Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,678
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Tan waaka duwantahay tan ICJ ee Koonfur Afrika ku dacweysay. Tan waa ICC. Mexico, Chile refer Israel-Hamas conflict to ICC over potential crimes Mexico and Chile expressed "growing worry" on Thursday over "an escalation of violence" after several months of war between Israel and Hamas in a referral to the International Criminal Court (ICC) over possible crimes. Hamas militants launched a surprise attack in Israel in October, killing 1,200 mostly civilians and seizing 253 hostages, with multiple accounts later emerging of rape and mutilation. The Israeli... offensive on the Hamas-led Gaza Strip has led to increasing international alarm and scrutiny over the deaths of civilians, especially children. Gaza health authorities said on Thursday the war's death toll had risen to 24,620, with many more feared buried under the rubble. In a statement, Mexico's foreign ministry argued that the ICC was the proper forum to establish potential criminal responsibility, "whether committed by agents of the occupying power or the occupied power". "The action by Mexico and Chile is due to growing worry over the latest escalation of violence, particularly against civilian targets," it said. Israel is not a member of the Hague-based court and does not recognize its jurisdiction. But the ICC's prosecutor has stressed his court has jurisdiction over potential war crimes carried out by Hamas militants in Israel and by Israelis in Gaza. Mexico cited "numerous reports from the United Nations that detail many incidents that could constitute crimes under the ICC's jurisdiction". Chile's Foreign Minister Alberto van Klaveren told reporters on Thursday in Santiago that his nation was "interested in supporting the investigation into any possible war crime" wherever they might occur. Mexico said it was closely following the case presented last week before the International Court of Justice (ICJ) in which South Africa accused Israel of carrying out genocide in Gaza and demanded that the court order an emergency suspension of Israel's military campaign. Reuters
  2. Haa, that is why I support Xasan Socdaal iskugu waco all maamul goboleed, including Deni. Xataa Garoowe (or even better in Laascaanood) haku qabto shirka, hana ka hor sheego wax walba kala aragti duwanaan jirtay arrin ka daran ayaa timid oo hal meel laga soo jeesto. He has to be sincere. He also needs to go to Laascaanood as well as to Buuhoodle as soon as possible, to show the world that Waqooyi is part of Soomaaliya still and dowladda dhexe controls them. Wax walba optics ayaa mar mar ka awood weyn.
  3. Not really. I don't think Xabashada Baydhabo caadi ugu baxaayaan unless xoog iyo awood loo sheegto. Ciidamo dheeraad ayeeba u soo direen to Gedo iyo Baay, expecting to enshrine their bases. Xasan needs to have a serious talk with Laftagareen, that danta qaran ka sareyso wax walba and inuunan faragelineynin arrimaha KG. Otherwise Lafta will not accept privately Xabashada haka baxaan meesha. Also pro-Xabashi and pro-secessionist Ingiriis have a base there, training KG ciidamo. To this day, I never understood why they chose Baydhabo. But they saw Mareykanka Belidoogle degay, iyagana Baydhabo iska xaadiriyeen without any known agreements. Some suspect uranium agagaarka Buurhakaba ku hoos jirto ayee rabaan. Shariif Xasan ayaa keenay.
  4. Galbeedi, nice to see you. Hope the best for Reer Awdal, dhexda hala dhuuqsado xaalka ma sahlanee. You remind me at the start and founding of halgankii RRA in 1995. Ma sahlaneen and a lot of folks were disillusioned at that time since Caydiid's Salbalaar were more powerful than Muuse's humbled militia are now. But in the end waa lagu guuleystay. Ever since the secessionist colossal humiliation of Goojacadde, Xunjuf kibirkii iyo bootadii wuu ka neefsaday, he sometimes acts like a reasonable - a new phenomena of his two decades on here. Nayroobi sababta aan ugu noqnoqon jiray waa aragtay soo ma'aha. There were times between 2009 to 2017 that I spent at least a part of the calendar year in Nayroobi. Hawadeeda caadi ma'aha.
  5. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 _________________ Updated.
  6. He is Kambaala maalmahaan, another trip that is necessary.
  7. Reer Awdal are cooking something serious in Nayroobi. Some heavyweights ayaa joogo meesha. No wonder Galbeedi waa aamusanyahay. They have Ismaaciil Cumar Geelle on their side now, marka Muuse meesha xoog Xabashi xataa kuma qabsan karo.
  8. Can't they impeach him? Sawirada shirka ka arkaaye asagoo Xasan agfadhiyo and I thought what is this Xabashi foreign minister doing in shirka. Waaba iloobay xoghayaha IGAD ahaa. Asagoo wasiirkooda arrimaha dibadda xasuustay.
  9. Widaay, Laftagareen iyo Xasan Socdaal waa isku dhaceen late last year. Waxaa lan isku ogaa in deegaanada KG laga saaro kuwa afka duuban laakiin roobabkii ayaa baajiyey. Roobabkii markee dhamaadeen, Xasan hub laga sugaaye inuu keeno meesha sida heshiiska ahaa, laakiin waaka caga jiiday oo qorshihii badalay. Wuxuu soo jeediyey in ciidamo badan u dhalan deegaanka keenaayo. Laftagareen waa diiday, awalba kala shaki ka jiree. Hubkaa ku heshiinay keen sida Galmudug u geysay ama nagu kala wad yiri. Xasana waaku adkeystay. Waala kala booday. Xasan wuxuu isku badalay waa soo laabashada uu ka qabay Deni, wuuna soo laabtay. Taas ka quustay, marka lataliyaashiisa Lafta neceb kula taliyey meesha ciidamo badan u geyno Baydhabo oo aan Lafta fursad sahlan ugu saarno. Lafta filinkooda waa ogyahay. Now Lafta wuxuu qorsheynaayaa inuu (s) election qabto soonka ka dib. (S)election waxaa laga filanaaye sanadkaan dhamaadkiisa laakiin wuu soo hormarsiinaayaa. Xasana ma rabo. Lafta Nayroobi joogaa, dhaqaale uu ku qabto xulashada safaaradaha Reer Galbeedka kaga raadinaayaa. Xaalka Xabashada haddaa u soo noqdo, Lafta Xabashada inay u xoojiyaan awoodiisa Baraawe rabaa intee bixin ka hor. Inay isku furaan jidka Baraawe iyo deegaanada kale isku xiro suu ciidamo dheeraad u geysto. Meeshaas dekad ka dhiso rabaa, dhul kala go'sana ma sahlana deked laga dhiso. Iyaga Xabashida waaba rabaan meel bad ah Soomaaliya tagaan, xataa yeynan dekad ka dhisan. Shaqsi ahaanteyda waaka soo horjeedaa aniga Xabashidaas uu ku xiranyahay. Laakiin reer isbaaro ayaa maalin walba soo taagan Baraawe iyo Shabeelaha Hoose 'anagaa leh oo xoreysanay.' Tuhunkaan iyo kala shakiga laga faa'ideysanaayaa. Xasan inuu ka hormariyo arrinka weyn qaranimo u fiican. Laftana sidoo kale.
  10. They just copy-pasted baaqa Jaamacadda Carabta ka soo baxay. Empty words from the usual munaafiqiinta.
  11. Widaay, Soomaaliya hubkii cunaqabateyn ma saarno, so nothing keeps it away inay hal ama laba diyaarad milateri lease ku soo qaataan oo xarunteeda Jabuuti ka dhigtaan and then patrol Waqooyi airspaces. We already have trained pilots sitting in Turkiga. Sidii hore ma'aha xaalka. Ismaaciil ayaa isku dirteen.
  12. When Xunjuf is very quiet, xaalka aad u xunyahay. Perhaps he will pull a vanishing act once again, just after ibtiladii Goojacadde ku qabsatay secessionists. He, like many hardcore secessionists, disappeared four months from online sphere.
  13. Xariifkaana hawadii Turkiga ayaa laga soo xiray. Secessionists maanta jab weyn ayaa gaaray, tabartooda la tusiyey.
  14. DF oo hawada ka celisay diyaarad wafdi Itoobiyaan ah u waday Hargeysa Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo dhan ah Itoobiya ayada oo goordhow hawada Soomaaliya ka celisay diyaaradda Ethiopia Airlines, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Wararka ayaa sheegaya in amarka uu kasoo baxay hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho, taas oo dib u celisay diyaaraddan oo wafdi Itoobiyaan ah u waday magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland. Diyaaradda ayaa ugu dambeyn ku laabatay magaalada Addis Ababa oo markii hore ay ka soo kacday, sida uu xaqiijiyay maareeyaha hay’adda duulista Axmed Macallin oo la hadlay Shabelle Tv. Axmed Macallin ayaa sheegay in weli kiiska ku dhex jiraan, balse waxa uu xaqiijiyay in diyaaradda ay wadday dad muhiim ah, ayna dib ugu celiyeen Addis Ababa. “Waan celinay diyaaradda, waxayna dib ugu laabatay Addis Ababa, waxay ahayd VIP,” ayuu wareysiga ku yiri Axmed Macallin. Wafdiga Itoobiyaanka ah ayaa la sheegay in ay shir uga qayb-geli lahaayeen magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, sida aan xogta ku helnay. Go’aankan ayaa waxaa durbo ka dhashay hadal xoogan, waxaana soo dhoweeyay dadweynaha Soomaaliyeed si weyn u boggaadiyay tallaabada dowladda dhexe, Si kastaba, arrintan ayaa sare usii qaadeyso xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiskii badda ee Addis Ababa, kaas oo ay diiday dowladda federaalka. Xigasho
  15. Farmaajo oo war culus ka soo saaray xiisadda NISA iyo shirkadda Hormuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA iyo shirkadda Hormuud. NISA ayaa shalay xirtay xarunta ugu weyn ee Hormuud iyo Salaam Bank ee Muqdisho, saacado kadib markii labada dhinac ay is-weydaarsadeen eedo ka dhashay markii NISA ay xirtay shaqaale ka tirsan Hormuud, Axaddii. Hormuud ayaa sheegtay in xariggaasi ka dambeeyey markii ciidamada NISA ay ka codsadeen in loo daabaco dhaqdhaqaaqa adeegga lagu diro lacagaha telefoonnada ee EVC Plus, taas oo shirkaddu sheegtay inay ka horimanayso shuruucda dalka. Shirkadda ayaa sheegtay inaysan xogta macaamiisha la wadaagi karin hay’adda nabadsugidda. Dhinaca kale, Hay’adda NISA ayaa war saxaafadeedka ay soo saartay ku eedaysay shirkadda Hormuud in qaar ka mid ah shaqaalahadeedu ay xiriir iyo wada shaqayan la leeyihiin argagixisada, eeddaasi oo ay NISA sheegtay inay ku ogaatay baaritaan ay samaysay inkatsoo aysan soo bandhigin. Hoos ka aqriso qoraalka Farmaajo Xanibaadda xarumaha iyo joojinta shaqada Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud iyo Bangiga Salaam Soomaali, waa mid dhaawac ku ah sumcadda dhaqaale ee dalka, walwalna ku abuuraysa ganacsatada Soomaaliyeed. Dalkeennu waxa uu ka soo kabanayaa duruufo naafeeyey dhaqaalaheenna, sidaas awgeed waxaa muhiim ah in la dhiirri-geliyo ganacsatada u soo dhabar adaygay xaaladihii adkaa ee dalkeenna soo maray, lagana fogaado in la wiiqo ganacsiga xorta ah ama la dhaawaco kalsoonidooda. Dowladda waxaa waajib ka saaran yahay ilaalinta amniga maalgashadeyaasha, ganacsatada iyo goobaha ganacsiga, kuwaas oo door weyn ku leh shaqo abuurka dhallinyarada, horumarka iyo dhaqaalaha dalka, sidaas awgeed waxaan ku baaqayaa in degdeg loo xalliyo tacaddiga iyo dhibaatada ay shirkadaha Hormuud iyo Salaam Soomaali Bank ay ka tabanayaan Dowladda. Shuruucda iyo xeerarka dalka ayaa hagaya ganacsiga xorta ah iyo shirkadaha waddaniga ah, wuxuuna siinaya xuquuq iyo dhiirrigalin buuxda si ay qayb uga noqdaan horumarka dalka guud ahaan. Majirto waqti uu waddanku uga baahi badan yahay wadajir iyo isku duubnaan, si aan uga hortagno khataraha ummadeed ee nagu wajahan. Xigasho
  16. Ismaaciil siyaasadiisa hoos ayuu ka wadaa and one thing we know is that Muuse seriously betrayed him, considering how he stood beside thick with him in Sool. Of course Xabashada iskuma diraayo, but he will arm Reer Awdal, siiba laftiisa. If Muuse thinks war-weary ragtag Xabashi ciidamo can support him, wuu riyoonaayaa.
  17. Ma dowlad ayuu wasiir u yahay mise Xasan Socdaal kalkaaliyihiisa waaye? Rumour la sheegaayo ayaaba inaa aamino laga yaabaa, that inuu timo isku talaalay and needs few weeks to stay. We will see inuu isku talaalay or not.
  18. Muuse Muqayil will see the wrath of Ismaaciil Cumar Geelle. Wax badan ayuu koolkooliyey marka dhankiisa karbaashka ma arkin. Nabsigii Reer SSC ayaa ka soo baxay, wuxuu hub iyo dhaqaalo siiyaba Muuse.