Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,520
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Xildhibaanada dhan inay shuruudahaan soo maraan fiican. Waana ku raacsanahay ka ahayn $500. Looma baahno shantaas boqol doolar in la bixiyo, qofkii rabo in uu bixiyana asagoo/iyadoo la arkaayo agoon ha u sadaqeeyo/sadaqeysato.
  2. Maxaa ku falee muuqaalo kale. Soonaa soo dhawee indhahaaga dambiyada yar yar ka dhowro, Yaabanoow.
  3. Ciyaar iskooleey baranbaro, waa sida ciyaalka xaafadeeda Xamar loogu wici jiree. Sawiradaan iskoolada Xamar laga qaaday sideedameyadii. Farxada ka muuqato ayaaba cajiib iska ah.
  4. Inkastoo aan waqti u heynin aan ku fiirsado, laakiin waxaa ka helaa barnaamijka Nala Fiidso kana soo galo Yunifersal habeenka Jimcaha soo galeyso.
  5. Kan Google ka daran, which offered me to translate. And this is how it translated.
  6. Afkaan aaba nacayba. Inta yar aan Toronto joogno xataa kama neefsan karno afkaan baas maqalkiisa iyo aragiisa. Ereyada Carabiga afaf badan ayaa ereyo ka deensaday laakiin waligey ma arkin ereyada Carbeed meel lagu gooy gooye ka ahayn afkaan Sawaaxiliga. Sida ereyadaan oo kale: hatari (qatar), habari (akhbaar), vitabu (kitaab), furahi (farax), dhamiri (damiir), uhuru/huru (xoriyad), samahani (saamax/saamixid), dakiki (daqiiqad), saa (saacad), wakati (waqti), karne (qarni), alasri (casarka)... And then the numbers and institution-related words, which were heavily borrowed from Carabi but were butchered in the process.
  7. HIlowloow, what is with you and those extraneous, troll threads you are starting in the past few weeks. Naga daa yaaqeey, for the sake of SOL's own quality.
  8. Sabab kale: Ciidanka DKMG oo boobay mucaawino loo waday dad dhibaataysan Wararka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose laga helayo waxay sheegayaan maanta in ciidamo katirsan Dowlad dhac ay ugaysteen raashin mucaawina ah oo loo qaybin lahaa dadka danyarta ah. Ciidamada Dowlada ayaa gawaaridaan oo katimid dhanka Muqdisho waxay kuleexsadeen gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose kuwaa oo ahaa labo gaari oo mucaawino saarnayd. Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dhaca loogaystay mucaawinada loo waday dadka dhibaataysan ee kunool Shabeelaha Hoose. Saraakiisha Dowlada Soomaaliya ee degmada Afgooye waxay sheegeen inay kudaba joogaan Ciidamadii leexsaday labada gaari ee cunada macaawinada waday. Boobka ciidamadan katirsan Dowlada ay u gaysteen cunadaan ayaa waxay imaanaysaa xili qoysas badan ay gaajo iyo rafaad uu kuhaysto Shabeelaha Hoose. Xigasho
  9. It is easier si tuugnimo ah guryaha dadoow lagu gato in Xamar than in Islii. Xamar guryo badan iska banaan oo dadkii lahaana waa hore firiray, qaarkoodana geeriyooday.
  10. Anybody foolkooda qarsado wax quman masoo wadaan, walaa Barbaarta walaa kuwaan Gaashaan lagu magacaabay who were trained, funded and controlled by CIA with zero accountability by dowladda Soomaaliya.
  11. This mobile image was taken in Xamar two weeks by one of my brothers who were in Xamar in past few weeks. It reminded me Islii, where many of old lodges had the painting words of 'beware of con men - this building is not for sale.' I guess dhaqanxumadii Kenyaatiga ee Islii ayaa Xamar la geeye because real estate market is so hot now.
  12. 3 victims of recent gun violence rest in same cemetery Three young men who have been shot dead in Toronto over the past six weeks have been laid to rest in the same cemetery in the city’s north end. Abdulle Elmi was the latest young man from the Somali-Canadian community to die as the result of gun violence on Toronto streets. Elmi was shot multiple times in the early hours of last Thursday. His body was left on a street where homicide investigators say he didn’t belong. Just 25 years old, Elmi was the city’s 26th homicide victim this year. His funeral took place Sunday. Elmi was the cousin of Ahmed Hassan, a 24-year-old man who was killed in a shooting inside the north-end food court of the Eaton Centre, which also left another man with fatal injuries. A few weeks after the Eaton Centre violence, another man from the Somali-Canadian community was killed by gunfire. Hussein Hussein, 28, was found suffering from an obvious gunshot wound in a ninth-floor apartment on Harrison Garden Boulevard. He was pronounced dead at the scene. Hassan, Hussein and Elmi have each been buried in the same part of a cemetery near Jane Street and Steeles Avenue. A man who was a cousin of both Hassan and Elmi told CBC News that his extended family is feeling “pretty crushed” over the loss of two young lives in such a short period of time. “It seems almost as if we’re going into the ground faster than the grass is coming up,” said Abdulle Elmi, whose name is the spelled the same way as his deceased cousin. CBC _____________________ Shalay markaa aasaynay marxuumkaan u dambeeye ayeeba ahayd su'aasha koowaad igu soo dhacday, all those freshed buried graves containing dhalinyaradaan, right next to one another. One after one, right next to the other. Very, very sad scene. Kolay qudbooyin qiiro badan laga wada jeediye, if only Soomaalida ismaqli doonaan oo si wadajir oo iskaashi ah ugu hortagaan marxaladaan masiibada ah. Reerkooda ayaan aqaanay marxuumka, siiba aabihiisa oo qof aad u fiican ahaa. Eebbe ha u raxmado Cabdulle Sheekhdoon Cabdulle Cilmi. Seeing how very, very distraught his mother was at home, that was definitely was not a scene one would like to see.
  13. Waa runtaa, Weyrax (), Sulfaa qaaday heesta. Miraheedana ma aqaani. Inta ka dhageyso.
  14. Jagada madaxweynimo in uu qabto u rajeynayaa Samatar, Eebbe ha idmee. Asagoo madaxweyne ah iyo Farmaajo oo ra'iisul wasaare ah ama dad u dhigmo haddee jiri lahaayeen dalkeena si toos oo fiican ayuu horumar u gaari lahaa.
  15. Kataarad la tumaayo madaxa igu xanuunaba. Maxaa Axmed Naaji iyo Cumar Dhuule ku nici jiray markee telafashinka Xamar kasoo galaan iyagoo kataarad la ordaayo.
  16. Tan aan sanadooyin kahor aqriye soo xasuustayba. _____________________ Nin ayaa wuxuu arkay koox dhallinyaro ah oo raashiin meel ku wadaagaya (isla cunaya). Intuu ku soo leexday ayuu dhankiisa ka galay. Nimankii kale way isfiir fiiriyeen iyagoo la yaaban ninkaan aysan aqoon oo cuntada iska soo galay bilaa fasax. Waxay ku yiraahdeen, "Saaxiib, ma qof ayaa naga garanaysaa?" "Maya," ayuu yiri, "Laakiin tan ayaan isnaqaan," intuu cuntadii la cunayey farta ku fiiqay.
  17. Lacoste Islii meel la dhaho ayee ku gacan gishay. Ar maxaa sharafta laga qaaday. Fake, fake, fake iyagoo wada ah, though some of the shoes looked like better than the real ones. Lacoste iyo Dolce & Gabbana labadaas magacooda loogu dilay in Islii.
  18. I am now even wondering at kuwaan how ay Dhoobleey ku qabsadeen in that invasion of Jubbooyinka. If their 'special forces' are acting like this, whoa. And no wonder Nayroobi tuugo yar iyo weyn kama dhamaato.
  19. Yaabanoow, maxkamad, saldhig iyo dambibaaris daba wareegeeda kaama dhamaadaan miyaana.
  20. I saw it before you edited. Eniwey, why don't you start Soomaalis under earth thread? They happen to be more of victims of crime than being perpetrators these days.
  21. Haddaa ogahay xafladaan waaba aadi lahaa.
  22. I don't think I had shared with any dhar or kabo with anyone since my adolescence. Qofkii damco waxaa qabo in uu gistho, ha iska qaato. dharkeyga xili aan gishto iyo waqti aan gishto leeyihiin. Iskama gishti mida ugu soo horeyso. Nope. And if this pattern changes or is interrupted something would bother me, I am sure, though it isn't tested yet. No to tabalcaaro.