-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Shinbir Majabe;870061 wrote: A great day for Somalia albeit protocol lets us down at times.. Let us down aah? Taa saaka hiraabtii aan arkaaye ceeb weyn igu ahayd. Especially if you watched from the beginning. Salaad subax u soo kacay, so iska fiiri isiri. Maxaa arkaa? Kursi weyn iyo miisas lasoo wado, lasii waday oo meesha la saaraayo in front of dignitaries. Laba kursi waa weyn ayaa yaalay meesha mid sadexaad lagu daray, for guddoomiyaha baarlamaanka. Maxaa markii hore loogu fikiri waaye taas. Maxaa kale arkay? Nin sidii in uu shaneemo joogo camal biyaha cad baakad weyn ku qorantahay Caafi caagaga biyaha madaxda meesha fadhiso hal hal u siinaayo. Meesha shaneemooyinkii Xamar ku yaalay miyaa mise istaadiyum? Dadka kuleel wada dilay, xildhibanaada iyo kuwa kale meesha fadhiyo inay soo buuxiyaan ma ahayn suu kuleelka u kala yaraado. Ama qaboojiyaal badan maala geeyo, gaar ahaan maadaama kuleelkaas la wada ogaa oo maalinta doorashada dhaceysay saas u kululeed. Maxaa kale arkay? Haa, kuwii ciyaarta Kabeebeey oo waqti dhameys meesha ku haaye. Nimanka xataa shaatiyo nadiif ah oo cusub maa loo waaye. Kuwa finaanado wasaqdooda ka yaabeysid wato meesha ka bood boodaaye. Maxaa kale ii muuqday? Dad madaxda hortooda had iyo jeer hor soc socdo oo midba darbiga kale ka imaanaayo meel uu u socdo iyo wax uu socdo garaneynin. Madaxweynihii iyo madaxdii kale dhexdooda ayee hor hor socdaan oo stageka ayeeba saaranyihiin ku soc socdaan. Inay soo wareegsadaan ma rabaan. Maxaa kale la arkaaye? Wadaadkii loogu tala galay in uu aayad Quraan ah ku furo oo shaqadiisa intaas kaliya ahayd uu qudbaad dheer iska galay, mahadcelin loo joogin bilaabay. Mahadcelintiisa markee mareyso madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle jooji la yiri oo ka deg la yiri meesha. Maxaa kale arkay? Ciidanka qalabka sida mid ka mid ah calankeena wuxuuba iska suray miiskii dheeraa ee ahayd meeshii laga qudbeynaaye. A wise man ayaa ka saaray meesha maadaama calanka qarin doono dadka qudbeyn doono. Ka soco oo maxaa kale sii arkay? C/weli markuu qudbadiisa bilaabay, Ingiriis waalan laga daba waday oo qofka turjumaayana la arkeynin, asagiina qof loo sheegin u ekaa, markuu iscelin waaye ugu dambeyntii yiri anigaa hadhoow micneyn doono ee hala joojiyo in la iga daba hadlo. I don't know inuu qudbadiisa turjumi doono because waa iska damiye markee halkaas mareyso. All this happened the first half hour aan daawaday.
-
The Anti-Islam film creator may go to jail
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in General
Ameeba saldhigga u fiicantahay oo naftiisa ku badbaadin karaa. Bannaanka uu sii joogo naftiisa halis ku jirtaa. Nation of Islam kuwa ka tirsan oo xabsiyada ka buuxo lee amee helaan haddana. Kor iyo hoosba, intee ka baxaa meel Alle waaye sheekadiis. Wax uuna tabar u heynin fara gishtay. Aad iyo aad ugu shalaaye, suu filaaye kun jeer ka daran noqotay. Haka saarto. -
Hadduu wasiirka qorsheynta ahaa awal wax weyn uma arki hadduu noqdo wasiirka koowaad maanta. Awalba wasiir ahaa.
-
Anonymous hacked new President's Group E-mail Account
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Macallinka's topic in Politics
Waaba semi-restricted public group ee see loo hack gareeye. Hacking uma baahno, mid ka mid ah the members ayaaba banaanka iska soo dhigi karo waxaan dhan. I don't even know how Google search results got it too if it was a private group. -
Gabdhaheena maxee saan iskugu raqiisiyeen ilaa hadda la yaabanahay. Look at what they are discussing in non-Soomaali forums: Somalian women and marriage I have noticed in America and the uk that alot of them are doing everything 2 marry white men no matter in what shape they come...i see them in mosques litarally asking for white men and not even caring about there imaan i'm not a somalian nor am i judging them but why are they acting these way? i dont see pakistani and arab sisters being so desperate Ilaa hadda wax aanan fahmin was why the reverts only go after Soomaali sisters. It seems it is pretty much, much, much easier to get them than other communities. Iyagiina, the sisters, weyba isla qumanyihiin. Just look at this thread. Shuud. No Soomaali sister would tolerate any jaamac giving her a kitaab for meherka. But to reverts who gave them kitaab for meher, no questions asked, oo sidii xaraash camal la iskugu dhiiboyaa, meher iyo soori iyo yaradba midkood haba sheegin. Plus xiriirka reerkeeda xataa waa laga goynaa, fully controlling her. Markee iswaashana (and in the end wey iswaaleysaa because waa Soomaaliyee oo xornimo kusoo koreenee), banaanka ayuu u soo tuuraa. Iyadoo ka shaleysay ayee reerkeeda orod iyo raaligelin ugu soo noqoneysaa.
-
Turkey to help rebuild Somali Parliment...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Haa, u sheeg many of Muqdisho's famous landmarks dad kale ayaa naga caawiye, including: Istaadiyum Muqdisho -- partly helped by Shiinees contribution. Tiyaatarka Qaranka -- again, built by Shiineeska. Muqdisho Museum -- partly thanks to Reer Cumaan leaders. Old baarlamaan -- hugely contributed by Talyaaniga. Aargada I -- built by Talyaaniga. Aargada II -- dankis to Talyaaniga again. Masaajidka Isbaheysiga -- all thanks to Sacuudiga. -
Wasaaradda Caafimaadka. Gaadiidka dadweynaha, gobolka Banaadir. Ar Afsoomaali maxaa la hormarsiin jiray.
-
Turkey to help rebuild Somali Parliment...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Already dayactir weyn ku socotay but waala hakiye in the last few months. Doorashooyinka keenay hakadka, I guess. Viva Guriga Ummadda. -
Go' ma'aha ee waa cimaamad, the Soomaali version. It is an updated version of old Soomaali cimaamado. The old design pre-war had less intricate designs and more blunt. So the new ones has more designs and looks more beautiful. Didn't you read this that I posted on above: Cimaamadahaas Soomaalida bas isticmaasho, iyagaana saas u saarto. And I am glad to say more and more people are using this cimaamad than the Sacuudi, Khaliiji and Falastiini versions, to make a statement. Even Barbaarta didn't like this cimaamad because apparently it promotes the distinct Soomaali culture. You would hardly see any Barbaarta wearing cimaamad like this.
-
Istanbuul, Nayroobi mise Adisababa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Blue, true, true, sister. Back in Diseembar of last year, I was driving my sister to the airport. She was going back to London where she lives at. You can't believe how many islaamo showed up at the airport, many of them who she didn't even know her personally. See, they also said their 'goodbyes' at where the sister was staying, still they came to the airport in one large van. Ar diyaaradaha and anything to do with it waala wada jecelyahay. Xaaji, we will see. -
He has poorly reconstructed 'wings' too. Still a major problem. It is human nature to fear as long as we are not standing on a solid ground. Even standing on balconies and looking down, to some humans, it is anxious feeling albeit being in a relatively safe place.
-
Istanbuul, Nayroobi mise Adisababa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
We are talking about 'foreign' visits, particularly foreign capitals. Travelling within Soomaaliya kama hadleyno now, which I am sure he will in no time. -
Istanbuul, Nayroobi mise Adisababa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
We can forgive if he flies within the next few days. Soomaalida these days by nature love diyaaradaha iyo dhoofka, from madaxweynahooda to muqalas-smuggled person. That is why we also love to work at the airports, from airport limo drivers to security gate people. I hope, however, he won't be like the last three transitional leaders, whose air mile points rivaled to any decent multinational CEO. i think he will go to America first than to Ethiopia than to Kenya than to Turkey than Uganda. Of course the annual Qaramada Midoobay meetings late in this month. But before they flew to New York, the past Soomaali transitional presidents usually flew to Nayroobi first as a transit. I hope he breaks this too. Fly via Istanbuul. -
Where would the new madaxweyne fly first? We all know sooner than expected he will fly to some capital city, right after he names the new ra'iisul wasaare or even before. But to which capital city? I hope he flies to Istanbuul/Ankara to make a bold statement of the new found appreciation of what walaalaha Turkiga are doing in Soomaaliya. And I hope this becomes a new tradition too, same way each new leader in Jarmalka or Faransiiska mutually fly to one another's respective capital cities. Same with Canadian and American leaders, who first foreign travel is Washington (if Canadian) or Ottawa (if American) after being elected.
-
The key word is 'walking.' Let's see if it would be the same on ten feet above the ground with a strong dabeel.
-
Bluelicious;868643 wrote: My worst nightmare is when a plane gets in a turbulence. Maybe i've watched too many planes crashing down at National Geographic. I seriously need to stop watching those programs it instills fear in you. In this matter about planes ignorance is bliss. Since I go frequently to Nayroobi, I hate markii loo dhawaado Nayroobi. It gets turbulent after the plane passes where Koonfurta Suudaan's border is because buuraha u dhow Nayroobi. It is mini-turbulent and I keep forgetting each time until I experience again. Ducooyin ayaa bilaabaa. Nothing scarier than a plane 37,000 feet above the ground shaking violently and unexpectedly.
-
National conversation changing in Somaliland
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abtigiis's topic in Politics
Tallaabo;868720 wrote: Quebec had a referendum to separate from Canada and the international community was willing to accept them. Nah. Clarity Act passed by the Canadian parliament states otherwise. The key points of the legislation included the following: Giving the House of Commons the power to decide whether a proposed referendum question was considered clear before the public vote; Specifically stating that any question not solely referring to secession was to be considered unclear; Giving the House of Commons the power to determine whether or not a clear majority had expressed itself following any referendum vote, implying that some sort of supermajority is required for success; Stating that all provinces and the First Nations were to be part of the negotiations; Allowing the House of Commons to override a referendum decision if it felt the referendum violated any of the tenets of the Clarity Act; The secession of a province of Canada would require an amendment to the Constitution of Canada. In other words, impossible now. -
Xaaji Xunjuf;868726 wrote: There are Somalis who wear the Cimamaad like the Arabs and there are others who wear it in a different style for instance like xaaji Cabdi waraabe Odey dhaqameedka magacooda mid kamid ah waa duubabka Waxa loola jeedaana madaxa ayee ku duuban jireen go' ama maro kale. Badanaa go' ama maro cad ayee ahayd. Sida ee u duubtaana waa sida odeygaan. Wali odey dhaqameed saas u duubto. Here pictured in 2007 in the centre is the late iimaam of the iimaams: But now, no odey dhaqameed with any self respect would go out without his best koofi baraawe and distinct Soomaali cimaamad: Waa dhaqankeena wanaagsan tan maanta. Cimaamadahaas Soomaalida bas isticmaasho, iyagaana saas u saarto. And I am glad to say more and more people are using this cimaamad than the Sacuudi, Khaliiji and Falastiini versions, to make a statement. Even Barbaarta didn't like this cimaamad because apparently it promotes the distinct Soomaali culture. You would hardly see any Barbaarta wearing cimaamad like this. There is also the shaalka version with koofi baraawe. Instead of cimaamad garbaha la saarto, shaal ayaa la isku wareejiyaa si huwasho ah.
-
Real funny Youtube comments
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Another positive development of Shariif leaving the political scene -- his bodyguards labiska reer magaaleed qalad ka fahmeen. I hope they won't be guarding madaxweynaha cusub. -
Sanqool's best ruwaayad. Ar maxaa u xiisay ruwaayadaan oo aan Xamar ku fiirsan jiray. Wax la qoray xataa ma'aha waa simply improvising as it goes along. Suufi Xaaji Axmed = Dhuudi Xaaji Axmed Hoteel Curubo = Hoteel Culumo
-
Ururka siyaasadeed ee dumarka soomaliya...vote here....
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to raula's topic in General
Can I, as a proud sadex-luggooti jaamac, join this? -
What happened to this 'caddaan' guy from Alberta horta? Markuu ka waaye hal marwo from SOL, cagahuu wax ka daayee. I guess he went back to his own people. Nothing better than that. Intuu Soomaali sisters ka daba ordaaye daalee, even using Soomaali name like Liibaan as a bait.
-
Rudy, SOL's own perennial, eternal mucaarad. No person, ideology, group, iyo wax kaleba would satisfy him. No warlords, no maxkamadaha, no Barbaarta, no dowlad kumeelgaar leaders, no secessionists, no wannabe secessionists, no Xabashi lackeys -- absolutely nothing would he support.