-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Mombasa - Famous for its Mganga - PICTURES
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in General
Nuunka, hoteelada Bambaasa suiteka ah ka waran. Ilaa iyo meeqo ayee waaye qiimahooda habeenkii seexashada. Kuwee Soomaali lehna, mid Saxaafi la dhaho in uu ku yaalo u maleynaa. -
Meher aan last year ka tagay Nayroobi. Waxaan ayee nasoo agdhigeen in our miis. Meeqo dabaq waaye saxamadaan. Waxaasoo saxana hal gacan lagu waday, gacanta kalena kuwa iyaga la mid ah lagu waday.
-
Wadani, Reer Bakistaanka iyo dadkaas kale gobolkaas ka yimid waa 'in your face.' About the poster, nothing big deal since I had seen on the subway other religious ads laakiin wax walba Muslim ah dad ayaa mucaarad ku ah, especially Islamophobes. I had seen kuwa the dambeeyo the posters at Yonge and Dundas square earlier today. I wasn't aware at their posters, laakiin inaa kitaabka Quraanka ah kasoo qaato rabay then again isiri why ugu qaadanee when dad kale oo aanan Muslim ahayn u baahnaan doono.
-
Iraqi Kurd Leader threatens with secession
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Peacedoon's topic in General
Mukulaalow;816794 wrote: Why is always the North of a country wanting to break away, Somalia, Ethiopia Mali, Iraq, UK. is it something to do with the gene of northerns? Kanada, Sirilaanka iyo Isbeyn ku dar. -
Valenteenah.;816801 wrote: Rukatakutochikukutokari. Bit of a mouthful, that. Haye, maku kashifaa adigana? Maya, waa kaa qaleynaa.
-
Narniah;816342 wrote: My strawberry and Malawax fascination. Somalicentric thanks for this thread, I love it:) I like your desk looks neat! Oh, maan, why are you torturing us again.
-
Rabi ha u naxariisto. Maba ogeyn in uu ku dhaawacmay qaraxaas. Qaraxaas dadkii Reer Ciyaaraha ahaa loogu tala galay u maleynaa. Beesha Shanaadka waa siyaasigooda ugu firfircoonaa ee labaad qarax ismiidaamin ah lagu qaarjiyo, horaa loogu dilay Saleebaan Colaad Rooble, Eebbe ha u raxmadee.
-
Somalicentric;816471 wrote: Lukatedorinmo lol Barasho wacan, Faadumo.
-
Tell that to Umul followers, especially those in Afrika. They revere him as though in uu nabi yahay. Bisinka. Haddaa dhahdid wuxuu Umul yiri ma aaminsani, haddii lagu dhagaxleen nasiib ayaa leedahay.
-
Buuggaan waxaaba ka bartay in yaab loo adeegsado erey u dhigma 'exclamation point' (!) ee afka Ingiriiska iyo afafka kale. Ereyada lagu sharxay waaba kuwa aan dhawaan qaarkood maqlin, sida hoogayeey!, ba'aa!, weey!
-
War Wadani, wali masoo taagantahay. Last time waxaa na weydiineysay how to find a good, cultured, religious and with good manners sister. Tan ayaaba laga yaabaa inay isku tahay waxaas. You should have met her. Dadka si lee isku bartaan, ha ahaato bannaanka, internetka, xaafad dhexdeeda, shaneemo, masaajid, goob ciyaaro, goob jimicsi, maqaayad -- meel lee la isku baranaa. And every first meeting is a 'blind' oo la isma oga qofka dabeecadiisa waxee tahay. Qoftaan la kulan, haddee ku qancisana kasii wad sheekada meesha. I guess iyadaba is asking same questions as you are. It is not like inay tabeelo tahay waiting for you.
-
Inta kuu hartay ka faa'ideyso inteenan sibiq ku imaan. Markee uultimo wada imaatana xiir mar walba bahasha. Gacantaada exercise badan u diyaari aad ku xiirtid.
-
Maki Xaaji Banadir: Somali Poet, Singer, Artist and Comedian.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in General
Carafaat;815472 wrote: my all time favourite. " frameborder="0" allowfullscreen> Iska qulqul runtiis waayee. -
Maki Xaaji Banadir: Somali Poet, Singer, Artist and Comedian.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in General
Waa qofka kaliya Soomaali isku wada ah sida jilaa, heesaa, abwaan, majaajiliiste, murtiile, alifle, sheekeeye, soosaare... Markuu lahaa Soomaaliyeey Taxadir sanadkii 2000 wuu ogaa waxa soo socdo oo imaan doono, waana tan maanta socoto. Magaceena Soomaali Mushtamaceena Islaam Mawaadiniinta dadkeena Midab oo kala sooco Mabda' loo kala qaado Meesha iigama muuqato Midigteena kitaabka Mahuraanka islaamka Iyo mowqifka diinta Baan ku mideeysanehee Waxa meesha iiga muuqda Oo masiibada keenay Iyo macaluusha kordheeyso Maamul iyo kursi waaye Muran taa kama joogtee Maanka hanoo taliyo Maskaxdana ha shaqeyso In Soomaali maseerto Midnimo loo hanqaltaago Meesha waa ku jirtaa Mar haddeey madaxdeena Madasha toos u furaan Murunka soo afjaraan Muujiyaan iswalaashi Iyo mowduuc nabadeed Maslaxo caam ah dhisaan Masaakiinta caruurta Maatida heer tabareedka In mudnaanta la siiyo Midnimo loogu adeego Moxogoodana u xirtaan Wax macaan badan waaye Oon ku miirsan kareyno Maskaxdeen ku dageysoo Muraalkeen ku dhismaayo Muuse shaah iga dhiib Macoow haashka isii Maaxi koostar isaar Maanaboolyo igeey Muxudiin alif keen Maadeey qaam iska baar Mursal ii macbileey xaajiyayaasha midood ood macruufo tihiin Madiinaan u socdaa Ama meel uun ku sheeg Maska diirta cambuulo Iyo madaalka galeey Inaan maanta niraahno Mehered noo noqon meyso Mustaqbalaa la rabaa Rajo muuqan kareysoo Miraheed la cunaayo Masaariifta caruurta Mugdi beey ku jirtaa Marasho, madaxsaar Iyo minan ijaar ma awoodno Mushaar meel laga dhiibo Oo maciishadda suuqda Maamulka qoyska Lagu moodi karaayo Mar horaa u dambeysay Inaan meesha yuurarnoo Maalin daa'in marqaano Waa marduuf ama qeyb Majin iyo qoriyaal maskaxdeen ku duqeyno Meherad noo noqon meyso Mustaqbalaa la rabaa Rajo muuqan kareysoo Miraheed la cunaayo Mufumeento la'aanta Mashaalkilka taagan Macbuudoow naga mooti Maslaxo caam ah nasii Inaan maanta niraahno Meesha waa ku jirtaa Mindi daab an laheyn Madax dooro ma goyso Xataa malaay sarsaroow Ma awoodi kareyso Midigta & bidixdeeda Ismagan sashadooda Waa muhiimadda guusha Mowqifkeena israaca Midnimo iyo xasilooni Maslaxo iyo nabad waarta Wax kaloo na maraaya Ineey meesha oolin Wa iska muuqan kartaa... -
Showqi;815509 wrote: PS. MMA asaga Geel maxaas ka kasaa Qooleey lee u sheeg,,, Adiga iyo Blessed qofkaa igu qaldoysiin ma'ogi laakiin anaga lafteena qabiilkeeda magaca 'gaal' ayaaba ku jirto. Not only gaal but xataa inay geelka jecelyihiin. Markaas maa geelahaan am gaalahaan la igula doodaa yaa leh. Therefore reerkaas guuraaga sawiran anagee naga dhasheen. Daliisha waa tan aan hadda kor ku xusay.
-
Madaxweynaha ayaa waxa uu si gaar ah usoo eegay dhismooyin isugu jira Isbitaal,College Waxbarasho iyo xarun loogu talagalay quudinta kuwaasi oo hada dhismahoodu ka socdo nawaaxiga warshadii Kabka ee degmada Hodan waxaana uu Madaxweynuhu indha indheeyey sida dhismayaashaasi ay u socdaan isagoo dhanka kalena warbixinno ka dhageystay mas’uuliyiin iyo injineero ka tirsan Turkiga oo uga warbixiyey halka ay howlahaasi mashaariicda lagu hirgelinayo marayaan. Maarso 31 Assuming nawaaxiga is part of the land of that former warshad, tuugga indhaha madoow dhul uunan waligiisa yeelan oo dowladii lahayd ayuu sheeganoyaa. Tuug waligiisa ma daahiro. Sheekadii Qoryooleey aa ku dhashay iyo Marka anagaa degno uu wadaa. I don't know why he is still relevant. Kooxdii isku maafiyada ahaayeen daadkii la sheegaaye qaadee.
-
How come no neo-qabyaaladists isweydiiye yet dadkee yihiin reerkaan. 'Waa qolodee' ma jirto miyaa. Reerkaan guuraaga ah waa in lasoo ogaadaa reerkooda.
-
Waa runteed. 'Garee' Afsoomaali kuma jiro, wuxuuna ereygaan Afsoomaaliga iyo Ingiriiska midkoodna ahayn soo baxay sagaashameydii. Waxaana caan kasii dhigay ciyaalka Afsoomaaliga ku adkaa. Marka dagaalada kahor Afsoomaaliga kuma jirin ereygaan, ilaa haddana kuma jiro oo dalka looguma hadlo ka ahayn qurbaha ereyada Ingiriiska la raacsiyaa suu u fududeeyo dhawaaqooda, ee Afsoomaaliga shuqul kuma laha. About 'wale,' Afsoomaali kuma jiro. Wade ku qaldeysaa. Gaariwade waaye, not 'gaariwale.'
-
Why are sri lanka people not considered black
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Is there a 'certified' African DNA? Sheeko cusub tan ii ahaa. There is no such thing as 'African' language either. -
We can understand why Arabic and Italian dominate the Somali language Dominate? Oh, baliis. Ereyo afaf kale waa lala wadaagi karaa. Waa iska caadi. We have words we share with afka Sawaaxiliga too, words like hoodi hoodi, jiko.
-
Somaliland parliament approves national budget 2012
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Che -Guevara;814854 wrote: It's OK-just say they are not from Somaliland and hope people would know the difference. Aad iiga qosolsiisay. Shaah aan cabaaye ku margan lahaaba ama isku daadin lahaa, but luckily just a few seconds kahor dhunjiye. -
Howlwadaag Hoose/dhexe. Baashi ayaa isku dhawayn iskoolada. Asaga Xasan Qariidi ayuu dhigan jiray which was next to our school, wall to wall. Laakiin loodkii naga sareeye ayuu ahaa oo isku lood ma ahayn. Here is a the full funeral. It starts at 15:05
-
Waagee Soomaali sharaf lahayd, si sharfana isku duugeysay. Yaa nool yaa dhintay ka muuqdo cajalka. Cowke sidiisa u egyahay wali asagana. Waxaa xasuustaa Qabuuraha Qaranka oo Tarbuunka ku yaalay waagaa yareen agmari jirnay on our way playing banooni in Tarbuunka dhanka Digfeer. Mar marna qabuurahaas iska gali jirnay for no reason. C/rashiid Cali Sharmaarke iyo marxuumooyin kale sharaf lahaa ku duugnaa, Eebbe ha u wada raxmadee. Anagoo yar yar ayaa sharfi jirnay oo markaa galno xabaalahaas kuma ciyaari jirin, kuma or ordi jirin, si degana waa ugu soo bixi jirnay. Remembering now, I think it was subconscious.
-
So, abaayadiis, do you speak like this guy? He appears at 8:37 in the clip. What a true garamgaram. I used to hear about them, but had never seen iyagoo hadlaayo until this guy.