Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,520
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Dil toogashada 'iskool buluusiyo' lagu qaban jiray, very close to garoonka diyaaradaha Xamar with a little hill. It wasn't Tarbuunka. But yes, you have a point.
  2. She is the Rwandan foreign minister. She has every right to welcome a head of state. But you didn't call this 'bahdil', aha?: Since she is a foreign minister of Mareykanka, she can't be a 'bahdil' miyaa. Or perhaps you have something against office-holding African women, yes?
  3. Yaryaruurac aan waligood Xamar Caddeey arkin ayaa ka hadlaayo inay magaalo madax sii ahaato. I can't even believe Xamar's status as a magaalo madax can be even questioned. Xamar was, is and will be a magaalo madax, regardless qabyaaladistiyaasha rabo inay ka dhigaan xarunta maamul goboleed magac u yaalka ah iyo kuwa Xamar u neceb qabyaalad iyo wax kale dartooda oo rabo in tuulo kale dusty ah laga dhigo magaalo madax. Neither of these polar groups Xamar badali karo its status as a magaalo madax, xarunta iyo xudunta Soomaaliyeed. Xamar Soomaaliweyn idil ahaantooda ka wada dhaxeysaa and will remain so.
  4. Abwaanka qofkii jago u balanqaadi waayo mucaarad numero uno ku noqdaa. Farmaajo koow ah, Shariifka lama,Tarsan sidi. War xaajiyoow, iska sug mid jago aad ka heshid waa heleysaa. Caadi waaye, meeshaas waa iska wada masuqmaasuq marka kaaga wuu imaanaa, mucaaradnimada lee iska yaree. Inkastoo Tarsan has had some dubious past, wuxuu Xamar u qabtay ma xumo. Plus any day laga qaadi karaa jagadiisa, it is not like in uu meeshaas xoog ku joogo.
  5. Shame again, even ignoring what they already signed, before doolar la siinin or loo hanjabin. How can they just add whatever they wish -- and just like that. And it says so: Guddoon afti qarameed oo keliya ayaa lagu oggolaan karaa waxkabeddelidda dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya. If it was up to, I wouldn't even add this sentence because dhulka Soomaaliyeed gorgorton ma galo, walaa afti or not. However, since this was written by people they hand-picked why are they ignoring it.
  6. Labada shilin jeebabkooda loogu shubay ayee ku gadaayaan dhulkeena iyo baddeena. Anagoo waliba xaadir ah ayee damceen si indhasircaad ciyaaleed nagu marsiiyaan. Shuud. I was also wondering that haste meeting in Nayroobi a few weeks ago, why meet in Nayroobi when Xamar and other cities and towns are safer to gather at this time. Now it is clear why the meeting of so-called 'road-map signers' took place in Nayroobi. ________________________ Isbarbardhig: Qodobka 7aad ee labada Dastuur ee ay soo kala diyaariyeen Guddiga Madaxabannaan (Jabuuti) iyo Saxiixayaashii Roadmapka (Nayroobii) Sida ku qoran Q.7aad ee Dastuurka ay so diyaariyeen Guddiga Madaxabannaan Qodobka 7aad Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya : Gobannimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyadda oo idil, oo ay ku jiraan berriga, badaha, jasiiradaha iyo uurkooda hoose, hawadooda sare, iyo geyi-qaaradeedka iyo sidoo kale, dhulka iyo biyo-goboleed kasta oo ku soo biira Jamhuuruyadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Federaalku ansixiyo. Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa laguma xadgudbaan lamana qaybin karo. Sida ay Q.7aad u bedeleen Saxiixayaashii Roadmapka Qodobka 7aad : Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya : Gobannimada Jamhuuriyada Federaalka Somaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyada Federaalka Somaaliya oo idil, oo ay ku jiraan berriga, badaha, jasiiradaha iyo uurkooda hoose, hawadooda Sare iyo geyi-qaaradeedka iyo dhul iyo biyo-goboleed kasta oo ku soo biira Jamhuuruyadda Somaliya, si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Qaranku ansixiyo. Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliyeed waa laguma xad-gudbaan lamana qaybin karo. Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Somaliya ee khilaafaadka soohdimaha caalamiga ka dhasha in xallintooda loo maro tub nabadeed iyo iskaashi waafaqsan qawaaniinta Dalka u degsan iyo kuwa Caalamiga ah. Xuduudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya waa xuduudihii ku astaansanaa Dastuurka 1960 ee Soomaaliya. Jihooyinka xuduudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya: Waqooyi: Gacanka Cadmeed Waqooyi Galbeed: Jabuuti Galbeed: Itoobiya Koonfur Galbeed: Kenya Bari: Badweynta Hindiya Xigasho Indha adeygnimadooda intee Soomaali Galbeed iyo NFD dhiibeen ayee haddana baddii sii dhiiboyaan. Acuudi bilaahi. War waxaan Soomaalinimadooda aawey? Haddii lagu yiri xataa ku dara oo doolarkaan qaata ma saan ayee ugu daraayaan. Don't they also know that the 1960 constitution did not define Soomaali border. It was deliberate move by madaxdii Soomaalidii hore dadkooda iyo dalkooda jeclaa, bad, dhul iyo cirka. There was even a famous saying that came out in the early days of the republic. When a well-known Soomaali leader was asked where the Soomaali border stops at, he said whenever our camels stop. That was how confident they were. La barbardhig kuwa hadda joogo doolar bas u daran. Shuud, shuud, shuud.
  7. He was in Rwanda in last Monday. On Tuesday, he was in Burundi. Yesterday (Wednesday) he was in Suudaan. Today (Thursday) back in Rwanda. Tomorrow (Friday) he will probably be in Nayroobi and then Xamar, hopefully, hopefully, hopefully. Where is the other Shariif? He is in Talyaaniga. How about ra'iisul wasaare Gaas? Same place, in Talyaaniga. I thought, constitutionally, this isn't allowed. At least the '60s constitution. That constitution, I think, didn't allow all three highest holding officials to travel outside the country at the same time. I am not sure, but I do think so.
  8. He is back in Rwanda now, not Suudaan. Today (shanta Luulyo) landing in Kigali.
  9. Soomaaliya aad, meel miyi ah waliba. I promise haddaadan adigoo 'fit' ah soo noqon ha i aaminin mar kale. It won't only be your body that will benefit, but your mind and brain as well.
  10. Horta sheikh dalxiis xita bisha ugu danbeysa eeh u si joogo diyaarad kama degeyo 2 days ago he was in rwanda now he is in sudan He is back in Rwanda again today. Waligey tanoo kale ma arkin. In the last two weeks, he had been to Sacuudiga, Imaaraadka, Jabuuti, Itoobiya, Kiinya (twice), Ugaandha, Burundi, Rwanda, Suudaan, Rwanda again... It is beyond ridiculous now.
  11. Another one shot down. He would be the third that was shot to death in the last five weeks. What is going on? Bisinka iyo raxmaanoow. News media are not identifying him, however it is believed to be a young Soomaali guy in his mid '20s if the Soomaali rumour mill is believed. ___________________ Man found shot to death in Etobicoke Toronto’s homicide tally for the year rose to 26 early Thursday after a man believed to be in his 20s was found shot to death on a quiet street in Etobicoke. Police and paramedics responding to a 911 call found the victim on Meadowbank Road, near Highway 427 and Burnhamthorpe Road at around 4 a.m. Shot multiple times, the unidentified man was pronounced dead at the scene. A neighbour watching television in a nearby home recounted hearing a volley of about four shots, followed by another burst of gunfire. Police are seeking a dark coloured car seen speeding away, Det. Sgt. Pauline Gray of the homicide squad told reporters, adding that she is still trying to establish who the victim is. The killing brings the year-to-date total to 26 – the same number as was recorded at this time in 2011. Of this year’s homicide victims, 16 were shot to death; compared to 14 at the same time last year. The number of shootings overall, however, shows a larger increase. City-wide, 132 separate instances have been catalogued in 2012, compared to 102 at this time last year. Mei Belanger said her 22-year-old daughter was awoken by “five or six” gunshots around 4 a.m., but couldn’t see anything outside her bedroom window on the dark tree-lined street. “She heard gunshots, and then the door slammed and a car took off, and that’s it.” A woman house-sitting at a residence down the street from where the body was found said she initially thought the noise was mischievous raccoons crashing into garbage cans. A few houses down, another neighbour was so surprised by the commotion that she jumped up in bed. “I said, ‘What was that?’ My husband said, ‘Let me look.’ He thought it was kids with firecrackers,” said Tammy, who declined to give her last name. When she got up at 5:30 a.m., the area was roped off. Tammy said she kept her two children inside Thursday morning as the victim’s body lay covered on a driveway down the street. “It’s a nice quiet street with lots of children. People walk their dogs and ride their bikes. It is kind of an odd thing to see out on the street,” she says. Globe & Mail
  12. Waxaa ku lablaboodaa oo mar mar xataa inaa hunqaaco iga keento kuwa qoraalada Afsoomaaliga ah warbaahinta ku qoraayo haddana adeegsado ereyo qalaad iyagoo og kuwii Soomaaliyeed jiraan. Tusaale iyagoo rabo inay qoraan Muqdisho ayee ku qoraayaan 'Mogadishu.' Soomaaliya waa 'Somalia' Soomaali waa 'Somali.' Gafka ugu weyn waa shaqaldheerkii dhan ayee meel iska dhigaayaan. Qaarkood warbaahinta dowladda u shaqeyaan. Waxaa ugu wacan qoraaladooda malaha tifaftire. Kii qoray ama tii qortay ayaa iska soo giliso, qof ka daba tifaftiray ma jirto. Waxaa iigu yaab badnaa markaa arkay qoraalo badan oo ciidamada badda ugu waceen 'mariiniska.' Yaq. Maxaa ku xigo? Madaxweynihiina 'barisideentaha' Soomaaliya maala soo wadaa?
  13. Why are some certain qurbaha ku koray kids obsessed with shiny empty buildings. If it isn't some dusty shiny new building in their tuulo enclaves, it is this. Horumar waxaa u aqaanaa dadka degan deegaankaas waxbarasho sare oo bilaash helaan, jaamacado saro laga dhiso, isbitaalo horumarsan oo qalabka u dambeeye yaalo. Et cetera, et cetara. Shiny, privately owned buildings habayaraatee horumar uma arki. Xataa great publically shared spaces, gardens maba arki.
  14. Ninkaan yaa saan loogu harin. He deserves a timely reply. I was looking for his email, couldn't find one. However, he is on Facebook. I am this very tempted u diro a piece of my mind. That last paragraph sinaba looguma hari karo and I would have missed it because I couldn't finish his amateurish writing. Then I saw what was quoted in this thread.
  15. Bangladesh 2012: Sawirada 1-da Luulyo oo laga Xusay Bangladesh, Soomaali Brothers ayaa soo qabanqaabiyey Xaflada qiimaha badan ee 1-da Luulyo
  16. Seattle, Mareykank 2012: Muuqaal " frameborder="0" allowfullscreen>
  17. Vasteras, Iswiidhan 2012: Muuqaal N. B. - Reer Iswiidhan wey ka wada xuseen degmo iyo magaalo walba ay joogaan badankooda. Aad iyo aad ugu mahadsanyihiin.