-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Somali single mom who died of cancer and left 4 boys behind
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ElPunto's topic in General
Aabahooda is completely ignored in laga hadlo in this article. I guess there is a reason. Eebbe ha u raxmado walaasheen, ciyaalkeedana samir iyo iimaan. -
Carafaat;820145 wrote: the guy has a funny style. should not be taken serieusly. he is a product of 22 years of kacaankii. Kacaan intuu ku arkaa. He is a product of colonial missionary or 'misiyoon' as it was called in Koonfurta. Plus he came to Montreal in 1973 and still lives in Quebec, diinta Islaamkana ma uunan heysa for decades and re-entered again a few years ago. Here, aqri this article he wrote to a Jewish friend of his: As you know my first wife’s name is Rachel Garber. When Rachel and I were living in Mogadishu and teaching at Lafole College of Education, near Afgoye, in 1971, we begged Rachel’s parents not to send us letters or post cards from Israel. Sure enough, they had sent us letters and post cards from all over Israel! I was called on the carpet in the headquarters of the Somali SS directed by the aptly named Dafle, the Snatcher, the Somali Gian Galeazzo Ciano, the Somali son-in-law of our own homegrown Benito Mussolini. Dafle got to the point. “Why have you smuggled into Somalia a Jewess-yew in the guise of a Mennonite?” She is not Jewess! I swear upon the Koran and upon all that I hold holy and dear that she is not a Jewess! Mennonites and Jews have the same German names because their roots are in Germany. Take the Mennonite doctor in Jamama; his name is Ivan Leaman, but he is not Jewish; that is why we let him into our country, Somalia, right? Let me give you another example, David Miller, the Mennonite who died in Johar after designing and building the Mennonite schools in Jamama, in Johar, in Mahddei his last name is the same as that of Arthur Miller, the Jew, as you very well know, who married Marilyn Monroe, the sex kitten, the sexpot, the sex goddess of the USA & the whole world. Dafle: “A liar like you always has for a witness someone who is dead or someone who is not easily accessible. Get out of my sight! One way or another we will find you out! You Yahoodi-yew ******!”
-
I thoguht this was an utter heybsooc thread then waxaaba ogaaday the mighty Guugal does this: Meesha maxaaba yaalo marka.
-
Any SOL Nomads in Suffolk, Virginia??
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to SayidSomal's topic in General
Well, xaajiyo, your badweynta borders my sea. -
Ninkaan jacburkiisa sanadahaan waaba laga neefsadee maxaa soo toosiye. Uma qoro, uma hadlo qof da'diisa jiro. Xishood maba jiro, qof weyn ayuu 'sharmuud' iyo waxaas ugu yeeraayaa. And the stinky qabiil names. Such a yax yax to read. I cringe each time I have had tried to read his jacburis (wax gabay u eg meesha kuma arki, let alone any murti). Dhaqankii gaalnimadiisa uu ahaan jiray wataa. Absolutely un-Soomaali like dhaqan wuxuu qoro, especially qof da'diisa jiro again. Put the bottle down yaa dhaho or whatever crazy substance he is consuming.
-
Dankis for the link.
-
Please vote against niqab ban in nz
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to sharma-arke451's topic in General
Wax sadex sano kahor ah maa hadda u codeeya na leedahay? -
Sawirkaan waxa kor kor loogu soo sawiray sabab ayaa jirto oo la qarinaayo. Haddii sawirka si caadi ah oo hor hore loo sawiri lahaa kuwaan soo bixi lahaa oo kuwa sawirkaas qaaday inay qariyaan damcay. Miiskee calamada kor saareen waa isla miiskaan. ____________________ Gabdhahaana dhaqanka Soomaalida soo gishteen oo miiska bandhigga Soomaaliya ayee taaganyihiin. Waxaa ka garaneysaa qariirada gadaashooda ka muuqato oo ka muuqato ereyada bilowga Hargeysa iyo Berbera. Qariiradaas waa isla qariiradaan miiska Soomaaliya ku dhagan: Isla gabdhahaas mid ka mid ah sawirkaan ayeeba ka muuqataa dhanka bidix ee dambe, dhanka alindiga meesha suran.
-
Waa Food, not 'Foot.' Her English spelling way magaca haleeyey. Same with that blogger Bashiir Good mistakenly spelling his last name 'Goth.' I don't know why they unnecessarily corrupt the spelling of their names.
-
Ardayda Iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Jordan Oo Ka Qeyb Qaatay Bandhig Hido iyo Dhaqan Oo Jaamacadaha Dalkaasi Loo Qabtay aaliyaddda ardeyda somaliyed oo si heer sare ah uga qeybqaatay bandhig-dhaqamedyo ka dhacay jaamcadaha kala ah JORDAN UNIVERSITAY OF SCIENCE AND TECNOLOGY(JUST) IYO YARMUUK UNIVERSITY ee wadankaas. Hadaba bandhiga hore, oo soconayey muddo hal usbuuc ah,ayaa waxa uu maalintii axada aheed ee taariikhduna ku beegneyd 1-4-2012, si rasmi ah uga bilowday jaamacada JUST, oo ah jaamacada ay dhigtaan ardeyda ugu badan ee soomaliyeed ee wadanka jordan,, bandhig dhemeedkan oo sanadkiiba mar lagu qabto jaamcaddaaha kala duwan ayaa waxa uu wadan kasta ku soo bandhigaa dhaqanka iyo astaamaha uu goonida u leeyahay sida :cunada,labiska kheyraadka dabiiciga ah ,lacagta, cayaaro dhaqmeedyo,astaamaha qaran iyo wax kasta oo wadan walbu uu is leeyahay waad ku faanikarta. . xafladii furintaaka bandhigaasi ayaa waxaa ka soo qaybgalay islamarkaan haddalo kala duwan ka jeediyey madaxa jaamacadda JUST c/llaah Malakawi iyo masuulyiin ka kala socday wadamo faro badan oo dhamaantood ka hadlay muhiimada aqoontu u leedahay hormarka dunida. Bandhiga sanadkan oo ay ka soo qeyb galeen ku dhawaad 20 dowladood ayaa somaliya oo loogu bartay wadamad sida joogtada ah uga qeybgalayey sanadihiii ugu dambeeyey, waxey sanadkan la soo shirtagtay bandhig si weyn u soo jiitay dhamaanba dadkii soo booqanayey goobta lagu qabanayey bandhigan oo ah gudaha compus-ka jaamacadda . madaxa jaamcadda JUST pr.C/llah Malkawi oo isla goobta kula kulmay gudoomiyaha midowga ardayda soomlida ee Jordan Axmed Cabdi Shire ayaa mahadcelin kadib, si weyn u amaanay firfircoonida jaaliyadda soomaaliyed iyo waliba sida ay mar walba uga qeybqaatan howlaha ama nashaadaadka kala duwan jaamacadu qabato, iyadoo dhinaca kalena jaaliyadu ay madaxda iyo dhamaan dadkii ka ka soo qeybgalayba u sharxayeen su’alaah la xariira dhanqanka Bandhig labaad oo ahaa mid kaa la mid ah ayaa isna jaaliyaddu ku qabatay jaamacadda Yarmuuk usbuucaan guduhiisa waxaana si la mid ah kaa hore furitaanka xafladiisa ka soo qeybgalay marti sharaf kala duwan iyo madaxa jaamacadda Yarmuuk pr.C/llah al-musaa oo asna dhankiisa amaanay kaalinta ardeyda soomaliyed ee jaamacadda.intii bandhigu socday ardeydu waxey soo bandhigayeen ciyaar dhaqameedyo ay aad u jeclaysteen dhamaan ka soo qeybgalayaashu. Waxaa xusid mudan in badhiga somalida ee sanadkan uu ka duwanaa sanadyadii hore jaaliyaduna ay galisay juhdi iyo karti dheeraad ah sida uu sharxayo gudoomiyaha jalliyada ardeyda somaliyed ee jordan ahmed shire “macradka/bandhiga sanadkan juhdi iyo dadaal dheeraad ah iyo wax kasta oo aan awoodnay ayaan galiney..sababtuna waxey tahay waad la socotaan sanadkii hore wadankayaga waxaa ka dhacay majaaco ama gaajo iyo abaar baahsan, warbaahintuna si qaldan ayey wax u turjemeen oo dhinaca xumaanta ayey diiradda saareen, marka anagu waxaan rabnaa in suurada qaldan aan badalno oo dhinaca wanaagsan ee dalkayaga aan caalamka wax ka barno” ayuu yiri guddoomiye ahmed shire. Si kastaba ha ahaatee ma han oo kaliya 2daan jaamacaddood , balse waxaa jira in jaaliyadda ardyeda somaaliyeed ee ku dhaqan wadanka jordan ay ka qeybqaataan dhamaanba bandhigyada noocan oo kale ah,kuwaas oo lagu qabto jaamcadaha kala duwan ee wadakaas.waxeyna arrintani muusjineysa sida ay ardayda iyo guud ahaanba shacbiga soomaaliyeed meel kasta oo ay joogan ay kal-gacal iyo dareen wadaniyadeeba ugu hayaan dalkooka hooyo, iyo waliba sida ay uga go’antahay sidii ay astaanta iyo magaca soomaaliyeed uga dhigilahaayeen mid sarreeya meel kasta iyo waqti kasta oo lajoogo. More images on Raadiyo Muqdisho
-
Hate/jealousy and envy true marker of a person's success
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to kingofkings's topic in General
Jacpher;819483 wrote: He's entitled to his ugly opinion but the gun part is worrying me. It will not be a surprise if this man is a poor shop keeper or watchman for Somali properties in Nairobi. The truth of the matter is Somalis invested heavily in Kenya and likely pay and treat their employees better. Without Somalis, this man and many Kenyans would be serving some stingy meager Indian oo sidii xoolo ugu shaqeysan lahaa. Be grateful you ugly monkey. Somalis need to campaign hard against this idea that their investment stems and their source of success is from piracy money. Whoever started this claim should have known Somali investment was prior to the piracy. On a second though, Soomaalidu waxay suubiyaan sometimes waa xoolonimo. We hear stories oo guryo iyo dukaano isku falisaayaan. Intaa jawaabaha ka heleysaa. Ninka ah Guddoomiyaha Guddiga Ganacsatada Islii Xasan Guuleed dhageyso. -
Dhakac dhakac Dhamsalikoow dheleeliyo dhuc Dheeyaaseey ka damdamoo Dhaashoo bax Dhakac dhakac has regional versions. This is one of them.
-
Any SOL Nomads in Suffolk, Virginia??
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to SayidSomal's topic in General
I have an idea. Post as many as posts you can. It will activate by itself then. A hundred post is a start. Rawla, smuggling is illegal in Virginia, that is if you are looking for a smuggler. -
Puntland Constitution Is An Affront to Somalinimo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
Somalia;819270 wrote: All persons holding Puntland nationality constitute the people of Puntland. Puntland natural resources belong to Puntland people and can be exploited in conformity with the Law. The Central Bank is an autonomous institution of the Puntland State and is responsible for: (a) implementing the monetary policy of the government; (b) issuing currency as the sole source; The President is the General Commander of the Armed Forces. The President shall direct and develop the international relations of the Puntland State and negotiate and sign international agreements Waxaan waxaa kuu sheegi jiray soo ma'aha. Mise haddaa soo baraarugtay ama iska yeel yeelkeeda kaa tahay miyaa. Markaa calamada la simay, ciidamada milatari, ciidamada badda, lacagta ee soo daabacanayeen iyo qeyraadka dalka iigula doodi jirtay ma ogeyn miyaa waxaan inay soo socdaan. How can a gobol have a 'nationality' and define its own 'citizens.' How can a mere gobol have 'central bank' that has the power to issue lacagtooda u gaarka ah. How can a gobol's 'president' have the title of commander of 'armed forces.' Solely sign and direct 'international' agreements. Even the cantons of Switzerland and emirates of Cimaaraadka didn't dare implement this. Haddaba waxaan qoran haddii la yiri axdigaas gobolkaas sameysanaayo ku qorantahay, then it is not a gobol, it is a goosashadoon gobol. Maxaa been la iskugu sheegaa. It is all but name. And if onyone defends this, bannaanka ayuu isa soo dhigay inuu yahay secessionist of worst kind. -
Narniah;819370 wrote: I don't think I saw any ''Somalilanders'' singing for turkey, so don't worry, your precious 'dignity' can remain intact. Waala sugtay. Qof cuqdad ku raagtay waaye, xaasdinimada u haayo Reer Koonfureedkana mar hore inta ka caddeystay. What always bothers him is that calankaas baluugga oo sharaf leh adduunka la lulaayo, united Soomaaliya oo sharaf lehna jirto. It kills his spirit to see that. And that has no known cure. Likes of him, however, jawaab ma istaahilo, maamusna uma laha.
-
Turkiga ha jirto, ha joogto waligeed. Taariiq lama ilaawaan Turkiga inoo galayee. Run ahaa. Aad iyo aad u mahadsanyihiin mar kale, mahada Reer Turkiga mid dhamaaneyso ma'aha waligeed intee Soomaali damiir leh jiraan.
-
Toronto ahaa. Garoonkaas waa hore igu dambeysay.
-
Maxee u saameyn weysay, xaaji. Dadkii wada deganaa laga wada musaafuriyee. Mise adiga sara dumo bas u taqaan burbur. Burbur dadka jiro xataa. Magaalada dagaalo weyn kama dhicin laakiin it declined si aan caadi ahayn, burbur iyo qax weyna ka dhacday. Dadkeeda hore from pre-1990 dad dhif dhif ka joogo degmadaas. Dadkii asal ahaan kasoo jeeday Bambaasa wada joogaan maanta.
-
Baraawe iyo Bambaasa isku fac ayee ahaayeen, if not Baraawe weyneyn waayadii hore in pre-independence, even tirakoob (population) wise. Midna halaagii maryooleey ku dhacday, tan kalena waa taasaa isla maryooleeydii dalxiis u tagaayo oo doolarkooda ku maalgelinaayo. It tells us our priorities, inaanan waxba dhisan karin ama horumarsan karin. Baraawe also single-handedly contributed a lot in Soomaali culture. Xataa magaceeda ayee wataan qaarkooda, sida the ubiquitous koofi baraawe by any wannabe politician seeking public office isku taago iyo muufe baraawe, caanobaraawe and there is dharka Soomaalida ku faanto ee alindiga. Baraawe lagu sameyn jiray dharkaas. No other degmo contributed to dhaqanka Soomaalida as Baraawe and Reer Baraawe did.
-
Sheikh Shariif Chooses Somaliland Talks Delegates
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
Che -Guevara;818740 wrote: http://www.wardheernews.com/News_2012/April/14-wadatashi.html Md. Cabdisamad Macallin Maxamuud, wasriika Arrimaha Gudaha iyo Aminiga Qaranka, DFKMG ee Soomaliya Md. Cabdillaahi Xaaji Xasan, wasiirka Arrimaha Dibadda DKMG. Dr. Cabdinaasir Maxamed, wasiirka Maaliyada DKMG Md. Axmed Xasan Gaboobe (Ugaasi Bile) Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka DKMG. Md. Jeylaani Nuur Iikar, Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska DKMG 4.5 lagu soo xulay. Waa wareey. Hadduu wafdi baxaayo xataa 4.5 lagu soo xulaa miyaa. -
Dowladdaas hoose aad iyo aad looga cabsan jiray. Masuq maasuq dalalka kale Afrika lagu yaqaanay xataa laguma garaneynin, koley kistoo wey jirtee. Waxaa xasuustaa xataa mishibiyeeriga jabsan ma ogolaan jirin. Digniin ayee siin jireen dadka guryahooda saaran laamiga hore. Digniin ah inay dhisaan mishibiyeeriga ama ganaax weyn jiri jirtay. Ar maxaa guriga aabahey lagu qasbay maadaama uu mishibiyeeri dheer oo balaaran lahaa dhismahiisa. Ciyaalkeena ayaa burburin jiray banooni ayaa ku ciyaari jirnay. Markii dambe waaka joojinay duqa beesadaa ka dhameynee and he never asked us once to stop playing banooniga on shamiindada mishibiyeeriga guriga. Dowladdaas hoose waxee kale ku adkeyd dadka taraqa, sigaarka iyo looska jidadka ku gadi jiray u badnaa ciyaalka danyarta ah. Lama ogaleen. Kuwa miisaska u yaalo isgoysyada iyagana lama ogaleen. Ar maxee kala carari jireen markee arkaan sarkaal u shaqeeyo dowladda hoose. Isgoysyadaas beeraha iyo dhirta qurxoon lahaa hadda dad daaro ka dhistay. Yaab. Isgoysyadaas Xamar aad u qurxooaan jireen, oo fiyooriyaal iyo dhir gaagaaban wada quruxsan ku abuurnaa, nalal yar yar lamps ahna ku dhex yaali jiray. Shukaansi 101 perfect ka dhigi jirtay meeshaas. Waxee kale ku adkaan jirtay dowladda hoose dukaan walba bannaankiisa in uu ku dhaganaado calanka Soomaaliya. Waliba mid jeex jeexan dukaankii lagu arkana ganaax dhakab. Xamar quruxdeeda iyo horumarinteeda dadaa ka shaqeyn jiray ee maba ogeyn. I hope kuwaan saraha iska dhis dhisanaayo inay xishmeeyaan shuruudaha magaalada lahayd ee meel walba ka dhisan. Xataa sawiro waxa arkaa xeebtii Xamar guryo dad ka dhisanooyo agteeda. Waaw.
-
Shinbir Majabe;818688 wrote: Xamartii hore waxaa ugu wacnaa inay qurxoonaan jirtay waxaa ka mid ahaa guryaha ama saraha wey isla simanaan jireen, siiba kuwa jidweynaha wada saaran. Mid mid kale ka soo horeeyo ma jiri jirin. Sawirkaan waxaa ka muuqdo in sartaas dambe in lasoo turjiye u egtahay. Kuwa saas camal la dhisooyaa maanta. Magaalada wey sii foolxumeyneysaa haddaanan waxba laga qaban. Haddii saraha lasoo wada turjina dadka meel ee maraayaan maleh, laamiga mee ku socon doonaan. Sida Islii camal ayee ka dhigi doonaan Xamarna u maleynaa.
-
If you hadn't yet. Suu Sanaawi u dhoolacaddeynaayo iigu daran. 'Gift' kale madaxda lagu soo dhaweeyo maala waaye markuu waxaas u wada giliye. Soomaalida ugu dan leeyahay, no wonder.