-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Laakiin waa runtiis Hilowloow, Soomaalida Iswiidhan degan iyo kuwa Minnesota iyo Ohio degan waxee ku jiraan Soomaalida ugu (*ehm ehm*). Dhoorenimo meelahaas ku dhamaatay. Waxaa ugu wacan dadka cusub yimaado ku badan meelahaas.
-
He is a known admitted 'Xamardaye' man, so I don't think he is even a generation away from being a Reer Miyi.
-
'Reer magaaliinta' kor wax kusoo qoray jees jeesteenaayo i dishay. Islaantaas waa kasee inay la rafato jaraanjartaas socoto laakiin gabadha la socoto see camalkeeda.
-
Marshaale received numerous threats on his life after he made this short ruwaayad in 2008. Why? He wore indhashareerka iyo naag naagta uu iska dhigaayo, where some unnamed certain bands deemed it to be 'un-Islamic.' I was in Nayroobi in 2009 when he mentioned the threats he received after he made this ruwaayad. Walaahi waa laga dhabeeye, maskiin Eebbe ha u raxmado mar kale.
-
Che -Guevara;857490 wrote: What's it you people? You are not the one eating it. But we share families, land, diin, dhaqan iyo dal with those people who are eating it. Soon new diseases u keeni doonaan dadka ku dhex nool, if not even salivating eating human meat. Nin waraabe cunay ruux nool maas dhaafaa.
-
Sultan Dheere;857538 wrote: All these nations at the bottom are much of a muchness. Also, I can accept that countries like New Zealand and Denmark have very little corruption. But the stinky corruption in countries like Italy, USA, Saudi Arabia etc. can be smelt a mile away. Sax. Scandinavian countries iyo Switzerland iyo New Zealand waa u ogolahay inay ka dheeryihiin masuqmaasuqnimo. Inta kale maya.
-
Shaafici nabi lasoo diray ma ahayn. Hadduu asaga xalaal waaye yiri inaa ku raacdid waajib ma'aha. Eniwey, inta ka dhageyso Sh. Maxamuud Awcabdulle Cariif oo xaaraameeye cunida dhurwaaga:
-
Who would you choose as Chair of the Parliament?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Madaxweyne Shariif oo Prof Maxamed Cismaan Jawaari la doonayo inuu noqdo Guddoomiye Baarlamaan. Khilaafka Labada Shariif oo cirka isku sii shareeraya Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay inuu maalgelin badan ku sameeyay Prof Jawaari iyada oo la sheegayo in madaxweyne Shariif uu doonayo in Prof Jawaari uu ku guuleysto guddoomiynimada baarlamaanka si uu meesha uga saaro hanka Shariif Xasan Sheekh Aaden ee ah inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa la sheegayaa in ay caqabad xoogani kasoo foodsaartay dhanka Shariif Xasan Sheekh Aaden maadaama musharixiinta ka taagan dhanka beelaha ***** uu yahay Shariif Xasan kaliya, halka beesha **** musharixiinta ka taagan ay ka badanyihiin 20 musharax. Madaxweyne Shariif ayaa rajada uu ka qabo inuu soo noqdo waxaa qeyb ka ah inuu helo Musharax kasoo jeeda beelaha **** oo isaga taageersan, doonayana inuu noqdo guddoomiyaha baarlamaanka cusub ee dawladda Soomaaliya yeelan doonto mustaqbalka dhow. Musharaxaas oo uu doonayo inuu meesha ka saaro saaxiibkii hore Shariif Xasan Sheekh Aaden oo doonayo inuu mar dalka Soomaaliya ka noqdo madaxweyne. Labada Shariif oo wada doonaya hal boos oo ah madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa in labadoodaba ay haysato caqabad uga imaanaysa beesha caalamka iyo Soomaalida maadaanma labadaan nin ay ka mid yihiin masuuliyiin musuqmaasuq baahsan u geystay hantida iyo masuuliyada shacabka Soomaaliyeed. Xigasho -
Maxaa ka hadleysaa, widaay. Waa Shaafici qofka baneeye, whereas Xambali and others waa xaaraameeyeen. Is Imaam Xambali against diinteena? No. Marka wadaadadeena hore wey saxsanyihiin, waana ku raacsanahay kun jeer. Many Scholars including Abu Haneefah, Maalik and ath-Thawree have prohibited the eating of hyena based on this hadith: Ibn Abbas reported that Allah’s Messenger (may peace be upon him) forbade (the eating) of all the fanged beasts of prey, and of all the birds having talons. [sahih Muslim, Book 021, Number 4754] Xigasho Is hyena a fanged beast or not? Marka ha deg degin, it is not black and white. Umul aragtidiisa dhiibtay, it is not like the final decision rests on him.
-
Wadaadadeena hore ma diidin laakiin si kale u micneysteen xadiiska, taas oo ah waraabaha iyo yeeyga Soomaaliya laga helo wuu ka duwanyahay kan Carabta cuni jireen oo ahaa mid aan noolaha cunin hence its hilib xaaraan u ahaa. I believe them than Barbaartaan wareersan maanta socoto.
-
Who would you choose as Chair of the Parliament?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
I know he is pushing that, too laakiin that won't be possible. Who will facilitate the so-called 'election' in the baarlamaanka without a guddoomiye baarlamaan. Waligeed ma dhicin taas. -
Macalinka, hadalkaan ku jiro hadalkiisa igu filan: "Balse culumadeenna ayaa si kale u fasirtay oo yiri, "Waraabaha waa midka aan dhulkeena joogin waana midka nacaska ah ee dhulka Carabaha jooga ee aan xoolaha cunin," ayay ku sheegi jireen..." Wadaadadeena hore si kale uma fasiran ee si saxsan u micneysteen, iyagaana aaminsanahay boqolaal sano ka horeeye Umul iyo Barbaarta maanta socoto dadkeena jahwareer ku riday.
-
Macallinka;857339 wrote: ^ iska celi Seriously, I felt sick when i have seen some pple eating Waraabe but then I have listened to Shk Umal saying is Halaal with a saxiix xadiith so I had accepted like Samicnaa wa adhacnaa but i wouldn't eat it myslef. Duqa, hilibka doonfaarkaba iyo xoolaha baqtiyo xalaal ayee noqdaan markee baahi iyo macluul timaato. Laakiinse uma maleeyi any Soomaali inay cuni lahaayeen. Dhaqan ayaa jiro. Teeda kale Umul wuxuu yiri wadaadadeenii hore wey ka hadleen, oo waxeena go'aansadeen kan ay Carabta cunaan inuunan ahayn dhurwaaga noolaha cuno, yahay kan kaliya cuno dhirta iyo anyaxa. Waa culumadeena la yaqaanay soo jiritaanka ahaa go'aan ku gaareen maadaama dhurwaaga iyo waraabaha Soomaaliya joogo yahay mid dadka cuno. Hadda sheekhyo Sacuudiyeed iyo kuwa dabaraacaba iima xalaaleysiinaayo mid aynan awalba xalaaleysiinin culumadeena hore.
-
Who would you choose as Chair of the Parliament?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Dad badan isa sharxaayo waxee iloowsanaayeen gudodomiyihii baarlamaanka qofka noqon lahaa. They assumed as usual certain clan will have it. Unfortunately, this time it doesn't seem it will be like that. So, if say Galeyr wins it, half of those musharaxiin meesha ka baxaayo according to the infamous 4.5 formula. And if, say, Caddoow wins (though he is not seeking it), almost the other half ka baxaayo meesha. If I was Shariifka, I would really push someone like Galeyr to be guddoomiyaha baarlamaan, so sidee closest challengers meesha ugu baxaan. Likewise, if I was Shariifka's opponent, I would've supported qof kasoo jeedo beeshiisa suu u noqdo guddoomiyaha baarlamaanka. This is what Shariif Xasan is secretly doing nowadays -- supporting financially someone from Shariifka's tol-wide to be a guddoomiye baarlamaan suu meesha Shariifka ugu saaro. -
Somali olympic athlets claim asylum.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in General
Eritrea's flag-carrying runner seeks asylum in UK to flee repressive regime Olympic athlete and middle-distance runner is one of four from country seeking escape from repressive regime It was while his team-mates on Eritrea's Olympic team were out watching the men's marathon in the Sunday sunshine that Weynay Ghebresilasie finally decided to take the decision that has changed his life forever. Without a goodbye, the 18-year-old walked out of his quarters at the Olympic village, threw away the sim card that had been given to him by the team's minders and embarked on the process of claiming asylum in the UK – turning his back on a life as a conscript in the army of one of the world's most reclusive and repressive regimes. "As recently as last month, when I competed in Spain, I had managed to retain some optimism that the conditions back home would get better, but they seem to be getting worse and worse instead," Ghebresilasie told the Guardian. The middle-distance runner carried his nation's flag during the Olympic opening ceremony at the head of a team 12 Eritrean athletes. While there have been reports that as many as a dozen athletes from various countries have gone "missing" rather than choose to return to their home country, Ghebresilasie is the first to go public on why he has chosen to claim asylum. Visas permitting Olympic athletes to be in the UK legally run out in November but Ghebresilasie said that he has already spoken to immigration officials at the UK Border Agency's asylum screening unit in Croydon. Three other Eritrean athletes including Rehaset Mehari, the team's only female athlete, have also claimed asylum but were not willing to come forward to speak due to fears of retribution against their families, according to the Eritrean Youth Solidarity for Change, a diaspora-based opposition group which is now providing support to Ghebresilasie. "There are reasons to be concerned about our families because the regime is unpredictable and is likely to treat my actions as a betrayal," the 3000m steeplechase runner said. "If someone is being accused of illegally leaving the country it's not unusual for a fine to be imposed on their family, or for their next of kin to be detained." Despite struggling with extreme poverty and with a population of little more than 5 million people, Eritrea maintains one of the largest armies in Africa, made up of soldiers forced indefinitely into national service. A 2009 investigation by Human Rights Watch and the United Nations high commissioner for refugees (UNHCR) said these conscripts are subjected to torture and illegal forced labour. "Once you are forced into national service there is no way of getting out of what is a very tough life, other than if you lose a limb or are declared medically unfit," said Ghebresilasie, who has three brothers in the Eritrean army and lost a fourth in the 1998-2000 war with Ethiopia that claimed tens of thousands of lives. Clad in a red and black tracksuit and cradling a bottle of water, he appeared melancholy as he chatted about his Olympic experience, in which he finished 10th in his heat. "It had been a dream come true to compete here and I was hoping to perform well, perhaps even come close to a medal, but due to mismanagement and politics I could not achieve what I wanted." he said "The truth is that we are not treated as athletes. For example, there were times when we went to other countries to compete and I was denied medical treatment by the Eritrean officials in charge, some of them high ranking-army officers." In contrast, he had nothing but positive comments to make about Britain's stewardship of the Olympics, mentioning the "fantastic hospitality" and singling out the volunteers for special praise. Asked if he could one day envisage himself competing for Britain, should the right circumstances evolve, he replied: "I still very much love my country and it's the harsh conditions and lack of basic human rights which has compelled me to seek asylum." "Who knows what the future holds but for now I'm taking things one day at a time and I hope to continue to pursue my first love which is athletics." Ghebresilasie is not the first Eritrean athlete to use the opportunity afforded by sport to seek a new life elsewhere. The entire national football team fled during a 2009 competition in Kenya, leaving only a coach and one other official to make the journey home. But many other Eritreans have not been so lucky in their attempts to flee a country where President Isaias Afewerki – described as an "unhinged dictator" in the US embassy cables revealed by WikiLeaks – justifies the existence of his large army with the threat of a renewed conflict with Ethiopia, from which Eritrea gained independence in 1992. The UN estimates that 3,000 people left Eritrea in every month of 2011, most for Sudan or Ethiopia, many bound for Israel, while an investigation by the Somalia and Eritrea monitoring group uncovered a trafficking highway running from the Eritrean highlands through Sudan's refugee camps into the Sinai desert, delivering Eritrean asylum-seekers to Bedouin gangs, who use starvation, electrocution, rape and murder to extort up to $40,000 (£25,000) from relatives in the Eritrean diaspora for their release. "The situation forces people to do things that may cost them their life, but at the end of the day sometimes there isn't a choice," Ghebresilasie said. Xigasho -
Somali olympic athlets claim asylum.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in General
London 2012: Guineans and Ivorians join the list of missing Olympians Three athletes from both African countries have disappeared Up to 11 Congolese and Cameroonians have already vanished Athletes from Guinea and Ivory Coast have joined several other Africans who have gone missing following London 2012, officials said on Tuesday. Three Guineans and three Ivorians disappeared, adding to the 11 Congolese and Cameroonians already unaccounted for. "Three members of the delegation have not returned to the Olympic village," said Adama Doumbia, the technical adviser at the Ministry of Sports and Leisure in Ivory Coast, . He did not give the names of the missing members of the delegation but said they contained two swimmers and a wrestling coach. An official on Guinea's Olympic Committee said that swimmer Dede Camara, judoka Facinet Keita and runner Aicha Touré had been absent since Saturday, the day before the closing ceremony. Games officials are already looking for a Democratic Republic of Congo judo competitor, three other members of that country's delegation and seven Cameroonian athletes. Locog said it had notified British police about the missing Cameroonians but added the athletes would not be infringing immigration laws until their visas expired in November. Guardian -
Farmaajo Invites War veterans for Afur
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
NInkaan ayaa fahansan muhiimada ay leeyihiin dadkii dalkeena u soo halgamay. Markii u horeysayna ma'aha. Xataa bilihii yaraa uu ra'iisul wasaaraha ahaa mushaar 'pension' ah u qoray. Wuu ku mahadsanyahay, Farmaajo. -
Awooweyaasha were right
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Wax walba Sawaaxili kusoo gabagabeynee miyaa. Sujuu waaxid! -
No wonder the goosashadoon anti-everything Soomaali mob are pissed off. That itself tells us something -- ereyga Soomaali waa jiray, waana jiri jiray, regardless who wrote it first or not. Ha noolaato, ha jirto, hana waarto Soomaaliya iyo Soomaalida. Soomaali diidoow silic u dhimo.
-
*Eagerly awaiting the jawaab.* Darn, jawaabta waala iiga hormaray.
-
Don't blame him, adigaa isqarxisay. You should have never declared your teenhood on here. Now folks here are using that against you.
-
Mahadsanid, kuna soo dhawoow goobta.
-
Awooweyaasha were right
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Dadka waa weyn drink shaah markee kululyihiin in order jirkooda u qaboobo. Waligaa ma laguugu dhihin miyaa 'kuleel hadduu ku haayo shaah kulul cab'? -
Kismaayo iyo waraabe cunoow maxaa kala haaysta VIDEO
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Maaddeey;856994 wrote: Who eats kirishow mirish?, the two above will raise their hands, before you do, you know that you are eating xaar!, marka nin hilib jiir cunaayo maa nin mindhiciro xaar dhexda uga jiro gowska gelinaayo wax ka sheegaayo! Haye, sabab sabab maa u raadineysaa cunida dhurwaaga? Calooley xoolo daaqsado laga keenay, kaliya dhirta cunto. Wax bini'aaden cuno oo miciyo leh see u cunee. Reer Sacuudiga ayaa cuno ha igula imaan. Carab dhaqamo qashin ah ka buuxee. Soomaali haddaa nahnay dhaqamo soo jireen leenahay. Qof dhurwaa cunaayo waliba asagoo cuni karo hilibyadii la yaqaanay meel lama fadhiisteen. Beri adi ayuu ku cuni doonaa since that person indirectly tasted human meat. Yep.