-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
A distant relative of mine ayaa Falastiin ku duugan. In late '80s in the heyday of first Intifada ayee Yahuuda ku gubeen somewhere in Daanta Galbeed (West Bank). He was an NGO worker. Rabi ha u raxmado marxuumka. Soomaalida xishmad gaar ayee Falastiimiinta u haayaan, waana dowladda dowladaha ugu horeeye hiil iyo hooba u haaye Reer Falastiin. Xataa gabdhaheena magacaas u bixinaa. I don't think any other Muslim community gabdhahooda u bixiyo Falastiin.
-
Phone data shows romance 'driven by women'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in General
Gaaladaan and their shaqo la'aan cilmibaaris. How was this study exactly being done? Did they collude with phone companies and secretly record each phone number's dialed number. And how would they know who is a spouse or not. If they followed the subjects and people were aware of it, then their study is not scientifically feasible. Some could have been deliberate. -
Can u guess real name of sol members!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to rudy-Diiriye's topic in General
I don't have to guess. I have met a bunch of them and do remember a lot of their names. LooL at Abwaan. -
I am a Real Madrid fan sheerly because of him. The way he played in last World Cup was amazing. He is the kind of player I have too much respect for his unselfishness. He would rather pass to teammate even if he is alone facing the opponent's goal. He is that kind of player.
-
Mascuud Osil (Mesut Ozil) is by far the best playmaker since Gheorge Xaaji (Hagi) and Sidaane (Zidane). His smooth passing, the way he controls the ball is pure class. I am very glad he led his team today to win over that iskiimoos team.
-
Any websites where one can read books for free?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiimaaya's topic in General
But who can read a whole book on his laptop or on her PC. Waaba indha beelid. Even those fancy e-book readers indhahaaga ayee daaliyaan, if not putting more straining. Nothing matches holding the book in your hands, same way like newspapers. Even xataa. -
Abwaan;821481 wrote: I think you guys are missing the point here....I think this is a wise suggestion. Does anyone know how many districts Galguduud or Hiiraan has? And the size of those two regions? Let us put the qabiil thing aside for once and look things from a different angle. I think one of the reasons Koofurtu ay la degi la'dahay inay tahay is how things were planned by previous admins.....you will see degaanno aan tuulo waxba ka weyneyn oo degmooyin laga dhigay, degaanno dadku ku badan yahay oo iyaguna ay ku yaryihiin degmooyinku. Hiiraan iyo Sanaagba labadaan gobolka lixdankii ka yimaadeen. Waa laba gobol kaliya dhisnaa lixdankii. Uma maleeyi inay xaal keeneyso kala jarida Hiiraan. Haddii Beledweyne laga saaro, maxaa soo harayba? Buuloburde, Matabaan iyo Jalalaqsi. Gobol dadka isla degan si xaq iyo xaal ah ayee ku qeybsan karaan. Waa haddee rabaan inay si walaaltinimo u degnaadaan. And kuwaan u hormuudaayo in la kala jaro gobolka waa isla kuwa rabo in Beledweyne la kala gooyo oo qad cagaaran loo sameeyo, sida Gaalkacyo camal. Waaba sida ee hadda tahay in unofficial way. Hiiraan hala kala jaro waxee ula jeedaan Beledweyne hala kala calaamadeeyo. Wax suurta gal ahna ma'aha. Gobol dadka tiradiisa haddee badantahay iyo gobolka balaciisa hadduu weynyahay loo kala jari karaa ma'ahee laakiin qabiilnimo aan u kala goyno.
-
Any websites where one can read books for free?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiimaaya's topic in General
Here. Though most waa buugaag waaya hore la daabacay whose copyright had expired. -
Taliban commander turns himself in — to collect $100 reward money A Taliban commander in Afghanistan carrying his own wanted poster turned himself in to Afghan troops to claim the $100 U.S. bounty. “We asked him, ‘Is this you?’ Mohammad Ashan answered with an incredible amount of enthusiasm, ‘Yes, yes, that’s me! Can I get my award now?’” U.S. Army Specialist Matthew Baker was quoted as saying by the Washington Post. Ashan’s Wanted poster went up around the southeastern Afghan province of Paktika after he was believed responsible for organizing IED (improvised explosive device) attacks on U.S. and Afghan troops. He brought a copy of the poster with him when he walked up to a police checkpoint in the Sar Howza district and demanded the $100 reward for his arrest. U.S. troops used a biometric scan to confirm that the man in Afghan custody was the Ashan on the poster, the Washington Post said. “This guy is the Taliban equivalent of the ‘Home Alone’ burglars,” one U.S. official told the Post. The BBC's Bilal Sarwary in Kabul described Ashan is a mid- to low-level Taliban commander in Paktika. Officials and soldiers interviewed by the Post and the BBC were baffled about why Ashan surrendered to collect the reward money. Although wanted posters are widely used by NATO in Afghanistan, they hadn’t previously produced many results. Toronto Star
-
Amin Amir iyo Diidmada Somaliland ee Wada-hadalka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Mukulaalow;821086 wrote: ;) oo reer koonfureedka muxuu koofi ugu wada galiyey? Waala heshay. Su'aasha koowaad igu soo dhacday ayeeba ahayd. -
Somaliland VS Somalia Doodwadaag Universal TV
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Doodaan looma dhamo. Reer Awdal, Sanaag iyo Sool ka maqan meesha. Kan lehna anaga Ingiriis iyo Xabashi toona waligeed nama xasuuqin oo naguma xadgudbin, I guess, to him subconsciously, wixii Sayidka iyo Daraawiishtiis lagu sameeye waxba kama galin and gobollada Waqooyi kama dhicin. Again tee Xabashada galafsadeen oo ay diyaaradaha ku duqeeyeen Boorama 1984, ardey yar yarna ku xasuuqeen waxba uma arko miyaa. Deliberately ignoring historical facts. -
Dagaalo sokeeye, qax, rafaad. Dulinimo, dhiig waxba galabsan la daadiyo, qaxid. Xasuuq, kufsi, xadgudubyo ka baxsan bini'aadenimada. Macaluul, abaaro iyo baahi u dhimo. Qaxii u badnaa ebidkeed Soomaali qaxdo, Soomaali kala dhunto, Soomaali ka gaarto gees ka gees dunida. Soomaaliya la kala gooy gooyo. Yea, yea, nothing beats the sagaashameydii.
-
Nuunka, dadka ha wareerin waraa. Sawirkaan Diradhabe ma'aha. Maleyka, blame maryooleeyda on Facebook, not me. I had come across this sawir a few times on that site, so I finally shared.
-
See indhaha iskugu fiirinayaan, iskugu haayaan igu daran. That alone so....
-
Swedish Minister of Culture celebrating with ”n*g*er cake
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Meanwhile former Danish minister of culture with Soomaalida this week in Copenhagen. -
Order of the Leopard of Somalia?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in General
SpectaKooler;820877 wrote: Are u confusing leopard with geopard? Marka hore waa gepard, tan kalena no, iskuma qaldin. Kuwa meesha lagu sawiray astaan ahaan waa leopard (haramcad in Afsoomaali). Here on Wikipedia: The coat of arms of Somalia was adopted on October 10, 1956. The leopards which support the shield and the white star... -
Order of the Leopard of Somalia?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in General
Waxaas oo orders badankooda waaba fake. Xabashi propaganda Wikipedia iska heysto. Haddee u badatana tanaa la siiye, if at all: -
Americans and their misguided, Mareykan-centric lists. Waxaaba ku jiro Lin, the basketball player; Tebow, the American football player; Rihanna -- what the... Markaas ayee ku leeyihiin 'world's most influential people.' The world doesn't only consist the landmass between California iyo New York yaa u sheego.
-
Taleexi;820630 wrote: Best to you Alpha and your better half. Organ-ku intaanu kaa jilcin in la isticmaalo waa muhiim. Wuu banjaraa fiinaa wiito markii la gaaro maqli jiree ileen waa jilcaa miyaa. Koow. Oh, I forgot, awguuriyo to Mr Kanye West. Mid kuu dulqaadato Eebbe ha kaaga dhigo -- aamiin dheh.
-
Waajid loo qaaday heestaan. My hooyo's hometown.
-
Carafaat;813541 wrote: MMA, we should start online campaign to have af maay maay as second language in the Somali constitution. More people speak Maay maay then arabic or english. If only the most important goverments document would be available in Maay Maay it would give a boost to emanicipation and participation of whole regions. At least this was the case in countries where they strong regional dialects like Spain(Catalan and Bask country). And one would get more information on what plays in those regions. inaa Maxaa tiriga oo kale la xamaniyo. It is the first language recognized in the constitution, along with Maxaatiri. No need for second. So if any xildhibaan opts to speak in Afmaay in baarlamaanka, kuwa fahmin nasiibkooda waaye. Marka hala iska barto, siiba qofkii rabo in uu jago sare ka qabto Soomaaliya.
-
Swedish Minister of Culture celebrating with ”n*g*er cake
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
So to Swedes, 'Africans' look like that miyaa.