-
Content Count
17,654 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Xirsi, xirta iyo xarig hal isir kasoo jeedaan oo ah xir. Xirsi wuxuu magac ku noqday Quraanka la qoro oo xargo lagu duub duubo qoorta loogu xiri jiray ciyaalka, yacni inay kaa ilaaliyaan waxii shar ah ee xun. Marka waa magac Soomaaliyeed. Xirta iyadana waa saas camal waa dad isku xiran. Heyba waa magac iyo erey Soomaaliyeed iyadana. Sharaf ayaa Carabi ah. Heybo iyo Hibo maxaa isku keenay. Kinsi waa saas camal, qof kaligeed loola jeedaa, in other words unique. Suu Keyse Carabi ku yahay? Keenba qof Carbeed Keyse la dhaho. Magacyada Soomaalida boqolaal wey gaarayaan ee adigaa hubin. Konton waa kuu keeni karaa haddaa rabtid.
-
Xirsi, Heybe iyo Kinsi ma'aha magac Carbeed.
-
Haddee gabar ii dhalato, Eebbe ha idmee, magacaa u bixinaayo waa Libin. Haddee mid kale dhalatana waa Siman. With the xaas' permission, of course. Aad iyo aad ugu helaa magacyadaas, though. Dumarka: Libin, Siman Ragga: Looyaan iyo Sooyaan. Nice sounding mataano names. Or if it is mixed mataano, like Ladan iyo Ladane.
-
Some other maps by foreigners also show Waqooyi Bari as 'distinct political entity.' So, what is your point? The imaginations of the writers of conservative magazine Economist nor any other paper will not change the unity of Soomaaliya iyo Soomaalis.
-
Hadduu ku sheegi lahaa Carab, Ingiriis iyo meelo kale kasoo jeedaan, taloow isla saldhigaas maa loo taxaabay lahaa? Hmm... Ma moodi in reer Soomaaliyeed Xabashi meel iska galaan ka sakoow Xaawo iyo Aaden. Soomaalida inay meel gisho maxaa loogu ordaa. Dadkaas iyagaa naga soo jeedo, not vice versa. Anagaa ka farac weyn maadaama iyaga mixed yihiin oo Semitic sheegtaan and we are not.
-
Recognized countries' names are in bold and capitalized letters, too.
-
Ninkaan Windsor, Ontario, ayaa daris ku ahayn, asaga iyo reerkiisa. That was back in '90s. Typical middle-aged Soomaali iska ahaa. However, shaqsi ahaanteyda wasiir arrimo dibad uma dhiibteen. That is my opinion. And about waxaan kor ku qoran, Soomaalida 'libel' iyo waxaas ma kala yaqaanaan. Wax walba waa iska qor.
-
Luxury dining on Somali beach as market matures
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somali philosopher's topic in General
The lobster dish costs $20, but steak goes for about $7 and pasta for $3. Don't ask for French preparation. Milk it while it lasts, my good friend. -
What is the big deal. Meel walba la isku xabadeen jiree. I don't understand this outpouring emotions of this particular shooting at a mall. Dadka waxeeba ka dhigeen in meel shrine ah la isku xabadeeye. I guess this is the secularists' shrine, the malls and shopping centres, that is. Their core la taabtay u maleynaa. Kan la dilay sida la sheegaayo hadduu Soomaali yahay Eebbe ha u raxmado.
-
Narniah;837948 wrote: What's your obsession with Coffee shops/booze/getting high & Amsterdam? You sound like a tourist who's new to Holland. Our brother Carafaad hala yaabin, suu our sister Blue ku shukaansado ka dhunsan, his hints and subtle messages waa lala fahmi la yahay or being ignored downright. This latest subtle message is 'meet me at this cool place, baliis.' Again waa lagu cabay maskiinka. Carafaad, waa suu Che kuu sheegay saan si ma'aha. E-shukaansi 101 u baahantahay, waliba fast. Aawey Nuunka jiniyadiisa shukaansiga yaqaano hakuu tilmaamee.
-
SOL Reunion In xamar this Christmas
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in General
Rabi ha idmo, Hilowloow. In the meantime, here is Soomaali 'champagne' for you. -
burahadeer;837798 wrote: how was it in Mogadishu,what about that liquor plant in Balcad What plant? Baliis, don't bring wax aadan ogeyn oo internetka ka aqrisay aad run mooday. Hubso.
-
Yaa u plan gareeye laakiin. I mean zoning jidad toos toosan u egyihiin. Laakiin HIlowloow, goobaha jiingooyinka waaka boodee yaah, saraha bas na tusinee. Sawirada jiinyooginka oo kuwaan la socday iska keen yaaqee iyagaba waa iska caadiyee.
-
LOOOOOOL: Best Man At Istanbul Conference
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
What is funny? Wax lagu qoslo ma arki. Nice suit, Md. Daljecel. -
SOL Reunion In xamar this Christmas
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in General
Soonka bisha dambe waaye, gaalada feestadoodana bisha toban iyo labaad waaye. See camal, Hilowloow, ma kuu baxoysaa caawa oo makugu jirtaa? Xamar dadka wey aadoyaan, laakiin laguma soo daahooyo, I don't know. Few days iyo few weeks lee la aadoyaa. Koley bilooyinkaan soo socdo qoysas badan aadaayo filaa. -
Financial Post: Drop effort to keep Somalia together
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to The Sage's topic in Politics
The Somalis — a dark-skinned people with Caucasian features — didn’t even exist until circa 1200 AD when the male Arab colonizers of the Horn of Africa formed new clans by marrying blacks, multiplying in number rapidly, and then squeezing most non-Somalis — those without male Arab lineage — out of the lands. Qashin walba arrimaha Soomaaliya ayuu maanta ka hadloyaa. I guess, however, this neocon is the latest hired gun by kuwa rabo inay dalkeena kala gooyaan. The neocon paper that publishes his craps, struggling financially since day one because no body is reading it in Kanada since it debuted in 1999 and is folding soon. -
The Ethiopian people are our brothers, time for a fresh start
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
There is no such thing as 'old' pan-Soomaalinimo. Soomaaliweyn is alive and kicking, still. Dhiigeena ku jirtaa. Dhul la heysto anaga uguma horeynin. Dad ayaa laga heystay dhulkooda boqolaal sano, waliba si silicsan. Marka inaa isniyadjabisid ama ka quusatid waa ayaandarro. Do you even know, in NFD, the real "border" starts after you pass Gaarisa, markaa soo dhaaftid dhulka Soomaalida? That is where the real border control starts at. Before Gaarisa waa Soomaaliya, Kenyaatiga ayaaba aaminsan saas. -
Che -Guevara;837877 wrote: It's good to be healthy but what's up with other dudes. Waa 'secret services.' Dah. Meeshaan Xamar ma'aha, by the way. Dhulka ayaa ka garaneysaa. Tansaaniya waaye filaa meeshaas shalay joogee.
-
‘Istanbul’ a common name for Somali girls
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ugaas Ali's topic in General
Carafaat;837836 wrote: I met this Eritrean girl called Dar es Salaam . I asked why her parents called her Seaport or Deked . Daarasalaam means 'abode of peace' ama dhulkii Islaamka barwaaqeysnaa. I don't think she was named after that Tansaaniyaan magaalo. -
Sheekadii American presidents noo keene Shariifka. Now I know too many Reer Mareykan lataliye u ah.
-
The Ethiopian people are our brothers, time for a fresh start
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
The old ideology of Pan-Somalism is dead. Markaa inta ka bilowday joojiye inaa sii aqriyo. Aad, aad, aad, aad, aad iyo aad ugu xumahay inaa saan u fikirtid. Soomaaliweyn ma dhiman, mana dhiboon. Wey nooshahay waliba wey jirtaa. It is more vibrant now than it ever was since '50s/60s. Soomaalida wey iska warqabaan, kan Gaarisa joogo iyo tan Jabuuti joogto maanta waxa ka dhacaayo wey iska warqabaan and all thanks to warbaahinta satellite ah. This is a start. -
‘Istanbul’ a common name for Somali girls
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ugaas Ali's topic in General
Ciyaalkaan qurbaha ku dhashay ama ku raagay rafaadkooda ma yaro. Magaca Istanbuul maanta la yaabanyihiin. Boqolaal sano Soomaalida la baxeysay magacaan, waana qadarin magaaladaas Soomaalida u heysay. Magaca Istanbuul wuu ka horeeye kuwa dambe soo caanbaxay 50 sano u dambeeye, sida Falastiin iyo Baarliin. Berina maxaa lala yaabi doonaa taloow? Axado iyo Isniino? -
Narniah;836462 wrote: Wesley Snipes needs to go MohamedFarmajo come on through!
-
Mohamed Dheere's Solution to Somaliland's bid for separation
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abtigiis's topic in Politics
I don't know why I exactly remembered this Seinfeld scene of 'preemptive breakup.' It so fits this thread's theme. -
Dad markee Xamar maqlaan cuncun ku kaco, ciil iyo waxee tahay ma'ogiyee. Eebboow. Xamar kuma rabto ee xaa u daba socotaa. Stay tuuladaada haddaa ku faraxsantahay. Nice to see Xamar being rebuilt in no time. We spent $6,000 to renovate gurigeena, saasna uma burbursaneen. Alaabaha guryaha lagu dayactiro iyo lagu dhiso aad iyo aad qaali ugu noqdeen Xamar in this past year.