-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Peacedoon;818625 wrote: She is no Xabashi. Waa Soomaali dhab ah. In fact, this very picture was posted by her on here when SOL had a community subgroup, back in 2002. That erased white line on the lower part of the picture had the original SOL link.
-
Lacagta tobanka shilin ee Soomaaliya ayuu ku sawirnaan jiray muuqaalka masaajidka. I guess none of you in this thread kusoo gaaray ama xasuusto. Perhaps Hoobaa Hilowloow.
-
Nin-Yaaban;817753 wrote: MMA waxaan xasuusta mar inaad tiri, Borderka lagaasoo celshay adigoo usoo socotid Marxuun (AUN) Fairfax, Va lagu duugoyo. Markaas ma ogiyii, markale matimid? Horteed ayaa degnaan jiray, xaaji. Baltimore ayaa degnaan jiray. Alexandria, Virginia, iyadana waa booqan jiray oo qaraabo badan deganaa. That was intaanan Kanada u soo guurin. Detroitna waa soo joogay. Waxaaba mooday the downtown of that city meel Cali Mahdi iyo Caydiid ku dagaalameen oo homeless madoow bas kusoo haray oo qasacooyin iyo dhalooyin ku aruurinaayo in with their shopping carts.
-
Mac isii macaanoow i dheh. Reer Holland, the most 'ilbax' Soomaalida dibadaha degan. Xataa Reer Toronto ka yaabay Reer Holland 'ilbaxnimadooda.' I will leave how you guys define 'ilbax,' though. Haddee Soomaalida Holland u soo qaxday since 1990 ilaa hadda Holland wada joogi lahaayeen instead of moving to Mareykanka, Kanada iyo Ingiriiska, Holland would've had a substantial Soomaali population today.
-
Dahabshiil CEO certainly changed his goosashadoon mind. I remember years ago when they published a calendar with memorable dates, but opted not to include Kowda Luulyo. There was uproar. It seems that was years ago and certainly in uu isbadalay. I guess $$$ u soo carfeyso, that might have changed his mind, not to mention serving Soomaalida worldwide bring more profit than antagonizing them. I welcome that.
-
My theory of waxee diinta ugu daba harin online has to do everything this: In offline kama hadlaan diin, probably some of them 'act' like inay Muslimiin yihiin, oo dadka iskuma soo jeediyaan. And I bet markee tacsiyeynaayaana Eebbe ha u raxmado, Illaah ha u naxariisto marxuumka/marxuumata iyo wixii la mid ah ayee adeegsadaan iyagoo isqarinaayo. Haddii lagu salaamana 'salaamu caleykum,' wacäleykum salaam iyagoo lasoo boodaayo arkeysaa. Online is their refuge waxee real life ku sameyn karin. Yaa ogaado even meherkooda wadaado ayaa loo wacaa oo gacanta ayee wadaadka mehrinaayo qabsan doonaan, if they haven't done already iyagoo iska dhigaayo Muslimiin. And I bet none of their parents know diin naceybka ay online ku jilaayaan. What is even weirder is that some of them are hardcore qabyaaladists. Very weird. Dad diintooda ka baxay, qabyaaladdana ku dhex jiro.
-
Xaaji Guugal thinks and guesses wisely and correctly that I am:
-
Iimeel ayaaba u diray, sababta Afsoomaali loogu soo qori waaye maxee tahay anoo leh, sida aragtida dadkaan qabaan ayaa si wanaagsan ula qabaa.
-
LoL, waa xiriirnaa waliba dad reer leh waaye. Laakiin last time aan xiriirno waxee ahayd summerkii aan joogay Nayroobi. Naxar, maxaa ku dajiye Ohaayo of all places? Ma meel kale aad ka degtid Mareykanka maa weysay. Virginia ayaa fiican oo meel la dego ah. That is my opinion. Heck, even Maryland ayaa dhaanto. I had seen those states.
-
My cousins live there. Waa intaa ku ogaa. I believe they still do. Meel la amaano uma ekeyn, sida wada Ohio dhan.
-
Mombasa - Famous for its Mganga - PICTURES
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in General
Dad aan aqaano iyo dad u dhow kuma jiro laakiin dadkaas dabeecadee meesha kusoo bandhigeen waa dabeecad aan Islii kusoo bartay. Badankoodana ruwaayad walba saas u taaganyihiin, oo kaamirada inay isku aadiyaan jecelyihiin meesha ayeena soo koraan. Waa dad kooban. Tusaale ahaan gabadhaas kaas Khaalid la dhaho la ciyaareyso oo diraca jaalaha wadato cajalkaan ka muuqato (in 0:30 seconds markee tahay), ruwaayad kale bishaan la sameeyey ayee ku jirtaa oo Islii ah. Waa tan: 1:12 soo muuqanee. See tan kale meesha lasoo istaagtay indhaha ugu gubeyso ma aragtaa. Yacni maxaa meesha iigula soo istaagee waaye. Suuro dumar, whoa! Laakiin runtii qaarkood wey dhalaalayaan, maashallaah waaye. -
I assume the songs are saved in your computer. If so, inta riix. Upload it and then paste the link on here. Make sure it is 'public.'
-
That uniform should be changed. Waa plain ugly, qof indhool wuxuu sameeye camal. Yaana seef lala soo boodin, but that needed to be said. Xijaab si qurxoon loo sameeye ayee yunifoom ka dhigan karaan if they want.
-
Duugtiisa. Eebbe ha u raxmado mar kale.
-
Prof. Ahmed Samatar Hees with Oohin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in General
Ileen Axmed Ismaaciil Samatar BBC u shaqeyn jiray. Maalintii madaxbannaanida ee sanadkii '69 asagaa warinaaye BBCda. Soomaaliya hanoolaato! Indeed. BBCda wariyaasheeda oo leh Soomaaliya hanoolaato waligeyba ma maqlin before now. -
Maamulka Waqooyi Galbeed iyo dowladda kumeelgaarka dadka hoggaamiyo haddee hadlaan lagama wado Soomaaliya iyo gobol ka mid ah ayaa hadlaayo. No. Ismaaweeliya or not. Barbaarta iyo dowladda kumeelgaarka haddee wadahadlaan beri lagama wado Soomaaliya iyo goboladda ee heystaan Barbaarto hadleyso. No.
-
Naxar Nugaaleed;817293 wrote: Their ignorance can be gleamed from what they write. It should either be there is no god but god or there is no Allah but Allah. There is no god but Allah makes it seem to none Muslims that Allah is a different deity. "Ilaah" iyo "Allaah" iskumid ma'aha. There is no Allaah but Allaah does not make sense either marka.
-
Mudane C/risaaq Xaaji Xuseen ka digaayo qabyaaladda qurunka ee tahay.
-
Dhabarka iyo laabtiyo Dhinaca wadnahaba Nabar kulul igu beertoo Dhaawac baa qabaayee Hees iga dheh. Iyadoo la cusbooneysiiye waa tan:
-
Mombasa - Famous for its Mganga - PICTURES
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in General
Nuunka intuu Bambaasa (ar Soomaalidii hore mataloyaa ma joojin kari ku dhawaaqistaan waa sida hore loogu dhawaaqi jiree) noo jilaayo filankeeda ayee kaasmooyinkaan Islii joogo dhaafooyaan. -
Mukulaalow;816920 wrote: Cali gar leh, Caydiidna jid leh. (which means Both of them are right). That is what destroyed Muqdisho. Another well known quote from that era waxaa yiri nin kasoo jeedo gobolka Hiiraan. BBC ayaa laga wareysanaaye saa jeclahay and su'aal waxaa la weydiiye suu u arko dagaaladii xumaa Xamar ka socday una dhaxeeye Cali Mahdi iyo Caydiid. Wuxuu ku jawaabay ninkaas: Kuleel iyo qaboob midkood ma igu heyso. Nin aanan naxeynin.
-
Reading all of the comments on my three previous blogs has clearly reminded me (as if I needed reminding) that Somalis around the globe love political debate. Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya u magacaaban. Soomaalida haddee u jeclaan lahaayeen dalkooda sida ay u jecelyihiin useless shaqsiyaad iyo fadhi ku dirir iyo hebel ayaa la soo dooranaa iyo maya. If only.
-
Mombasa - Famous for its Mganga - PICTURES
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in General
Soomaalidaa. Ma xirooyinkii ayee daaro ka dhisteen. Perhaps qaxootinimadii sagaashameydii u xiiseen ay ku jiri jireen xiradaas. Aawey Reer Giryaamo, daris lama aha miyaa wali? Basaska waa ogaa oo Crown iyo Ocean labadaba Islii ka baxaan. Dadka badankoodana Crown kan ah raacaan oo 11 Street ka baxo fiidkii. Waa mahadsantahay saa u faah faahisay warbixinta. Bambaasa inaa tago ma jecli oo kuleelkeeda necbahay aan mar walba maqlo laakiin inaa iska soo arkana waa iska rabi lahaa haddaa fursad u helaayo.