Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,520
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Kuraastii Nayroobi isku garaacayeen caag ma ahayn, weyna isku garaaceen kuwaas. Marka caag or not waxmagaratadaas intee 'xildhibaano' yihiin wey isgaraacayaan.
  2. GaroweGal;814816 wrote: Sambuus-Sambuus Baaji--- Somali Bajiyo I think! Sabuun-- Saabuun. Also Sabun is the Chinese word for soap according to my Chinese friend. Ajanabi- Ajanabi stranger although this is an Arabic word! Kuwaan waa wada Carabi, Hindida iyo Bakistaanta naftirkooda kasoo deensaday Carabiga.
  3. Meeshaan ayaa baarlamaan quman u eg. Finally dowladda Waqooyi meel quman ayee dhistay. I hope kuwa Xamar joogo kuraasta caagaga ku fadhiyo inay dhisaan baarlamaan sidaan oo kale u eg.
  4. Why the need to change the 1960 axdi horta? That was a perfect one as far as Soomaalida is concerned. Haddii loo badalaayo iskutagnimada (federalism), qeyb ayaa loogu dari karay but completely revamping it is useless. Then again Soomaali ma qorin, sida kii 2004 Nayroobi lagu qoray dad kale qoray waxaan. Soomaalidii ayeeba kala bixinayaan haddii la raaco kii 2004 la sameeye. Kii Gaarisa ku dhashay ama tii Qalaafe ku dhalatay Soomaali ma'aha ayaa la dhihi doonaa maanta.
  5. Fiqikhayre;654145 wrote: What we know so far: 1.The report on the ground is five to six MP's dead after armed group raided the Hotel in which MP's lodged. Death toll over 30 now including civilians, raiders and the soldiers guarding the MP's lodge. 2.The gunned down MP's only arrived yesterday at their lodge/hotel. 3. The Hotel mainly house MP's, Ministers and Officers from Puntland. 4. So far the dead MP's three are from Puntland and two from Somaliland. 5. The hotel's security could not be impeached so easily as it is only 20 meter's away from Villa Somalia. 6. It is assumed that it was an inside job instigated from the Villa itself as the men who attacked and raided the hotel could not that easily break the security into the hotel/lodge of the MP's as it is only a short walk away from heavily fortified Villa Somalia. 7. Two men managed to get into the Hotel and kill and wound all the people inside after that one blew themselves up in a room. 8. Al Shabaab claim the attack as a suicide mission in which they managed to kill scores of MP's, 'Ministers' and 'Army Officers' (not verifiable yet). Yea, yea, down with 'inside jobers.' I can't believe they stroke again today.
  6. Reer Biljam used to be pioneers of Soomaalida internetka in '90s. Now waxa ku dhacay ma'ogi. Mise Ingiriiska u wada guureen filaa.
  7. Libaax, LoL. Buuggaas ogoow hee 1971 la qoree, waa kahor inta Afsoomaaliga si dhab ah loo qorin. Soomaalicentric, sister. watch this clip. Do you speak like him in that terrible Soomaali accent he is acting in? Just kidding.
  8. That link has a lot of useful books that was published in '70s. It is really helpful. If you read some books on there completely you will learn much more. N. B. - I am only an ardey myself. Anaaba u baahan wax sii barto.
  9. Carafaad taloow dadkaan muxuu u balanqaadoyaa?
  10. Dad badan Soomaaliyeed aaminsan si badownimo ku jirto in afkeena Soomaaliyeed naxwe iyo tiir lagu raaco midkood lahayn. Dadkaan badankooda waa ciyaal qurbo ku koray ama kuwa dagaalada ku dhashay. Buugga Aasaaska Naxwaha Afsoomaaliga oo la daabacay 1971 ayaa si fiican u kala shar sharxay. [Mahad gaar ah Nuunka ayaa leh oo shabakadaas SOL kusoo dhajiye hadda kahor.] Buuggaas sawirkaan ayaa ku yaalay. Waxee u dhigmaan noun, verb, adjective, adverb... Yaa isku aadin karo ereyadaas iyo kuwa Ingiriiska?
  11. Waxaan dadka afka Carabta ka dambeeyo qoray. Ereyo badan, aad iyo aad waliba u badan Carabi aanan loo baahneen oo dhigooda Soomaaliyeed la adeegsan karo. Maqaasid? Dastuur? Shuruud? Jadwal?
  12. Magaca cusub ee Islii: Dhalaal iyo Dhoobo. Fiirsada cajalkaan gaaban.
  13. Oh, kaftanleey weynaatay waaye. Lahjadaha Soomaalidana aad u taqaan, inkastoo kan ciyaalka xaafadda ku hadleyso. I used to hear a lot of people used to listen BBC Soomaali solely because of her voice and sheekooyin. Waaba run ileen.
  14. Barnaamijkaan aad iyo aad u xiiso leeyahay. Si fiican la iskugu dabariday. Ina Libaaxsankataabte Ina Libaaxkorkafuulay Ina Libaaxkadulbooday
  15. They didn't cancel the route, just suspended one day. It would've have been more but dowladda madaxdeeda ayaa soo faragishatay arrintaan, iyagaana dhameeye the landing fees and other issues. Yes, the flights waa wada buuxaan. A relative of mine ayaa inta ka baxaaye mid Maarso to Xamar. Turkish Airways wuu ka waaye flight and had been told until summerka waa wada buuxaan. Return flights sometimes waala helaa, though.
  16. Shinbir Majabe;812891 wrote: ^^ Waxaa ku qoran " Qorshaha Guud ee **** Barbara ". Meesha kasii koreysa ee farta waaweynka waxaa ku qoran " Xiritaanka Xudu** " Xuduudka ayaan u maleeyay. Qeybta kore midigna waxaa ku qoran sidan: " ***KA OGOLAADAY ***KA W. GAASHAANDHIGA ********** Luulyo 1984 " Suu Afsoomaaliga u hormarsanaa ma aragtaa? Hadda la barbardhig kulamada Soomaalida iskugu imaadaan, ha ahaato shan qof ama shan boqol. Badankooda boorarka meesha lagu soo dhajiyo afaf shisheeye lagu qoraa, siiba kan Ingiriiska. Afkii sii liidinayaan intee isleeyihiin doolarka yar yar aad ka heleysiin ururada aanan dowliga ahayn, the NGOs. Boorarkaas iyagaa loogu tala galay la tusiyo, dadka fadhiyo goobta haddeeba xataa B iyo T ka fahmin waxa ku qoran.
  17. Why would I feel depressed? Weird question. Those days, in late '90s and very early '00s, online used to be a very mature place, some of us even used our real names while posting posts online.
  18. Waala joojiye this route la yiri temporary ee maxaa ka jiro? Kuwa maamulo garoonka Muqdisho demanded an exorbitant landing fees, perhaps around $20,000 per flight. What a farce and shame. I knew corrupt Soomaalida would shame us soon, but this is beyond the pale.
  19. Waaaaw. The founders and original people of that site are in this thread. Until we immigrated en masse to SOL in 2001, more than ten years ago. Gabardadoow, Qaxootikombiyuutarheshay, unixguru, ninxun, Jaylaani, Honesita, Buubto, Hibo. Whoa. Yaa nool yaa dhintay. This thread si kadis ku arkay after that 'jug dheh' thread.
  20. Mukulaalow;812335 wrote: Nin oday ah oo reer mudug ah oo la yiraahdo Dhoore Xirsi Dhoore ayaa xamar yimid. Bas ayuu ceelgaab ka soo raacay .odaygii waxuu fariistay labada kursi ee isku dhagan midka meesha la maro soo xiga. Kursiga ka shisheeyana waa banaan yahay. Gabar dhalin yaro ah ayaa baskii oo ay kuraastii kale buuxsameen soo fuushay. Odaygii oo meeshaan iska fadhiya bay waxay ku tiri: "Duqa jug dheh" odaygii inta kor u fiirshay buu afka ka yiri: "JUG" gabadhii oo xoogaa qosol ceshaneysaa baa waxay tiri: "Ar waxaan dhoorahaan maxaa waaye" odaygii wuxuu u qaatay inay garatay markaasuu yiri : "allow wax na yaqaan ha noo waayin... adeer tumaad aheyd............." Toban sano kahor. Makulaaloow, toban sano lasoo daahday sheekadaan.
  21. Ever??? Waa guur wacan laakiin 'ever' iyo mid u dhow ma'aha, especially that song lagu kor duubay. It is just my opinion. Rabi ha isku raageeyo labada lammaane.
  22. I think Barbaarta has a case in this koley meesha la isku heysto as always waa meel iska banaan. Useless endless wars.
  23. Waxa hoostooda ku qoran inaa aqriyo isku daye. Waxaa ku qoran intaa ka aqrin karo **** Guud ee Aadka Berbera.
  24. Haye, Abwaan, ha lagu qarxiyee ma lugeyn jirtay waagii Lufthansa lagu soo afduubtay Xamar by Carabtii?
  25. It was posted miyaa. I hope this one is merged with them then.