Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,520
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Falanqeyn = analysis Baaraandeg = investigate/searching Ugub
  2. oba hiloowlow;840081 wrote: Isbitaalkaa ku dhashay wali waa sidiisa. Dowladda Turkiga intee isbitaalo cusub oo kumeel gaar ah dhisaayeen inay kan si toos ah ula wareegaan fiicneyd. Hoteel Guuleed in magaca laga badalo ma'aha. Soomaalidana magaceena Soomaaliyeed badalkiisa ku nacay xiliyadaan socoto.
  3. Magacaan aan ku daro - Xaali. Magac qurxoon micno weyna leh.
  4. See u dhacday fiirsada. Maskiinta raali ahaada ka dhamaatay.
  5. It seems abaalmarinta waxaa loo raacay 4.5. Mareykankana waxaas muu bartay?
  6. Tanoo kortay wiilal badan aan waxba ogeyn ayee gadi doontaa.
  7. Qofka sawirda ka muuqdo Sifir miyaa? Soomaali mabda' toos malaha, waxaa u daran kaliya jeebkooda. At least he is soft goosashadoon folk, I guess.
  8. Fiidmeer = bat Qalinjabin = graduate/graduation Quud = nutrition Wariiri ma'aha ant ee ha lagu noqdo.
  9. I would like the World Bank to report to us Soomaalis where the collective fees charged against airlines that use Soomaaliya's airspace since mid '90s have gone to? The fees are collected by non-Soomaali corrupt few people in cushy Nayroobi offices in the name of Soomaaliya and Soomaalida. Where did those millions of dollars go?
  10. Qofna. Raxma Illaah ma rabtid miyaa adiga?
  11. Maxee Soomaalida export gareyaan? Moos? Wax kale sheeg. Malaayga Laasqorey lagu sameeyo ayaa sometimes laga helaa dalalka dariska nala ah and consumed by Soomaalideena and that is.
  12. Amid the horrors of this tortured land, there is a startling beauty in its landscape, especially along the treacherous coastline that has the grabbed the world's headlines this week. "I've travelled around the world but Somalia is one of the most beautiful places I've seen," says Paul O'Brien. "I've never seen a sea that is so deep blue in colour. The beaches go on forever and are completely empty. That's the real tragedy of the place. It has so much potential yet there is no industry and they produce absolutely nothing." Xigasho
  13. Gheelle.T;838839 wrote: Baar=Tip, Pointed end of something... Example Isha baarkeeda. Magacyada Somaliga ee Baar la socdo waxaa ka mid ah Baarleex(wiil) Baarliin(gabar); Baar+liin. Liintii fruit aheyd hadde maaha ee waa color (cream ama off white ah). Dadku Baarliin waxay ku khaldaan in tii Magaalada German ahayd tahay. Burahadeer iyo Coofle intaa maxaa ka sax ah? Baar waa magaca hooyadey. What a unique name that fits her well. Qof kale Baar la dhaho wali ma arkin.
  14. burahadeer;838714 wrote: think haweeya come from arabic word(hawaa=air) the meaning of "haweeya" in somali is "she took my breath away,ofc of beauty) You are taking too much liberty to translate and interpret wax aadan ogeyn. Afsoomaaligaaga is not that advanced ee marka jooji attributing magacyada Soomaaliyeed to others. Mar aad dhahdid Haweeye waa Carabi iyo Kaahin waa magac Yahuud. Kaahin meesha uu kasoo jeedo ma ogtahay horta. And do you also know Kaahin also shares same root with other names like Kaaho, Kaahiye. Kaahin, Kaaho iyo Kaahiye waa magac Soomaaliyeed. Micnahoodana one of the large stars the the sky waaye. Or something to do with galaxies. Haweeyana waa magac Soomaaliyeed. Don't just assume if a Soomaali name shares a few letters with a foreign word, then the Soomaali name must be foreign. That is not a good assumption, especially if you lack to understand Afsoomaaliga. Again, magacyada Soomaaliyeed boqol iyo ka badan wey gaaraayaan ee Soomaalida ayaa ogeyn. Heck, no one even touched the names like Ayaanle, Qorane, Shidane, Kaafi, Kaafiye, Kaafiso.
  15. Xirsi, xirta iyo xarig hal isir kasoo jeedaan oo ah xir. Xirsi wuxuu magac ku noqday Quraanka la qoro oo xargo lagu duub duubo qoorta loogu xiri jiray ciyaalka, yacni inay kaa ilaaliyaan waxii shar ah ee xun. Marka waa magac Soomaaliyeed. Xirta iyadana waa saas camal waa dad isku xiran. Heyba waa magac iyo erey Soomaaliyeed iyadana. Sharaf ayaa Carabi ah. Heybo iyo Hibo maxaa isku keenay. Kinsi waa saas camal, qof kaligeed loola jeedaa, in other words unique. Suu Keyse Carabi ku yahay? Keenba qof Carbeed Keyse la dhaho. Magacyada Soomaalida boqolaal wey gaarayaan ee adigaa hubin. Konton waa kuu keeni karaa haddaa rabtid.
  16. Xirsi, Heybe iyo Kinsi ma'aha magac Carbeed.
  17. Haddee gabar ii dhalato, Eebbe ha idmee, magacaa u bixinaayo waa Libin. Haddee mid kale dhalatana waa Siman. With the xaas' permission, of course. Aad iyo aad ugu helaa magacyadaas, though. Dumarka: Libin, Siman Ragga: Looyaan iyo Sooyaan. Nice sounding mataano names. Or if it is mixed mataano, like Ladan iyo Ladane.
  18. Some other maps by foreigners also show Waqooyi Bari as 'distinct political entity.' So, what is your point? The imaginations of the writers of conservative magazine Economist nor any other paper will not change the unity of Soomaaliya iyo Soomaalis.
  19. Hadduu ku sheegi lahaa Carab, Ingiriis iyo meelo kale kasoo jeedaan, taloow isla saldhigaas maa loo taxaabay lahaa? Hmm... Ma moodi in reer Soomaaliyeed Xabashi meel iska galaan ka sakoow Xaawo iyo Aaden. Soomaalida inay meel gisho maxaa loogu ordaa. Dadkaas iyagaa naga soo jeedo, not vice versa. Anagaa ka farac weyn maadaama iyaga mixed yihiin oo Semitic sheegtaan and we are not.
  20. Recognized countries' names are in bold and capitalized letters, too.
  21. Ninkaan Windsor, Ontario, ayaa daris ku ahayn, asaga iyo reerkiisa. That was back in '90s. Typical middle-aged Soomaali iska ahaa. However, shaqsi ahaanteyda wasiir arrimo dibad uma dhiibteen. That is my opinion. And about waxaan kor ku qoran, Soomaalida 'libel' iyo waxaas ma kala yaqaanaan. Wax walba waa iska qor.
  22. The lobster dish costs $20, but steak goes for about $7 and pasta for $3. Don't ask for French preparation. Milk it while it lasts, my good friend.