his or her life or freedom is threatened”. “So the project is now a big failure,” he concluded, adding that the Maldives can face “increasing pressures from the international community if it continue with the forced repatriation.” Minivan News could not get a comment from the foreign ministry at the time of press on how the state intends to move forward in solving the repatriation block. Authorities have earlier echoed concerns over the increased financial burden to the state in providing shelter to the Somalis, who are said to be now in good health and actively involved in prison-based agricultural projects. A Maldivian expert on combating human trafficking meanwhile noted in an interview to Minivan News that “if repatriation does not work out, the only legal solution would be for Maldives to sign the international conventions on refugees and Rights of Migrant Workers Families and accept the Somalis as refugees, and provide necessary protection granted under these conventions.” “The Maldives will be pressured to sign the conventions. But, the question is are we ready to face that? We are already in a crisis with the current 100,000 expatriate population in the country which accounts to one third of the Malidives population. If these conventions are passed, it means, the expat population will be doubled or tripled,” he warned. “Are Maldivians willing to become a minority in their own country?” he asked. Xigasho
  15. Valenteenah.;811617 wrote: Happy 10th anniversary, Sayid! (PS: You're not the oldest active member. ) U sheeg. Eniwey, awguuriyo.
  16. Saanaa la rabaa. Daqligeena 18 sano iyo ka badan la iska daldalanaaye. Baddaas kaliya qeyraadka ku jiro Soomaali nuskeeda ka masruufan karto.
  17. Maadeey Maanuur kuma ogeyn in uu 'sing' gareeyo. Barbaarta heeso iyo waxaas kuma ogeynee maxaa. Filimaanta Hindiga uu daawanooyo jilciye u maleynaa igaarka.
  18. Kuwii bilaabay, the proponents of Waqooyi Galbeed iyo Waqooyi Bari in here SOL, ayaa wax ka sheegaayo, kuna qoslaayo kuwa kale maanta soo kacay. We were saying from day one this is how it is going to be. Iskutagnimo qabiileed, maamul qabiilnimo ku dhisan iyo waxaas Soomaaliya iyo Soomaali kuma haboona.
  19. Che, old sawiro hadda kahor lasoo dhajiye maa soo rogaal celinee? Xamareey caddeey cajiib iyo nus ayee ahayd runtii. Ma'ogi in kuwaan lasoo dhajiye ee aan soo dhajiyo. Xamar sideedameyadii.
  20. Sawirkaan maalin hore la qaaday did give me reflections. Runtii, it gave me a pause. Adduunyo xaalkeeda ayaa saas ah. Eebbaheena anagoo wada Muslim oo Muumin ah oo camal wanaagsan wada leh aakhiro ha nagu wada kulansiiyo, dambigeenana ha wada dhaafo. Marxuumkaas la aasaayana Rabiyaa ugu baryayaa in uu uu dambigiisa u dhaafo.
  21. Dad badan ayuu hilfaha u qaaday ninkaan. Dad kalena weyba ka cabsadaan because of reerka uu ka dhashay waxee u aaminsanyihiin awliyonimo. Waxee aaminsanyihiin kuu u jeesto inay balaayo ku dhaceyso. Waxaa arkeysaa dad mucaarad xun ku ah oo si u xun ugu soo horjeedo siyaasadiisa haddana in his presence shib shib kasoo hareyso. Very weird. Yaa u sheego he is a just human oo waliba maryooleey kasii ah. His younger brother was at my meher. Qof fiican u ekaa his brother.
  22. suggest to the admin, to seperate the State politics and Fadhikudirir politics in diffrent sections. There is one. It is called Camel Milk Debate. Saa tiri waaye, it is not very popular.
  23. Haa, madaxweynaha qaranka. SOL doesn't have autocorrection. Aloore marka ookiyaal u baahantahay, xaaji.
  24. Somalicentric;810807 wrote: Haha, thanks for pointing that out MMA, didn't even realize it... this calls for a celebration. Meet me in the luuq (sida rabtid uu qado) lol 100 does seem like a little tho *shrugs* i've become more of an avid reader/admirer (aka creeper) lol Waaba yaabanaa of only 100 posts in all those years. Ileen this is a new guntiino that was registered in last year. What happened to your old nick horta? That was one funny post of yours.